-
Content Count
30,089 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Lol@ Discover Amhaara:D
-
Madaxweyne Sharif oo magacaabay guddiga wada-haddalka Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Qaranki;818686 wrote: Will Ilkajir ask if he can visit his home town? :D -
Madaxweyne Sharif oo magacaabay guddiga wada-haddalka Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Duke you don't believe in Somalia you believe in Puntland hegemony over Somalia you supported when Faroole was threatening Sh sharifs government when you're clan didn't get the Prime Minister position suddenly faroole supports the TFG i wonder why? Duke wants a weak Somalia where clan federal states call the shots with a weak central government so that he can threaten the central government when ever he wants.You are a country with in a country with you're own constitution army police navy parliament all in the hands of one clan no elections are taking place. Where one clan has more than 31 seats in the Parliament it makes it impossible for other clans in the garowe clan enclave to even think about becoming president in you're enclave. You did support Cabdilahi Yusuf even when he used Somalia's arch enemy to destroy the Somali Capital no my friend you are no nationalist. You support Cabdi Cawar because he is you're clan cousin but you didn't support farmaajo but you did support cumar buur what do they all have in common??.I never supported clan federalism i want Somalia to remain one and a strong state instead of being divided along clan lines Puntland ximan iyo xeeb waax iyo waadi mareeg state galmudug jubaland etc etc but my good friend duke doesn't see that blinded by Qabyalaad may allah guide you brother. -
Madaxweyne Sharif oo magacaabay guddiga wada-haddalka Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Africa own don't waste ur time on duke we all know what he is going to say Somalia is one we are united at the same time long live clan federalism , Down with the evil secessionists at the same time he advocates for clan federalism so that every clan lives in his own little village. But its good that Somaliland and Somalia are talking they might agree on something lets wait and see. -
Madaxweyne Sharif oo magacaabay guddiga wada-haddalka Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
its no secret its a disputed area but the majority part is controlled by Somaliland:D You seem obsessed with Amiir godane -
Madaxweyne Sharif oo magacaabay guddiga wada-haddalka Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Africa own This is the disputed area and it will be solved inshallah -
Sheikh Shariif Chooses Somaliland Talks Delegates
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
It took you 21 years to have a government even-though its protected by Amisom mercenaries but hellow Somaliland said it will talk to a government in Somalia and now the world wants to mediate between Somaliland and Somalia no problem we welcome it. Not sure if the talks will bring a solution and not sure if the talks will make sure Somaliland and Somalia can have relations again we have to wait and see What Constitution i don't know what you on about why don't you bring you're so called Constitution to laascaanood:D Yes we love clan self determination don't we duke lets support the self determination of west Puntland and those in raas caseer:D -
Sheikh Shariif Chooses Somaliland Talks Delegates
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
General Duke;818633 wrote: The delegation looks great. The SNM will await their fate to be decided by the real stakeholders. Unionists are pleased so far... Duke union come from two sides not from one side try again:D Somalilanders have nothing to lose if they talk to this government of Sharif so far so good. -
Madaxweyne Sharif oo magacaabay guddiga wada-haddalka Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
^^ According to wardheernews the man who is leading the talks on the side of Somalia has no problem with a recognized Somaliland republic http://www.wardheernews.com/Articles_2011/Nov/18_tfg_somaliland_hassan.html Any way this is not about recognition its about talking lets see where it takes us if we can have a dialogue Guys. -
Waryaaaa maad haweenka asturtid
-
Sheikh Shariif Chooses Somaliland Talks Delegates
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Carafaat this one is just gogol xaadh Rayaale will be leading the real talks in June between Somaliland and Somalia -
Sheikh Shariif Chooses Somaliland Talks Delegates
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
^^ They belong to the same sub sub clan -
Faroole: Godane ma doonayo Al-Shabaab inay u guuraan Somaliland.
Xaaji Xunjuf replied to Mooge's topic in Politics
^^ Dont insult the Amiir he is no Clanist -
Faroole: Godane ma doonayo Al-Shabaab inay u guuraan Somaliland.
Xaaji Xunjuf replied to Mooge's topic in Politics
Faroole is scared of Amiir Godane:D -
Madaxwayne Axmed Siilaanyo Oo Sheegay Inuu Guddi Qaran U Saari Doono Wada Hadalada Soomaliya, Shanta Wasiir Ee Uu Magacaabayna U Sii Gogol Xaadhayaan Shirkaasi Hargeysa (Ranaas) Apr 14,2012 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka hadlay hawlaha ay u xil-saaran yihiin guddida shanta wasiir ka kooban ee uu dhawaan u magacaabay gogol xaadhka wada hadalada Soomaliya oo siyaasiyiin badan u fahmeen inay yihiin guddida Somaliland uga qayb-galaya wada hadalada Soomaliya. Madaxwayne Axmed Siilaanyo oo maanta furay shirkii golaha dhexe ee KULMIYE ayaa sheegay in guddidaasi ay gogol xaadh u yihiin wada hadalada Somaliland iyo Soomaliya, isla-markaana marka dambe uu magacaabi doono guddi qaran. Madaxwayne Axmed Siilaanyo oo hadalkiisani daba socday hadalo badan oo ka soo yeedhay bulshada qaybaheeda kala duwan oo ay ku dhaliileen guddidaasi shanta wasiir ka kooban ayaa yidhi isaga oo ugu horeyn ka hadlaya muhiimada Somaliland uu ugu fadhiyey shirkii ka dhacay London “Waxaa marag-madoon ah in ay Somaliland qiimo wayn ugu fadhido guushii aynu kasoo hoynay shirkii caalamiga ahaa ee London oo ahaa dhacdo taariikhi ah, waxaanay shirkaa dunidu ku go’aamisay in Somaliland iyo Soomaalya ay wada hadlaan, waana madashii ugu horaysay ee mudo 50 sanadood ku siman ay beesha caalamku garwaaqsatay jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland (as an entity).” Madaxwayne Siilaanyo waxa kale oo uu soo qaaday “Hadaba, Anigoo ku kalsoon in ay danteena iyo madax-banaanideenu ku jiraan isla markaana dhinaceena fulinaya go’aanka shirkaa London, waxaan magacaabay Shan (5) Wasiir oo London u tegaya go-gol xaadhka iyo diyaarinta qaabka wada hadalka kuwaas oo hordhac u ah sidii aynu uga midhodhalin lahayn wada-hadalkii ay dunidu inoogu baaqday. Waxaa ii qorshaysan in aan soo saaro gudi heer qaran ah oo diyaarisa istaraatiijiyada wada hadalka iyo qorshe lagu midaysanyahay marka ay ku haboonaato, waxaynu ku guulaysankaraa marxalad kastana kaga gudbi karaa midnimo iyo isku-duubni.”
-
Duke its all about talks just like we talk in here do we agree unless one sides compromises but i know one thing fore sure sidan wadkayga u hubo Somaliland Dawladnimadeeda kama tanasulayso qof kala tanasulaya:D
-
Madaxwayne Shariif oo Magacaabay Gudida Wada hadalka la Gali doonta Somaliland iyo Xildhibaanadda somaliya oo ku Tilmaamay Qayrul Sharci Gudigan ayaa la sheegay in ay kulan la yeelan doonaan Guddi uu Dhawaan Magacaabay..... Moqdisho(GNS)-Madaxwaynaha Dawlada ku meel gaadhka ah ee Somaliya Sh.Shariif Sh.Axmed ayaa Maanta magacaabay 7 Xubnood oo ah Guddida Wadahadalada Somaliland iyo somaliya Guddidan uu magacaabay Madaxwayne Sheekh Shariif oo ka kooban todoba wasiir ayaa waxa ku jira laba wasiir oo ka mid ah maamul goboleedka Puntland, waxaana guddidaasi madax uu uga dhigay wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka Cabdisamad Maxamuud Xasan. Madaxweyne shariif ayaa sheegay mar uu ku sugnaa garoonka Diyaaradaha Ee aadan Cade Airport kuna sii jeeday Magaalada adis Ababa ee Dalka ethopia uuna ka qeyb galayo shir Madaxeedka wadamada afrika. Gudida wada Hada hadalada Somaliland iyo Somaliya ayaa waxa hogaaminaya Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Ammaanka Qaranka Cabdisamad Maxamuud Xasan. Gudigan ayaa la sheegay in ay kulan la yeelan doonaan Guddi uu Dhawaan Magacaabay Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) kulankaasi oo ka dhici doona Magaalada London ee Carriga Ingiriiska. Dhinaca kale Xildhibaanno ka Tirsan Baarlamaanka Somaliya ayaa Madaxwayne Shariif ku Dhaliilay Magacaabista Gudigan Xildhibaan Max’ed Cali Dinsoor oo isna kam id ah barlamanka ayaa waxa uu sheegay in Wasiirada uu magacaabay Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynuba ay kasoo horjeesteen sharciga iyo Axdiga KMG ah “Somaliland waan u sheegnay annaga, musuq maasuqaan dowlad isku sheegga ah in aan wax lala xidhiidhin karin, guddiga meesha loo dirayona waa bilaa sharci weeyaan” sidaasi waxa kusoo gaba gabeeyay Xildhibaan Max’ed Cali Dinsoor.
-
President Siilaanyo 1. Aqoonsi Raadinta Qarannimada Somaliland iyo Siyaasada Arimaha Debeda: Waxaanu xil iska saarnay xaqiijinta iyo taabo-gelinta madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland, oo ah sidii ay uga mid noqon lahayd bulshada caalamka, una heli lahayd aqoonsi buuxa. Waxaa hubaal ah in aanu arintan kasoo hoynay guul aan qarsoonayn, annagoo maanka ku hayna muhiimadda uu mandaqadda u leeyahay xidhiidhka sokeeye ee waddamada jaarku, bilowgiiba waxaanu safar shaqo ku tagnay Jamhuuriyada aynu walaalaha nahay ee Jabuuti iyo dalka Itoobiya ee aynu saaxiibka nahay, halkaas oo si weyn naloogu soo dhaweeyay. Waxaanu safar kaa la mid ah ku tagnay wadamada carabta sida: Imaaraadka, Kuwayt, Masar, iyo wadamada South Sudan iyo Shiinaha. Waxaanu kulan khaas ah oo aan hore u dhicin la yeelanay (Security Council) Gollaha Amaanka ee Jamciyada quruumaha ka dhaxaysa (The Highest body). Waxaa marag-madoon ah in ay Somaliland qiimo wayn ugu fadhido guushii aynu kasoo hoynay shirkii caalamiga ahaa ee London oo ahaa dhacdo taariikhi ah, waxaanay shirkaa dunidu ku go’aamisay in Somaliland iyo Soomaalya ay wada hadlaan, waana madashii ugu horaysay ee mudo 50 sanadood ku siman ay beesha caalamku garwaaqsatay jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland (as an entity). Hadaba, Anigoo ku kalsoon in ay danteena iyo madax-banaanideenu ku jiraan isla markaana dhinaceena fulinaya go’aanka shirkaa London, waxaan magacaabay Shan (5) Wasiir oo London u tegaya go-gol xaadhka iyo diyaarinta qaabka wada hadalka kuwaas oo hordhac u ah sidii aynu uga midhodhalin lahayn wada-hadalkii ay dunidu inoogu baaqday. Waxaa ii qorshaysan in aan soo saaro gudi heer qaran ah oo diyaarisa istaraatiijiyada wada hadalka iyo qorshe lagu midaysanyahay marka ay ku haboonaato, waxaynu ku guulaysankaraa marxalad kastana kaga gudbi karaa midnimo iyo isku-duubni.
-
4. Arimaha Bulshada: Ballanqaadku waxa uu ahaa in bulshada loo horseedo wax-barasho billaash ah si ay danyartu u hesho fursad la mid ah waxbarashada ay helaan kuwa ladani, waana lagu guulaysatay, wixii dhamaystir u baahana gacantaa lagu hayaa, waxaanan rajaynayaa in Somaliland ay ka hana-qaadidoonto aqoontu. Waxaanu tallaabooyin wax ku ool ah iyo wax la taaban karo ka qabanay dhinacyada kala duwan ee caafimaadka, iyadoo aanu dedaal gelinay fayo-qabka guud ee bulshada, cidhib-tirka cudurada faafa, horumarinta cusbataalada gobollada iyo degmooyinka iyo kor u qaadida adeegyada caafimaadka, Waxaa Hargeysa laga Billaabay dhismaha Cusbitaal weyn oo caalami ah. Si dhallinyarada loo dhiirigeliyo loogana badbaadiyo dhaqammada lidka ku ah horumarka bulshada, waxaanu ansixinay Siyaasada dhalinyarada Heer Qaran, waxaanu suuragelinay in ay ka qayb-galaan doorashooyinka Dawladaha Hoose 25 jir iyo wixii kaweyn. Waxaanu qabanay ciyaarihii gobollada taasoo loo soo agaasimay si heer qaran ah kuna dhamaatay guul. Anigoo fulinaya balan-qaadkii xisbiga, tixgelinna siinaya xuquuqda dadka laga tirada badanyahay, waxaan gudi heer qaran ah u saaray inay daraasad ku sameeyaan kana soo talo bixiyaan Beelaha laga tirada badan-yahay oo dhibaato ku qabo Doorashooyinka, wixii talo layla gartayna waxaanu u gudbinay Golayaasha Baarlamaanka, sidoo kale waxaanu shaqaalaynay 27 xubnood oo kasoo jeeda beelahaa, iyadoo dhawr iyo soddon arday oo ka soo jeeda beelahaa ay xukuumadu ka bixisay kharashka waxbarashada heer jaamacadeed. 5. Cadaalada iyo Garsoorka: Sidii ku xusnayd barnaamijkii xisbiga, xal u helida garsoorka iyo sugidda caddaalada, waxaanu qabanay kulan ballaadhan oo lagaga dooday isla markaana daraasad lagu sameeyay xaaladda caddaalada iyo garsoorka dalka, kulankaas oo ay u dhammaayeen, Gudida Caddaalada, Garsoorayaasha, Sharciyaqaanada, Xeer-ilaalinta, Culimada, madaxdhaqamedka iyo guud ahaanba intii lagu tuhunsanaa inay hawshaa wax ka tari karaan. Anagoo ka shidaal qaadanayna wixii kasoo baxay cilmi-baadhistaa, waxaanu wax wayn ka qabanay nidaamkii garsoorka ee dalka. 6. Amaanka Qaranka: Waxaanu ahmiyad siinnay ciidamada kala duwan ee Amaanka, Ciidanka Qaranka, Booliiska iyo Asluubta si loo adkeeyo nabad-gelyada, difaaca Qaranka, xoojinta nab-doonaanta Bulshada iyo ka hortaga wixii Qaranka diintiisa, dhaqankiisa, dadkiisa iyo Dawlad-nimadiisa waxyeelo u keeni kara, anagoo arrintaa maanka ku haynana waxaanu laban-laabnay mushaharka ciidamada iyo dhaqaalaha kale ee loo baahan-yahay. 7. Warbaahinta: Waxaanu tayaynay guud ahaan warfaafinta iyo wacyigelinta, iyadoo TV-ga Qaranku uu gaadhay daafaha dunida. Dhawaana waxa imanaysa oo Hawada gelidoonta Idaacad weyn oo uu Qaranku leeyahay taas oo Dalka oo dhan gaadhi doonta ama laga dhegaysan-doono. 8. Haweenka: Dawlada Kulmiye waxay dumarka siisay ahmiyad, iyadoo qayb fiican laga siiyay golaha xukuumada, Komishinada guud ahaana lagu qiyaaso inta xukuumadaydu shaqo siisay 19.5%, waxaanan aaminsanahay inay tahay horumar aad u weyn. Waxaanu samaynay Taallada Xassuuta Halgankii SNM iyo Xarunta Kaydinta Taariikhdii Xoraynta dalka, sidoo kale waxaanu abuurnay Xafiiska Isku-xidhka Qurba-jooga oo ay shaqadiisu tahay inuu isku xidho umadeen qurbaha daadsan, si loo mideeyo cududooda. Waxaanu ka shaqaysiinay Hay’ada Illaalinta Tayada (Quality Control Commission) oo muhiimad badan u leh Qaranka. 9. Sama-falka iyo Mucaawinooyinka: Waxaan maqlaa dad saxaafada u soo mariya oo xukuumada u soo jeediya dhaleecayn ku saabsan mucaawinooyinka, waxaa hubaal ah in dawladani ay la timi dedaal ay ku kasbatay in mucaawinooyin laxaad lihi wadankan yimaadaan, qaar badan oo aan laba arki jirin, oo dad gaara gacmahooda ku dhicijirayna la habeeyay, qaybinta iyo hadal-hayntuba waa intii Xukuumada Kulmiye jirtaye miyaynu hore u aragnay qoysas iyo xaafado raashin iyo cunooyin kale loo qaybinayo. 10. Maamul-wanaaga iyo La-dagaalanka musuq-maasuqa: Si loo helo Qaran fayaw, loona illaaliyo hantida qaranka, waxaanu ka shaqaysiinay hay’ada distooriga ah ee Hanti-dhawrka Qaranka, waxaanu abuurnay Hay’ada Maamul wanaaga iyo La-dagaalanka Musuq-maasuqa, waxaana la baadhay Dawladaha Hoose ee Hargeysa, Burco, Bebera, Gebilay iyo Boorame, waxaa Hanti-dhawrku baadhay dhamaan wasaaradaha iyo gaar ahaan wasiirada oo ah halkii xukuumada ugu saraysay, waxaan loo xidhay eedo musumaasuq masuuliyiin iyo shaqaale badan taasina waxay marag ka tahay in dawladani tahay dawladii maamul-wanaaga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa, miyay dhacday baadhitaan laxaadkaa leh oo hortayo lagu sameeyay laamaha dawlada? miyay dhacday cid weligeed loo xidhay musuq-maasuq? waxaan leeyahay dadka eedaha iyo dhalliisha uun meelahaa la taagan indhihiinu wanaaga ha arkaan dhegihiinana samaha u fura. Ugu danbayn; iyadoo ay xusuustayda ku dheertahay dadkii kala duwanaa ee illaa gumaystihii, qarankan usoo halgamayay, waxaan munaasibadan darteed halkan ka xusayaa halyaydii, iyo madaalayaashii naftooda u soo huray dhismaha iyo jiritaanka Qaranka Somaliland, iyo sidoo kale halgamayaashii Xisbiga Kulmiye oo ay ka mid ahaayeen ALLE ha u naxariistee Keyse, Cali Maarshaal, Yusuf Tuke, Daauud Maxamed Geele, waxaanan illaahay uga baryayaa isaga iyo geesiyada kale ee aanan xusinba in uu naxariistii janno ka waraabiyo, ubadkii, eheladii iyo bulshadii reer Kulmiyena waan ka tacsiyaynayaa.