Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. ^^ Could be doodishe or some other guy but i am 100% certain he will be from the gedo region.
  2. Kulan ay Maanta Madaxtooyada Kuwada Qaateen Farmaajo iyo Madaxweynha Soomaaliya Maxay Kagawada hadleen? Sep 23, 2012 - 79 Kulan xasaasi ahaa ayaa maanta aqalka Madaxtooyada waxaa kuwada yeeshay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo Ra,isalwasarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Ilo lagu kolsoonan karo oo kusugan Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in uu Madaxwaynaha kala hadlay Farmaajo magacaabista Ra,isalwasaaraha Soomaaliya. Wararka ayaa waxa ay sidoo kale ay sheegayaan in Madaxweynaha uu doonaayo in uu Ra,isalwasaare u magacaabo Farmaajo sida ay sheegayaan wararka an kaheleeno Madaxtooyada. Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in uu Madaxweynaha Go,aansaday in uu Ra,isalwasare kadhigo Farmaajo in kastoo uusan cadeen warkaasi. Madaxda qaar ayaa waxaa latilmaamayaa in ay kula taliyeen Madaxweynaha hadii uu doonaayo in ay siisocoto Dowladiisa uu Ra,isalwasaare kadhigo Farmaajo iyagoona ku amaanay waxqabadkiisa mudadii koobneed oo uu ahaa Ra,isalwasarihii Soomaaliya waxaana ay tilmaameen in xiligaas uu wax badan Farmaajo uu ka qabtay hadii ay u badnaan laheed dhanka amaanka oo haatan faraha kasiibaxaya. Kulankaan oo ahaa mid saaco qaatay oo ay labadaan masuul wada qaateen kaas oo sidoo kala ahaa mid albaabada u xirnaa oo aan lago gaankarin waxyaabaha ay sida dhabtaa kaga hadleen ayaa waxa lagu soowaramayaa in islafalaqeeyeen sidii Ra,salwasaare looga dhigi lahaa Farmaajo si ay dooladaan uu hogaamiyo Xasan Shiikh Maxamuud ay wax badan wax ka qabo oo ugu horeeyo amaanka Muqdisho. Dadka qaar ayaa waxaa lagu soowaramayaa in ay Madaxweynaha ku qanciyeen hadii uu u magacaabo Farmaajo Ra,isalwasaaraha Soomaaliya uu helaayo taageero kabadan kan uu haatan heysto in kastoo wararkalana ay tilmaamayaan in aysan Beesha Caalamka aysan dooneenin in uu Ra,isalwasaaraha Dalka Soomaaliya uu noqdo Farmoojo. Maalmo qura ayaa kaharay waqtigii uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud uu ku dhawaaqi lahaa Ra,isalwasaaraha Soomaaliya waxaana ay Bulshada Soomaaliyeed ay kadhursugayaan cidda uu u magacaabo Madaxweynaha Ra,isalwasaraha Soomaaliya.
  3. But we are not talking about Somalia's break up or unity we are talking about who he will appoint the President of Somalia hassan sheikh. And who the next Prime Minister will be the President said that he will be focusing on security in Somalia. Now the north is pretty much peaceful galmudug and Puntland. He now needs massive support from the southern regions Galguduud gedo the Jubas remember he is combating Alshabab islamists. While still honoring the 4.5 power sharing formula so a prime minister from gedo and cabuudwaaq and Kismayo regions is the most suitable.
  4. Absolutely they are major stakeholders in both aswj the sufis that fought against Alshabaab in the middle regions when Farmaajo was the Prime Minister 70% of gedo was liberated the President wants to encourage that.
  5. The Prime Minister will be from the Gedo and Cabuudwaaq regions the president knows its essential to have partners and massive support from gedo and kismaayo and Cabuudwaaq.
  6. Che the President is a nice guy dont you think the Pm should be a tough guy
  7. its not going to happen he will appoint a Prime Minister from Somalia.
  8. ^^ Problem with the Kenyans is that they are openly supporting an entity in the south eastern part of the country they entered Somalia first on illegal bases than after a summit in Addis ababa they came under the command of the Amisom forces of General Bahuku. Also since 2009 there were talks about how Kenya is interested in the territorial waters of Somalia and possible oil drilling off shore there are multiple reports about that.The Ethiopians are not liked either since 2006 they were in Somalia and committed heinous crimes they left end 2008 came back begin 2011 but the thing with the Xabashis is they come in they fight alshabaab and go out they are not liked in beledweyne they were replaced by the Djiboutian forces. Ever since Alshabaab fled from Mogadishu the killing of innocent civilians stopped in Xamar by the Amisom no more shelling from the Amisom forces that's why u hardly hear negativity coming from the Ugandan troops. All in All Foreign troops are Foreign troops some with a mission some with other purposes.
  9. Shinbir Majabe;873086 wrote: ^^ Nikaan cusub wuxuu doonayaa inuu Dawladda cusub boos ka helo, laakiin ilama ahan inuu tabar ama ciidan haayo.. hadu koox dhan la so goostay wu istaahila boos sidi Sheikh indhocade al markaawi waxay ku xidhantahay intu ciidan u la so goostay hadu isago kaliya yahay dee waxa la odhan adeer orodo mafirshka iska gal.
  10. Looks presidential to me he should focus on security the most, training capable police forces in and around the banadir region and competent intelligence service. His second priority is establishing governmental institutions all over the country working with different communities entities and elders. Last but not least his approach to alshabaab there are elements with in Alshabaab that are willing to work with the new government he needs to be open to them he needs to rescue as much youth he can that are with Alshabaab at the moment.
  11. Ururkii Xisbul Islaam Ee Uu Hogaaminayay Sheekh Xasan Daahir Aweys Oo Shaaca Ka Qaaday In Ay Al-Shabaab Ka Baxeen. Maxamed Macalin oo sheegtay inuu yahay Afhayeenka Ururka Xisbul Islaam oo wareysi siinayay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay.............. Ururkii Xisbul Islaam ee kol hore la midoobey kooxda Shabaab ayaa maanta shaaciyay inay ka goosteen Shabaab oo wixii maanta ka dambeeya aysan la fikir ahayn kooxda Shabaab.Maadaama ay kala Siiyaasad iyo kala Aragti ay yihiin sidaasi Awgeedna ay keentay in ay go,aansadaan in ay isaga baxaan Midnamada Ururkaasi oo ahaa magaca Al-Shabaab.. Maxamed Macalin oo sheegtay inuu yahay Afhayeenka Ururka Xisbul Islaam oo wareysi siinayay warbaahinta ayaa sheegay in Shabaab ay isaga baxeen, isagoo xusay in Shabaab aysan isku mabda’a iyo siyaasad ahayn. Afhayeenka Xisbul Islaam waxaa kaloo uu qeexay sababta keentay in xiligaan ay isaga baxaan Al Shabaab oo ay horay ula midoobeen, waxaana uu sheegay inay sababta u tahay qodobadaan hoos ku qoran. 1-In la soo Celiyo Midnimada Umada Soomaaliyeed 2-in Xisbul Islaam uu waayay xalkii la rabay in la gaaro markii ay ku bireen Al-shabaab laakiin la heli waayay 3-Inaysan ka mid ahayn Al-shabaab hadaf ahaan iyo Siyaasad ahaan intaba. 4-Inay qaateen Go’aan ah inay lahadlaan cidwaliba oo ka shaqaynaysa Nabada Soomaaliya 5-Inay Doonayaan In dalka lagu dhaqo shareecada Islaamka. 6- Inay ka soo horjeedaan Sii joogdida Ciidamada Shisheeye ee Soomaaliya
  12. Maybe she is lying and the two sisters hated each other you never know its a sick world.
  13. The problem with foreign troops is that they don't spare innocent civilians.
  14. Azania is allied to Kenya The new government is allied to Uganda and Burundi Jubaland ASWJ is allied to Ethiopia Alshabaab is allied to AlQaeda
  15. Somalia;873051 wrote: Faysal Waraabe would be a good president of Republic of Somaliland. Absolutely Faisal cali waraabe is a patriotic Somalilander from a royal lineage of chieftains.
  16. Abwaan;872942 wrote: Why do I think that Jamaal might be the man that Southern Somalia will deal with regarding the reunion in the near Future Insha Allah? I dont know why do you think that care to explain.
  17. Warya stop hating on progressive people and leave granny Edna adan out of this.
  18. Xildhibaanka Deeganka Campbel Park , Xaafada Fishermead, ee Milton keynes, UK, uu ku guulaystay nin Somali ah. Waxanu dadweynaha Somaliyeed meelkastay ay joogaanba aanu ugu bushaaraynayna, khaastan dadka degan magaalada Milton Keynes ee UK, in uu Mudane Adan Jama Kahin , kaasoo hore u ahaa murashax u taagan jagada Xildhibaanka Deegaanka Campbel park and Fishermead, ay dawlada hoose si rasmi ah ugu dhawaaqday go’ankeedi maanta oo Khamiis ah bishuna tahay 20ki September 2012 in in uu Mudane Adan Jama Kahin ku guulaystay Xildhibaanka deeganka ee Campbel park and Fishermead (councillor of Campbel and Fishermead). Waxan ilaahay uga rajaynayna in uu xilka loo igmaday ilaahay u fududeeyo. Xooghaya Jaaliyada somalida Abdirahman Abdirahman Abdullahi (Abdiyare) Milton Keynes , UK
  19. General Duke;872894 wrote: ^^^ No Adeer the SSC proud warriors will cause you out:D The same SSC ur leaders called terrorists and spoilers:D Or the SSC khatumo leaders u forbade to use you're airports.