-
Content Count
30,220 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
82
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
U.N. chief suggests review of 21-year-old Somalia arms embargo
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Bring in the arms. -
U.N. chief suggests review of 21-year-old Somalia arms embargo Michelle Nichols Saturday, February 02, 2013 UNITED NATIONS (Reuters) - The Security Council should consider lifting an arms embargo on Somalia to help rebuild the country's security forces and consolidate military gains against al Qaeda-linked al Shabaab, U.N.chief Ban Ki-moon suggested in a report Friday. The council imposed the embargo in 1992 to cut the flow of arms to feuding warlords, who a year earlier ousted dictator Mohamed Siad Barre and plunged Somalia into civil war. Council diplomats said the arms embargo was "under discussion" as the delegations have not reached a final agreement. Somalia's president and prime minister were elected last year in the country's first national vote since 1991. "Enhanced efforts are ... urgently needed to develop the Somali National Security Forces," Ban said in the report to the 15-member council. "In this regard, the Security Council may wish to consider the repeated request by the government for lifting the arms embargo." Somalia wants help strengthening its poorly equipped and often ill-disciplined military that is more of a loosely affiliated umbrella group of rival militias than a cohesive fighting force loyal to a single president. There are 17,600 U.N.-mandated African Union peacekeepers helping battle the Islamist rebels in Somalia. The African Union has also appealed to the Security Council to review the arms embargo on Somalia. "Although security has improved considerably in Somalia, the struggle is far from over. The insurgents continue to carry out their attacks using terrorist attacks and targeted assassinations," Ban said. "These spoilers will seize any opportunity to reverse the gains," he said. "We must continue to stay alert and deny them the space they seek. We should continue to explore the measures already identified, such as travel bans and asset freezes, as we determine when and to whom these must be applied." Ban also recommended in the report that a new U.N. assistance mission to deliver political and peacebuilding support be established in Somalia and that the Security Council consider a U.N. or joint U.N.-AU peacekeeping mission once the combat operations against Al-Shabaab come to an end. He said planning for the deployment of the new U.N. assistance mission should take place as soon as possible and that it be based in Somalia instead of neighboring Kenya, now that security has improved. The Security Council needs to renew the mandate for the AU peacekeeping force in Somalia, known as AMISOM, by early March. The council is also considering a call to permit the export of stocks of charcoal. It banned the sale abroad of Somali charcoal in last February in an attempt to cut off al Shabaab's funding. The Security Council's Monitoring Group on Somalia and Eritrea, an independent panel that reports on compliance with U.N. sanctions, says charcoal exports from southern Somalia in 2011 generated over $25 million for al Shabaab. (Editing by Doina Chiacu). Source: Reuters
-
Somaliland to open a diplomatic office in South Sudan
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Maad arkayse meel u ku cunayey lacagta dr bidaar? -
Somaliland to open a diplomatic office in South Sudan
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Red sea walalaheen dinkaha maad ka so horjeeda. -
I am going to miss ameena she is banned she was a smart lady
-
Somaliland: Puntland to Parley Somaliland after Threatening Somalia Friday, 01 February 2013 19:29 "If the Somalia government acts contrary to the federal Constitution we might follow the example of Somaliland with which we have initiated peace talks; President Farole By: Yusuf M Hasan GAROWE (Somalilandsun) - The Puntland regional administration has made a big about turn as pertains to its decades long bitterness against Somaliland. The president of the Somalia administrative region of Puntland Abdirahman Mohamed Farole has revealed that his government desires to establish contact with Somaliland as a prelude to peace in the eastern parts of the country. In a lengthily address to his newly established political party, the first in Puntland, President Farole informed his supporters that peacefull co-existence with the republic of somalialand was the only option for his administrative region that he wants to separate from Somalia if the government in Mogadishu continues to diverge from stipulations of the federal constitution. President Farole who has been a thorn in the flesh of Somaliland said thast talks already initiated will initial deal with establishing parameters for peace in areas bordering the two countries. Said he, "After establishing peace then we shall most probably embark on talks about the sovereignty of Somaliland which we want shall most likely favour in lieu of ongoing disillusions by Puntland on activities undertaken in Mogadishu as related to the federal constitution. According to reporter Abdirizaq Mohamed of Horseed Media, Farole also said that Puntland's democratization and election process needs to learn from the over ten years experience of Somaliland in such matters. Puntkand is expected to hold its first democratic elections this year a number of political parties have already been registered thus try to wrest political power democratic from Strongman Farole and his deputy General Abdisamed Ali Shire who have clung to power despite long after the expiry of their mandate. The warning to Mogadishu and subsequent revelations of imminent reconciliation talks with Somaliland by the hardliner unionist Farole is sweet music in Hargeisa and fowl broth for Mogadishu. If Puntland stands true to its desire for peacefull co-existence around the common Somaliland-Somalia border then the Khatumo secessionists are about to be made completely redundant owing to the fact that they and they mischief predecessors have always received their backing from Farole Somaliland officials at regional and national levels are yet to confirm or deny the Farole peace talks revelation and similarly Somalia authorities have not commented on the threats of secession by Puntland which is a backbone of the remnants of what used to be greater Somalia and now fragmented to several self administering regions backed by different neighboring governments.
-
Oba what do you want from my sisters Unukas dont have camels ma goyn kartaan
-
Anti Hassan sheikh Maxamuud demonstration planned
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
You can never satisfy all people oba, they are probably angry because Hassan is showing real leadership. -
Anti British protests in Somalilands second capital Burco
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
" frameborder="0" allowfullscreen> -
Dibad-bax Lagu Naqdiyay Go’aankii Ingiriiska oo ka dhacay Burco February 1st, 2013 Comments Off HARGEYSA (Somaliland.Org)-Dadwaynaha ku dhaqan Magaalo Madaxda gobolka Togdheer ee Burco ayaa maanta dhigay Dibad-bax balaadhan oo ay kaga soo horjeedaan dhawaaqii Ingiriisku kaga digay xasiloonida Somaliland. Dadwaynahan oo badankoodu ku labisnaa isla-markaana sitay calanka Somaliland, ayaa waxay ku dhawaaqayeen weedho ay kaga soo horjeedaan dhawaaqa dawladda Ingiriiska, kuna muujinayaan jiritaanka iyo madax-banaanida Somaliland oo ay ku tilmaamayeen inay tahay mid muqadas ah oo aan cidna loo daba fadhiisanayn. Dadwaynahan oo tiradoodu dhowr kun oo qof ahayd, ayaa waxay socod ku mareen jidadka Magaalada Burco, iyagga oo markii dambana isugu soo biyo shubmay fagaaraha beerta xoriyada ee Magaalada Burco, halkaasi oo ay kala hadleen Masuuliyiinta Gobolka Togdheer oo uu ka mid yahay badhasaab ku xigeenka Gobolkaasi Mr Ubaxle, waxa kale oo dadwaynaha khudbado u jeediyay qaar ka mid ah waxgaradka Gobolkaasi iyo Guddoomiyaha guddida horumarinta Togdheer. Dadwaynaha oo ay dareenkooda ka muujiyey sida ay uga xun yihiin dhawaaqa amni daro ee dawladda boqortooyada Ingiriiska, ayaa sidoo kale waxa la hadlay Maayarka cusub ee Magaalada Burco, waxayna dhammaan masuuliyiintaasi shacabka reer Burco uga mahad-celiyeen sida ay isugu soo baxeen ee ay u muujiyeen shucuurtooda Waddanimo.
-
Anti Hassan sheikh Maxamuud demonstration planned
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
These people are funny bal maxa dhaxamaha u so saaraya -
Anti Hassan sheikh Maxamuud demonstration planned
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The demo is being organized by a group called Sahal. -
OGEYSIIS DEG DEG AH—- Mudaharaad ka dhan ah madaxwayne Xasan Shiikh oo ka dhici doona London Ummadda Soomaaliyeed ee nabada jecel waxaa lala socodsiinayaa in ururka Sahal iyo jaaliyada UK ay wada dhigidoonaan mudaharaad looga soo horjeedo qaabka hogaanka uu dalka ku wado madaxwayne Xasan Shiikh. Jaaliyaddu waxay aad uga xun tahay siyaasaddaha guracan xun ee uu la soo baxay Xasan Sheekh, taasoo jaaliyada UK ay ka cabsi qabto in dalka uu galiyo markale dagaal sokeeye. Ujeedada mudaharaadku waa inaan muujino inaan kasoo horjeedno ku dhaqan la’aanta dastuurka fadaraaliga ah, hantida iyo guryaha ee Muqdishu lagu haysto ilaa 1991, qaadista cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya, iyo farogalinta ay dawladu ku hayso maamul u samaynta gobolada Jubbooyinka, iyo xadgudubka, caburinta lagu hayo suxufiyiinta ka hawlgasha Muqdisho. Mudaharaadka waxaa lagu qaban doonaa goobta iyo waqtiga soo socda: Puntlandi
-
HAG action group dam jadiid wuxu intu ba wa isku ilmadeer isku meel bay wax u wadaan xita general bahuku
-
HAG wa xisbi eeh maha qabil sida dam jadiid , caydu wa calyo waliga nin weyn Nacasnimo lugu ma sheego xita hadadan fikirkisa la qabin.
-
Somalia;914625 wrote: So you are saying the equation will be like this; PL + O community + (inta la gumeesado aka Sijuii) vs KH + HAG + Gedo + (ASWJ + Al Ittihad 2.0) + Unuka and D&M party will decide the > or < ? And Are you saying the prime minister of Somalia is a tool for HAG? Its Puntland Azanians versus HAG gedo aswj Galmudug dam jadiid Unuka Other players are Uganda Burundi Djibouti Ethiopia Kenya Alshabaab I cant decide whether khatumo supports hassan and HAG or not last time i was listening to galaydh he was not to happy with Hassan, I will say they are a bit neutral The prime minister is not a tool for HAG but the man doesn't know his duties he is the prime minister not a ceremonial vice president
-
Caydu wa ceeb haatuyow laga fiican
-
Faroole: Somaliland aanu wada hadalno oo aan heshiino laga yaabee inaan isla Go’no! Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo ugu baaqay Somaliland inay la heshiiso Puntland, halka uu digniin u diray Dowlada Federaalka inaysan ku xadgudbin Dastuurka Federaalka.| on February 1, 2013 Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo khudbad dheer kasoo jeediyey Shirka Urur Siyaasadeedkiisa uga furmay magaalada Garowe ayaa ka hadlay in wadahadalo u socdaan Puntland iyo Somaliland, isagoo ugu baaqay maamulka Soomaaliland inay heshiiyaan. Madaxweyne Faroole ayaa khudbadiisa ku sheegay in arrimaha Gooni isu taaga Soomaaliland ay tahay mid mar danbe laga hadli doono, balse marka hore ay gudboontahay in Puntland iyo Somaliland dhexdooda wadahadalaan oo ay heshiiyaan, wuxuuna sheegay inay hada socdaan wadahadalo hoose. Madaxweyne Faroole ayaa dhinaca kale digniin u diray Dowlada Federaalka oo uu sheegay in Xukuumadiisa aysan iska eegan doonin iyadoo lagu tumanayo Dastuurka Federaalka Soomaaliya. Dhageyso Madaxweynaha Puntland oo ka hadlayey arrimaha Federaalka Soomaaliya ayaa yiri: “…Ma jireyso in lagu tunto Dastuurka (Federaalka) anagana (Puntland) aan iska eeganeyno…Anagu diyaar baan u nahay in dowlada Federaalka ah ee Kumeel gaarka ah, maye hada kumeel gaar ma ahee Dowladee waxaa Kumeel gaar ah Dastuurka, diyaar baan u nahay inaan la shaqeyno balse inay (Dowlada Federaalka) tiraaho inagaa wax walba sameenayna Laga yeeli maayo, Anaga ka yeeli meyno, Adduunka ka yeeli maayo, Soomaalina ka yeeli meyso….” Dhinaca kale Madaxweynaha Puntland oo ka hadlayey Baaqa uu u dirayo Somaliland ayaa yiri: “…Qolooyinka (Somaliland) iyagu hada tashaday oo gooni aaday, anaguna malihin kaalaya khasab baanu idinku heysanayaan, Laakiin waxa naga dhaxeeya aan ka heshiino Bal waxa kale waa la isugu imaan doonaayee..Waxbaa naga Dhexeeya…” [sacabka Taageerayaasha] “….Reer Baadiyaha waxay yiraahaan [Oodo dhacameed siday u kala korreeyaan baa loo qaadaa], Anaga (Somaliland iyo Puntland) horta khilaafkeena aan meel dhigno, Marka HADALO way iska soc socdaan, bal aan meel wax isla dhigno….Ama isla go’nay Ama aan heshiinay, Ama Soomaali kuwada biirnay Ama Waa la wada kala tagay….” Hadalka Madaxweynaha Puntland ayaa kusoo beegamaya xili ay u dhamaatay 4tii sano ee xilka loo dhaariyey. Madaxweynaha Puntland ayaa wakhtigii uu qabanayey Xilka sheegay inuu arrinta gobalada Sool, Sanaag iyo Cayn ee Somaliland ku sugan tahay gaar ahaan magaalada Laascaanood uu kusoo afjari doono muddo sanad gudaheed ah. Xili Xukuumada Puntland ay sheegtay in hirgelineyso nidaamka Asxaabta badan ayaa waxaa qodobada kamid ah shuruudaha ururada Siyaasada lagu xiray kamid ah in ay ururada xafiisyo ka sameystaan dhamaan gobalada Puntland iyo degmooyinka ay ka dhacayaan doorashooyinka Golaha deegaanka oo ay ku jiraan Laascaanood iyo magaalooyin kale oo ay hada ka arrimiso Somaliland. Ururka Horsed ee uu Madaxweynaha Puntland hogaamiya ayaa lagu wadaa in todobaadkan ay xafiis ka furtaan magaalada Boocame maadaama inta kale ee gobalka Sool ay hada ugu gacan jirto maamulka Somaliland iyo Khaatumo. Todobaadkan ayaa banaanbax weyn oo ka dhacay Buuhoodle ay shacabka ku diideen in magaaladaasi laga furo xafiiska xisbiga xukuumada Puntland. Wada hadalka Somaliland iyo Federaaalka Soomaaliya Waxaa horey ugu socdey Somaliland iyo Dowladda Federaalka ah wada hadal kaas oo ka kala dhacay Magaalooyinka London iyo Dubai, Somaliland waxay shuruud uga dhigtey in wada hadalkaas laga saaro wasiiro ka socdey Puntland oo asal ahaan ka soo jeeda Sool & Sanaag, Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in wada hadal u dhexeeya Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Somaliland oo aysan Puntland ku jirin uu yahay mid aan waxba ka jirin waxbana ka soo baxayn. Dhawaan ayaa lagu wadaa in wada hadalkii dib u furmo iyada oo maamulka Puntland aanu ka hadlin sida uu uga hadley kii hore, waxaana xusid mudan in Dowladdii Shiikh Shariif ay oggoleyd in Miiska wada hadalka ay soo fariistaan Puntland. Yaa mudan in lala hadlo Khaatumo mise Somaliland? Banaanbixii Buuhoodle ee looga soo horjeeday Xukuumada Faroole [29 Jan 2013] Inkastoo Madaxweynaha Puntland uu baaq u diray maamulka Soomaaliland oo isagu gooni isu taagay isla markaan aawood militari kula wareegay goobihii horey Puntland uga talin jirtay, ayaan hadana Madaxweynaha wax baaq ah u dirin maamulka Khaatumo oo ay sameysteen dadka ku dhaqan gaar ahaan gobalada Sool iyo Cayn, kuwaasi oo kamid ahaa dadkii wax ka dhisay Puntland balse hada sheegay inay ka baxeen maamulkii ay kamid ahaayeen ee Puntland. Dhanka kale waxaa xusid mudan Madaxweyne kuxigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire oo isaguna kamid ah ururka Madaxweyne Faroole sameystay ayaan ka hadlin arrimaha gobalada uu kasoo jeedo. Gen.Cabdisamad ayaa sidoo kale ka hadlin dagaalkii ka dhacay magaalada uu kasoo jeedo ee Xudun oo ay Somaliland ciidamo iyo sanaadiikha codbixinta usoo dirtay doorashadii bishii November 2012, halkaasi oo dagaal ku dhexmaray ciidamada Khatumo iyo Somaliland ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jira, iyada oo dagaalkii u danbeeyey dhacay todobaadkii hore. Cabdirisaaq Maxamed Horseed Media
-
Pro Somaliland demonstration in Sanaag region capital Ceerigaabo
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Dee Fazwiya HAG Ba qabe eh reer xididkeeday u shaqeynaysa iyada ba sheegtey eh -
Pro Somaliland demonstration in Sanaag region capital Ceerigaabo
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Taleexi what about Xildhibaan kooreyee you're uncle he believes he is representing you're people should the guurti expel him from Hargeysa?
