Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,201
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    82

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Carafaat;953054 wrote: Professor Samater was the most vocal Somalilander opposing Somaliland. His change of heart is according with the political reality in the region. Yeah remember him in 2006 2007 2008.
  2. Taleexi;953046 wrote: Prof. Samatar is a capable, self-made man and role model to many however, his current political gaffe and misguided change of heart will not amount to anything - he all of a sudden believes the Somaliland of the sixties as it were to be restored, it isn't only impossible but morally wrong, Eastern clans are gone for good, Awdal is on the balance. The fallacies of his recent logic are many for instance; where he thinks Somalia and Somaliland could sit together as equal partners where they share resources and power equally and in proportions, are southerners id-iots or what and we all know there is no way Delaware and California could've a same representation in any shape or form possible. And finally, whose Somaliland is he talking about.? As it stands, SL is one clan projects and should be treated as such - any other assumption is protracting the misery of our people. Taleexi its koonfurians who want union no one is asking koonfurians to share their resources with Somaliland its they that want union. Somaliland is very happy with its resources its Somaia is insecure and cant stand alone. The 2 countries united in 1960 but there was no equality of the union which resulted for Somaliland to withdraw from the union altogether. Somaliland is not a province of Somalia , the 2 as equal states united and became the Somali republic. Now its they who have to clarify their future relations 53 years later.
  3. Madaxweynuhu wuu duulaya iyo wuu duulay eeg xiliga la postgereye wa shalay marka maanta wu duulay. Xiinfaniin wamaxay dhibku so la duuli mayo uun:D
  4. Madaxweynaha Somaliland Iyo Safiirka Midowga Yurub Oo Ka Wada Hadlay hanaanka loo maamulayo deeqaha May 21st, 2013 Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka midowga Yurub ka socda oo la yidhaahdo Michele Cervone d’Urso. Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa kulankaasi ka dib saxaafadda uga waramay waxyaabihii ay Madaxweynaha iyo safiirkaasi ka wada hadleen, waxaanu yidhi “Waxa maanta Booqasho Somaliland ugu yimid Safiirka Midowga Yurub ka socday oo la yidhaahdo Michele Cervone d’Urso, waxaanan ka wada hadlanay guud ahaan cilaaqaadka ka dhaxeeya midowga Yurub iyo dawladda Somaliland. Waxa kale oo aanu maanta ka wada hadalnay hindise cusub oo ah barnaamij midowga Yurub uu mucaawimooyinka uu siiyo dalal badan oo Afrikaan ah u isticmaali doono oo dhaqaale ahaan iyo siyaasad ahaanba uu midowga Yurub ka caawiyo.” Wasiirka Arrimaha dibada oo ka hadlayay dulucda qodobadii ay maanta ka wada hadleen Safiirkan, waxaanu yidhi “Waxaanu ka wada hadalnay mabaadiida guud ee Midowga Yurub iyo xukuumadda Somaliland ay ku wada shaqaynayaan.” “Waxaanu ku faraxsan nahay sidii horeba caadada u ahayd in midowga Yurub uu si toos ah ula shaqaynayo dawladda Somaliland. Sida dalalka kale ee yuruba ay noola shaqeeyaan. Wixii muwaacimo ah ee la ina siinayaana ay ku dhisnaan doonto qorshaha qaran ee dalkani (Somaliland) leedahay. Arrimahaasi si wanaagsan oo balaadhan baanu iskugu afgaranay,”ayuu Wasiirka Khaarajiga Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi. Dhinaca kale, danjire Michele Cervone d’Urso oo isna shirkaasi jaraa’id ka hadlay ayaa sheegay inuu madaxweynaha uga mahad celinayo sidii ay iskugu afgarteen iskaashiga Somaliland iyo midowga yurub sadexda sanadood ee soo socda. Safiirku waxa uu sheegay in mashaariicda ay ka fuliso Somaliland loo hirgelin doono hadba daruuriyaadka Somaliland u dejiso.
  5. http://kismaayonews.com/2013/05/20/madaxweynaha-jubbaland-oo-kenya-u-duulaaya/
  6. Safferz;953035 wrote: He is not clannish, but that doesn't make him any less of a political opportunist. I dislike people who espouse whatever viewpoint is convenient for them, and right now he is clearly positioning himself for a future career in SL after he failed in Somalia. I prefer his brother Abdi, who is a genuine intellectual without the political ambitions. Actually Professor Ahmed samatar was always viewed in the past by people as a man who shows the negativity and what is wrong with Somali politics. Until people said why don't you lead the nation and join Politics , He said fine he joined Somalia politics and opened a party Hiil qaran. So the man did his best what he could do , and i dont think he is power hungry. He would have been a great president for Somalia but since he is from Somaliland he was not allowed to lead Somalia.
  7. Boramenews baan ka sugayey laakin beryahaan professor samatar videogisi way ka xiiso dhaceen.
  8. Safferz he is not a bad guy i think he is the most honest Unionists i have ever seen free of clanish politics.
  9. Carafaat;953021 wrote: Still Somaliland and Somalia should try to solve issues themselves. Will be very difficult i don't see how they can clarify their future relations with out Europeans mediating. They so far have discussed everything in the book about cooperation security aid and even to modernize the troops in both Somalia and Somaliland. But what kind of future relations will the 2 countries have , they have one thing to discuss is the airspace who controls what and revenues. But it ends there Somalia will not stop claiming Somaliland and Somaliland will never drop its statehood. So there needs to be mediation from the western powers the united states and the European union.
  10. Carafaat that means they know and recognize what the people of Somaliland want which is full independence and statehood. But the case of recognition and future relations with Somalia it must be decided by Somalis in both Somalia and Somaliland. The brits are a bit dishonest here they know to well that Somalia will not agree with Somaliland recognition. So its obvious Somalis cannot agree on this.
  11. Carafaat the other fellow sworn his allegiances to Mogadishu unconditionally, while Ahmed madoobe is feuding with Mogadishu because they refuse to recognize him. He can get the support of those who oppose his presidency and support President barre hiiraale. But that would mean to organize another conference and reconciliation conference. That will be bad and a set back for his legitimacy as appointed president by his clan assembly. So he has to forge better and stronger relations with Kenya and Ethiopia elements with in Ehtiopia already support him like Abdi ileey and others. the federal ethiopian government acts indifferent though and neutral. So he wants more training for his troops by Kenya and more fundings and gain more territorial control in the jubba regions.So that he can play hard ball with Mogadishu.
  12. Carafaat;953009 wrote: Xaaji, irrelevent of any disagreements they still should meet. Carafaat that will not Happen Ahmed madoobe demands Mogadishu to recognize him as the President of the Jubbaland as a federal state of Somalia. Mogadishu refuses this , so he is looking else where for support Kenya Ethiopia.
  13. Dabrow i know there are two Presidents its only appropriate to call them both Presidents since the seat is contested by the 2 leaders, col barre and Sheikh Axmed madobe. Mogadishu approved unofficially that hiiraale is the President. While the Clan of Ahmed Madoobe recognize Ahmed madoobe as the President also Puntland recognizes Ahmed madoobe as the Preisident. While the gedo Administration recognizes Barre hiiraale as the President.Its a bit complicated and the Kenyan government unofficially recognize Ahmed madoobe as the President.
  14. Carafaat its a zero sum political game , Hassan and Mogadishu refused to cooperate with Ahmed madoobe so closer ties will be established with kenya i was expecting this. Lets see the reaction of Mogadishu we know Hassan and his government are now trying to import more weapons from Sudan. They are busy building their army so that they will be taken serious inside Somalia.
  15. Madaxweynaha Jubbaland oo Kenya u Duulaaya Published: May 20, 2013 Kn:Sh. Axmed Madoobe, madaxweynihii ugu horeeyay ee abid ay yeelato maamul goboleedka Jubbaland ayaa safarkiisa ugu horeeya ku bixinaaya dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa safar shaqo ku tagaaya caasimadda dalka Kenya ee Nairobi maalmaha ina soo aadan, waxaana la filayaa inuu sidoo kale halkaasi kula kulmo bulsho weynta reer Jubbaland ee ku dhaqan dalka Kenya. Sida ay noosheegeen ilo wareedyo ku dhaw xafiiska madaxweyne Axmed, socdaalka uu madaxweynuhu ku tagaayo dalka Kenya waxaa ugu muhiimsan inuu madaxda dalka Kenya kala hadlo arimo ay kamidyihiin sidii dib loogu soo celin lahaa shacabka xerooyinka qaxootiga ku xaraysan intooda ka soo baro kacday gobolada maamul goboleedka Jubbaland iyo sii adkaynta iska kaashiga dhinaca arimaha amaanka iyo nabadgaliyada. Lama oga in Sh. Axmed u gudbi doono magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya iyo in kale, ayadoo ay jiraan hadal hayn ku aadan qorshe lagu wada hadalsiinaayo madaxweynaha qaranka Soomaaliyada, Xasan Sheekh iyo madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland, Sh. Axmed Madoobe kaasi oo la filaayo in dalalka IGAD ay gogol, magaalada Addis ugu dhigaan labada masuul.
  16. Daawo Sawiro iyo Video Shirkii Ka Dhacay Xarunta Eu Ee Brussels Ee Aqoonsiga Loogu Raadinaayey Somaliland Iyo Dr Adna Aadan Ismaciil Oo Khudbad Tariikhi Ah Ka Jeedisay (Hadhwanaagnews) Tuesday, May 21, 2013 Kulan kadhacay maalintii Jimcaha 17.5.13 xarunta Yurub ee Brussels oo ictiraaf loogu raadinaayo Somaliland ayaa shalay ka dhacay Kulan kadhacay maalintii Jimcaha 17.5.13 xarunta Yurub ee Brussels oo ictiraaf loogu raadinaayo Somaliland ayaa shalay ka dhacay xarunta EU oo aykasoo qaybgaleen qaarka mid ah Golaha Wasiirada iyo aqoonyahano reer Somaliland ah oo ay ugu horeyso Dr Adna, Waxa kale oo ka hadlay madax ka socday EU iyo Turkey. Kulanka oo aysoo abaabuleen qaar ka mid ah jaaliyadda reer Somaliland ee degan Belgium oo dedaal balaadhan u galay in xarunta qaaradda Yurub lagaga hadlo arimaha Somaliland. Waxa aad looga hadlay arimha Somaliland ee intii ay jirtay iyo wax qabadka muuqda ee ay sameysay,Wasiirada Somaliland ee kasoo qaybgalay oo ay ugu horeyeen Gudoomiye Kuxigeenka Barlamaanka Somaliland Baashe Maxamed Faarax,Wasiirka Qorsheynta Somaliland Dr Sacad Cali Shire, Wasiirka Kaluumaysiga iyo khayraadka Badda Cabdilaahi Geeljire iyo Dr Adna waxa aykudbado aad u taabtay dadkii kasoo qaybgalay kasoo jeediyeen kulanka ictiraafka loogu raadinaayo Somaliland,Waxa aan idiinsoo gudbin donaa Video ku saabsan hadaladii wasiiradu soo jeediyeen. Waxa iyana ka hadlay wakiiladda Dawlada Turkey u fadhiya EU, Ingiriiska iyo qaar ka mid ah barlamaanka Belgium oo aad ugu waramay sida ay ula dhacsan yihiin shirka noocan oo kale ah ee ictiraafka loogu raadinaayo Somaliland Xamse Axmed Salaan
  17. Wasiirka Ingiriiska U Qaabilsan Afrika Oo Sheegay Inay Aqoonsan Yihiin Himilada Somaliland, Balse Kala Gurashada Hargeysa Iyo Muqdisho Ay Somalida U Taalo. London(Ramaas) May21, 2013 - Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay aqoonsan tahay himilooyinka shacabka Somaliland, balse ay Somalida u taalo sida uu noqonayo xidhiidhka mustaqbal ee Somaliland iyo Somaliya. Wasiirka Ingiriiska ee Afrika Mark Simmonds, oo shalay galab ka jawaabayay su’aalo lagu weydiinayay barta uu ku leeyahay Twitterka, ayaa waxa kale oo uu ka hadlay khilaafka dhinaca hawada ee u dhexeeya Somaliland iyo Somaliya. Mid ka mid ah dadkii su’aalahaas weydiinayay ayaa wasiir Mark Simmonds su’aalay mar haddii uu Ingiriisku aqoonsaday dawlada federaalka Somaliya, bal in la gaadhay wakhtigii uu Ingiriisku ka shaqayn lahaa aqoonsiga Somaliland, ayaa wasiirku wuxuu ku jawaabay, “Waxaanu aqoonsanahay himilada Somaliland, laakiin Somalida ayay u taalaa inay ku heshiiyaan xidhiidhkooda mustaqbal.” Su’aal kale ayaa la weydiiyay wasiirka oo uu nuxurkeedu ahaa in khilaafka dhinaca hawada ee ka dhex oogmay Somaliland iyo Somaliya uu waxyeelaynayo wada hadalkii u socday labada dawladood ee Somaliland iyo Somaliya, waxaanu Wasiirka oo su’aashaas ka jawaabayaa uu yidhi “Arrimaha hawdadu waa dhab ahaan sababta ay Somaliland iyo Somaliya ugu baahanyihiin inay wada hadlaan.” Wasiir Mark, ayaa waxa la su’aalay bal qiyaas ahaan wakhtiga uu filayo inay Somaliya lugaheeda dib isugu taagi karto, waxaanu yidhi “Labaatan sannadood oo colaado ah ka dib, Somaliya waxay samaysay horumar balaadhan labadii sannadood ee u dambeeyay. Waa inaynu ilaalinaa dedaalkaas.” Mar la su’aalay sababta uu Ingiriisku u cambaarayn waayay dilalka ciqaabta ah ee uu maamulka Puntland ee Somaliya sida deg dega ah u fuliyo, wuxuu yidhi “Ingiriisku wuu ka soo horjeedaa dhammaan ciqaabta dilka ah meel kasta oo dunida ah. Dib u habaynta cadaaladu waa ahmiyada madaxweynaha [somaliya], waxaan rajaynayaa inuu dhinacaasna eego.” Mid ka mid ah dadkii su’aalaha weydiiyay ayaa su’aalay in dawladda Kenya ay dhibaato ku hayso dawladda Somaliya iyo dedaalka Ingiriiska ee nabadaynta Somaliya, wuxuu sheegay in gobalku ka shaqaynayo degenaanshaha Somaliya, Ingiriiskuna uu dhammaan dhinacyadaas oo ay Kenya ka mid tahay kala shaqaynayo sidii xal loogu heli lahaa Somaliya.
  18. Prof. Axmed Ismaciil Samatar Annigu Waxaan Ahay Somaliland Waanan Ku Faraxsannahay Horumarka Ay Gaadhay. Copenhegan(Ramaas) May 21, 201-Prof, Axmed Ismaciil Samatar Ayaa Maanta Jaliyadaha somaliland iyo Somaliya Ee Ku Dhaqan Dalak Denmark, Gaar Ahaan Casimada Copenhegan Iyo Nawaaxigeeda Kulan Balaadhan La yeeshay. Kulankan oo ahaa Xog waraysi Uu Kaga Waramaayay Safarkan Gaaban ee Ku Yimi Skandeniavianka Isagoo Prp, Samatar casumaad ka Helay wasarada Arimaha Dibada ee Dalkan Denmark. Prof Samatar Oo Halkaasi kasoo Jeediyay Qudabad qiimao badan oo Uu kaga waramaayo Xalka Siyaasada Iyo Qadiyada Dalka hooyo Iyo Marxaladaha hada Lagu Jiro Isagoo Pro, Samatar Ay Kamid Ahaayeen Hadaladiisa Waxaan Ka Mid Ahaa aas aasayaasha Ururka Siyaasiga Ah ee Hiil Qaran Ujeedada Ururkan aanu U Aas Aasanayna waxay Ahayd In La Helo dad Soomaliyeed Oo Isku Duuban Walina Kumaanan Guulaysan. Mar uu ka hadlayay Prof Samatar Qadiyada Somaliya Iyo Somalilabnd Waxaan Ku talinaya Sonmaliland Inaanay Marnab u debcin Somaliya, Waxaan Taas U Leeyahay Somaliland maanta Waa Laba Iyo Labatan Jir, Somaliyana wali qas ayaa Ka jira kamana Muuqato Inay U dhalatay dawlad Adagi Waayo Talooyinkii aanu xasan Usoo Jeedinay ee Ku Wajahnaa Somaliland Iyo Soo Dhawaynteeda Muu Yeelin Kuwii Ka Horeeyayna may Yeelin. Waxa kale oo hadalada Profka, Kamida Ahaa Anigu Axmed Ahaan waxaan ka qayb Qaatay 30 Sodonkii Sano ee U dambeeyay Shirar Badan oo Muhiima oo calamak Iyo Somaliba aan kala qayb qaatay Xag Siyaasadeed Iyoxag ganacsiba Maan Arag Meel Ay Somaliya Ku Amaanayso Sonmaliland Waxaan Leeyahay Somaliland Reer Sonmaliya ma soo gaadhi Karan waayo dawlad Iyo Maamul ayaa ka jiray 22 Laba Iyo Labatan Sano ee Horta xaqiiqada Ogaada Reer Somaliyaw, tan kale waxaan Leeyahay reer Somaliland markaad Shirarka Imanaysaan Somaliyan Aad Isa soo Hor Fadhiisanayasaan waa Inaad Qodobo Adag wadataan, Waxa uu Pro samatar Hadaladiisii Ku Soo gaba gabeeyay Anigu waxaan Ah Somaliland waxaan Ka oo Jeeda Somaliland Waan Ku farxsanah Horumarka iyo wanaaga ay Muujiyeen Waxana Jeclahay In Dhibka Kajira Bariga Somaliland La xaliyo Laysna Af Garto Gebogebadii waxa hadalka la wareegay siyasiga da´da yar cabdirizaq afqaraf oo iftimiyey in dalka Somaliland uu shalay u dabal degay 22 guuradii ka so wareegtay maalintii dadka reer Somaliland ay tashadeen. Waxanu cabdirizaq aad ugu hanbalyeyey madaxweyne axmed maxamed maxamuud siilanyo cafiska aan kala joogsiga lahayn ee uu u fidiyey qof kasta oo ree somaliland ah ku so hungoobay ama la qalday. Cabdirisaq o sii wata hadalkiisa wuxu dhahay qof dawlada somaliland ay iska xirta ma jirto ila uu ka hor imaado shuruucda u dajisan gooni isu taaga jamhuriyada somaliland Waxana farxad no ah in prof axmed ismaaciil samatar uu bishan so socota bilowgeeda tagi doono dalkiisi iyo dadkiisi, waxanan le yahay so dhowoow prof wa dalkaagi cidna marti ugama tihid.
  19. ^^ What do you mean Sudan has a fine army?
  20. Alpha you pick oke these are the alliances between the various groups entities countries in the region. Barre hiiraale + PM saacid+ Press Hassan+ Uganda+Djibouti+ Galmudug+Ximaniyo Xeeb+Gedo Governor+ Gedo Elders+ Burundi+HAG VS Puntland+ Ahmed madoobe +Kilil5 President+ Kenya+ Garisa governor+ Khatumo+ONLF + SAHAL