-
Content Count
30,019 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Originally posted by Kuun-Kuun-Laminaa: Waligiin ma wasiir macdan baad walaaqanaysaan? Adeer meesha iska qaada oo shafka garaaca, mase the tribal reality of Somalia ayaad isleedahay isma dherarin kartaan Maya koonfurianska oo dhan waanu iskala weyn nahay inanu xil u qabano iyo inanu madax u noqono
-
What new math tell me about that like that infamous Mogadisho elder said dadka nuska wax kheyr kama iman what a racist formula I don’t think there is a new math.
-
Originally posted by Kuun-Kuun-Laminaa: Xaaji, Inna Oomaar dee, wouldn't you wish to have a bit of the cake. Idinku ma rooti baa tihiin, bahashu reer Puntland unbay ubisishahay lool Omaar is not one of us omaar wasiirka macdanta iyo waxa ha iska wal walaqdo kaasi
-
Xiin Not at all but I am just being realistic every one knows the power sharing of the 4.5 clan formula is between two main clans ever since 2004. Gooneex is just named as the temporary PM so he is out of the race told you so.
-
So who is likely to replace this temporary new pm
-
Originally posted by xiinfaniin: yes xaaji xunjuf, it is somalia that we are talking about and Goonjeex is a somali if you didn't know Yeah sure he is a Somali ,, so are you are you are you going to be a prime minister of Somalia I am sure this gooneex will not be more than a deputy minister
-
Sheekh Shariif oo dalka ka dhoofay ka dib markii uu is casilay Sharmarke soona afjarmay Khilaafkii u dhaxeeyey posted by: kulan Madaxweynaah dowladda FKM mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminaayo Ayaa galabta ka dhoofay garoonka Diyaaradaha Ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxa ay ku sii jeedaan Xarunta QM Ee new yourk oo uu ka dhacaayo Kulan waynaha Ay sanadkiiba mar yeeshaan hoggaamiyaasha caalamka. Madaxweynaha waxaa ku weheliya safarkiisa Xubno Ka tirsan Golaha Wasiirada Oo uu ku jiro Wasiirka Bay’ada Dowlada KMG Mudane Burci Maxamed Xamza, Wasiirka Iskaashiga Caalamiga iyo qorsheynta Mudane Musdaf Shekh Cali dhuxulow, Sidoo kale waxaa uga sii horreeya Xarunta QM R/wasaare ku xigeenka Ahna wasiirka Kaluumeysiga iyo khayraadka Badda Mudane C/raxmaan Xaaji Aadan IBBI, Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane yuusuf Xasan (Dheeg) Iyo wasiirka Maaliyadda Mudane Xusen Cabdi Xallane. Madaxweynaah ayaa waxaa la filayaa in uu khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeedin doono Xarunra QM wuxuuna diiradda ku saari doonaa Xaaladaha Kala duwan ee hadda ka jira Somaliya, Sido kale Madaxweynuhu waxa uu kulamo la yeelan doonaa Madaxweynayaal Iyo wafuud heer caalami ah,Inta uu joogo Madaxweynuhu wuxuu la kulmi doonaa Jaaliyadaha Somaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka. Socdaalka Madaxweynaha ee dalka Maraykanka ayaa imaanaya saacado kooban kadib markii maanta uu iscasilay Raysalwasaare Cumar Cabdirashiid oo mudooyinkaan khilaaf xoogan u dhexeeyey. Axmed Kulan Muqdisho
-
Xiinfanin be realistic dude its Somalia what we are talking about
-
Muqdisho:Sheekh Shariif oo anbabaxay New Yourk. 21. september 2010 APL FIKRAD iyo FALANQAYN KA DHIIBO WARKAAN, KU QOR FORM-KA DHAMAADKA WARKAAN YAAL Muqdisho:(Allpuntland)-Iyadoo oo uu todobaadkan Furmayo Kulanka Golaha loo dhanyahay ee Qarmada Midoobey islamarkaasna ay madaxda Aduunku ku qulqulayaan magaalada New Yourk ee xarunta Qaramada Midoobey ayaa Madaxweynaha Dawlada Kumeel gaarka ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu kamid noqday madaxda dunida ee halkaas kusii qulqulaysa islamarkaasna kulanka ka qeybgalaysa. Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ay safarka ku weheliyaan Wasiiro katirsan Xukuumadiisa ayaa galabta si toos ah uga duulay garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho,waxaana ay u anbabaxeen dhanka magaalada New Yourk,iyagoo ka qeybgalaya Kulanka madaxda Caalamka. Xafiiski Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya ayaa faafiyey in madaxweyne Shariif ay tiro Wasiiradiisa kamid ah maanta raaceen,islamarkaasna ay kuwo kale kasii hormareen uuna kulanka ka jeedin doono Khudbad kusaabsan xaalka Soomaaliya,waxaana uu safarka Madaxweynuhu yimid xili uu maanta soo afjarmay Khilaafkii bilaha soo jiitamayey ee u dhexeeya Madaxweynaha & Ra’iisul Wasaarihiisii hore.
-
Originally posted by xiinfaniin: The PM job should be given to Goonjeex. He is a mature fellow, and who understands reality on the ground. Goon jeex is not from puntland adeer
-
Who do you think will be the next prime minister
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Guys I know you admire the former Somaliland president but there is nothing he can do for a failed Somalia but let’s be realistic , who is the next prime minister of Somalia. -
Omar AA Sharmarke resigns end of politica dynasty for now !
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Cumar visited galkacyo for political reasons and for signing an agreement with faroole remember when the TFG promised faroole that puntland will get an anti piracy base well it didn’t happen so the whole visit was useless cumar so called power was undermined by an illiterate TFG minister called IBI there is no need to brag about that. Living in Mogadishu under the same conditions as sharif being protected by African union troops. At least sheikh dalxiis lived like a holywood star while cumar was sitting in Xammar and didn’t do much as you say and now he left the building like he was just another Employee for sharif. -
Who do you think will be the next prime minister
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Daahir rayaale I don’t think so try again I mean rayaale is not even from Somalia you need some one from Somalia and by the way former president daahir rayaale kahisn has retired from politics -
Omar AA Sharmarke resigns end of politica dynasty for now !
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Sayid somal whats wrong sxb Did we spell it wrong my bad -
Omar AA Sharmarke resigns end of politica dynasty for now !
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Lol are you telling me the TFG president cant visit the territory that is free of alshabaab because he doesn’t hail from particular clan obviously balcad afgoye jawhar is under shabaab. But he can visit other parts of the country such as galkacyo hobyo dhuusomareeb or even other parts of puntland he is still the president of Somalia -
Omar AA Sharmarke resigns end of politica dynasty for now !
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
You act like if cumar had the upper hand in this whole defeat from sharif he doesn’t the TFG is yes still weak and it was weak when cumar was the pm so don’t act like now cumar left the building its going to be worse sharif can visit galkacyo Hobyo and dhuusomareeb -
Omar AA Sharmarke resigns end of politica dynasty for now !
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Libaahe yeah that is true perhaps he will stay in qardho for a few days before he departures to Yemen it’s like déjà vu -
Omar AA Sharmarke resigns end of politica dynasty for now !
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Duke Well sharif didn’t want the whole new constitution and the only way to get rid of the so called constitution was to get rid of the prime minister and he did. Remember that clan elder from Mogadishu two weeks ago when he was making those clannish statements that Cumar cabdirashid Should leave the tfg it was just a process and to today sharif finalized it. For sharif its 1 against Nill. -
Ciidan Tiro Badan oo Wata Gaadiidka Dagaalka oo la Sheegay Inay Isu soo Dhiibeen Millatariga Somaliland ee Fadhiya Sool Boosaaso (Jam)-Ciidamo wada gaadiid tigniko ah oo ka tirsanaa maamul-goboleedka Puntland, ayaa la sheegay inay isku soo dhiibeen millatariga Somaliland eek u sugan jiidaha hore ee Gobolka Sool, kadib markii ay ka soo goosteen dhinaca Puntland oo laga maamuli jiray. Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay ciidanka Somaliland iyo maamulka Puntlnad oo ****olka ka qaaday ciidammada reer Puntlnad ee isku soo dhiibay Somaliland, hasa yeeshee sida ay ilo xogogaal ah oo ku sugan Laascaanood Jamhuuriya u xaqiijiyeen ciidan tiradoodu ka badan tahay ilaa 200 oo askari oo wata saddex baabuur oo tigniko ah, ayaa fiidnimadii habeenkii Isniinta isku soo dhiibay ciidanka qaranka ee ku sugan jiida hore ee Gobolka Sool, kuwaasi oo la sheegay inay ka soo firxadeen maamul xumada iyo kala daadsanaanta ka jirta ciidanka iyo maamulka Puntland. Ciidammada ka soo goostay Puntlnad ee isku soo dhiibay Somaliland oo dhammaantood dhalasho ahaan ka soo jeeda deegaanka Gobolka Sool, waxa hadda gacanta ku haya ciidanka Somaliland ee ku sugan jiida hore ee Gobolka Sool, kuwaasi oo la filayo in loo soo gudbiyo gudaha Somaliland. Maaha markii ugu horaysay ee ciidamo ka tirsan Puntland isku soo dhiibaan Somaliland, hasayeeshee tiroba dhawr jeer ayey dhacday in askar reer Puntland ahi u soo goostaan dhinaca Somaliland, kuwaasi oo inta badan isu dhiiba ciidanka qaranka ee ku sugan jiidda hore ee Gobolka Sool iyo Sanaag-bari.
-
Omar AA Sharmarke resigns end of politica dynasty for now !
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Duke the whole government is a joke no Amisom or African union troops can defeat Alshabaab but at least Sheikh dalxiis got rid of cumar and that was his aim so mission accomplished for sharif -
Who do you guys think will be the next prime minister of the transitional federal government will it be someone who Is familiar in the Somali politics or a fresh guy from abroad. And does this also mean the end of the new constitution for the federal government?