Siciid1986

Nomads
  • Content Count

    502
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Siciid1986

  1. Hees Lagu Xusayo Mujaahidiintii SNM Ee Xoreeyay Somaliland
  2. NAIROBI, Kenya, Mar 25 - Police in Nairobi have arrested three more suspected terrorists at the Wilson airport. The suspects were arrested on Thursday morning as they reportedly made arrangements to travel to Mogadishu, according to police. “The three suspects are being questioned to establish their activities in the country. They are being investigated over terrorism activities,” a police source said. A police officer who is privy to the investigation against the three suspects said they were in possession of Kenyan, Australian and American passports. “There are no specific charges against these three, but they are under investigation. We will let you know of the progress and if they will be charged in court,” the source added. Anti-Terrorism Police Unit Chief Nicholas Kamwende when reached on telephone said “I am not aware of that.” Police officers at the Wilson airport said the suspects were picked up by anti-terrorism officers who whisked them away to their offices in Nairobi Area. The name of one of the three was almost similar to that of a terror suspect who fled from a police station in Busia, sparking anxiety amongst police officers who arrested him. “We have since established it is a different person but we are still interrogating them,” another officer said. On Wednesday, four other suspected terrorists were arrested in Mombasa and were due to be flown to Nairobi for further interrogation.
  3. gudoomiyaha xisbiga qaran ee UCID Eng,faysal caliwaraabe iyo gudoomiyaha baarlamaanka jamhuuriyada somaliland Mudane C/raxmaan Ciro ayaa maanta lagu soo dhoweeyey magaalo madaxda gobolka sanaag ee ceerigaabo gudoomiyayaasha ayaa socdaalkooda ay ku weheliyey qaar ka mid ah xubnaha baarlamanka JSL waxaana duleedka magaalada ceerigaabo ka soo gelbiyey oo ugu sii diyaar ahaa dadweyne aad utirobadan oo ka kala tirsan laamaha xisbiga ee gobolka iyo xisbiga kale ee mucaaradka ah ee Kulmiye oo iyana ay taageerayaashu si weyn u soo dhoweeyeen waxaana taagerayaashaas horkacayey gudoomiyaha xisbiga Ucid ee gobolka snaag C/laahi axmed maxamed{daamur} taageerayaashaasi oo ka koobnaa dhalinyaro waayeel iyo qaarkamida ardayda waxkabarata dugsiyada magaalada waxaana weftigaas loosoo gelbiyey dhanka magaalada ceerigaabo iyadooay gelbinayaan fardo iyo dadweynaha taageersan xisbigaasi oo aad utiro badnaa waxayna isugu yimaadeen badhtamaha magaalada
  4. "One American official recently conceded that Somalia’s “best hope” was the government’s new military chief, a 60-year-old former artillery officer who, until a few months ago, was assistant manager at a McDonald’s in Germany." http://www.nytimes.com/2010/03/10/world/africa/10somalia.html?hp
  5. Faysal Cali Waraabe shaqsi ka soo qayb qaatay tacadiyadii iyo xadhigii umadda PDF Print E-mail Written by Qaran news Mar 04, 2010 at 09:05 PM Maxaad kala socotaa xogta ku daahan Buugga uu qoray Maxamed Baaruud Cali oo ka mid ahaa kooxdii UFFO iyo kaalintii uu Faysal Cali Waraabe ku lahaa xadhigooda, Warbixin kooban. Waxa dhowaan ku soo baxay luqadda afka Ingiriisida buugga la yidhaahdo “The Mourning Tree” ee loo yaqaan Weerane ee uu qoray muwaaddinka reer Somaliland ee Maxamed Baaruud Cali ahaana agaasimihii wershaddii Pepsi cola ee Hargeysa kana mid ahaa asaasayaashii kooxdii UFFO ee sannadkii 1982 ka bilaabay hawsha iskaa wax u qabso dhakhtarka guud ee magaalada Hargeysa. Maxamed Baaruud iyo aqoonyahankii kale ee reer Somaliland oo ahaa haldoorkii ummadda ayaa taliskii Siyaad Barre dhammaantood xabsiga u taaxabay iyadoo lagu xidhay yaa idinku yidhi ummadda wax u qabta taas oo aakhirkiinna lagu xukumay xabsi daayin loona wareejiyey xabsigii labaatan jirrow ee koonfurta Somaliya. Buuggaas oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay xarunta Qaran news ayaannu warbixin kooban oo dulka xaadis ah oo ku saabsan xogaha iyo macluumaadka ku dedan buuggan Weerane halkan idiinku soo gudbinaynaa si dadka inta aan ogeyn ama aan akhrisan u helaan xaqiiqda dhabta ah ee ku daahan buuggan taariikhiga ah. Qoraha buuggan Weerane ayaa soo bandhigaya taariikh nololeedkiisii oo ka bilaabmaysa dhalashadiisii miyiga ilaa markii uu jaamacadda kaga baxay waddanka Ingiriiska, shaqooyinkii uu ka qabtay dalkii Somaliya, xadhigiisii, maxkamaddii, jeelkii, markii la soo daayey, siduu xamar uga baxay, ilaa markii dambe ee uu Somaliland ku soo noqday ka dibna uu u noqday wasiir ka mid ah dawladdii marxuun Cigaal. Dhacdooyinkaas taariikheed oo dhan ayaa Maxamed Baaruud si run ah oo waxba aanu ka tegin ku soo bandhigayaa buuggan kooban. Haddaba akhriste waxyaabaha muhiimka ah ee ku jira buuggan laguma soo koobi karo qoraal waxaanse u dhaafi doonnaa ciddii haleesha ama waqti u hesha buugan inay akhristaan. Dhacdooyinka ugu waaweyn waxa ka mid ah: 1. Isagoo markaas agaasime ka ah wershaddii Pepsi cola ee Hargeysa inay isaga iyo aqoonyahannadii kale ee markaas Hargeysa joogay ay ka dhiidhiyeen dayacii haystay dhakhtarka guud ee Hargeysa ay si iskaa wax u qabso ah ku bilaabeen inay wax ka qabtaan. Markaas baa taliskii Siyaad Barre si dulmi iyo caddaalad darro ah ku xidhay dhammaantood iyagoo ah 28 hal door. Dembiga keliya ee lagu soo xidhay wuxuu ahaa yaa idin yidhi wax qabta. 2. Xadhigii aqoonyahanka ayaa waxa ka gedooday ardada dugsiyada iyo shacabka reer Hargeysa halkaana waxa ku naf waayey dad aan waxba galabsan qaarkale oo badanna xabsiyada ayaa lagu xidhay waana taariikhda la magac baxday Dhagaxtuur 20kii Febraayo 1982 ee dhowaan Somaliland laga xusay. 3. Dacwad dheer ka dib waxa lagu xukumay xukun caddaalad darro ah oo ah madaxaa ha ku furto. Waxaana ka bilaabmay cadaadis iyo dil joogto ah goboladii dhinaca woqooyi ee dalkii la odhan jiray Somaliya. Taas oo dhanka kalena sii xoojisay halgankii SNM iyo ururada u dooda xuquuqda aadamuhu iyaga oo kaashanaya dadka reer Somaliland ee markaas joogay Yurub iyo Ameerika in ay ku guulaystaan in aakhirkii la soo daaayo. Waxaana ugu dambayn guushu raacday xoogaggii SNM waxana ka dhashay Somaliland. 4. Haddaba xogaha ku daahan buuggan ama ku jira waxaaa ka mid ah: 1. Waraaqdii Jeneral Morgan ee loo yaqaannay Letter of death ama “Final Solution to Somalia’s ***** Problem” oo afka Englishka ah oo uu Garyaqaan Maxamuud Shiikh Axmed Muuse ugu tarjumay xambaarsanna arrin naxdin badan. Ilaahayse kama dhigin. 2. Xukunkii maxkamaddii Badbaadada ee Siyaad Barre oo ay ku dhan yihiin magacyadii raggii xidhnaa, waxyaabihii lagu soo eedeeyey, Xeer Ilaaliyaashii, Qareennadii iyaga difaacayey, Markhaatiyadii maxkamadda la hor keenay, Jawigii maxkamadda iyo sidii aakhirkii loo xukumay. Intaas oo dhan baa ku jirta oo marka hore af Soomaali ah ka dibna uu Dr Axmed Xuseen Ciise uu afka Englishka ku tarjumay iyadoo faah-faahsan. 3. Magacyadii nimankii la yidhi NSSta iyo taliska Siyaad Barre ayay la shaqaynayeen ama sirta u keeni jiray oo soo basaasay raggaas la xidhay. Nimankaas waxaa xiddig ka ahaa ninka la yidhaado Cabdi Laangadhe iyo Aadan Cali Guhaad. 4. Kaalintii Faysal Cali Waraabe ku lahaa xadhiga kooxda UFFO: Waxaase ugu sii darran akhristow sida ku qoran bogga 125aad (appendix II) oo ah English iyo bogga 181aad (appendix III) oo ah af Somaali markii Cabdi Laangadhe iyo Aadan Cali Guhaad ay sheegeen in ninka la yidhaahdo Faysal Cali Waraabe uu kula dardaarmay inay la shaqeeyaan dawladda. Akhristoow Bal Adba. ?????? Faallo ma leh!!!!. Haddaba akhristayaal waxa kaaga soo baxaysa buuggaas in nimankaas aan waxba lagu haysan si gardarro ahna loo xidhay loona xukumay iyadoo loo sameeyey dembi aan jirin iyo shirqool. Waxaadse ka sii naxaysaa marka Qareemadii iyaga difaacayey maxkamada lafteeda weydiiyeen war ma haysaan wax caddayn ah oo aan ahayn inta ay Cabdi Laangadhe iyo Aadan Guhaad idiin sheegeen, ayaa waxa maxkamaddu ugu jawaabaysaa maya ma hayno ee labadaas nin iyo inta la mid ka ah baa sax ah sidaa darteeed raggani waa dembiilayaal kacaan diid ah waana la xukumayaa. Guntii iyo gebagebadii xogta ugu mihiimsan buuggan ayaa shaaca ka qaadday warar hore Faysal Cali Waraabe loo odhan jiray inuu ku lug lahaa xadhigii kooxdii UFFO. Sida ku cad buuggan waxa kuu soo baxaysa kaalinta Faysal Cali Waraabe ku lahaa xadhiga iyo ciddii dabinka u dhigtay raggaas hal doorka ah. Waxaana meesha ka muuqata inuu Faysal Cali Waraabe ahaa ninkii sida Cabdi Laangadhe sheegay daaha xaggiisa dambe fadhiyey ee arrinta soo abaabulayey isagoo xidhiidh wanaagsan lahaa xubnaha xidhan qaar ka mid ah dhanka kalena Jeneral Gaanni ay ahaayeen saaxiib. Waxa iyana meesha ka baxaysa in Faysal Cali Waraabe markasta uu boodhka isku qariyo oo intaa ka hadlo ****** baa dalka laga xorreeyey iyo hebel baa ****** ah, ******tii baa isa soo urursatay laakiinse uu isagu iska dhigo nin aan ****** ahaan jirin isla markaana uu dalka u soo halgamey. Waxase cad in Faysal Cali Waraabe si weyn ula soo shaqeeyey taliskii Siyaad Barre sida ku cad xogta ku dedan buugga weerane iyo waraaqaha maxkamaddii Badbaadada ee Siyad Barre ku qoran. Waa taariikh ku jirta diiwaanka oo la hayo una taal qaranka Somaliland. Waa xog maxkamadihii Siyaad Barre laga helay sida cajaladihii muuqaalka ahaa ee laga helay Villa Somaliya ama aqalkii Siyaad Barre ee Muqdisho oo uu Dr Bulxan dhowaan soo bandhigay ee la yidhaahdo “Tuke mooyee yay cidkale hadhin”. Faah-faahinteeda akhristee weydii Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa Dr Xussein Bulxan. Waxa kale oo iyana kuu soo baxaysa in Faysal Cali Waraabe uu mar walba ka soo horjeedo ciddii waddanka wax u qabanaysa ee is tidhaahda bal gurigaaga hagaaji sidii kooxdii UFFO oo Faysal Cali Waraabe sida ku cad buugga Weerane qayb weyn ka qaatay xadhigooda. Maantana waa aragnaa in Suldaamada tegey dekedda Maydh ee yidhi waar dekedda iyo waddooyinka dalka ha loo dhiso inay Faysal Cali Waraabe joog iyo jiifba u diiday sida uu hore saaxafadda ugu sheegay oo uu yidhi in xoolihii ummadda ay xukuumaddu beelo ku shirinayso. Sidaa darteed waxaa iyana caddaan ah in haddii uu maanta Faysal Cali Waraaabe awood u heli lahaa in Suldaamadaas jeelka la dhigi lahaa oo ay la kulmi lahaayeen ciqaab iyo jeel sidii kooxdii UFFO. Marka la isku soo xooriyo waa sidaas sawirka dhabta ah ee Faysal Cali Waraabe waayo hore ayaa loo yidhi dadna dad u ekaan buu kugu dilaa abeesona dhul u ekaan bay kugu dishaa. Kaalintii uu Faysal ku lahaana xadhigii kooxdii UFFO sidaas ayay ahayd kuna dhammaatay aakhirkiina Somaliland baa dhalatay Faysal Cali Waraabena waa musharraxa madaxweynenimo ee Somaliland ee sanadka 2010!!. Qaran news http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=7482&Itemid=62
  6. Wasiirka Magaca Sharmutada Lihi Dalkayaga Waxba Kama Sheegi Karo” Faysal Cali Waraabe Hargeysa, march, 3 , 2010 (Haatuf) – Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa hanbalyo u diray Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Kenya Faarax Macalin oo difaacay socdaalkiisii uu somaliland ku yimid dabayaaqadii sanadkii hore ee 2009-kii oo shalay eedo uga soo jeediyey wasiirka arimaha dibada ee Kenya inuu taageeray gooni isku taaga somaliland, jawaabihii uu Faarax Macalin ka bixiyey waraysigii xalay uu la yeeshay tifaftiraha laanta afsomaliga ee BBC-da Yuusuf Garaad Cumar, ayuu sidoo kale ku sheegay in wariyahaasi waji gabax kala kulmay. Waxa kale oo uu gudoomiyaha UCID Yuusuf Garaad ku eedeeyey inuu geed dheer iyo geed gaabanba ugu taagan yahay xumaynta Somaliland, kuna tilmaamay mid idaacadii ka dhigay mid loogu adeego kooxaha ku dagaalamaya Somalia qaar ka mid ah. Guddoomiyaha UCID waxa uu sidaasi ku sheegay mar uu xalay khadka telefoonka kula soo xidhiidhay wargeyska Haatuf, kaas oo uu si adag jawaab ugaga bixiyey eedaha loo jeediyey Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ee lagu haysto socdaalkii uu ku yimid Somaliland, kuna tilmaamay shakhsi geesi ah oo xaqiiqda aan iska indha tirin isagoo arintaa ka hadlaayana waxa uu yidhi “waxaan halkan tahniyad uga dirayaa anigoo ku hadlaya magaca xisbiga UCID iyo taageerayaasha balaadhan ee dalka iyo gudihiisa iyo dibadiisa kala jooga, Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Kenya Faarax Macalin sidii geesinimada lahayd ee uu uga hadlay una difaacay socdaalkiisii uu ku yimid dalka iyo Yuusuf Garaad oo isaguna ku sifoobay “Dhidar xabaalo qodaa qudhun buu uga dhaadhacaa” kuna caanbaxay xaasidnimada iyo xumaynta Somaliland, waraysigii uu la yeeshay Faarax Macalina waji gabax kala kulmay shaqsigaasi ina Garaad oo isagu ah mid xaasidnimo iyo cuqdad uu u qabo Somaliland ay ka soo ifbaxayso, mudadii uu idaacada tifaftiraha ka ahaana ka dhigay goob uu Somaliland ka colaadiyo oo uu koox ugu adeego, waxaanuse leenahay Somaliland kuma baabiin kartid xiqdigaa iyo buqdigaa aad ka wado BBC-da ee is**** qabo ayaanu ku leenahay iyadoo hooyadaa iyo ehelkaagiiba ay u soo qaxeen Somaliland, hadana waxa nasiib daro ah inaad xumaynta Somaliland uun ka shaqaynayso, wasiir khaarajigan kenyana waxaanu leenahay dalkayaga waxba kama sheegi karo nin magac ********* lihi, Faarax Macalina waxaanu leenahay waa nin aqoon iyo waayo aragnimo dheer u leh Somaliland sharaf iyo qadarin wayna u leh shacbiga reer Somaliland iyo taariikhda faca wayn ee dalka iyo dadka reer Somaliland.
  7. Waxa lay Magacaabay Taliyaha Ciidanka Asluubta Qaybta Gobolka Badhan, kadib markii Madaxweynuhu bixiyey Gobolnimada Badhan, waxaan xilkii kala wareegay Taliyaha Ciidanka Asluubta Gobolka Sanaag oo ah gobolka uu ka go’ay ciidanka masuulka la iiga dhigay. Waxaa muran badani nagu dhexmaray lacagtii ugu horeysay ee mushaharka Askarta Xabsiga, G/Badhan oo aaan kala wareegayey taliyaha Sanaag, dacwad dabadeed uu ii dhiibay 27 Askari, Halkii tiradoodu ka ahayd 36 Askari, Su’aal dabadeed waxaanka qaaday cadayn uu ku muujinayo in Taliska Guud la hadho Sagaal Askari ee maqan. Haddii aan damcay in aan kala hadlo sidii aan markaa sharciga u haystey, hogaanka Maamulka lacagta ayaan kala hadlay af (Telefoon), haddana qoraal aan ogaysiiyey Masuuliyiinta kale, hadana Taliyaha Ciidanka. Malaha maba ahayn halka aan ka Haneeday ee waxaan galay Beertii LIbaaxa oo xisaabiyaha Ciidanku isagaa meesha ka adama kana aqiima, jawaabta aan sugayey iyo in layga qanciyo meesha xuquuqda Askarta ee dhinaca lacagta ay ku laalan tahay, waxay noqotay, XIlkii waa lagaa qaaday si deg-deg ah, odayaal, maamulkii Gobolka qoraal ay soo qoreen kadib, oo ay ku dalbanayaan in aanan mudnayn Xil ka qaadista madaama aan eed lahayn wuxuu Taliyaha Ciidanku yidhi waan kugu gefey hadana nin ayaan magacaabay muddo yar dabadeed labo digreeto wada qori kari maayee aan kuu duceeye taliye xigeen Shaqeeya oo maamulkii isagu wada hawlaha adigu noqo ( Taliye Kuxigeenka). Mudada yare e Shaqada iyo Dacwada waday waxaan ogaaday in ay jirto shabakad isku xidhan, Taliye degmo badhan qof ahaan muddo dheer iyo taliyaha Qaybta Ciidanku ka baxay (Sanaag) & Xisaabiyaha Guud ee Ciidanka (Waa iskaashato Awood badan meeshana ku raagay oo dhawr iyo toban sano xilka soo hayey Taliyaha Ciidankana Galeebaan yaqaan oo lama dhex fadhiisto. Nadaamkii Ciidanka mid ka awood badan oo lagu caano maalay baa jira anigu wararka waan helayaa, waxaan se kaga meel cadahay in aan ogaado meesha sagaalka askari lacagtoodu marto bal in aan markaliya iftiin u arko dhuunta ay ku shubmaan, isla markii warqadii aan soo qaaday mar labaad ee aan ku idhi Taliye Kama go’odo 36 Askari (Sagaal Kama go’aan) wuxuu soo dadajiyey Warqad Ruqsad ah, tii hore hadday ahayd xilka qaadis tani waa ruqso. Waxaan Markaa Xeer ilaaliyaha Guud ee dalka iyo Hay’adaha ilaalinta sharcigaba ka codsanayaa in la daba gallo lana baadho arrimahaas aan kor ku soo sheegay, aniguna diyaar ayaan la ahay cadaynta bixinta xogo wixii loo baahdo. Maxamed Xasan Axmed, Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Gobolka Badhan http://www.jamhuuriya.info/index.php?art_id=12910&categ=2&expand=2/&file=view_article.tp
  8. Armed with assault rifles and scissors, the Shebab's religious police are imposing a reign of terror - as well as crew cuts and bushy beards - on Somalia's youth. Wearing a T-shirt with a Western print, a pair of tight jeans and wavy gelled back hair, Ahmed Aydarus Abdi is a dedicated follower of fashion, but not the style advocated in the Shebab's hardline Wahhabi brand of Islam. "I was stopped by Shebab gunmen who asked me questions about my haircut. They said the way I designed my hair was very silly," he said. "Without waiting for my reply, one of the gunmen pulled out a pair of scissors and cut off huge locks on one side of my head. He was dealing with it like it was grass, not human hair," Abdi said. As he recounted how he reluctantly had to finish the job himself, the 19-year-old cast worried glances around him, aware that his appearance was likely still offensive to the canons of Shebab sartorial elegance. His friends encouraged him to comply. "If he had attempted to defend his right to wear his hair the way he chooses, he would have been lashed in public, so we restrained our friend," 20-year-old Mohamoud Hassan said. "He was humiliated and cried after we left the Shebab behind," he added. Fear runs high in the streets of Mogadishu, where residents are bracing for a huge offensive led by government troops and African Union forces against the Shebab-led insurgents. The Shebab, whose leadership recently proclaimed allegiance to Osama bin Laden's Al-Qaeda, control around 80 percent of the country. While the Shebab's "Jaysh al-Usra" (Army of suffering) is planting bombs and preparing to counter their enemy, the movement's other branch "Jaysh al-Hisbah" (Army of morality) is keeping civilians in check. Units known as the Islamic social mobilisation brigades criss-cross the busiest parts of town to blare instructions through loudspeakers: calls to join the global jihad, give to the poor and respect a pure Islamic clothing style. The population is routinely reminded by preachers in mosques that a full veil is recommended for women while Islamic gowns, short hair and long beards are more becoming for men. Many youths are outraged but complaining too loudly is not an option. "What is this? The Shebab are claiming to have political authority but they are behaving like fashion designers. What do they have to do with the way we dress or do our hair?," said one indignant 21-year-old in Mogadishu. He asked to be named only as Abdullahi however: "You see, I live in the Bakara market area," he said, referring to the capital's main Shebab bastion. Not all young people disagree with the Shebab's strict dress code, at least not in public. "I support the way of life being promoted by the Shebab. They are following Allah's laws," said Amina Abdurahman, a 23-year-old woman. She argued that France and Turkey applied equally draconian rules by banning headscarves. "I haven't heard the world condemning France or Turkey but every opportunity seems good to denounce the Shebab and the Taliban." One youth in Adle village, near Mogadishu, recounted how his house was raided by Shebab following a tip-off as he was watching a pirated copy of a film called "Ninja Killer" with a group of friends. "Most of us jumped out the windows. Unfortunately, I was one of the six who got caught and flogged for misconduct," Abdulle Moalin Hassan said. Fear of the religious police has other consequences on people's daily lives. When buses drive into Shebab-controlled areas, the driver only needs to shout "is hagaajiya" (re-arrange) for the men and women to hastily split and take seats in their respective ends of the vehicle. "I tell the passengers to split in two groups when we approach Shebab areas. They can't be mixed, especially if they are not married," Mogadishu bus driver Ali Mohamed told AFP. Local Shebab "governor" Ali Mohamed Hussein recently explained to bus owners that the ladies should be seated at the back "to have enough ventilation because they are wearing the hijab approved by Allah". Source: Times Online
  9. Waxaa magaalada Manchester ee cariga Ingiriiska lagu qabtay shirweyne aad loo soo agaasimay, waxaa shirkaas soo qaban-qaabiyey Jaaliyada degan waqooyiga Ingiriiska oo ay hormuud ka tahay Laanta KULMIYE ee Manchester. Shirka ayaa loo soo agaasimay si aad u qurxoon, waxaana ka mid ahaa masuuliyiintii ay dadweynaha waqooyiga Ingiriiska degani ay fursada u heleen in ay la kulamaan; Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee KULMIYE, mudane Cabdiraxmaan Cabdiqadir, Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Gollaha Wakiilada Cabdicasiis Samaale, Cabdi aw-daahir, Dr Maxamed Cabdilaahi Omar, Axmed Cali Cadami, Abiib Timocade, Xildhibaan Ikraam Xaaji Daauud, Cismaan Saxardiid iyo masuuliyiin kale oo badan. Waxaa kaloo joogay goobtaas, si weyna uga qaybqaatay shirkan xildhibaano dhawra oo ka mid ah gollaha wakiilada, waxaana ka mid ah Aadan Tarabi iyo Xildhibaan Dhaahdheere oo labaduba ka tirsan xisbiga UDUB, iyo xubno kasocday Ururka UDHIS.
  10. The general court in Ahad Al Masariha has sentenced him to 120 lashes. He was also slapped with a five-year travel ban and was ordered to memorise the last two sections of the Holy Quran. Riyadh: A primary court in the southern Jizan region of Saudi Arabia sentenced a Saudi religious policeman for keeping six wives at the same time, in clear violation of the Islamic Shariah principles. The 56-year-old man is a member of the Commission for Promotion of Virtue and Prevention of Vice (known as religious police outside the Kingdom). The general court in Ahad Al Masariha has sentenced him to 120 lashes. In addition, he was slapped with a five-year travel ban and was ordered to memorise the last two sections of the Holy Quran. Islam permits polygamy under strict conditions. A man can take up to four wives on the condition that he treats them equally. The defendant plead to the court that he was ignorant of the Islamic principle as having only completed elementary schooling. “I find it hard to believe that he was unaware of such a major religious rule that even new-comers to the religion are aware of,” Judge Shaikh Salman Al Wida’ani said. It was also noted that none of his relatives attended ceremonies of his marriages to foreign women. During a raid in 2008, the man was found in seclusion with a woman at a furnished apartment in Ahad Al Masariha where he was unable to produce official documentation that the woman was his wife. The governor of Jizan, Prince Bin Nasser Bin Abdul Aziz, ordered the case to be investigated. Legal proceedings began once the investigating committee found him to have six wives at the same time, three of which were Saudi and married legally while the other three were Yemeni women he married illegally. http://gulfnews.com/news/gulf/saudi-arabia/religious-policeman-sentenced-for-keeping-six-wives-1.584 514
  11. Buurta Caanka ah ee Lagy yaqaan Magaalda Badhan. Tan Iyo Inti lagu dhawaaqay Lixda Gobol ee Cusub, waxaa bilaabmay tartan hor leh kaas oo ka dhexeyey lixdii Gobol ee ay ku dhawaaqday xukuumada Somaliland, Hadaba Gobolka Badhan oo ka Go'ay gobolka Sanaag aya ka mid ahaa Goboladaas, haatana waxaa laga dareemayaa Horu kac aan la dhayalsan karin kaas oo durba ka muuqda Magaalo Madaxda Gobolkaas Badhan. Dawlada Somaliland kama nasan sidii ay xil isaga saari lahayd daadejinta Maamul nidaam oo ku siman degmo ilaa tuulo, hadaba Gobolka Cusub ee Badhan ayaa waxaa loo magacaabay dhamaan Haykalkii maamul ee gobol uu yeelan lahaa, dadka ku dhaqan gobolkan cusub ayaa mudo u hamuun qabay Maamul iyo kala danbayn iyadoo markii hore ay u qabysanaayeen laba Maamul waa Somaliland iyo Puntlande ayaad moodaa hada in ay isugu luga duwadeen Dhanka Somaliland, Salaadiinta , cuqaasha iyo Waay-araga degaankaasi oo aad u danynaya xilka ka saaran horumjarinta degaankooda ayaa ka qaadanaya qayb libaax. Balse waxaa jira dhalinyaro tuulo joog ah, oo aad moodo sanadka 2010 inay la kowsadeen dagaalka loo yaqaano (Phony war), Waxay cay iyo aflaaagado dhinac walba ula raaceen Madaxdhaqameedyada Gobolkaas oo aanay cidna dhaafin xataa kuwa Madaxdhaqameedka u ah. maaha kuwo ka fikira inay dadkooda u horseedaan tubta waanagsan, lakin naftooda ayay ku raali galiyaan cayda waayeelka waxgaradka ah. Isku soo wada duuboo dhowaan ayay ahayd markii Magaalo madaxda Badhan laga furay Xafiis wayn oo Hay'ada bisha Cas ka furatay kaas oo fure u noqon doona in dadka degaankaasi loo qabto waxyaabo badan oo nolosha u asaasi ah, mar aanu wax ka waydiinay Masuul sare oo ka tirsan Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland ayuu carabaabay in haatan Gobolada Bariga si fiican ugu soo jeedaan Ha'yadaha ayna danaynayan, hadaba waxaad moodaa in laba jiho loo kala socdo qolona ay u jaamaynayso Budhcad badeeda iyo amni darada halka qolona ay ka fikirayso horusocod. Dhanka kale waxaa haatan gacanta lagu haaya Riigii Magaalada badhan kaas oo ku dhow gaba gabo, waxaana qandaraaskaa wada Gudoomiyaha Ha'ayda Mnahal ee Magaalda Badhan. Kala soco dhamaan wararka Gobolka Shabakada SanaagNews. Weriye Cabdale Xasan Badhan Somaliland.
  12. UDUB Oo Markii Ay Cid Usoo Bixi Weyday Carqaladeeyey Xaflad Uu KULMIYE Ku Lahaa Degmada Sheekh (Waryatv.com)-Qas iyo fowdo ayaa ka dhalatay Xubno ku soo biiray Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE, kuwaas oo ka soo digo rogtay Xisbul xaakimka talada haya ee UDUB, kadib markii Guddoomiyaha Olalaha Xisbiga UDUB Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi), uu Laaluush iyo Qaad siiyey Koox dhalinyaro ah, isla markaana Sideed Dameer uu u soo xidhay Calanka Xisbiga KULMIYE, taasina ay abuurtay qas iyo isku dhac. Afhayeenka Xisbiga KULMIYE ee dagmada Sheekh Cumar X. Raabi ayaa Cismaan Hindi ku eedeeyey khaasarihii nafeed ee isku dhacaasi ka dhashay, kadib markii ay ku naf waayeen laba Dameer, iyadoo mid kalana uu dhaawac soo gaadhay. Khasaaraha labada Dameer ee dhintay waxaanu dusha u saaray Cismaan Hindi, waayo isagaa ka dambeeyey Dameraha calanka loo soo xidhay, markii uu waayey cid u soo baxda oo taageerta.
  13. Mohamed, a former policeman and musician, fled the fighting in Mogadish. After more than 10 years, he finds himself in Dadaab camp in Kenya where he has gathered together a group of fellow musicians and artists. His song calls on Somalis to recognise the fruitlessness of war. Mohamed's song
  14. Riyadh, Saudi Arabia, February 06, 2010 (SL Times) – The Saudi Minister of Agriculture, Dr Fahd Balghonaim, strongly defended the Saudi government’s decision to lift the ban on importing Somali livestock. According to the Somali language newspaper Haatuf, Dr Balghonaim was responding to an article in Riyadh newspaper which alleged that the ministry of agriculture decision’s to lift the ban on Somali livestock was done hastily and without sending technical experts to verify the quality of the work done by the livestock health inspection facilities at the ports of Berbera and Bosasso. In his press conference, Dr Balghonaim said his ministry lifted the ban on Somali livestock only after the OIE sent experts who evaluated the livestock health inspection facilities at the ports of Berbera and Bosasso, and after they released a report in which they made it clear that the inspection facilities did meet the required standards. Dr Balghonaim did concede that he initially received a letter from the minister of commerce in Somalia’s Transitional Federal Government (TFG) requesting Saudi Arabia not to deal with the port of Berbera but also received a subsequent letter which withdrew that initial request. The construction of Somaliland’s livestock inspection facility in Berbera was financed by al-Jabiri, a Saudi businessman. In return, al-Jabiri was given license by Somaliland government to export livestock to Saudi Arabia. Another Saudi businessman called Abu Yasir has also been trying to break into Somaliland livestock market but his efforts were unsuccessful. Some reports say that Abu Yasir is behind the article in al-Riyadh newspaper as his way of getting back at Somaliland for not allowing him access to Somaliland’s livestock market.
  15. http://hadhwanaagmedia.net/detail.asp?id=8566
  16. Xusuusqor: Suldaan Iyo Socdaalkii dheeraa ee Somaliland Qaybtii 7-aad. Yaasiin Jaamac Nuux (Suldaan) 09/02/10 Anigoo badhtanka kaga jira qormooyinkii Socdaalkaygii Dheeraa ee Somaliland ayaa hawlo badani ila soo derseen, ka dibna hakad ayaan geliyey, hase yeeshee waxa si weyn ii dhiiri geliyey inaan sii wado dad weyne aad u tiro badan oo aan kula kulamay madaalloyin kala duwan iyo kuwa xitaa aannu dukaanno ka wada adeegganaynay (Shopping) kuwaas oo si xoog leh iigu dhiiri geliyey inaan qormaddii xiisaha badnayd sii wado oo dhammaystiro qoraalkaa intii aan ballan qaaday. Anigoo taa ka duulaya, waxaan mar kale jeclaystay inaan sii wado qoraalladdii, si aan dad badan oo xagaagga u dalxiis tegi doona dalka ugu soo dhiiriyo meelaha ay dhugta u yeellan doonaan iyo meelaha ay tegi doonaan iyo inay xusuus qor ka reebaan dalxiiska dalkooda. Maanta, waxaynu dhanka bariga uga baxaynaa magaallada Burco oo xarun ii ahayd, waxaynu raacaynaa laamiga dheer ee isku xidha Burco iyo Laascaanood. Waxaan idiin sheegayaa filashadayda tegista halkaas waayo, weligay Biriishka Qoryaale dhankaa bariga uma dhaafin. Waxaan ku socdaa Gar-adag oo shirweyna ka bilaabmayo, shirkaas oo aan kamarado iyo sameecado u sido. Waxaan wataa gaadhi Surf ah oo aan soo kiraystay, weliba anigaa gacantayda ku wata. Waxa ila socda laba nin oo aan waxba igu dhaamin tegista Gar-adag oo midna aannu si fiican u garanayn jidka loo maro, waxaan magaallada ka baxayaa goor dheer, waayo waxa werwer iga hayaa inaan ku anbado waddooyinka hallaasiga ah ee is barbaryaaca ah ee aan midina mid ku soo darmayn ee banweynaha la magac baxay “Bancadde” is gudub ordaya ee intii halkaa qabatay iiga warantay. Labadii duhurnimo ayaan ka jillaabannay magaallada Burco, waxaan socdaal ku sii marnay dhowr magaallo oo jidkaa laamiga ku yaal, waxaan shaah ka sii cabnay magaallada Wadaamo-goo oo ku taal laamiga, waxa iigu yaab badnayd markii aannu makhaayadii fadhiisannay, ayaa oday meesha shaah ku cabbayey ka sheekeeyey dhibaato ka dhacday Wadaamogoo oo ahayd laba nin oo ceel owdmay dibu-qodayey oo sakaraad ah, wuxuu yidhi “Ceelkii ‘biir’ leh ayey galeen oo labadii nin waa sakaraad”, waxa aan la yaabbay waxa ay “biirtu” tahay, markii dambe ayey iigu sharaxeen inay tahay sun ku soo maaxata ceelasha laga qodo meelaha didibka ah, taas oo qofkii ceelkaa gala meel kasta oo daloosha, indhaha, duburta, dhegaha, sanka, afka, iwm ka gasha, oo haddii aan laga gaadhinna ay u dhintaan.. khatar weyn dheh,,, Berdihii Wadaamo-goo, Suldaan iyo Saleebaan Sool Wadaamo-goo, waxa ku yaal geed weyn oo berde ah oo weligay aan maqli jirey balse ay maalintaa iigu horreysey, wuxuu ku yaal waddada badhtankeeda, laamiga markii la dhisayeyna geedkaa waa la caynaamiyey oo dad wadaniyiin ah ayaa helay oo laamigii ayaa labada dhinac laga mariyey, inta aan istaagay ayaan sawirro qurux badan ka qaaday. Waxaan u sii dhaafay dhankaa Caynaba. Intii aan jidka sii socday ayaan la kulmay taangi (kaare) ka mid ah kuwii laga gubay ciidamadii Siyaad Barre, isna sawir ayaan ka sii qaatay. Waxaan tegey Caynaba. Ceelka guunka ah ee Caynaba Caynabi waa meel guun ah oo taariikh weyn leh, waa meel aan suugaanta soomaalida oo aan muddo ku dhex jirey ay muuqaallo fiican iiga iftiimisey, hase yeeshee waxa aan marnaba isukay qaban ceelka Caynaba iyo wixii aan meeshaa ku arkay.. Anigu haddii aan u magac bixin lahaa “ceel” kuma sheegeen ee “haro” ayaan ugu magac dari lahaa, waayo sidii ceelba uma samaysna, jaranjaro ayaa hoos loogu degayaa ka dibna biyo aad mooddo webi ****olkii laga qaaday ayaa weelka la soo darsanayaa. Inta aan ceelka ku dhaadhay ayaan sawirro iskaga qaaday.. taariikh dheh. Suldaan oo dhex taaggan ceelka Caynaba Waxaan u sii dhaafay dhankaa Oog oo aan laamigii kaga leexday. Waxaan dhanka biddix ka maray tuulada Bad-weyn waxa gabalkii noogu dhacay tuullada Gawsa-Weyne, ka dibna waannu ku anbannay bankii weynaa ee Bancadde oo aanan weligay arag ban la dherer iyo ballaadh le’eg, waxaad moodaysaa saxarihii Liibiya iyo Sucuudiga lagu sheegi jirey, waddooyinka dhaadheer ii isbarbar yaacaya oo mid waliba tuullo gasho ama guri biyo loogu dhaamiyey jiilaalkii hore ay gasho ayaad ku jaahwareeraysaa oo aanad kala garanayn wadadan aad raacaysaa meel ay kula gelayso, goortu waa habeennimo, shafeerku waa aniga oo waa qariib, ragga ila socdaa waa reer Burco oo waa ila mid, ku darsoo waddooyinka qaar baa kula gelaya Xudun, Ceel-la-helay iyo Bohol iyo tuullooyin kale. Meeshaa xitaa kuwii weligood marayey ayaa ku luma oo haddii aanay si fiican ula socon waddada ay marayaan iyo ta ka leexanaysa. Darka Ceelka Caynaba xooluhu ka cabbaan Waxba yaanan hadal idinku daaline, waxaan sagaalkii habeennimo galnay Gar-adag oo ku taal meel didib ah oo dhanka galbeedna buuro ku leh, dhanka barina banaan weyn ku leh. Waa magaalo dhaaro leh oo ka dhismo duwan tuulooyinka aan soo maray, waxay leedahay dhowr masaajid, ceelal biyood, dhir waaweyn oo berde ah oo magaallada koonaheeda ku yaal, waana degmo ka tirsan gobolka Sanaag. Waxa magaalladaa ku yaal geed “gob” ah oo caan ah, waa geedka magaalladu kula magac baxday oo la yidhaahdo “Gar-adag”, waa geedka garta adag lagu gooyey, waa geedkii Afxakame loogu meheriyey Saalax oo intiina taariikhda suugaanta wax kala socotaa ay garanayso. Geedka “Gar-adag” ee magaca magaalladu kula baxday, waana geed gob ah Ceelka Gar-adag oo isna biyuhu halkan dhow joogaan Magaallada Gar-adag,Dhowr geed oo caan ah bay leedahay, waxa ku yaal geed la magac baxay “Habar lammaan” oo ah laba geed oo isku baxay, Berde iyo Darray, dad yar baana kala garan kara waxyaalaha ay labadaa geed ku kala duwan yihiin, markanse wayba isku baxeen oo waxa muuqan karta isirka ay wadaagaan labadan geed (Berdaha iyo Darrayga). Waxay kaloo Gar-adag leedahay ceel biyood la mid ah kan Caynaba oo isna hoos loogu dhaadhacayo ka dibna halkaa ragga midna biyaha ka soo tuurayo gunta, kan kalena darka ugu shubaya xoolaha. Waa berde iyo daray isku baxay oo la yidhaahdo “Habar lammaan”, kuna yaalla Gar-adag Maanta aan halkaa ku dagagaro qormadeenan toddobaad, mid kale ayaan ku sii anba qaadi doonaa socdaalka Gar-adag iyo wixii meeshaa ka dhacay, haddii Allaha awoodda lihi qaddaro. Allaa Mahad Leh Yaasiin Jaamac Nuux (Suldaan) suldaan@aftahan.com aftahan@gmail.com www.aftahan.com
  17. Wararka naga soo gaadhay gobolka Saraar gaar ahaana magaalada Caynaba ayaa sheegay in goor-dhawayd darawlkii xoghayaha guud ee xisbiga UDUB uu dilay askari kar tirsan guutada 12-aad ee ciidanka qaranka oo ku sugnaa Caynaba. Ilo aad ugu dhuun daloola dilka loo gastay marxuumka dhintay ayaa sidaasi u xaqiijiyey WARYATV dhar daqiiqadood ka hor. Wararku waxay intaasi ku darayaan in askariga dhintay uu ahaa askarta ciidanka qaranka somaliland gaar ahaan qaybta 12-aad ee aaga bari, hase ahaatee ilaa hada ma jiraan warar dheerada oo ku saabsan sababaha dilka uu gastay darwalka xoghayaha UDUB. Xisbiga UDUB ayaa dhawrkii maalmood ee ina soo dhaafiyey safar kala duwan ku maraayey gobolada Bariga gaar ahaana gobolka Sool iyo Cayn oo ay hada joogaan. Safaradaasi ayaa lagu sheegay in yihin olole qarsoon oo uu xisbiga UDUB bilaabay, hase ahaatee ilaa hada koomishanka doorashooyinka ayaan arrintaasi ka hadal. Wixii war ah ee ka soo kardha sababta keentay dilkan foosha xun kala soco shabkada wararka ee Waryatv http://www.waryatv.com/read/article/4020
  18. warqad ay qoreen dawlada kumeelgaadhkee somalia oo ay macneheedu tahay in dawlada sucuudigu joojiso xoolaha ay ka qaadato somaliland markaa walaal bal warqadan ila eega POSTED BY: AHMED HAJI http://www.oodweynenews.com/display_page.php?articleid=14534
  19. Hogamiyihii shabakada wax qarxisa ee lascanood ayaa xalay ku dhintay isagoo maleegaya fal qarxina . Siday noo xaqijiyeen masuliyiin ku sugan gobalkaasi ninkan ayaa isago doonaya inu qarax fuliyo ay ku qaraxday walxihi u sitay isaga oo aan gaadhin goobtii u donayey inu ka fuliyo , halkaasina u ku naf wayey . http://xargaga.com/modules.php?op=modload&name=News&file=article&sid=4363
  20. Somalia: Selling of Human organs underway in Somaliland HARGEISA (Mareeg)—The minister for family affairs of Somaliland Faudmo Sudi Hassan said Wednesday there has been selling of Human organs in Somaliland. She held a press conference in Hargeisa, the de facto capital of the breakaway republic of Somaliland, and expressed concern about selling of essential organs of Human beings in Somaliland. She added that the government of Somaliland knows about some people who were taken to Asia to sell their essential organs. The minister added that there are Somali girls currently held in Syria where their rights are being abused and described as something against the humanity and the Islamic region. Fadumo discoveries the story of young children stolen from Mogadishu and then their organs transplanted other human beings. She warned against Somaliland people of the danger of abusing Human rights. http://www.mareeg.com/fidsan.php?sid=15088&tirsan=3
  21. Irresponsible Government officials Attack Donald Payne as “Enemy of Somaliland” February 2nd, 2010 Comments Off HARGEISA, Somaliland (Somaliland Globe)- The Secretary General of Somaliland’s ruling party, Jama Yassin Farah, said on Sunday the opposition KULMIYE party leader, Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo should not be welcomed because of his meeting with Congressman Donald Payne whom he described as “enemy of Somaliland”. Mr. Farah who is famously referred to as Jug-soo-dhacay (He-Who-Landed-With-a-Thud), have made the crude remarks while on a visit to Erigavo, the regional capital of Sanag. He lambasted the Congressman by calling the state- controlled Radio Hargeisa to say that “the man [silanyo] who shook hands with Somaliland’s enemy should not be welcomed”on his return from the United States. Earlier, a junior Vice-Minister of Foreign Affairs, Ahmed Adan Ismail, made a similar remarks about the Congressman by describing him as “enemy of Somaliland”, which drew angry reactions from senior figures of the opposition parties. The Vice Minister also said Silanyo should not be allowed to return back to Somaliland unless he is granted amnesty by the government [president] because of his meeting with Donald Payne. On Sunday, thousands of KULMIYE supporters turn out in show of force to welcome their hero, Ahmed Silanyo, with open hands. It was a clear testimony that the public were “astounded” and “disgusted” by the remarks made by senior government officials about Silanyo and the Congressman. “I am greatly pleased the warm reception I have received from the thousands of people who have gathered here today. I have been working hard to promote Somaliland’s quest for recognition as an independent and sovereign state,” said Silanyo “Donald Payne is the only US Congressman who came to Somaliland. He is not an enemy of Somaliland. On the contrary he is a friend of Somaliland,” added Silanyo The KULMIYE leader, Ahmed Silanyo, went to the United States in early January for a short visit where he met with Donald Payne, Congressman from New Jersey who is also Chairman Subcommittee on Africa and Global Health. Rayale’s government had rejected to participate in a meeting on Somalia arranged by the Congressman last year. The Somaliland foreign minister, Abdillahi Duale, initially accepted the invitation but later rejected to be part of the panel with the president of Puntland and the TFG. The Somaliland government requested for a separate panel. The Subcommitte found that arrangement unacceptable and defeats the purpose of the hearing. Somaliland, a former British protectorate, got its independence from Britain on 26 June 1961 and entered an unratified union with Italian administered Somalia in July 1960. Somaliland had remained this unratified union with Somalia for more than 30 years. On 18 May 2009, the self declared republic of Somaliland marked 18 years since it proclaimed independence from Somalia. Although its sovereignty is still unrecognised by any country, the fact that it is a viable, functioning constitutional democracy distinguishes it from Somalia. Somaliland Globe Jug-soo-dhacay
  22. To: Somali Service, Africa Division, VOA, IBB and BBG top executives Re: Resignation Letter Date: Tuesday, January, 27, 2010 My name is Farhia M. Absie. I am a contractor for the Somali Service of Voice of America (VOA). I write this letter with heavy heart knowing that I have no choice but to officially give up on a job in which I love doing with all my heart. However, my boss, Mr. Abdirahman Yebarow Weheliye left me and other reporters before me no choice but to leave the Somali service of VOA. Not to do this at this time enables to diminish my credibility as Journalist and as a human being. Mr. Weheliye’s Abusive Behavior Mr. Weheliye is aggressive, and he continuously insults and demeans me as well as others at the service. He is unprofessional and the most incompetent boss I have ever worked for. He tries to make up for his short comings by putting others down. He is inferior to anyone who is not from his clan. This behavior has baffled me for the longest time knowing that he is responsible to lead a service that was supposed to be impartial to what’s happening in Somalia. A service that’s deeply needed by Somalis that hungry for fair and unbiased news and information. However, I just recently discovered the roots of his hostility towards me: I have made strong friendships with several of my coworkers (one was forced to resign few months ago) who Mr. Weheliye sees as enemy and people to be fought and resist against because of his clans political and historical grievances against them. This behavior made the news room an uncomfortable battle zone because of Mr. Weheliye’s constant harassment of others he did not like due to their tribal affiliations. Indirectly, he tried to turn me against some of these people at the service that belonged to other tribes. These staff members that he wanted me to turn against were from the same tribe as my mother, and when I rejected this to his face, he took it as I siding with them and against him. I reminded him that this is the United States of America and the Somali Service doesn’t belong to any particular clan. I told him that this was a news organization, and the mission of the U.S for this Service was to help deliver accurate news on the plight of the Horn of Africa. I warned Mr. Weheliye privately many times to disengage from his clannish hostility towards me and others. I told him that I don’t like the clan system that continues to destroy Somalia to this day to become an issue in our workplace in the United States of America. It was at this time that Mr. Weheliye saw me as an enemy to be rid off as he has done to others before. But I resisted, and some of the employees including me begun to complain about being signaled out because of our friendships or tribal affiliations. Some have now left VOA because of this targeting, but I have decided to fight against his behavior which fueled his actions towards me even further. I however, stood up to him many times letting him know that no matter how much he tries to demean me or demote my duties by eliminating my air time, the Somali people are not blind, deaf and dump. They know who the most talented broadcasters at the service are. It’s not something he can cover up with the nurturing and promoting of those that he thinks are not threat to him. Those that he knows owe him because they were hired unfairly and unjustly from the beginning. The most incapable and incompetent people at the service are those from his tribe. Most of them are uneducated and have no natural talent; they know that they would have never got any other job that’s not in a factory if it wasn’t VOA. That’s why they take his abused. Mr. Abdirahman Yabarow Weheliye him self is a fraud in many ways and he knows it. The reason why he can’t tolerate and gets intimidated by others and anyone else who is not like him is because the only job he has ever held for more than few years was driving a Taxi in Washington DC. Somali people know who he is and the fact that his broadcasting record is completely fabricated. I do not prescribe to the whole tribal thinking, I consider myself Somali and a citizen of the world—and I am deeply disturbed by the cruel mismanagement and clannish behavior of Mr. Abdirahman Yebarow Weheliye and some of his newly arrived clan members at the service. The reasons mentioned above and many others mention bellows are the reasons why my integrity will not allow me to remind with this Service. Therefore, I am here by resigning from VOA. I understand that those above Mr. Yebarow have chosen to turn a blind eye and to file behind him no mater what. However, I am hopeful that those of you at the top will have the integrity to open your eyes and seek out the truth of why he is having problems with everyone who is not from his clan, but not anyone from his clan. It’s the Somali way of life. When it comes to someone from your clan member against someone else, its common to always filed and stand shoulder to shoulder with your clan member, right or wrong. The Somali service has no Somali intellectuals that listen to, it’s a joke. And the way it’s going now, it only contributes to the fire in Somalia. And will no way help the message that the U.S wants to send or share with the Horn. Most people have no respect for the service because they quickly realized how corrupt it is and the fact that it feeds to the same propaganda agenda that is responsible for the demise of the southern Somalia. My future is too bright for this service. I have dreams that Mr. Weheliye and his small minded friends alike cannot even imagine. That’s why I am moving on. I list the following for future reference if anyone is ever interested. I’ll also attach an invoice that Mr. Weheliye asked me to do last year for someone who was not at the time a member of the Somali service. This information has been forwarded to the members of the media and the office of the Inspector General. This work was never done by this person who is a close relative of Mr. Weheliye. He decided that he wanted to reimburse her the money in which she bought her flight ticket to America. 1- Abuse of federal Contract 2- Unfair hiring practices 3- Discrimination on the basis of Clan and retaliation 4- Miss use of the VOA Somali Service to attain and to fulfill certain agenda which clearly undermines the U.S policy towards Somalia and the goals of the Somali Service. 5- Fraud. It won’t be long before all the others or at least most others that don’t belong to his tribe follow me and those that left before me. I Have faith that justice will prevail and the U.S tax payers will not continue to fund the very same practices that keep on fueling the conflict in the Horn of Africa. I thank you for giving me the opportunity to be able to serve my deeply wounded people and fellow Somalis. Sincerely, Farhia M. Absie
  23. Wasiirka Duulista iyo Wafti uu Hogaaminayo oo China Kula Kulmay Shirkada Dhisaysa Madaarka Hargeysa Wasiirka Duulista iyo Duqa Caasimada aya maanta kula kulmay Magaalada Wiechang ee dalkaasi China shirkada dhiseysa Madarka Magalada Hargayasa oo lagu wado in ay bisha labad ee salankan so gaadho dalka wax sida no xaqiiyjiyey duqa caasimada Eng Jiciir oo anu khadka talefoonka kula xidhidhney isga oo hada ku sugan dalka China. Wax kale oo duqu sheegey in ay dhawan imanayan dalka shirkada dhiseysa madarka oo imika ay heeshis raasmi ah la so galayan, waxana dhismahasi maalgaliyana ganacsato reer Somaliland ah iyo dawlada oo iska kaashanaya qarashadka ku baxaya hawsha baladhinta Maadarka Hargaysa. Wax kale oo Maayar Jiciir sheegey in ay la kulmen inti ay joogen magaladan hayadaha qaabilsan dhinaca wax barashada ee dalka China kuwaasi oo u sheegey in ay Wasaarada Waxbarashasa Somaliland la sameyn doonan xidhiidhi si ay ino siyaan deeqaha waxbarasho ee ay biaxial. Maayarku waxa kale oo uu noo sheegey in ay so eegayaan warshadaaha Magalada ee lagu farsameeyo cuntoyinka iyo dhismayasha casriga si lola yeesho xidhidhi taas oo ay maalinta barito ay gaadhi doonaan hadi alle yidha magaala madaxda dalkasi ee Bejing halkaasi oo ay kula kulmi doonaan masuliyiin ka socota dawlada China iyo shirkadaha ganacsiga ee Magaladasi