Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Passion_4_Fashion


  1. Nur topicga threadka aa xoogaa cabsi iska eh....sidaas daraadeed aan umaleenaa sababta ey dad badan uugu soo jawaabi waayeen cashirka aad noo soo diyaarisay.

     

    aniga No1 maba aanan aqrin cabsi daraadeed.

    Laakiin waa su'aalee talow maxaa cabsida keenay? maybe aakhiradeena uma aanan shaqeysanin.....allow jidka toosan oo toowxiidka nagu toosi


  2. policeka SOL......meel kale maad ku qorin miyaa, waxa aan kaaga kala hadlaya? mise umaba fiirsatit waxa aad qortit?.......wexey ahaataba hadalka ama murunka midkey kula tahayba waxaan kusoo koobayaa moderator yaasha dadka amarka haka daayaan. Maraxnimadana iska kala yareeya.....

     

    Musa iyo Ibrahim (scw) waxaan ka waday dad kala qoom bey ahaayeen....marka dambe far waaweyn baan kuugu qori doonaa.

     

    arrinka wuu xiran yahay!


  3. After Salaams

     

    you know I like txt messages....not just any txt message but you know them nice sweet ones....im gonna share with you what makes me smile when i receive txt msg

     

    Please remind me 2

    remind u about reminding me 2send u

    this reminder that reminds me of reminding

    u that u never have 2remind me 2remember u,

    i always Do

     

     

    2.

    In my life

    I learned

    how...

    2love

    2smile

    2 b happy

    2 b strong

    2 work hard

    2 b faithful

    2 forgive

    but I couldn't

    learn

    how..

    2 stop

    missing

    you

     

     

    3.

    Words

    begin

    with

    A

    B

    C

    Numbers

    begin

    with..

    1

    2

    3

    Music

    begins

    with

    do

    re

    mi

    But

    true friends

    begin

    with...

    you

    &

    me

     

    4.

    A new day comes

    every 24 Hours

    a new month comes

    every 30 Days

    A new year comes

    every 12 months

    but someone special

    like YOU comes only

    once in the lifetime

     

     

    plz share with us if you've got nice txt msgs

     

    more coming up......


  4. aaaahhhhh....wax fiican baad ka talisay j_11..ajir ilaah hakaa siiyo

     

    Alle ubaahane si fiican baad sameysay inaad adiga hishiiska ku hormartay

     

    now...Ngone wiilka walaalkaa salaan ee kala nasta....salaan aan ku dhahay wiilka walaalkaa


  5. Masha allah....I absolutely love the response I got 4rm u bro Nur....Ilaah caqli badan buu ku siiyay masha allah.....I am so proud of you brother walaahi......you are the kind of man a sister would love to marry.....I can only envy your wife/wife 2 b

     

    Maymuunah.....I like action....but mind you I never ended up being police.....I shall be qualified teacher in 2yrs time insha-allah


  6. waxaan jeclaan lahaay inaan sunnada nabiga scw qabsado

    waxaan jeclaan lahaay inaan masaajid dhiso

    waxaan jeclaan lahaay inaan arko palestine oo ka xurrowda gacanta yahuuda

    waxaan jeclaan lahaay in wadanada muslimiinta iney caawiyaan walaalahood muslimiinta oo dhibaateysan (sida palestine iyo Iraaq)

    waxaan jeclaan lahaay inaan hooyadeey xajjka aan la tago

    waxaan jeclaan lahaay inaan ka qallin jabiyo jaamacada

    waxaan jeclaan lahaay nolol oo Alle ka raali yahay inaan ku noolaado

    waxaan jeclaan lahaay wiil allahiis yaqaana iyo rasuulkiisa inaan is guursanno siduu alla noogu siiyo ubad alla ka cabsada

    waxaan jeclaan lahaay iney wadanki nabad noqdaan

    waxaan eebe ka rajeynayaa inuu igu toosiyo jidka toosan ee towxiidka ama jannada

     

    waxaan kaloo jeclahay inuu ilaah ii sahlo amuuraheyga, amuuraha waalidkeyga, amuurahiina iyo amuuraha muslimiin


  7. ameenah...policeka SOL.....tooshkaa naga daba wadatit naga daa. Wacaad rabtiin sida radio oo kale maantoo dhan in la hadlo lee....soomaali hoary wexey u tiri "hadal badan haan ma buuxiyo". hadal oo actions la soconin wax ma taraayo...so we might as well chit chat.

     

    Ameenah n co

    salla caleek yaaqey......naga qaleeya, laf dhuun gashay hanagu noqonina. I'll make u a deal ameenah.....adiga qaasatan dadka kula sheekada eh iskala sheekeyso.....waxa aad rabtiin ka sheekeystaa, idinkama qasi doonno 'qolkiina", laakiin annaka markaan sheekeysaneeno plz n plz dont u tell us we "are wasting valuable space". ciisaa diinukum wa muusaa diinukum. dadki weyba kasoo dareenee......subxaanaka cazza wa jalla