Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Passion_4_Fashion


  1. ^^dadka adigoo kale eh baa dadki diinta kasii dheereynaya....inkastoo aad aniga iga dheereyni karin xariga alle. Istibitaal ama guri in lagu dhalo aa laga hadlaayay maxaa soo dhex geliyay gaalo ama dhaqan? Diinta sheegeyso in lagu dhali karin istibitaal ma ii sheegi kartaa?

     

    Alle-ubaahane..fadlan diinta wax qallafsan haka dhigin.


  2. ^^lool now u mada me laugh

     

    Ngone man u do have an issue with mobiles. honestly my mobile is part of my everyday life... it rings non-stop, if I 4get it at home I'll come back 4 it...thats how dear it is to me...n u r talking about banning them.

     

    Waan ku fahan sanahay waxa aad ka hadleysit...laakiin hal mid ila garo. Aniga quf qaan gaar eh baan ahay oo la dagn waalid keeda. Asxaabtina wey iska badan tahay, iyakoo iskula jira wiilal iyo gabdhaba. Gabdhaha aanba siiyee taleefoonka guriga laakiin wiil masiini kartit...bcoz waa inaan qadariyaa guriga waalidkeyga...sidaas daraadeed waa loo baahan yahay mobile


  3. ^^^aaah now I understand.....bcoz ur wife owns amobile n she is chatting with her m8s u feel left out....u r not getting the "quality time", n u r left with changing nappies....isn't that right? Now we've figured out the problem behind it.....is there anything else thats bothering you?


  4. looool iyaah waxaan wey iga dambeeyeen. looooooooool checkmate sambabkaaga maxaa ii geysay? meel kale hadaad ii quuri leheed waxaa dhici kari leheed in buuga naxariista laguu furo :D ar iga daa yaaqe....waad iga xishoosiisay

     

    loooooooool at wiilo n MR jaceyl

     

    wiilo naagtii cilaanka ma balamisay?