me

Nomads
  • Content Count

    4,362
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by me

  1. Al-shabaab Iyo Xisbul Islaam Oo Xoog Kula Wareegay Fariisimo ay Joogeen Ciidamada Dowlada KMG Ahi Warkii 10-May-2009 iyo Qormadii: Yaasiin faytin Dagaalo faraha laysula tegey oo soconayey in ka badan 24-saac oo xidhiidh ah islamrkaana si weyn usoo labo kacleeyey xalay saqbadhkii gelinka dambe ayaa maanta kusoo gabagaboobay inay kooxaha al-shabaab iyo xisbul islaam ay la wareegaan xarumo dhowr ah oo ay kamid yihiin xarunta studyow muqdisho, shirkole , Ex-wasaaradii hore ee gaashaandhiga ,wershedii hore ee sigaarka iyo taraqa iyo isgoyska Ex-cantarol afgooye oo dhamaantood fariisin u ahaa cutubyo ka tirsan ciidamada dowlada KMG ah . Dagaaladan oo ahaa kuwo aad u kulul oo kafool kafool u badnaa ayaa laysu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan gaar ahaan lidka diyaaradaha madaafiicda dhulka la jiido iyo weliba kuwa garbaha lagu qaadoba taasoo ka muuqaal duwanayd dagaaladii hore uga dhici jiray magaalada muqdisho tan iyo intii ay muqdisho soo gaadhay dowlada KMG ahi Sidoo kale la wareegista goobahan oo ahaa saldhigyo waaweyn oo ciidamada dowlada KMG ah ay fariismo ku lahaayeen ayaa wararka laga helayo saraakiisha al-shabaab iyo xisbul islaam ay shaageyaan inay isu soo dhiibeen ciidamo ka tirsanaa kuwa dowlada KMG ah oo ku hubaysnaa gawaarida tiknikada ah oo gaaraya ilaa 7-tikniko ah taasoo aan la ogayn sababta dhabta ah ee ay isugu soo dhiibeen balse ay warar dheraad ah sheegayaan inay xidhiidh hoosaadyo lahaayeen . Si kastaba ha ahaatee dagaalada ka socda magaalada caasimada ah ee muqdisho ayaa sababay barkaca boqolaal qoys oo markoodii hore kusoo laabtay xiligii ay ciidamada Ethiopia ka baxeen dalka taasoo dhimashada iyo dhawacuna ka badan yahay 90-qof isku darkooda Xafiiska Muqdisho
  2. Sarkaal ka tirsan xarakada Al Shabaab iyo tiro suxufiyiin ah oo ku dhaawacmay madfac ku dhacay xaruntii hore ee Maxkamada Islaamiga Ifka Xalane Sarkaal ka tirsanaa xarakada Al-Shabaab oo lagu magacaabo Sheekh Cali Max’uud Raage iyo tiro ka mid ah suxufiyiinta magaalada Muqdisho ayaa ku dhaawacmay madfac duhurnimadii maanta ku soo dhacay xaruntii hore ee maxkamada Islaamiga aheyd ee Ifka Xalane oo ku taala wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho xili uu halkaasi ka soconayey shir Jaraaid oo uu qabanayey sarkaalkaasi kaasoo u kaga warbixinayey goobo ay dagaaladii ugu dambeeyey kagala wareegeen ciidamada DF. Suxufiyiinta ku dhaawacmay madfacan oo gaarayey ilaa saddex ayaa waxa ka mid ahaa Bashiir khaliif Gaani iyo Axamed Cabdi Naxar oo u shaqeynayey idaacada Tv-ga Shabelle iyo C/naasir Nuur Geeddi oo u shaqeynayey Tv-ga ETN waxaana la sheegay in sarkaalka iyo qaar ka mid ah weriyeyaasha ayaa la sheegay in dhaawacooda uu yahay mid fudud iyadoo mid ka mid ah suxufiyiinta loo qaaday dhaawaciisa isbitaalka Dayniile. Dhinaca kale, Sarkaal ka tirsanaa xarakada Al-Shabaab oo lagu magacaabo Sheekh Cali Max’uud Raage ayaa shirkiisa jaraa’id ku sheegay in waxa la dagaalamaya aysan aheyn mujaahidiin balse ay yihiin wax uu ugu yeeray ashahaado la dirir mar kale doonaya inuu iibsado culimada dalka wuxuuna inta ku daray in dagaalka ay guulo ka gareen ayna ka qabsadeen iyaga iyo ciidamada xisbul Islaam-na ay la wareegeen goobo badan oo uu ka mid yahay garoonka Istaadiyo Muqdisho iyo deegaano, wuxuuna intaa ku daray iney dagaalka sii wadi doonaan illaa ay ka adkaadaan wax u ugu yeeray cadowga ILAAHAY.
  3. Saxafiyiin ku dhaawacamay madfac ku soo dhacay Agagaarka Ifka Xalane oo ay howlo Saxafinimo u joogeen. Posted: 5/10/2009 8:35:00 PM Shabelle: MUQDISHO Madaafiic lagu garaacay Agaagaarka garoonka Kubad Cagta ee Muqdisho Stadium ayaa waxaa ku dhaawacmay Saxafiyiin xili ay howlo Saxafinimo u joogeen. Kadib shir jaraa’id oo ay maanta ururka Al shabaab ku qabanayeen Maxkamada Ifka Xalane ayaa waxaa inta uu socday Shirkaasi Jaraa’id ku soo dhacayay agaagaarka Maxkamada Madaafiic farabadan taasi oo sababtay in wariyayaal gaaraya 3-wariye ay ku dhawacmaan. Wariyayasha dhawacyada ay soo gaareen ayaa waxaa ka mid ahaa C/naasir Nuur Geedi oo ah Cameraman ka tirsan TV-ga lagu Magacaabo Horn Cable iyo sidoo kale Wariyeyaal ka tirsan Idaacada iyo TV-ga shabelle oo lagu kala Magacaabo Bashiir Qaliif Gaani iyo Max’ed Cabdi Naxar oo ay soo gaareen dhaawacyo fud fudud. Sidoo kale waxaa dhawacyo ay ka soo gaareen dad shacab ah oo halkaasi ku sugnaa,waxaana sarkaalka u hadlayay ururka Al shabaab oo lagu magacaabo Shiikh Cali Max’uud Raage (Cali Dheere) oo ah Wakiilka Al shabaab ee gobolada Dhexe uu sheegay in madaafiicda ay ka soo dhacayeen sida uu sheegay goobaha ay ku sugan yihiin Cadawga waxaana daqiiqadiiba halkaasi ku dheceeyay dhowr madfac oo meesha ka dhigtay mid ay is qariyeen siigo iyo Qiic badan. Wariyayaasha ay dhaawacyada soo gaareen ayaa waxaa loo qaaday cusbitaalka Dayniile ee duleedka magaalada Muqdisho kuwaasi oo iminka la soo sheegayo in xaaladooda caafimaad ay taha mid wanaagsan. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  4. Sheikh hotel and his calooshood ushaqaystayaal militia lost major grounds in day 4. The posts by Emperor are misleading to say the least. The real news from Muqdisho is: Al Shabab/Xiz Islam have taken over Shiirkole, Yaqshid Police Station, Muqdisho Stadium, 4-ta Jardiino, Laanta horseed, Ex-control, Warshada Sigaarka iyo Taraqa. Black Sea is now contested. Read for yourself teh report by Shabelle. Dagaalo dhimsho iyo dhaawac gesytay oo maalintii 4-aad magaalada Muqdisho ku dhex marayaan ciidamo ka tirsan kuwa dowlada iyo xoogaga ka soo hor jeeda iyo Al shabaab oo ka hadlay Dagaalada. Posted: 5/10/2009 7:24:00 PM Shabelle: MUQDISHO Dagaalo dhimsho iyo dhaawac gesytay ayaa maalintii 4-aad waxaa ay magaalada Muqdisho ku dhex marayaan ciidamo ka tirsan kuwa dowlada iyo xoogaga ka soo hor jeeda waxaana ka hadlay ururka Al shabaab. Dagaaladani oo maalintii 4-aad ku dhex maraya magaalada Muqdisho ciidamada dowalada iyo ciidamo ka tirsan kuwa Al shabaab iyo Xisbul islaam oo isku dhan ah ayaa waxaa ay sababeen in dhimasho iyo dhaawac ay ka soo gaareen dad rayid ah ,askarta iyo saraakiisha hogaamineeysay labada dhinac ee dagaalamayay. Dagaalka oo maanta ku fiday aagag cusub oo ay ka mid tahay degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa goobaha uu Duhurnimadii maanta ka dhacayay waxaa ka mid ah isgooysyada Black Sea iyo Shiirkole halkaasi oo ay mar kale ku dagaalameen ciidamada Al shabaab iyo kuwa maxkamadaha ee ka tirsan dowlada kmg Soomaaliya. Sidoo kale dagaalo xoogan oo shalay,xalay illaa saakay ka socday Qeybo ka mid ah degmada Wardhiigleey ay markii danbe sababtay in gacan ku heynta garoonka Muqdisho Stadium iyo agaagaarka Xarunta xisbiga lagala wareego ciimadii maxkamadaha islaamiga ee taabacsan dowalada kmg,halkaasi oo ay iminka ku sugan yihiin xoogaga ka soo hor jeeday. Sidoo kale degmada Yaashiid ee gobolka Banaadir ayaa waxaa saakay Barqadii maanta ka dhacayay dagaalo xoogan oo sababay in xoogaga mucaaradka ay la wareegeen isgooyska 4-ta Jardiino iyo weliba Laanta horseed ee degmadaasi waloow markii danbe ay halkasi soo gaareen ciidamo ka tirsan Military-ga dowlada kmg oo dib u soo ceshaday goobaha laga qabsaday dowlada,waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan dhacdada rasmiga ah ee halkaasi ka jirta. Saraakiil ka tisan ururka Al shabaab oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dagaalada dhacayay aysan u dhexeeyn Mujaahidiin balse ay u dhexeeyaan Mujaahidiin iyo Ashahado la dirir sida ay sheegay Masuul u hadlayay Shabaabka. Saraakiil ka tirsan xoogaga Xisbul islaam oo ciidamadooda ay xalay oo dhan ku dagaalamayay ciidamada maxkamadaha inta u dhexeeysa isgooysyada Cali Kamiin iyo Florence ayaa idaacada shabelle u sheegay in 5-gaadiid dagaalka oo ay lahaayeen ciidamada maxkamadaha islaamiga ay isku soo dhiibeen iyaga waloow uusan faah faahin ka bixin qaabka ay arintaasi ku dhacday iyo hadii ay saarnaayeen ciidamo,mana jiraan wax war ah oo ka soo baxay dowlada kmg Soomaaliya oo ku aada dagaalada 48-kii saac ee ugu danbeeyay ka dhacayay magaalada Muqdisho. Waxaa jiray duqeymo loo geystay gobaha saakay lagala wareegay ciidamada dowalda kmg oo ay ka mid ahayeed Muqdisho Stadium iyo isgooyska Ifka Xalane oo ay ku sugnaayeen xoogaga Al shabaab waloow aan la ogeyn qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay madaafiicdaasi ay ku soo rideen ciidamada dowalada. Inta la ogyahay waxaa dagaaladii ugu danbeeyay ee 4-tii maalin ka dhacayay magaalada Muqdisho ku naf waayay dad kor u dhaafayay 50-qof oo isugu jira dhinacyadii dagaalamayay iyo dad rayid ah halka dhawacyada ay intaasi ka sii badan yihiin oo la geeyay cubitaalada Dayniile,Madiina iyo Keysaneey ee magaalada Muqdisho.
  5. Check out the guy with the Yellow Kofiyad. A shirt with African Nationalist colors, an AK and ready for war. Wears glasses, probably well read. That guy is no ordinary soldier, he looks like a man who is fighting for an ideal. He is Lupe Fiasco meets Rambo.
  6. sprinkle some crack on the dude JB.
  7. Xiin adiga caravankii bal ka waran.
  8. Originally posted by Meiji: Me, Lets not confuse things any further. There are accusations against the foreign-created government for selling our territorial waters to Kenya. These accusations should be taken very seriously and as such investigated since Somalia's territorial waters are on stake. However, since the issue has been used to launch a PR-campaign against the current foreign-created government, we should not fuel it and instead seek the truth of the matter. Also, opposing and harshly criticizing the foreign-created government is one thing. But the Culama who have the Islamic knowledge and credentials should not be de-humanized and discredited. The simple reason why the Culama and their expertise should not be damaged is that they can give the people the correct intrepretation of the Deen and as such counter the religious warlords who want to intrepret the religion in a way that supports and sustains their political agenda. I see it clearly Meiji, there is no confusion here. Simply put these so called Ulema were nowhere to be found for the past 18 years and all of the sudden they appear to discredit the brave young me that defeated the enemies of our nation. Secondly these Ulema have decided to support these foreign puppets of TFG part 2. They have chosen the side of the enemies of Somalia. We do not need so called holy men to mediate between us and god. We know our religion and we need no one to interpret it for us. These so called Ulema are a tool to make our people go astray. You call them Ulema, I call them calooshood ushaqeestayaal.
  9. Originally posted by Abu_Diaby- Al Zeylaci: As for your cyber jihadi insults against the ulema; it is nothing we haven't heard before. You are just repeating what you heard from takfiri dvds like a puppet. Ahhh, "scholars for dollars". They are no scholars these so called ulema are corrupt. Aren't they the ones defending the thugs that are selling our land? Aren't the Sheikh Hotel government the ones that are giving away Somalia on a silver plate? event Cabdulahi Yusuf didn't do that, they signed the deal Cabdulahi Yusuf wouldn't sign. That must tell you about the level of this so called government. Lets not lie to each other there is no Ulema here only corrupt greedy individuals who lack any morals and that are convinced by the dollars of foreign powers.
  10. Dawladda Soomaaliya oo saxiixdey heshiis Kenya muddo raadineysey. Warkii 08-Apr-2009 iyo Qormadii: Afnugaal New Desk Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi heshiis lagu magacaabey is fahan dhanka xuduudaha badda Soomaaliya iyo Kenya ah ayaan lagu kala saxeexday kaas oo ay kala saxeexdeen Dawlada Kenya iyo Somalia. Heshiiskan ayaa waxaa saxiixay Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur & wasiirka Arimaha Dibadda ee Kenya Moses Wetang’ula. Heshiiskan ayaa ka dhacay Xarunta Wasaardda Arimaha Dibadda ee Kenya, waxaa goobjoog ahaa heshiiskan: Amb. Longve Hans Wilhelm, la taliyaha khaaska ah ee Wasaarada Arrimaha Dibada ee Norway, iyo weliba Ms.Rina Kristmoen oo ka socotey Safaaradda Norway ee Nairobi. Heshiiskan waxa uu muhimad gaar ah u lee yahay dalka Kenya, sababta oo ah waxaa ku cad in Badda Soomaaliya iyo Kenya aysanba xadeysneyn, sidaas darteedna ay tahay goob muran ku jiro, taas oo Kenya u sahleysa in ay hesho Ceelka ay saliida ka sahansatey dhulbadeedka ku aadan Xeebta Jubada Hoose ee Soomaaliya. Ma jirin cid khuburo sharciga badaha ah oo Soomaaliya ka socotey oo madasha ku sugneyd, Meesha heshiiskan muhiimka ah ka dhacayna waa xarunta Wasaaradii arrimaha dibadda ee Kenya! Wasiirka Qorsheyntu Cabdiraxmaan Cabdishakuur, waxa uu sheegay in Madaxweyne Shiikh Shariif & Raysalwasaare Sharmarke ay la og yihiin heshiiskan. Websiteka Somalitalk.Com ayaa asbuucan horaantyiisi soo bandhigay xog rasmi ah oo la doonayo in Badda Soomaaliya la qaybsado, arintan ayey qaylodhaan xoogleh ka soosaareen.Qaramada Midoobay ayaa u qabatay illaa iyo 13ka bisha soo socota ee May 2009 in wadamada caalamka ay kusoo gudbiyaan xaduudahooda bada, ayadoo wadan walba uu si gaar ah ugu gudbinayo hay’ ada qaabilsan arrimahan. Waxaa hubaal ah heshiiskan lagu saxiixay caawa magaalada Nairobi in shaki weyn ku jiro isla markaana uu dalka Soomaaliya ku dhumin karo dhul badeed baaxadleh iyo waliba waxa ku hoos jira oo hada Dowlada Kenya u heshay qiil ay ku sheegato. Halkan ka dhegayso Waraysiga Wasiirka & Khuburo ka hadlaaya arintan : Dhegeyso ama soo rogo Hadal Cajiib ah! Shakiga ugu weyn ee heshiiskan iyo cabsida dadka khubarada ah ayaa rumowday kadib markii uu Wasiirka Soomaaliyeed ee heshiiskan saxiixay Cabdiraxmaan Cabdishakuur uu caawa BBC-da u sheegay in Bada u dhaxeysa Somaliya iyo Kenya aysan ahayn mid xadeysan oo horey loo cabiray. Warkaasi Wasiirka ayaa ah mid aan wax ka jirin, maadaama Bada Soomaaliya iyo xadkeeda uu horey u sharciyeysnaa isla markaana u cabirnaa, arrintan ayaa muujineysa wel welka iyo mucjisada ah aqoon yarida Wasiirka ee dhinaca xuduudaha. Wasiirku ayaa asagu ku adkeystay in Xadka Soomaaliya uusan waxna iska bedali doonin, balse labada dal ku heshiiyeen in ay sidaa wax ugu gudbistaan xuduudahooda Qaramada Midoobay kahor 13ka bisha May. Hadaba sidee Wasiirka ku ogaaday in Xaduudaha Bada aysan isbedali doonin haduuba sheegay in Xadka Soomaaliya ee Bada uusan ahayn mid cabiran??? Illeen haduu sheegay in xadka bada uusan cabirneyn micnaheedu waa shaki baa ku jira oo mustaqbalka waa uu is bedali karaa. Waana qodobkan midka ugu muhiimsan oo ay Kenya ka heshay saxiixan, waa hadii sheekadu u dhacday sida uu Wasiirka u hadlay si lamid ah. Wasiirka ayaa sheegay in khubaro Somali iyo Ajaanib ah ay dowlada kala taliyeen arrintan, asagoo sheegay in khubaradaasi ay sadex maalmood joogeen magaalada Muqdisho, walow uusan magacaabin khubaradaasi la taliyey Dowlada Soomaaliya. Hadalka ah Xaduudaha bada ee Somaliya iyo Kenya ma qeexna ama lama xakameyn ayaa ah hadal horey uga soo yeeray dowlada Kenya oo hada u malabsaneysa qeybo kamid ah Bada koonfureed ee Soomaaliya halkaasi oo ku beegan magaalada Kismaayo, kana mid ah meelaha lagu sheego inuu ku jiro batrool iyo Gaas. Waxaana la yaab noqotay in Wasiir Soomaaliyeed uu ku hadlo hadalkii Kenya isla markaana shaki geliyo xuduudaha Soomaaliya oo horey loo cabiray heshiisyadii hore ee caalamiga ahaa illaa xiliyadii ay wadanka maamulayeen Gumeystayaashii Talyaaniga iyo Ingiriiska. Xuduuda bada Soomaaliya ayaa ah mid calaamadeedu raaceyso halka uu ku egyahay xadka Soomaaliya, balse Kenya ayaa ayadu horey ugu gudbisay Qaramada Midoobay in xadkeedu uu dhexmaro qaar kamid ah Shanta Jasiiradood ee koonfurta Soomaaliya kuna beegan magaalada Kismaayo. Cabirkaasi oo ah mid ay Kenya sameysay kadib burburkii Soomaaliya. Wasiirka Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur masoo hadal qaadin Cabirka Khaldan ee Kenya sameysay una gudbisay Qaramada Midoobay, saxiixa uu maanta saxiixayna waxay tusaale u noqon kartaa in Dowlada Soomaaliya aysan waxna ka qabin qorshaha Kenya ay u gudbisay Qaramada Midoobay, taasi oo loo adeegsan karo Dowlada Soomaaliya hadii ay murran mustaqbalka ka keento cabirka ay Kenya gudbineyso. Qorshaha Kenya ayaa ah mid ay kula wareegayso hadii ay u hirgasho dhul cabirkiisu yahay 38,000km2 oo dhul badeed ah. Wasiirka Soomaaliyeed ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur ma soo hadal qaadin qorshaha Kenya ay horey ugu gudbisay, oo ah mid horey loo shaaciyey isla markaana ku jira dhamaan shabkadaha xogta ee Qaramada Midoobay. Arrintan waa mid u baahan in dowlada Soomaaliya ay dib isugu noqoto, ayna si fiican uga baaraan degto waxa ay saxiixeen, isla markaana soo bandhigaan Qoraalka rasmiga ah ee heshiiska Kenya lala saxiixdeen, taasina waxaa kasii muhiimsan sidii Wasiirada aan cilmiga u lahayn taariikhda xaduudaha Soomaaliya iyo shuruucda caalamiga ah aan lagu siideyn go’ aanada noocaan oo kale ah. Xigasho: Afnugaal
  11. It is interesting to see how a pretext is created for another Somali nightmare. It is like watchting a car going 100 mph straight to a wall. You know the outcome is going to be ugly. It looks like that once again they want to make us the victims of their sick politics.
  12. The Mahdi will be a Somali.
  13. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: You're talking about 20 years ago sxb .... Now they are Somaliland singers/composers. Keep your clan thing to yourself ,,,,,,,,
  14. Kibirka waa lagu kufaa. Somalina ilkaha ayaa ka daatay.
  15. lol...somehow I believe that your telling meiji to hush, this brings back to my memory ....in the early days when TFG 1 was formed emperor criticized the TFG and General Duke reassured him. That they were lead by 'local' guys who had teh support of the 'region'. What makes this new puppet different then the old one? What has he done after 3 months? what did Cabdilahi Yusuf do after 3 months in 'power'?
  16. Originally posted by Thierry.: Meiji lay off the Federal government saxiib the heads of it are local men who want he best for South so adeer you don’t need to fear it. lol......saaxiib this government should be a government for Somalia and not the south only. Why should the Somali people accept this government as their own government if it's a 'local' government which is best for the south? No wonder there are so many people against this AU puppet regime.
  17. Originally posted by Twisted_Logic: quote:Originally posted by *Ibtisam*: ^^Mogadishu Society. A new concept championed by nomad “Me” iyo Mija. I see. Thanks for the clarification. Best of luck to the Mogadishu Society in their struggle against the anti-peace forces and their quisling allies. Thank you Ibti and TL for teh great honour, however I do not champion anything let alone Muqdisho society. I support common sense anywhere I see it.
  18. Guys, Runta aan isu sheegno. Muqdisho sneezes and Somalis all over catch a cold. It is Muqdisho where the future of Somalia will be decided and not in Hargeysa or Bosaso. It is Muqdisho that sends us wadaado and waxgarad. If SL and PL want to shape the future of Somalia they have to come out of the isolation and deal with Muqdisho. It’s hard for Puntland since it squandered the only chance it had, but for SL there is still room for manoeuvre. But for SL to play along it should develop a strong civil society ala Mogz. Because as long as the secessionists determine the agenda for the people of North West Somalia they won’t have much room for manoeuvre and they will be stuck in the current limbo. SL should come out of its self imposed isolation if it wants to develop. SL has now reached the limits of its development under the current secessionist regime. 18 years of so called independence and an admin that can’t provide water to its people. Are they waiting for an NGO to fix it for them? PL is another story, they are isolated not by choice but by their inept leaders. PL has squandered a golden opportunity and it will take a long time before it gets out of this deep isolation. Mogz on the other hand has the initiative for now and it will be Mogz and it’s civil society that will decide on the future of Somalia whether you SOL’ers like it or not.
  19. Originally posted by NGONGE: ^^ You mean he's the one that's been welcomed in that other thread? Ma dhici karto! In that case, I shall withdraw from this thread. Ma cala al majnoon xaraj. Computer says No. But if you are willing to capitulate let it be known and I will send you my terms.
  20. ^ Sometimes it takes turning a place into a sewer before the flowers can grow. The civil society groups in Muqdisho are those flowers. The Sland PLand admins remind me of the following Dutch saying. Zachte heelmeesters maken stinkende wonden. Hargeysa and Bosaso crews have relative peace but no development at all. While Muqdisho have developed during the war. How come that Muqdisho economy is bigger then Hargeysa and Bosaso combined even after 18 years of war. How come people in Hargeysa are dying of thirst after 18 years of so called independence, come onnnnnn sxb Somaliland and Puntland failed miserably. Why should the people of Muqdisho try the failed concept of clan states? Hargeysa and Bosaso although they started well, have stagnated and I don’t have to tell you about the smell of stagnant water.
  21. ^ I see 3 different perspectives. Yes clan plays a major role in Mogz politics, but clan is not as potent in Mogz as it is in let’s say Hargeysa or Bosaso. Clan politics are weakened in Mogz rather then institutionalized as in Hargeysa or Bosaso. Clan is loosing ground in Muqdisho. So if the goal is to get rid of clan based politics, then the Muqdisho model is the way forward. Meiji is onto something yaa SOL’ers. Ask yourself how come that it was Muqdisho that produced the wadaado and not Hargeysa or Bosaso?
  22. Ngonge, Let us agree on something horta. 1. We, Us, Somalis are in a process of renegotiating. We are negotiating about the future of our people and how we would like to see our future state, states to be. 2. Hargeysa, Bosaso and Muqdisho are the three centers of power that are trying to determine how that future of the Somali republic will look like. 3. No one can deny the clan factor in Somali politics, two of the power centers in today’s Somalia namely Hargeysa and Bosaso have institutionalized clannism. The result of all this is that our beloved Shankaroon had declared itself independent and that after 18 years of this so called independence it has a ‘capital’ were people are dying of thirst (BBC Somali service 22 March 2009). As for our Pirate fiefdom which has also experimented with institutionalized clannism under the guise Puntland has become the hub of thriving community of international criminals that deal in human trafficking, piracy and forgery, they print Shillings, Dollars etc etc. It is also highly unstable ( See yesterdays demo’s) These ‘administrations’ have both failed the people they were supposed to ‘govern’. 4. Muqdisho had taken a different path of development. Not by choice but by necessity. Due to the size, the stakes, the heterogeneity of the population and interference/interes t from external actors the people of Muqdisho have not been able to agree on a clan fiefdom let alone set one up. But Muqdisho is not a total failure as some people wish to portray. Muqdisho has developed a new framework for dealing with the problems of the city. A framework that has transcended clan. Muqdisho has developed a civil society. Muqdisho has a thriving women’s organizations, independent journalist association, Student organizations, Organized religious institutions, independent health workers organizations. These organizations are independent, united and are critical of the political actors have held the city and its populace hostage. 5. Muqdisho’s path of development is an interesting one and at the end it will be the most successful path of development. The clan fiefdom model has failed in Somaliland and Puntland. The Muqdisho model is the path to sustainable and accountable governance in Somalia.