Mad_Mullah

Nomads
  • Content Count

    1,423
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Mad_Mullah


  1. Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa maanta Saxaafadda gudaha iyo dibadda waxay usoo bandhigeen Meydka Askari Ugaandheys ah,kaasi oo habeenkii xalay ay toogteen Ciidamo ka tirsan Guutada Mustafa Abul Yaziid ee dhawaan lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho.

     

    Ka gadaal dagaal Culus oo waqti kooban socday kadib oo habeenkii xalay ka dhacay Daarta Shaqaalaha ee ku teedsan Wadada Makka Al-Mukarama ayaa Ciidamada Kumaandooska ee Shabaabul Mujaahidiin,gaar ahaan Guutada Asha-hiid Mustafa Abulyaziid waxaa usuuro gashay inay gudaha u daataan Saldhiggii daarta Shaqaalaha ay ku dhex lahaayeen Ciidamada Shisheeyaha gaar ahaan kuwa Ugandha.

     

     

    Dagaalkaasi Culus kadib Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxay soo qaadeen Meydka Askari Ugaandheys ah oo ka mid ahaa Askartii lagu dilay dagaalkii xalay dhacay.

     

    Meydka Askarigan Ugandheyska ah ayaa waxaa ka muuqday Astaamo muujinaya inuu ka tirsan yahay Ciidamada Shisheeyaha ee magaalada Muqdisho ka howlgala. Tusaale ahaan waxaa Saxaafadda loo soo bandhigay Teesarihiisa gaarka ah,qalab kala duwan oo isugu jiray Agabka Melliteriga sida Rasaas,Cuntooyinka fudud ee Ciidamada ay isticmaalaan,koofidayaha Xabadda celiya,Teleefonada gacanta lagu qaato iyo Agabyo kale.

     

    Afhayeenka Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa Saxaafadda kula hadaly halka lagu soo bandhigay Meydka Askarigan ka tirsanaa Ciidaamada Shisheeyaha ee Xasuuqa ka wada magaalada Muqdisho.

     

    Dhagayso Codka Sheekh Cali dheere

    Sheekh Cali dheere ayaa ugu horeyn waxa uu mahad celin ballaan u jeediyay Ciidamada Kumaandooska Shabaabul Mujaahidiin ee habeenkii xalay jiiray difaacyada wadada shaqaalaha ay ku lahaayeen Ciidamada Shisheeyaha,wuxuuna tibaaxay in Meydka Askarigan ay il qabowsan doonaan Kumanaan Soomaali Muslimiin ah oo u ciil qaba Ciidamada Shisheeyaah ee dalkooda dhibaaatada ku haya.

     

    “Allah ayaa mahadsan,Ciidamada gaarka ah ee Shabaabul Mujaahidiin,waxay xalay ku daateen oo gudaha ay u galeen Saldhigyo ay wadada Makka Almukarama ku lahaayeen Saliibiyiinta nagu soo duushay,Mujaahidiintu waxay noo sheegeen in dagaalkii xalay ay ku dileen Toboneeyo Gaalo Saliibiyiin ah,laakiin Allah waxa uu waafajiyay inay soo qaadaan ama Bulshada muslimiinta ah ay usoo bandhigaan Bakhtiga Salbiigan hortiina ka muuqda,waxaana u mahadcelinaynaa Ciidamada Kumaandooska ee Mujaahidiinta gaar ahaan Guutada Mustafa Abul yaziid ee Camalkan barakaysan fuliyay”.

     

     

    Sidoo kale Boqolaal ruux oo kamid ah dadweynaha ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa isugu soo baxay Isgoyska Baar Ubax ee degmada Howl wadaag,halkaasi oo loo dhigay Meydka Askariga Ugaandheyska ah ee xalay ay dileen Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.

     

     

    Dadweynaha isku soo baxay ayaa waxay aad ugu riyaaqsanaayeen inay indhahooda ku daawadaan Meydka Askariga Ugaandheyska ah ee qeybta ka ahaa Ciidamada Shisheeyaha ee Xasuuqa ka wada magaalada Muqdisho,hasse yeeshee ku baxay gacanta Xoogga Mujaahidiinta.

     

     

    Si kastaba ha ahaatee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin aya horey dhoor jeer sidan oo kale waxay magaalada Muqdisho ugu soo bandhigen Meydadka Askar Shisheeye ah oo lagu dilay dagaalada ka socda magaalad Muqdisho.

     

     

     

     

     

    Aqriso oo dhagayso radioalfurqaan.com Saacad Walba si aad u hesho duruus diini ah iyo wararkii ugu dambeeyay ee gudaha dalka iyo dibadda.

     

    Dhageyso wararka 7:30- subaxnimo, 1:00 duhurnimo, 7:00 Fiidnimo iyo dhuuxa waraysiyada 9:30 habeenimo adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.

     

    Fadlan wixii Qalad ah Nagala Soo xariir emailka : radioalfurqaan@hotmail.com

     

     

    Ugandha%206.jpg

     

    Ugandha%2012.jpg

     

    [ October 24, 2010, 09:43 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]


  2. ^ Its around 9-10 milion in Somalia, but the entire people is about 14-15 milion (Djibouti, Ogadeyn, Kenya, Refugees etc.) From Wikipedia

     

     

    Originally posted by Somali Psycho:

    The populations of the Netherlands, Belgium, Eritrea, Luxembourg, United Arab Emirates, Mongolia, Qatar, Suriname and Iceland could fit into TOKYO.

    Look how small those countries (expect Mongolia_ is compared to the Somali peninsula (Djibouti, Somaliland, Puntland, Somalia, Northern Kenya and the Ogadeyn).


  3. Its funny if you think about it, the entire Somali population can live in a city such as Cairo, and still have enough room left for other people. Cajeeb, SOmalis areone of the few countries in the world, that are so big but yet have so few people, most countries such as these are uninhabitable countries like Mongolia. Somalis would be able to live in cities such as Delhi, Shanghai, Tokyo, Cairo etc.

     

    So if you think about the whole somali population isn't able to take care of ONE CITY!


  4. Originally posted by Xaji_Xunjuf:

    Oke do that when you done doing that , you can focus on other things such as your neighbouring countries Dj Sl somalia. Laakin salaad walba xiligeeda la tukkada bay somalidu ku mah mahan

    The whole region is part of the process bro, especially Somaliland/Somalia as we share a border with them.

     

    Originally posted by Suldaanka:

    "Ilaahi caqligaa na siiyay ...."
    :D

    True, thats why I know we need to fight back against the Xabashada.


  5. No, because there won't be peace between the Habasha and Somalis, it's in our blood to fight them. You see, they know the Horn of Africa can be ruled by Somalis/Muslims so they do their best to keep us poor. They might help Somaliland because they need some slaves, but they won't allow Somaliland to reach 75% Of what Ethiopia is today, as it might become a threat. They will then arm some people in Somaliland, Shabab/Qabil group for example to cause some problems to keep it poor. Divide and Conquer.


  6. Seeing as the USWLF have a peace treaty with the Ethiopians, aswell as some ONLF that want to enter a peace treaty of the same sort, will Ethiopia send the Somalis from the Kilil to Somaliland to represent Ethiopia? And to do business for the country? icon_razz.gif That would be funny the same people that handed us to the Habasha will be the ones kissing our hands when we come back.

     

    [ October 24, 2010, 12:36 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]


  7. Although I myself live in the UK, I've also lived in the ME for several years and seen how the SOmalis live and how they see their own country. I have to say that the Somalis who were born/raised in the Middle East in countries such as UAE, Oman, Kuwait, Syria, Egypt etc. are ten times beter than the Somalis who grew up in the West. They're more nationalist, religous, and have a beter role to play in Somalia than the SOmalis in the west, who tend to forget their roots and take stuff from other cultures, and even IF the Somalis in the ME lose their own culture they will atleast keep hold of an Muslim culture (unlike the west again), some examples:

     

    These are the Somalis in Kuwait:

     

    (A show for the graduation of Somalis from Kuwaiti universities)

     

     

     

    Come on just compare between someone that took the culture of the Middle East (GUlf) and someone that took over a western culture

     

    41355_440417658584_534853584_5167336_582

     

    60252_1593896368626_1272427448_1645716_6

     

    VS the West

     

    SNF3022A-682_1014842a.jpg

    Who agrees and disagrees?