Ducaysane

Nomads
  • Content Count

    1,514
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ducaysane

  1. The only reason this guy is running is to get a name recognition. I watched him Aljazeera the other day. His debate skills was below the average. Plus He knows his qabiil have a zero chance to get the top post this year. If they are smart, they need to support another candidate condition being that he will give them the prime minister ship position.
  2. Mooge, Are you against anyone whose father used to be madax back in the days or just Bashiir?
  3. and when push comes to shove xarshin baad ka soo jeesanaysaa. jaalle bootada maad naga yaraysid.
  4. nabi maxamed baa loo jeclaa jaah wax soo baxa e asagana waxaa lagu jiraybay in uu jihaadaaye adingkuna xornima taa jirtaad jiif ka damacdeen. By dhoodaan
  5. Abwaan;836747 wrote: loool....Xoosh ma arkin miyaa isagoo taleefishin ka caayaya haweenka Waqooyi oo dhan..lol Ma aqaan inay run tahay laakin waxaan maqlay intuu nin Soomaaliyeed guri uu lahaa ka gaday buu haddana xoogaa ka dib inkiray, ninkii baa markaas cajal video ah soo saaray oo uu ka duubay warkaas ma maqashay? Duke adba ku dar anigu intentionally ugama tegin, ma anigaaba ka gaara inaan kulli soo qoro, xitaa abtigaa C/Qaydiid ku dar:D I know inaadan Faroole kala jeclayn mar horaad ila dagaali lahayd. Hadaa ninkii naag caayaaba ma warlord criminal ah baa. Sometimes you dont make sense
  6. Abwaan;836718 wrote: Inta Maxamed Dheere, Indhacadde, Xoosh, Aadan Madoobe, Faroole, Faysal Cali Waraabe iyo noocoodu siyaasad Soomaali ka hadlayaan talo waa wareersan tahay. Ilaahoow naga soo gaar. Why do you include Xoosh in your list?
  7. Today I lost a brother and true friend. It is one of the saddest days in my life. Ilaahay qabriga ha u waasiciyo
  8. all somalis regarless their tribe affiliation contributed the fire in Somalia. remember Godane, He was born in Burco.
  9. What a bunch of criminals. how did tornado miss them.
  10. Gaaska faynuusahaa meesha laga helaa la yiri.
  11. Aniga iyo Somalina is fil baan nahay