Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Liibaan


  1. " frameborder="0" allowfullscreen>

     

     

    Wasiirka Xidhiidhka Caalamiga ah ee maamulka khaatumo Dr. Xuseen Saleebaan ayaa maanta ka warbixiyay shir maalintii sadexaad maamulka khaatumo oga socda golayaasha maamulka khaatumo caasimadda maamulka ee taleex

    wasiirka xidhiidhka caalamiga ah ayaa sheegay in kulankii maanta ay soo gabagabeeyeen dhagaysiga waxyaabaha u qabsoomay wasaaradaha maamulka khaatumo isaga oo sheegay in shirkan uu sii socon doono


  2. Shir Uga Furmay Caasimada Taleex Golayaasha Dowlada Khaatumo State

     

    " frameborder="0" allowfullscreen>

     

     

     

     

    Waxaa Maanta si rasmi ah uga Furmay Caasimada Maamulka Khaatumo Shir Dhawaanahanba Qaban qaabadisu ay kasocotay magaalada Taleex kasoo ay Isugu inayaeen Golayaasha kala gadisan Ee maamulka Khaatumo,Sida Golaha xukumada Khaatumo iyo Golaha Dhaqanka Khaatumo.

     

    Waxaana shirkaas Qabadan Qabadiisa iyo Furitaankiisaba ka War bixiyay Gudiga qaban Qaabada Shirka Khaatumo waxaana Gudigaa Afkooda Ku hadalayay Wasiirka madax tooyada khaatumo Mukhataar Xabashi


  3. A_Khadar;938345 wrote:
    what Khatumo and other non-secessionists clans in the north would do, is simple no one can force them if Somaliland wants disunite from Somalia so as Khatumo and other clans can also disunite themself from the beesha dhehe. Let us be all little fiefdoms, clan nations.

     

     

    True, no one can force Somaliland/Northwest people to accept United Somalia. Similarly, no one can force Khaatumo & Maakhir people to accept the map of British Somaliland colony.

     

    Shirka Turkiga looma dhama, shirka waxba ka duwana shirarkii hore ee Soomaalida loo qabtay. Dad badan baa ka maqan.

     

    Hadii walaalaheyn Woqooyi Galbeed aamineen inay jirin wax midnimo Somalinimo la dhaho. xaq ayee u lee yihiin inay Soomaaliya ka Go'aan. Waayo Midnimada Soomaaliya muqadas maaha.

     

    Sidoo kale, shacabka Khaatumo Iyo Maakhir waxa ee aaminsanyihiin iney jirin wax British Somalilandnimo ama woqooyinimo la dhaho. Xaq ayee u lee yihiin inay diideen inay ka mid noqdaan Maamulka Somaliland. Mapka British Somaliland muqadas maaha.

     

    Kitaabka Quranka Kariimka uun ayaa muqadas ah.


  4. Hiiraan Online: Ardayda Dugsiyada Sare Iyo Dhaxe ee Khatumo State oo Diyaar Garoobaya Imtixaanaadka Shahaadiga Sanadkii Labaad

     

    Khaatumo%20I.jpg

     

    Talaado, Maarso 26, 2013 (HOL) — Munaasabad looga hadlay imtixaanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo kuwa dhexe ee maamulka Khaatumo ayaa lagu qabatay magaalada Buuhoodle ee gogolka Cayn, iyadoo halkaas laga sheegay inaanay dhici doonin imtixaanno maamullo kale wadaan in laga qaado ardayda qalin-jebinta u diyaarsan.

     

    Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha bulshada ee maamulka Khaatumo ayaa waxaa kasoo qayb-galay mas’uuliyiin kala duwan oo ka socday bahda waxbarashadda, ardayda dhigta dugsiyada sare, waaliddiin iyo dadweyne, iyadoo looga digay Maamulada Somaliland iyo Puntland inay imtixaanaad u soo diraan deegaannada maamulka Khaatumo ka arimiyo.

     

    Wasiir ku xigeenka wasaarada arrimaha bulshada, C/fataax Cismaan Dhalac oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in sanad-dugsiyeedkii lasoo dhaafay uu ku ahaa mid si fiican loogu guulaystay imtixaankii u horreeyay ee Khaatumo qaadday, isla markaana shahaadooyinkii ardayda dugsiyada sare intoodii badnayd lasoo gaarsiiyey, midka soo socdana uu k wanaagsanaan doono.

     

    Dhalac wuxuu intaas ku daray inay gobolka Cayn u magcaabeen isu-duwaha wasaaradda arrimaha bulshada, Bashiir Cali Neebi, isagoo xusay in imtixaanaadka shahaadiga ah lagu qaban-doono deegaannada Buuhoodle, Taleex iyo Xuddun.

     

    Guddoomiyaha degmadda Buuhoodle ee Khaatumo, C/casiis Ducaale Qanbi oo munaasabaddaas ka hadlay ayaa sheegay in magaalada Buuhoodle ay diyaar u tahay soo dhaweynta iyo dejinta ardayda ka imaanaysa deegaanada ka baxsan.

     

    Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, Yaasiin Axmed Sulub ayaa wuxuu isaguna digniin u soo jeediyay maamullada dhinacyadda ka xiga isagoo intaa ku daray inay imtixaanno u soo diri karin deegannada ay ka taliso Khaatumo.

     

    Waxaa iyaguna halkaas ka hadlay qaar ka mid ah ardayda wax-ka-barata dugsiyada sare ee Buuhoodle waxayna sheegeen inay diyaar u yihiin inay galaan imtixaanaadka ay wasaaradda arrimaha bulshadu u diyaarisay, iyagoo halkaas ku jeex-jeexay warqado la sheegay in halkaas ay u soo dirtay wasaaradda waxbarashada Puntland si ay ardaydu u soo buuxiyaan.

     

    Imtixaankan oo ah kii labaad ee maamulka Khaatumo ka qaado ardayda dugsiyada sare iyo dhexe ayaan la saadaalin karin sida uu ku dhammaan doono, iyadoo sannadkii la soo dhaafay boqolaal arday ah ay ka barakeceen deegaannada maamulka Somaliland ka arrimiyo si ay u galaan imtixaannada maamulka Khaatumo; iyagoo dhinaca deeqaha waxbarsho kaga biyo-diiday maamulka Somaliland.

     

    Qaar ka mid ah dadka ku nool deegaannada uu maamulka Khaatumo ayaa si aad ah u hadal-haya ardayda ka baxaysa dugsiyada sare, iyadoo uu meesha ka maqan yahay agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha bulshadda ee maamulka Khaatumo, Xasan Cali Aw-Yuusuf oo kalsooni aad u ballaaran ay dadku ku qabeen sida ay ku hadal-hayaan isla markaana ah ruug caddaa magac ku leh wax-barashada.

     

    Ugu dambeyn, waxaa kaloo dadku hadal-hayaan isbedelka wasaaradda arimaha bulshada ee dawladda federaalka Soomaaliya oo aan hubanti ahaan isku halaynteeda iyo xiriirka maamulka Khaatumo oo aan illaa hadda laga hadlin, taasoo mugdi ay uga baqayaan mustaqbalka carruurtooda.

     

    Hiiraan Online

    Laascaanood, Gobolka Sool

     

     

     

    Khaatumo%20II.jpg

    Khaatumo%20III.jpg

    Khaatumo%20V.jpg

    Khaatumo%20IV.jpg


  5. A_Khadar;930046 wrote:
    Oday beryahan you even have lost the little sanity left with you.. Ma cay baa kaa maraysaa?

    Ma la yaabtay, he called Khaatumo people "Khaatumo Seeg" folks, misguided folks, "political foot-soldiers", etc and he called the government of Hasan Sheikh "Looters Incorporated".

     

    Cay iyo dagaal wax faa'ido ah malaha, waxaa wanaagsan in laga hadlo xal loo helo shacabka soomaaliyeed. Xalkuna waa ku jiraa in la qadariyo rabitaanka shacabka ku dhaqan gobolada kala duwan. Si kasta oo nabad lagu heleyo waa xal.


  6. A+Qatar+Airways+Boeing+777-200+Long+Rang

     

    Amiirka Qatar oo Booqanaya Somalia Iyo Qatar Airways oo Shaqo Ka Bilaabeysa Caasimada Muqdisho

     

     

    Dowladda Somaliya ayaa waxay soo dhaweyneysaa in diyaarada Qatar Airways ay ka shaqo bilowdo Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho, markii ugu horeysay.

     

    Raa’isal Wasaare Ku Xigeenka ahna Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Xukuumada Somaliya Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan, oo galabta Saxaafada kula hadashay Garoonka Aadan Cadde, ayaa waxay sheegtay in diyaarada Qatar Airways ay ka hawl bilaabeyso Magaalada Muqdisho dhawaan.

     

    Raa’isal Wasaare Ku Xigeenada maysan sheegin xilliga rasmiga ah ee ay Magaalada Muqdisho ka hawl bilaabeyso Qatar Airways, balse waxay sheegtay inuu ka soo horeyn doono Amiirka Qatar.

     

    Amiirka dalka Qatar Sheekh Xamad Bin Khalifah, ayaa waxay Fowsiya Yuusuf sheegtay in uu imaanaayo Magaalada Muqdisho, isla-markaana waxay sheegtay in uu ku imaan doono si deg deg ah.

     

    Qorshaha diyaarada Qatar Airways ay uga hawl bilaabeyso Magaalada Muqdisho, ayaa timid kulan Magaalada Doha ku dhex maray Madaxweynaha Dowladda Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Amiirka dalka Qatar Sheekh Xamad Bin Khalifah.


  7. " frameborder="0" allowfullscreen>

     

    Shirka Dhowaan Golayaasha Dowlada Khaatumo State ku Yeelanayaan Caasimada Taleex

     

     

    Kulan Looga hadlayey Qorshaha Shirka Dhawaan Golayaasha Khaatumo ku Yeelanayaan Taleex waxaana ay sheegeen in AGEN-DAHA shirkaasi lagu Gorfaynayey.

     

    Magaaladda Taleex ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Khaatumo waxaa Shalay ka furmay kulan balaadhan oo ay iskugu Yimaadeen Masuuliyiinta Kala duwan ee Maamulka waxaana shirkan si wada jir ah u shir gudoominayey Labada Madaxwayne ee Maamulka Khaatumo waa Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac INDHOSHEEL iyo Mudane Axmed Cilmi Cismaan Axmed KARAASH.

     

    Kulankan oo Mudo Dheer qaatay ayaa Golaha Wasiiradda iyo Agaasimayaashu waxa uu ahaa mid saxaafadda Dibada ka joogto Ugu Danbayntiina waxaa warbaahinta uga warbixiyey Labada madaxwayne ee Maamulka Khaatumo waxa ayna sheegeen in uu ahaa Kulan Looga hadlayey Qorshaha Shirka Dhawaan Golayaasha Khaatumo ku Yeelanayaan Taleex waxaana ay sheegeen in AGEN-DAHA shirkaasi lagu Gorfaynayey.

     

    Sidoo Kale Labada madaxwayne ayaa si wada jir ah Hoosta Uga xariiqay in wajigii 1aad ee Shirkaasi uu yahay kan ay Golaha Maamulku ku yeesheen Madaxtooyada isla mar ahaantaana wajigiisii 1aad hada furanyahay waxa ayna sheegeen in shirkaasi uu yahay mid quseeya golayaasha maamulka iyo cidii kale ee Laga-ma maar maan u ah ee ay aqoonyahanada Khaatumo kamid yihiin.

    Ka Daawo xagga sare" Watch"

     

    Maxamed Cismaan C.nuur Xaashi, Taleex


  8. Somaliland, Khaatumo State forces clash in Hudun district, Sool, Somalia

    http://www.bar-kulan.com/2013/02/13/somaliland-khatumo-forces-clash-in-hudun-district/

     

    A heavy fighting between militias loyal to the newly formed Khatumo administration and Somaliland forces has reportedly erupted West of Hudun district, Sool region, late on Tuesday night.

     

    It is not yet known what has really triggered the fight but reports say the fighting which took place in Lafweyn settlement, Some 20 kilometres west of Hudun town, occurred when Somaliland troops attacked Khatumo military base in the area.

     

    Khatumo’s Internal Security minister Mohamed Duale Abdi told Bar-kulan that they inflicted heavy casualties on Somaliland troops and repelled them, claiming that their forces suffered no casualties.

     

    He accused Somaliland troops for destabilizing the region and harassing locals loyal to his one-year-old Khatumo regional state.

     

    Somaliland has not yet commented on the incident.

     

    The newly declared Khaatumo state is near the border with Ethiopia and is a disputed area that Somaliland seized from Puntland in 2007, though relations between the two territories have improved since.

     

    Fighting between Khatumo and Somaliland first erupted in January 2012 after the leaders of the northern regions of Sool, Sanaag and Cayn decided to band together into a new state called Khatumo and declared they wanted to be an independent region within Somalia.

     

    Somaliland’s troops have since clashed with militia fighters loyal to Khatumo, with reports of dozens of casualties.

     

    Somaliland which has unilaterally declared its independence from the rest of Somalia after the fall of Somalia’s central government is facing resistance from a local clan loyal to Khatumo.


  9. Raamsade;917544 wrote:
    And the sad events of early 1990s were
    natural and logical end-product of policies
    pursued by S. Barre regime and which was wholeheartedly and enthusiastically endorsed by large sections of these
    purported victims.
    Hatred begets hatred. Violence begets violence.

    There is no justification for killing innocent men, women, and children. Killing innocent people is never justified, it is haram to harm your fellow muslim/somali person because of the policies of political entities Somalia, Kacaan, USC,SNM/Somaliland, Puntland, ssc/Khaatumo, Galmudug, etc or individuals (Barre, Aydiid, Ali Mahdi, C/Yusuf, Egaal, Riyaale, Siilaanyo,Faroole, Shariif, Indho sheel, Karaash etc)

     

     

    Hadii la diiday hishiis iyo midnimada Somalia, Insha Allah waxaan rajeenanaa in dadka Somaliyeed nabad kuwada noolaadaan ugu yaraan, rabina kala badbaadiyo amiiin.

     

    Raamsade;917594 wrote:

     

    We're just against this blatant demonization and attack on a whole Somali clan as "Pro-Regime' or "looters." Not only is this morally repugnant but it will make justice nigh impossible.


  10. Insha Allah, Khaatumo State will succeed against all odds, and khaatumo people will overcome the difficulties very soon.

     

    Shacabka Khaatumo waa inay xusuustaan in sabar badan looga baahanyahay, dhibta waa laga baxayaa, dagaalada ka socda deegaanka Khaatumo sida Xudun, Tukaraq, Widhwidh, Laas caanood, iyo Buuhoodle waa joogsanyaan, dhowaan waxaa arki doontaan dhulkiina oo ee ka jirtu nabad, xoriyad, madax banaani, cadaalad, iyo barwaaqo. amiin.


  11. STOIC;911958 wrote:
    My reference point was the cities (or tullo for our pedantic Salax) that Khatumo clans own.
    Only a delusional Somalilander with symptomatic of a psycho-pathological disease might be fooled to think that this clan wants to be part of the secession. It is the apparent collective amnesia of Somalilanders that worries me. These people are fighting for their inalienable right to be same footing with the rest of Somali clan. Everyone wants to control his land.Every Somali wants to be the leader of his corner and I really don't see any reason to block their ambitions. They are NOT clay to be molded by the Somaliland potters hand.They want to be free and it will only create more problem for the already fragile Somaliland if they keep winning wars instead of peace!

     

     

    I was trying to tell him not to claim other people land. If today someone comes to Hargeysa or Salaxley with a barrel of the gun my blood will of course boil.Same thing with our brothers from Khatumo

     

     

     

    I completely agree with everything that you wrote above. ..... Well done.


  12. oba hiloowlow;911935 wrote:
    look at this fool ninyahow i am with khatumo on this laakin the problem is the division tolka shirweyne iney qabtaan waaye inorder to be united

    Oba, the majority of Khaatumo people are United, Khaatumo people support their regional state Khaatumo State and United Somalia. So the problem is not division.

     

    Khaatumo people held the largest Conference/ShirWeyne in Somalia last year Jan2012. All the 13 Garaads, 65 Caqils, along with 5000 delegates representing all the regions/subclans of Khaatumo , from all walks of society including women, youth groups, traditional elders, prominent political figures, intellectual, civil society, traditional leaders and local residents have chosen a new path forward; declaring Khatumo State as the people’s choice.

     

    Taleex2.jpg

    KhaatumoII_Conf.jpg

    Shirka-Khaatumo1.jpg

    916.jpg

    328.jpg


  13. STOIC;911697 wrote:
    Waar Maalika ya kaxanajiyay? Waryaa reer Somaliland you should be sympathetic to any death on any side ..Hayaay..things are getting a bit personal..

     

    This stuff is like winning the war and loosing the peace.True Somaliland secesion embodies many ironies when it comes to the status of secesion. I'm for the argument that Khatumo clan will definitely offer (if it is NOT already) an outpost of influence on the status of Somaliland secesion since they are strategically wedged between SL and Somalia..
    If I was a Somaliland leader I'd have let this people go their merry way and carve out the once that happy with the secession. I have never met a Khatumo clan member confess their desire to be a member of Somaliland. Abandoning these policy of forcing people will exact less headache for Somaliland.
    I'd rather have a Somaliland that has a central authority and less of groups fighting.Lets not clutch on the illusion that
    Somaliland can't exist without Khatumo clans.Somaliland can exist without them and so can they also.Somaliland ways of forcing them can't endure for so long. Its just a matter of time. Somali clans are NOT cut from different clothes.Everyone wants to be the leader of their clan/land.

     

     

    Warya Salax, niin walaan tolkii abuu miir qabaa..(Shiit Somali is hard) markaa the land is NOT yours..calm down with your MOuORYAN atiitude

     

     

    Waryadha listen I don't have a sudden case of Mooryanism flue that our trigger happy Salax suffers from .If he was a member of the church of the painful truth he will admit that his story has no legs.
    You guys don't own places like Lasacanod and many other cities that you occupy.
    Unless you guys read another map than everyone else,
    every Somali clan has a city/land predominantly occupied by them.
    Someone from Puntland can't claim Mogadishu (unfortunate) and same thing with the others.It is just the way reality dictates.Your arguments is not overwhelmingly persuasive to even the unsuspecting non-Somalis. Sure you make no bones about your dislike for the people that are against Somaliland, but at least admit you don't own the Land

     

     

     

     

    Well said Stoic, waa loo baahnaa qof reer Somaliland ah oo Xaq ka hadla. Both Somaliland people and Khaatumo people simply want freedom, self-determination/self-rule, peace, justice, and dignity.

     

    The decision of the majority should be respected, no one should ever be forced to join United Somalia. Similarly, no one should ever be forced to join the colonial map of British Somaliland.

     

     

    Insha Allah, waxaanu Allah ka rajeenanaa inuu ku badalo dagaalada u dhaxeeya Somaliland iyo Khaatumo State nabad, walaaltinimo, iyo jaar wanaag.