Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Liibaan


  1. Gheelle.T;867940 wrote:
    Dr. Ali Isse of Taleex is on the shortlist I heard.

    The chairman of KHaatumo Supreme Council G10 Dr. Ali Isse Abdi is great choice. Insha Allah, if appointed he will help his country Somalia.

     

    p1.jpg

     

    Dr. Ali Issa Abdi has MBA in International Finance and PhD in Economics.

     

    Dr. Abdi worked as Senior Economist and Manager at the International Monetary Fund for nearly three decades. Most recent assignments at the IMF were as an Advisor in the African region, and Senior Resident Representative in Tanzania (2001-04) and in Ethiopia (1998-2001). Other professional experience includes work as an economist with Citibank and the Central Bank of Somalia; and lecturer in economics at several universities in the United States.

     

    Dr. Abdi provided macroeconomic policy advice to more than 30 countries in Africa, Middle East and the Western Hemisphere, during his distinguished career at the IMF. He participated in the formulation of economic and social policy reforms in many countries in Africa, including Ghana and Nigeria (in the West); Eritrea, Ethiopia, Tanzania, and Uganda (in the East), and Mauritius, Mozambique and Zimbabwe (in the South). Dr. Abdi led staff teams that conducted annual consultations and program negotiations with, and provided technical assistance to member countries of the IMF for many years. Dr. Abdi’s many publications include a book on commercial banks and economic development in Eastern Africa, and articles on economic development and monetary systems, as well as reforms and transformation in low income countries.

     

     

    __________________

     

    Dr.Cali-CiiseCabdi.jpg

    201.jpg

     

    " frameborder="0" allowfullscreen>

    Dr. Ali Abdi discusses Public Financial Management

    " frameborder="0" allowfullscreen>

  2. Tillamook: " Abtigiis, Faroole isn't going anywhere until his term ends. the disappointment of few Puntland natives with the man's performance should know that Faroole is our president and will stay or continue to lead only through the will of Puntlanders ONLY"

     

     

     

    Baashi: "Tillamook is right. Faroole serves at the pleasure of the base. His term in office is not over yet. So why would you want to create a disturbance and public unrest in a very fargile recovery zone. Hold your horses Abtigiis awoowe. Faroole will go when the plurality of the clan base wants him to go. By the way Faroole is a politician and as all politicians his political agenda or his style of acheiving it will put some folks off. His sabler rattling against other constituencies does not advance the reconcilliation process."


  3. Baashi;867893 wrote:
    Khatumo was used as a springboard for the known quantities and supporters don't get it. Very dissappointed in leadership.

    All Somali regional states are same, because of your support for Faroole, you're being very unfair to KHaatumo State.

     

    Similarly, Puntland was used as a springboard for the known quantities (A/Yusuf, now Faroole & A.Wali) and supporters like Baashi don't get it.


  4. ?image=332557

     

    Jaalliyadda Khaatumo State Of Somalia Ee Ku Dhaqan Wadanka Ingiriiska Waxay Hambalyo Iyo Bogaadin U Diraysaa Madaxweynaha Cusub Ee Dawlada Federaalka Soomaaliya

     

    Dhamaan shacabweynaha soomaaliyeed gaar ahaan Jaalliyada khaatumo state of Somalia ee ku dhaqan wadanka midowga boqortooyada ingiriisku waxay Hambalyo iyo Boogaadin u dirayaan Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si shacri ah ugu guulaystay inuu noqdo Madaxweynaha Cusub ee dawlada federaalka soomaaliyeed.

     

    Waxaanuna leenahay Mudane Madaxweyne ilaahay ha ka dhigo kii isugu keena shacabka soomaaliyeed, ee isagu u kala jajabay gobolaysiga, ilaahay ha ka dhigo kii dib u soo celiya karaamadii iyo sharaftii ay ummadda soomaaliyeed ku dhex lahayd caalamka.

     

    Ugu dambayntii Mudane Madaxweyne waxaanu ku leenahay ilaahay ha ku fududeeyo xilkaasi culus, mas’uuliyadaasi culus ee laguu dhaariyey, laguguna aaminay, hana noqon mid mara dhabadii xatooyada ahayd ee ay mareen kuwii ka horeeyey, mar walbana ku dadaal sidii aad u soo noolayn lahayn kalsoonida iyo walaalaynta shacabka Soomaaliyeed.

     

    Guul Iyo Gobanimo


  5. Y5AYr.jpg

     

    Banaanbax Weyn oo Madaxweynaha Cusub Prof. Xasan Sheikh Lagu Soo Dhoweynayo oo Caawa Ka Dhacey Magaalada Buuhoodle Iyo Deegaanada KHaatumo State

     

    Waxaa isla xilgii ladoortey madaxweynaha cusub kadib banaanbax balaadhan oo soo dhaweyn ah uu ka dhacay badhtamaha caasimada magaalada Buuhoodle ee Gobolka Ceyn.

     

    Banaanbaxan ayaa waxaa lagu soo dhaweynayey madaxweynaha cusub ee isla caawa la doortey Mudane: Xasan Sheekh Maxamuud.

     

    Dadka isu soo baxay ayaa waxey isugu jireen dhamaan qeybaha kala duwan ee ay ka koobantahay bulshada sharafta leh ee ku dhaqan caasimada gobolka Cayn ee Buuhoodle. Daweynihii isu soo baxay ayaa halkaa waxey kusoo bandhigeen gabayo, buraanburo iyo heeso wadaniya oo kahadlaya isku duubnida iyo wada jirka shacabka soomaaliyeed.

     

    waxey kaloo halkaa shacabku kusoo bandhigeen cayaaraha quruxda badan ee hidaha iyi dhaqanka soomaaliyeed, waxaa kaloo aad ugu duceeyey madaxweynaha cusub odayaasha, islaamaha iyo dhamaan wax gardkii goobtaa isugu yimi, waxeyna dhamaantood ugu duceynayeen in ilaahey xilkaa culus madaxweynaha la garab qabto.

     

    KHaatumo2.jpg


  6. Gaashaan;867574 wrote:
    Khaatumo soo tay shariif ku sidkanayd goormeey dhinacan u booday??? Ninkani wuxuu ka mid ahaa Musharixiintii 13ka ahaa oo ku midoobay inay iska ceshaan shariifyo iyo Abdiwali,,,,,, so guushu waa saaxiibo badantahay!!!!!!!!!!!!!!!

     

    Cagaha u dhiga,,,,,reer ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

    Gaashaan, waxaa tahay nin aan waxba la socon, war ma heysid, wax badan baa kaa danbeeye.

     

    Look this is before the election.

     

    'Liibaan';867504 wrote:

     

    xasan-shiiqoo_5.jpg

    Former PM Prof. Cali Khaliif campaigning for presidential candidate Prof. Hasan Sheikh Mohamud, September 9, 2012

    xasan-shiiqoo_6.jpg

    Prof. Hasan Sheikh Mohamud

     

    September 09, 2012

     

    Musharax Prof. Xasan Sheekh oo Qado Sharaf u Sameeyey Xildhibaanadda cusub

    Xildhibaan Cali Khaliif Galeydh oo isana ka hadlay kulankaa yaa ku sheegay in "Musharax Xasan Sheekh uu yahay Ruux Ka Walwala Xaaladda Dalka Soomaaliya lehna dareen Qarani islamarkaana Taariikh Wanaagsan ku leh Bulshadda Soomaaliyeed iyo Aduunkaba"

     

     

     


  7. hassan-3.jpg

     

     

    Deegaanada Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ay Ugu Horayso Caasimada Taariikhiga ee Taleex oo Looga Dabaaldegay Caawa Madaxweynha Cusub ee Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Prof Xassan Sheekh Maxamuud

     

    Nugaalmedia.com

     

     

    Wararka aanu ka helayno Caasimada ku Meel gaadhka ah ee Maamulka Khaatumo Magaalada Taariikhiga ah ee Taleex, Fantasiye iyo Damaashaad lagu soo Dhoweynayo Madaxweynaha Cusub ee Dawlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka bilaabmay halkaa ka dib Markii lagu Dhawaaqay Natiijadii Doorashada.

     

    Madaxweynaha Cusub ee Dawlada Federaalka Soomaaliya Xassan Sh Maxamuud ayaa Dadweynaha reer Khaatumo u arkaan inuu yahay Masuul sii anbaqaadi kara Shaqadii wanaagsanayd ee uu qabtay Madaxweynihii Hore Shariif Sh Axmed.

     

    Dhanka kalana Dhawaqa Rasaasta Ka dhacaysa Qoryaha lidka Diyaaradaha iyo Boobayaasha Culus ayaa laga Maqlayay Xeryaha Ciidamada Maamulka Khaatumo oo iyaguna Shacabka reer Khaatumo la wadagayay Farxada Madaxweynaha Cusub ee loo Doortay Xilka Mudada 4 Sanno ee soo socda.

     

    Deegaanka Tukaraq ayaa sidoo kale waxa ka Bilaabmay Isu Soobax Balaadhan oo lagu soo Dhoweynayo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamuud, waxana Goor Dhow aanu idiin soo Gudbin doona Codadka Qaar kamid ah Sacabka Reer Taleex oo u Hanbalyaynaya Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya.


  8. War Dag Dag Ah:- Damaashaadyo Kasoconaya Caawa Magaalada Laas Caanood, Kadib Doorashada MadaxWeynaha Cusub ee Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud

     

    Wararka Naga Soogaadhaya Magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in halkaasi ay caawa kasocoto Damaashaadyo iyo Dabaal dagyo ,kuwaasoo lagu Taageeryao Madax Waynaha Cusub ee dalkasoomaliya Ee caawa kugu guulaystay Madax weyen xasan shekh maxamuud.

     

    Waxa caaw gudaha magaalada Laascaanood Lagu arkayay dadwayanah Ku dhaqan magaalasaas Oo isugu soobaxay Wdooyinka Waayay ee magaalada iyo waliba Laamiga,Dadka Oo ubadnaa Dhalinyaro iyo haween ayaa sitay boodh Waayan iyo Sawirada Madax Waynaha Cusub Ee Dalka soomaaliya.

    Wararka qaar ayaa sheegaya in booliska siilaanyo ee magalada laascaanood ay wadan dhaqdhaaqyo Ay doonayaa inay kaga hortagaan dadkan isugu soobaxay barxadaha kaligadisan ee magaalada laascaanood.

     

    Dad waynaha isugu soobaxay wadooyinka magaalada laascaanood ayaa waxay ku dhawaaqayeen Ereyo ay kamid ahaayeen”Maanta Maanta Waa maalin Wayn: iyo Sidoo kale Halku dhigyo ay ku taageerayeen Isbadalka Caawa kadhacay Somalia

     

    Xafiiska Shabakada Afbakayle.com


  9. xasan-shiiqoo_5.jpg

    Former PM Prof. Cali Khaliif campaigning for presidential candidate Prof. Hasan Sheikh Mohamud, September 9, 2012

    xasan-shiiqoo_6.jpg

    Prof. Hasan Sheikh Mohamud

     

     

    September 09, 2012

     

    Musharax Prof. Xasan Sheekh oo Qado Sharaf u Sameeyey Xildhibaanadda cusub

    Xildhibaan Cali Khaliif Galeydh oo isana ka hadlay kulankaa yaa ku sheegay in "Musharax Xasan Sheekh uu yahay Ruux Ka Walwala Xaaladda Dalka Soomaaliya lehna dareen Qarani islamarkaana Taariikh Wanaagsan ku leh Bulshadda Soomaaliyeed iyo Aduunkaba"

     

    http://www.midnimo.com/2012/09/09/musharax-xasan-sheekh-oo-qado-sharaf-u-sameeyey-xildhibaanadda-cusub/

     

    http://boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=2364&catid=34&Itemid=53

     

    _________________________________________________________________

     

    Hassan-Sheikh-Mohamud-008.jpg

     

    Deg Deg:- Dabaal Deg Ka Socda Caasimada Taleex Iyo Magaalada Laas Caanood, Buuhoodle, Xudun, Boocame, Widhwidh Iyo Dhamaan Deegaanada Maamul Goboleedka KHaatumo State Of Somalia

     

    http://horufadhi.com/2012/09/10/deg-deg-dabaal-deg-kala-socda-magaalada-buuhoodle/

    Waxaa guud ahaan ba Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn ka Socda dabaal degyo kala duwan kuwaas oo lagu taageerayo madaxweynaha cusub ee dalka soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud inkastoo aan wali si rasmi ah loo shaacin cida ku guulaysatay hogaanka dalka.

     

    Hadaba iyada oo ay taasi jirto ayaa waxa gudaha Magaalada Buuhoodle laga maqlayaa dhawaqa rasaasta kala duwan kuwaas oo farxad iyo damaashaad loo ridayo, iyadoona taas lagu nisbaynayo rajada cusub ee uu dalku galo.

     

    Dad weynaha ku dhaqan Magaalada Buuhoodle ayaa waxa ay rajo wacan ka muujiyeen waxqabadka iyo waliba barnaamijyada dhanka horumarineed ee uu la imaan doono madaxweynaha cusub ee dalka soomaaliya, iyagoona si weyn u soo dhoweeyey doorashadii xalaasha ahayd ee madaxweynaha lagu soo doortay iyo waliba qaabkii ay u dhacday, waxa ayna sheegeen in doorashadaasi ay ahayd mid si xaalaala u dhacday loogana baahan yahay hogaanka cusub inuu la yimaado waxqabad tayo leh.

     

    Sidoo kale dad weynaha ayaa aad ugu riyaaqay in 21 sano kadib ay doorasho ka dhacdo dalka gudihiisa, iyagoona sheegay in taasi ay tahay horumar balaadhan oo lagu talaabsaday lagana sugayo ganacsatada soomaaliyeed in ay maal gashtaan dalkooda hooyo si horumar balaadhan looga gaadho dhinacyo badan.

     

    Si kastaba ha ahaatee xaalada dalka soomaaliya ayaa haatan ah mid aad u wacan una muuqata in ay mar labaad dib u hanan doonto soomaaliya qaranimadeedii iyo magicii ay hore u lahayd isla markaasna ay dad badan kusoo noqon doonaan dalka kuwaas oo iyagu ka cararay dagaaladii ka dhacay gudaha dalka oo rajo wacan ka qabay in ay kusoo laabtaan dalka marka laga gudbo xiliga kumeel gaadhka.


  10. Prof. Cali Ciise Cabdi, Prof Cali Khaliif, Golaha Sare G10, Golaha Garaadada/Dhaqanka KHaatumo State, Golaha Madaxtooyada, Iyo Golaha Wasiirada Khaatumo State Oo Kulan Isku Yimi Waxaanu Diyaar U Nahay Waxqabadka Dalka Iyo Isu Keenista Umada Soomaaliyeed (Daawo Sawiro)

     

     

    DSC013351.jpg

    Prof. Cali Ciise Cabdi Iyo Prof Cali Khaliif Galeydh

     

    DSC01325.jpg

     

    Prof. Cali Ciise Cabdi Iyo Prof Cali Khaliif Galeydh

     

    DSC01332.jpg

     

    MadaxWeyne Abdunuur Biindhe Iyo Ugaas Cabdulaahi Ciise Nuur

     

    DSC01340.jpg

    Garaad Sulieman Garaad Mohamed

     

     

    DSC01344.jpg

     

    Gudoomiyaha Golaha Sare G10 Prof. Cali Ciise Cabdi

     

     

    DSC01321.jpg

    Garaad Sulieman Garaad Mohamed Iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaciil

     

    DSC01322.jpg

     

    Wasiirka Arrimaha Gudaha KHaatumo Iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaciil

     

     

    DSC01324.jpg

    Wafuuda Maamul Gobolada KHaatumo State

     

     

    Kulan balaaran oo qado sharaf ah oo uu soo qaban qaabiyey prof .cali

    ciise cabdi oo dhowaan la socday wafdigii madaxweyne shariif sheikh

    axmed ee dhowaan soo gaaray muqdisho ayaa maanta waxaa wada yeeshay

    golaha sare ee dhaqanka khaatumo state ,masuuliyiinta dowlad

    goboleedka khaatumo ,xildhibaano dowlada Federaalka somalia ee kasoo

    jeeda degaanada khaatumo state iyo weliba marti sharaf kale oo isla

    deegaankaasi ayaa maanta ka dhacay magaalada muqdisho

    kulankan ayaa lagu gorfanayey waxqabadkii intii ay jirtay khaatumo

    state iyo weliba sidii loo higsan lahaa horumarka nabada iyo midnimada

    umada soomaaliyeed loogu jiro sidii ay u gaari lahayd iyo weliba xog

    waran uu prof .cali ciise cabdi ugu waramayey labada gole ee khaatumo

    state iyo mudanayaasha baarlamaanka somalia ee kasoo jeeda

    deegaanadaasi

    Md cali ciise cabdi oo ugu horayntii hadalka furay ayaa *****lka ka

    qaaday inuu umada reer khaatumo ugu hambalyaynayo danta qaranka

    soomaaliyeed sida ay ugu garab taagan yihiin islamarkaana isu keenka

    midnimada ay hurmuudka u yihiin taasoo aan ahayn mid hada bilaabantay

    ee ay tahay ayuu yiri mid soo jireen ah

    sidoo kale Md cali ciise cabdi oo la weydiiyey imaatinka magaalada iyo

    ujeedkiisa inuu ka qayb gali doono dowlada cusub ee somalia ayaa

    carabka ku adkeeyey in midnimada horumarka nabadu ay tahay mid muqadas

    ah islamarkaana uu dalka ugu soo laabtay waxqabadka dalka iyo dadka

    soomaaliyeed

    dhinaca kale Xildhibaan pro, cali khaliif galayr ayaa dhankiisa

    kulanka ka hadalay isagoo xusay inuu aad ugu faraxsan yahay kulanka

    quruxda badan islamarkaana ay soo dhoweynayaan cali ciise cabdi

    dhamaantoodna ay diyaar u yihiin badbaadinta qaranka soomaaliyeed

    Madaxweyne ku xigeenka khaatumo state c/nuur cilmi qaaje oo madasha

    hadal kasoo jeediyey ayaa dhankiisa u mahad caliyey md cali ciise

    cabdi islamarkaana carabaabay in tashiga khaatumo ay mar walba tahay

    magaalada taariikhiga ah ee taleex islamarkaana uu soo dhoweynayo inay

    talo wadaag talex iyo xaruntii aas aaska dowlad goboleedka khaatumo

    state

    Geba gebadii kulanka ayaa waxaa soo afmeeray garaad saleebaan garaad

    maxamed oo sheegay inay sharaf weyn u tahay isu imaatinkoodani

    islamarkaana ugu mahad celiyey md cali ciise cabdi isagoo shaaca ka

    qaaday in kulanka uu yahay xog waraysi golayaasha khaatumo state waxii

    ay qabteen intii ay jireen iyo weliba sidii la yeeli lahaa waxii

    iminka ka dambeeya garaadka ayaa farta ku fiiqay in madasha wada

    tashigu ay iyagu diyaarinayaan


  11. Samafal;861527 wrote:

    Maamulka Puntland oo Taageeradooda u Weeciyey Juurile Kadib Dhanka Xasan Abshir

     

    Qorshaha maamulka Puntland ayaa ah in gudoonka Baarlamaanka uusan marnaba kusoo bixin siyaasiyiin cadow ku ah ama xiliftan kala dhexeeyo maamulka Puntland, sidaa daraadeed Puntland waxay u aragtaa in Shariif Xasan gudoomihii hore ee baarlamaanka lagu taageero hamigiisa ah qabashada xilka madaxtinimada Somalia.

     

    ...


  12. 26_AUG_2012.jpg

     

    Waxaana Muuqta In Saadaasha Inteeda Badan Ay Ku Dul Wareegeyso Dr. Cali Khaliif Galeydh

     

    WidhWidh Online

     

     

    Waxaa lagu wadaa in maalinta bari ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 28ka bishan in la qabto doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya iyo ku-xigeenadiisa, sida ay horay u shaaciyeen guddiga doorashada baarlamaanka cusub.

     

     

    Musharixiinta u taagan xilka guddoomiyaha baarlamaanka ayaa saacadihii ugu danbeeyayba ka dhax waday gudaha mudanayaasha baarlamaanka olalahooda dhinaca doorashada, iyadoo mid walba oo ka mid ah musharixiinta uu rajeynayo in uu ku soo baxo kursiga guddoomiyaha baarlamanka.

     

    Ilaa iyo hadda waxaa xilka guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya u taagan ilaa iyo Lix mudane oo kala ah Pro Cali Khaliif Galeyr, C/rashiid Max’uud Xidig, Cabdi Xaanshi C/llaahi, Pro Max’ed Shiikh Cismaan Jawaari iyo Xassan Abshir Faarax.

     

    Waxaa jirta hadal heyn soo baxeysa oo ku aadan cid laga yaabo in ay xilkaasi ku guuleysto, waxaana muuqta in saadaasha inteeda badan ay ku dul wareegeyso Dr. Cali Khaliif Galeyr, waxaana la leeyahay waxaa laga yaabaa in wareega ugu danbeeya ay isugu soo haraan Pro Max’ed Cismaan Jawaari.


  13. Odey;860881 wrote:
    Okay.........No offence to any of these people that worked on this shindig, but could they not find a better venue? or is Minneapolis this ugly?. Oh and before I forget is this how reer USA dress?. Folks in war torn Mogadishu are better dressed!! This looks like a Mr Farah Contest gone wrong.
    :D

    Odey, mucaared weyn baa ku tahay Maamulka Khaatumo oo kaliya :)


  14. Xaflad Lagu Taageerayo Prof. Cali Khaliif Galaydh Musharaxnimadiisa Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaliaya Oo Ka Dhacday Minneapolis, MN USA (Daawo Sawiro).

     

    Xfalad si wanaagsan loo agaasimay oo lagu taagerrayo musharaxnimada Dr. Cali Khaliif Galaydh ugu taaganyahay gudoomiyaha ama afhayeenka baarlamaanka rasmiga ah ee Soomaaliaya ayaa maanta ka dhacday magaalda Minneapolis, gobolka MN ee cariga Mareykanka. Xafladan oo dhamaan dadweynihii kasoo qaybgalay ku muujiyeen taageerada buuxda ee ay u hayaan Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa dhamaan ka dhawaajiyey inuu Cali Khaliif yahay muwaadin Soomaaliyeed oo u qalma jagadaas iyo mid kasareysaba inuu ka qabto Soomaaliya. Dr. Cali Khaliif Galaydh oo taariikhda umda Soomaaliyeed baal dahab ah kaga jira una taaga midnimada umada Soomaaliyeed, kana dhashay shacabka Khaatumo oo ah dad ay ka go’antahay midnimada umada Soomaaliyeed.

     

    Halkan hoose ka daawo qaar ka mid ah sawiradii xaflada qaybo ka mid ah. Waxaanuna idiin soo gudbin doonaa xaflada qaybteeda kale.

     

     

    IMG_6252.jpg

    IMG_6176.jpg

    IMG_6196.jpg


  15. Daawo Sawir Cajiib ah Oo Amin Arts uu Ka sameeyay Musharax Pro Galaydh

     

    Farshaxanka Caanka Ah ee Utaagan Midnimada umada Soomaaliyeed islalmarkaan Meel dheer wax kafalanqeeya Ayaa Sawir kumuujiyey Musharax Dr Cali Khaliif Galaydh Oo utaagan Xilka Gudoonka Baarlamkaanka Soomaaliya.

     

    Waxaaan Sawirka uu Katurjumayaa Habka Dhamaan Uma Soomaaliyeed ugu kalsoontahay Waxqabadka Dr Cali Khaliif Iyo Halkay wadaniyadu ka joogto.

     

    Musharax Galayd oo kamida Xubnaha Ugu cad cad inay ku guulaystaan Gudoonka Baarlaamka Ayaa waxaa Siwayn usoo dhawaynaya Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed Inuu Qabto xilkaasi.

     

    26_AUG_2012.jpg