wayrax

Nomads
  • Content Count

    58
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by wayrax


  1. Anigu Google-ka ayaan RealGedo ka helay maalin hore, haddana markii aan u baahdo xog kooban iyagaan fiirsadaa.

     

    Kolley "RealGedo" sida uu J.A.C.A.Y.L. B.A.R.O. u muujiyeyba inta kale oo dhan oo Gedo.... ama ...Gedo ahba waa fake ayey ula jeedaan.

     

    Maantana mar kale ayey Sheekh Shariif laba sawir ka keeneen iyo labo magac oo uu mid shaaciro miiran yahay:

    http://www.realgedo.com/2008/12/sheekh-shariif-she ekh-ahmed-mise-sharif.html