wayrax

Nomads
  • Content Count

    58
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by wayrax

  1. Exactly. "Xoogaga Muqaawamada oo la wareegay degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa xalay ay isaga bexeen ciidamadii Ethiopia iyo maleeshiyaadkii la socday. Ciidamo ka tirsan xoogaga wax iska caabinta islamarkaana wattay ilaa dhowr gaadiidka dagaalka ayaa maanta gaaray magaalada Baardheer kadib markii saakay subaxnimadii hore ciidamadii Ethiopian-ka iyo maleeshiyaadka Soomaaliya ee la socday ay isaga baxeen gudaha magaalada Baardheere. Ciidamadaani ka tirsan xoogaga wax iska caabinta ayaa markii ay gaareen magaalada Bardheere waxaa ay farisimo cusub ka samaysateen goobihii ay horay u daganaayeen ciidamada Ethiopian-ka sida Airport-ka,xarunta ADC-da,shiirkolaha,Buundada iyo saldhiga booliiska ee Baardheere."
  2. This, is according to web page
  3. DhulQarnayn, This is neither cool nor a funy joke! Please retract it.
  4. I don't think he is serious. If he were, he wouldn't start off like this. Just my op.
  5. You are not the only one accusing me of such. But I really am not. Blv me.
  6. Zack. Not really. But I have to admit that I know the editor and he [and it] never lies. Mark my words.
  7. Looking at Qanyare, Ali Ghedi, Nur Adde, Azhari, and the rest of the laundy list, this guy deserves a shot. In normal Somalia, I don't know.
  8. He clearly is a great man. It is not very easy to be praised by these guys at RealGedo. But they attribute their picking of him to the nominations of their readers.
  9. http://www.realgedo.com/2009/01/maqaawiirtii-shala y-laga-kaxaystay_17.html
  10. Bashiir waa nin wanaagsan. Kolley Reer Gedoodku way amaanaan. Waa ninka keliya ee ay Reer Gedoodku doonayaan in uu la joogo gobolkooda. Barre Hiiraale ma doonayaan dadku.
  11. http://www.realgedo.com/2009/01/ciidanka-xabashida -iyo-dableyda.html :mad: :mad: :mad:
  12. http://www.realgedo.com/2009/01/shabaabka-kismaayo -oo-qirtay-in-ay_15.html They said this.
  13. Gabadha uu Obama u calmaday in ay u noqoto Ergayga Maraykanka u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa waxay muujisay walaac iyo shaki badan oo ay ka qabto waxgalnimada qaraarka qabyada ah ee ay Wasiiradda Arrimaha dibedda ee haatan, Dr. Condoleezza Rice Golaha Ammaanka u qaybinaysay dhawrkii beri ee tagtay. “Aad buu Maamulka Obama ee imanaya ugu dha.... http://www.realgedo.com/2009/01/caalamka-maamulka- barack-obama-ee.html
  14. http://www.realgedo.com/2009/01/maamulka-gobolka-g edo-oo-qashinka-ku.html
  15. http://www.realgedo.com/2009/01/itoobbiya-oo-barre .html
  16. http://www.realgedo.com/2009/01/beelweynta-******- hays-ceebsato-axmed.html Macruuf, Ha igu qoslin sxb.
  17. I hope in aan awood iyo waqti u heli lahaa xitaa aan carruurtayda HW uga caawiyo.
  18. Saaxiib Macruuf, Ma lihi shabakaddaas. Maxaan kuugu dhaartaa. Laakiin aad baan u akhriyaa. Sida aad aragtayna xigashooyinkayga kuma koobna iyada uun.
  19. Kororso intaad taqaan: http://www.realgedo.com/2008/12/maxaad-ka-taqaan-t aariikhda-maalinta.html
  20. http://www.realgedo.com/2008/12/alshabaab-oo-sheeg tay-in-ay-ka_30.html
  21. ili il dhawrtay waxay u muuqataa phrase, waxaase lagu micneeyey surveilance.
  22. My favorite Somali language blog says this: http://www.realgedo.com/2008/12/yuusuf-waa-tegayaa -yaase-raacaya.html
  23. Saaxiibbayaal; Idinka oo raalli ah, waxaa mar kale indhahayga soo jiitey eray kale oo cusub (ugu yaraan aniga igu cusub) oo ay qortay isla shabakaddii aan horay ugu arkay "Joogeyaasha Asmara" Bal ila eeg. http://www.realgedo.com/2008/12/ciidamada-pakistaa n-oo-kooro-la-yuurur.html