nuune
Nomads-
Content Count
12,989 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
i feel sorry for somali ladies,wax kasta ayaagaan ku eedeeneenaa,example,if a girl becomes a pregnenty,we blame her and we did this 2 her,that is just one example,hadii aan kufino ayadaan qabsaneenaa,dhinac kasto,i love somali ladies,macsalaamo

lol@latiif,waraa iga tag,doolli iyo daanyeer kulahaa,that is even more disturbing,i guess u have done the tijaabooyin on doollis,that is what i can see your post,u got some khibrad and waaya aragnimo on daanyeeris and doolis,man,it is animal rights,haku ciyaarin xuquuqda daanyeerada iyo dooliga,macsalaamo
-
that is horrible,ilma la iska soo tuuraayo,marka hore may ka taxadaraan,i don't even like hearing the word abortion, i feel sorry for those ladies,macsalaama
-
sxbkiis better 2 have a poll on this issue,so everyone could make the vote and pick the name of the choice,anyway,if i see a lady candidate,i will vote for her,but sadly enough i haven't seen any lady warlod or qabbqable ah,the rest are all nonsense,macsalaamo
-
you may wonder what am gona say,but to make it brief as i always like,the thing,heey,this is only for the guys,and it is an experiment which i did myself,okeey let me start: i have done experiments,actually love experiments,i have done this with some ladies,the point is that my exeperiment is based on how the lady would react if u tell her that you love her not in love, this is the result sofar: 3 ladies got mad and wild,that means they could't believe it,and no one in their lifes ever say 2 that word or sentence,kuwan iska ilaali fadlan oo marka hore waasha,jaceelna micnihiisa aan horay ka aqoon, 4 ladies way kala badbateen,tu kasta waxay isku maleessay in ay kaligeeed adduunka ka joogto,kuwan laftirkooda ma fiyooba,waxay ayaga ka tahay isla weenaanshahaas armuu ku daba ordaa ninkan,laakiin sida ay saas u leeyihiin buu kuwan oo kale waqtigooda ka dhamaadaa,ayagoo 67 years jiro ayey is arki the other 13 ladies didn't even say anything,why,because they say jaceelka la sheegaba maba jiraba,wax jirana ma aha,laakiin kuwaan aa oogu fiican,kuwa dhaha jaceel majira ayaga ayuu jaceelka oogu xun ku dhacaa. sorry ladies,i didn't mean 2 hurt anyone,just life pioneer is the stuff am doing. i have done so many tijaabooyin on ladies,ilaahoow inkaartooda iga leexi,cilmi kororsi unbay iga aheed, i have even done at least 12 tijaabooyin to my lady friend(my lover),macsalaamo
-
this day,i did nothing,didn't go 2 work,didn't served the net,did't wachted the telly,i wasn't at home,but did nothing and i wasted so much time,i can't believe,my pleasure,i did enjoyed this day,that is my dairy for 15 july,c u 2moro,macsalaama
-
you need one more post to be nomad lol@batula, anyway,love is the top agenda
-
posted by OG_Girl and belonging to certain groups is psycological need, waaw,am very sure you know alot about anthropology. xalimo,good for ye sis,enjoy being who u are,to be certain and ideally clearly,i love SOMALIA,macsalaamo
-
well,i have seen the best avator so far,to summ them here they are: my vote goes 2 all of these nomads Kaafi,with his naked dancing baby Rudy,with his latest dancing skills,butt up & down Cativating soul,i like that weirdo fello u got there Section06,believe u got fantastic avator Nafta,i like the two hearts which pumbs away from the chest lol my vote also goes to all the nomads who got their avator with special efffects specially dancing avator,see my avator,dancing,that is life,dance more 2 achieve more
-
i even heard some ladies saying that they satisfy their men because they chew QAD too much,i know this lady who eats about three marduufs every night,and believe me,she told me she can't sleep every night without having sex gabdhaha jaadka cuna maba iska kala aayari karaan,ninka waalaga yaabaa inuu iska daayo jaadka laakiin gabdhaha haday bartaan waa bas,qiyaamo waaye hadey iska dhaafaan,above all,it is good for their sex life
-
that is right nin-yaaban,why does he want to turn her over,it is horrible to turn her over while doing stuffs,to my thinking,this guy want to turn her over while he is having sex with her,macsalaama
-
lol nin-yaaban,man u like the somali dhaqan,i think the somali dhaqan can work in any place no matter where you are,use the dhaqan,macvsalaama
-
she slapped him,ohh my pity,women do slap men for nothing,this guy all he did was show some love and he got dharbaaxsho. the dhaqan doesn't say kiss your wife only in bedroom but everywhere,macsalaama
-
Kaafi,lol,man,it was only yesterday that i found out u were abdinuur,just yesterday, Captivating_SouL ,u got a fantastic name,lol,i really like ur new nick it is really confusing when change of names occur,that is what happenes,i thought abdinuur got lost,then here he goes with kaafi in his back
-
naayaa=waryaa=naayaa=waryaa. i don't really use naayaa for women,instead i use waraa to call ladies,i don't even use their names though i know their names,i just say waraada,waraa,yareey
-
i have noticed that some nomads were missing,but they were not,they simply changed their nickname,please why did u do that,or am i asking you a shiiiiit question,fine,am outa here
-
OG-GIRL, SOORY SISTER,I KNOW U ARE 20 BUT gacanta ayaa iga daftay!
-
BUUMAAYE LOL,sxb waan ku faraxsanahay in aad horta gabdha indhaha saartay,waayo marka hore waxaa kuu darnaa in aad aragto gabadh soomaaliyeed,taasna meel baad iska dhigtay oo hadda waxa lais la hayyo waxaa waaye kaliya saddexdooda midkii aad ku aadi laheed,saddexduba way kala daranyihiin run ahaanti,somali waxay tidhi timirtii hore ayaaba dab loo waayay ma tanbaa dab loo heli,marka hore adoon tillaaba qaadin horta ka indha dharag,indha nuursi billaaw,oday iska dhig,nin tashada iska dhig,yuusan rag kuu talinin,ma tashade iyo mata shiishe hanoqon,matashade hanoqonin oo adiga talada keen,ma tashiisha hanoqonin oo saddexda gabdhoodba beerka ka xanshiri,lax dhimatay laanka tuuroow ka dhig saddexdooda,midna ha cafinin,tu kasta il qoor dheer leh bay kugu fiirini,waxayba ila tahayba inaad mar hore aadba saddexdooda ka dhammeesay ood isla tumateen,waayo laba iyo toban saac sheeko kaliya kumaadan jirin,balaayo ayaad qiiqinaysay,si fiican baad yeeshay,waaloo baahnaa,naxariis yaa lagaa dareemin,sanka taag,indhaha ha caddeenin,dhagax iska dhig hadii lagula hadlo,hadii aad sheekeenayso 10 daqiiqo hal mar hadal markaasna haka badin hadalka 10 il miriqsi,dadku waa banii aadam,gabdhuhu waa nafleey,adiguna kaba daranba,is taakuleeya,kala faaiidaysta,isku danaysta,kala taga,ha is ag fadhinina,sadexda gabdhoodba waa halaag sida ii muuqata,bogota ciyaar ciyaar ma ahan,waala is xiiraa,adigana wax xiir,jaraanjarada ka tuur,macsalaama

feel sori for ye sis,sad 2 hiya that