nuune

Nomads
  • Content Count

    12,989
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. Che, hehe bail out, I am here inaan caana-daatey daba-qabto hadaan awoodo and not maxey u daateen, sxb.
  2. Spade, got you sxb, imikaad qumaati iigu cadeysay mugdigii yaraa, Oodka waa uu iska kaftan badanyahey, laakin MMA ayaa kaftanka Qawdhaniteska moola-moolaati u fahmey camal halkaasna waxaa ku dhashey rigoore tundheer ah
  3. Ace of Spadez, inaad dhax-dhaxaadiye tahey iyo in kale wallaahi kala garan maayo, hadalka aad qortey maandhoow mugdi baa iiga jiree ii macnee, waxaagu waa marin habaabin, dadbaa moodayo inaad MMA u maciineyso laakin waa Dhaasiim iyo Anfaal intey isku jiraan camal. Siyaasadiisa iyo shakhsiyadiisa ayuun baa ah raqiis e Ma sidan baad leedahey dab-damis ayaan ahey, sxb.
  4. Stoic, sxb, caay ma ahan Garissa, no worries wax dhiba maadan geysan, waxaan Macalin ka ahaa Madarasa Thanawi ah oo ku taaley Garissa in eary 90s, waxaan dhigi jirey maado magaceeda la yiraahdo: Culuum-Al-Sarf ooka koobnaa dhowr kutub, laga yaabo inaad aheyd one of my students at the time oon bilaa naxariista kulleetiga ku ceejin jirey markey is daba mariyaan Afcaalul Miizaan wal Qiyaas iyo Mabnigooda. Xaaji Xeyraan, naga dhax bax aniga iyo Stoic waryee.
  5. STOIC;940346 wrote: .....I sincerely apologize to Garissa folks like Haatu and Nuuune .... Stoic ha ii sheego meeshaan ku noqdey Garissa folks, waxa uu ugu maleeyay inaan ahey Garissa folks iyo waxa ku kallifey inuu moodo inaan ahey Garissa folks isagoon waligiis arag qoraal aan dhahayo Garissa folks ayaan ahey.
  6. hehe saas weeye waa maskaxdii dunidoo malaasan mawjadaheeda kala kadisan dhan dhan dhan heestaas baan isku dayayaa inaan maskaxda soo tuujiyo oon soo saaro balse margi ku dhax yaalo qadaadka sokodiisa ayaa diidan inuu heestaa soo dhaafsiiyo maanka iyo hal-bowlayaasha istiinka waa Saturday night, wixii danbi ah een soo afuufo half baa laga qorayaa baan filayaa adaa sheikhad ahee bal kutubta fur hehe
  7. ^^ Oodka, I really prefer this whole buuq and shoobaro to end, and for once, Somaliland qowlkeeda kaga dhabeyso, aadi meyno has to mean aadi meyno, waan ka qeyb galeenaa has to mean waan ka qeyb galeenaa, wixii intaa dhaafsan waa moolto fitamiina asasiino muundo fiyaambiiro dadkii madax wareer aa ku dhacey maxaa dood iyo hadal meeshaan ku dhamaadey, fiina wiito uultimo liima mandariina waxa dhan ha ahaato kabicho kuunta cansalaato once and for all.
  8. isku mar ayaanba soo galney halkan, talaw ma Dublin baad caawa joogaa hehe
  9. Saas iga dheh waanba yaabey, injir boodaladiina kallaa law taclamuuna ceesaan yaroo mina shaakiriin
  10. Anigu waxaanba la yaabanahey, maxaa STATE loo yiri after their name, KHATUMO, MAAKHIR, OR AWDAL would have being OK, magicii state gadaal ku wato in order to clarify points to others that they are state are not series about what they stand for. Also waxaan kaloon la yaabanahey in the map KHAATUMO oo mici dawoco ku dooxdey araxda ama dhinaca SOMALILAND, falliiqaas galey Somaliland ma mid ay iska bixin doontaa mise waa mid mariid iyo maar ka buuxdoo aan la iskaba saari karin.
  11. Really, that is ciyaar Soomaaliyeed, JB, dee dhaqanka meel ha uga dhicin waxaasi ciyaar maahanee, Innaa Lillaahi
  12. nuune

    Fatherhood

    ^^ iyaaah, gabar aa isku fiicantihiin aa, ceesaan yaroo mina shaakiriin, shimee halkaana ka dhacdey, laakin Alpha ha u sheegin, waa burcad barri ninkaan
  13. ^^Waayadan qolyihii waanu isku kacsanahey sababtoo ah waxxyaala badan ayaan ka qorey oo iyaga ku saabsan, dhibka dhan halkaa ayuu ka bilowdey hehe Xalwad ma karin kartaa, ama buskud Soomaali, the one oo buda-budada ah camal oo jalamad shaaha intaas is ag dhigto ku dhameyso hal fuustoo buskud ah, bal dhinaceyga u soo halgaad wixii macmacaan ah aan kuu duceeyee
  14. ^^ Teach what, give an example, Dearest Raula
  15. ^^ iyo rajabeetada, maxaad uga tagtey tan!
  16. Hawdka iga dheh yaa Oodka, dab yar shidi meysid wallee, maantana Troll section ayaad mushaaxeysay oo yara shabbaheysay 18ka May Arrinka Qudba-Sirada ah wax kaga badan Alshabaab ma jiro(maalin daa'in ah gabadh xiiran baa kawaanka u saaran oy qonof ku lagdaan), dadkiina wey ka mamnuuceen as this article laga dareemi karo, bal maxaa ka galey in ay mamnuucaan hilib-hilib lagu lisayo, in a Halal way of course. waxyaala badan ay mamnuuceen oy ku saxsanaayeen Barbaarta wey jiraan, laakin waxaas dhan waxaa ka tan weynaadey dhibaatooyinkoodi oo heyhaata heyhaata limaa tuucaduuna ka badnaatey.
  17. Anyone here remember the old days aan gabdhaha la aadi jirney Daafeed iyo dhulkaa, Xiinka & Oodka plus JB know what I am talking about... Walawayn Somalia (AP) 17/04/2013 — Outside a dilapidated two-story building, Abdi Ali says goodbye to his veiled girlfriend Anisa and they take two separate streets to avoid attention. Soon they're aboard a minibus heading outside Mogadishu, pretending they don't know each other. After more than two hours of travel, they arrive at walweyn a run-down town 90 kilometers (56 miles) north of Mogadishu, and are led inside a shanty by a man running a string of Arab worry beads through his fingers. Another man and woman walk out; they have just been married. Abdi Ali, who is 25, and his 23-year-old girlfriend will be next. Since the Islamic extremist rebels of al-Shabab have been pushed out of almost all of Somalia's cities and towns, life has begun to return to normal. Under its strict interpretation of Islamic Shariah law, al-Shabab had declared eloping illegal, punishable by whipping or even death by stoning. Now that the extremists' harsh rule has been replaced by a more tolerant form of Islam, elopement once again is popular among young Somali couples, many of whom have dramatic stories of defying their families to follow their hearts and marry. In the case of Ali and Anisa, they had dated in secret for two years. Anisa, who refused to give her full name for fear of family retribution, said they decided to elope after her parents refused her request to marry Ali, intending her to marry a cousin in America. "They tried to turn down my choice, and I had to do the same against their will," said Anisa, her soft voice and shy demeanor belying her determination. "You can't be engaged with just a stranger you have been forced to marry. We are living a civilized world." Anisa, with hennaed hands and bangle bracelets, is studying business at a Mogadishu university. She looks fondly at Ali, a lanky man with wispy hair who works as a tailor. Walawayn appears an unlikely marriage destination. It is little more than a crossroads with many of its buildings made of poles and dried cow dung, which is fitting as most of the residents are cow herders. walawayn's elopement activity is one of the most visible signs that the tight grip that Islamic militiamen once held here has loosened. After the al-Shabab rebels left in October 2012, elopement became an industry in this town. There are several eloping rooms, including some in buildings that once housed al-Shabab extremists. Guides welcome new arrivals to the town, asking them if they want to elope. Elopements here have soared, says Sheikh Mohamed Salad, an Islamic cleric who marries eloping couples. "Already this year we married hundreds of people, unlike last year when you could barely receive ten or fewer a month," he said. Reasons for choosing the elopement option vary. It is favored by poor young men who cannot afford the hefty dowries given to brides' families. Others, as in Ali and Anisa's case, are rebelling against an arranged marriage so love can prevail. Elopement is generally frowned upon in the Saudi Arabia-based Wahabi school of Islam that is growing in influence. But Sufism, which is followed by many moderate Somalis, considers elopement a legal marriage, according to Mohamed Yasin, an Islamic philosopher in Mogadishu. "Elopement is fully legal in accordance with the teaching of Islamic religion," said Sheikh Mohamed Ahmed, a Sufi cleric in Mogadishu. "If the woman happens to be in a remote place far from her guardians she can be wedded if she agrees to it." walawayn's location is just far away from Mogadishu for young women to be out of their parents' jurisdiction so they can decide on their own marriage. And that is why Ali and Anisa chose walawayn. After arriving in the town, Ali and Anisa go into a small, stuffy elopement room. A cleric presides over the marriage ceremony which lasts about 20 minutes. Ali pays about $20 for the service. The couple emerges holding a small marriage certificate written out in ink, which will prevent them from being accused of adultery and, if they have children, will ensure the children are seen as legitimate. The no-frills ceremony is a far cry from the elaborate nuptial ceremonies, feasts and celebrations of a traditional Somali wedding. But the smiles of Ali and Anisa show their delight. "Our dream has just come true. We are finally married now," declared Ali, smiling and shading his face against the scorching sun. However, they will continue to keep their relationship secret, at least for now. Anisa will live with her parents and have clandestine meetings with Ali. Now that they have had the certificate, the two are looking forward to consummating their marriage when they can find time alone together. "Secret meetings, phone calls and anonymity will dictate our relationship," said Ali. "But we shall finally, officially, be married." He wants to break the news of the marriage gently to Anisa's family. Like many eloped couples, Anisa and Ali hope that eventually their families will accept the marriage, although some families never agree and some even disown their children. Then the newlyweds board a minivan heading back to Mogadishu, sitting separately, as if they don't know each other.
  18. ^^ Innaa Lillaahi, wewe haki ya mungu caadi ma tihid ehehe, kila kitu kama nahi, leo hiko yumbani maharaga kabira kwa galkeeda namnagaani iyo sikumaawiiki ugali jaallo sawasawa camal
  19. hehe adu awalbaHindi ayaad aheyd, it would be good hadey fadhiisanayaan but 99% wey wada istaagsanyihiin, how is this different from when they are working while standing, wuxu waa mashiino ma istiri, eventheir relaxing day standing ayey ku dhameesanayaan. Ngonge, Deira maxaad ka qabaneysay, dahab baad iibineysay miyaa oo badalaneysay mise waad gadaneysay hehe
  20. ^^ Hindi geesi ah xageed ku aragtey adu, maba jiro, did you hate Hindida or Tima Jilic in general on Fridays in UAE, waxaad moodaa in la dhahey jidadka iyo bannaanka ku leersada, illeen waa dad xabbis ku ahaa shaqo, afka unbey leyriyaan that is their relaxing day hehe
  21. loool you have to pay twice, I agree with that, Ka Farxi Caruurta ku mayaala miyaa Hargeisa
  22. ^^ It was more like an EasyJet episode war I always come across diplomats, the Congolese of Brazaville were the weirdest of all, at one point, there was food crises due to their repetitive request of more food and more hehe The worst was this Egyptian diplomat, even though we were on Egypt Air, he thought he owned the aircraft, and there was buuq and qeylo, until the co-pilot intereferred while on air, shut up aa lagu dhahey yaa waxsh. President Siilaanyo had a score 10/10 on this, he was a supermaan not moving ciji baalkeedd on this whole story
  23. Part 3 ............Time now is 07:30, and there is no sign of any hope, the crowd were getting bigger from all directions, and to the worst, team Siilaanyo picked up the wrong spot for the president to be seated, the Passport Control was the oppossite of us, there were some Somalis who just landed right now and passing by, two of them in their 50s recognised Siilaanyo sitting there and sometimes forcefully smiling, they quickly shouted waa madaxweyne Siilaanyo, the team Siilaanyo as their usual were chatting and standing all that time and not noticing anyone approacking the president, them 2 men approached the president and greeted, one of them even greeted the president 5 times wuu ku celceliyey, the other held madaxweynaha gacantiisa mana uusan ka fuqin cabbaar. For me, seeing this from nearby distance, I wasn't feeling comfortable at all anoo dhar cad cad xidhan oo la imooda inaan dhawaan qabrigii Sukra ka soo baxey, I could see madaxweynaha oo daalan oo is celin la' oo iska fujin la' nimankan gacmahooda, marwadiina ay iska daalantahay tacbaan iyo nus, sheekhii indhoolaha ahaana asaaba tiisa la yaaban but wardiguu hayey iyo faataxada from what I observed him reading, nimankii yaryaraa ee suxufiyiinta isku sheegayeyna ay halkan af laba daan taagayaan iyagood moodo iney dhuuqayaan icecream, iskana fiirfiirsanayaan airportka iyo diyaaradaha soo dagaya iyo dhismaha quruxda badan ee Istanbul from distance. Labadii nin hada wali madaxweynaha ayey sheeka la galeen laakin gacmihiisa wey sii daayeen, sheeka iyo shul iyo shal toona diyaar uma uu ahan madaxweynaha, daal iyo daruuf baa ka muuqata, hadal iyo hurguf ma uu doonayo, kolba wuu iska dhoola cadeeyaa asoo isku qasbaya. Markaan is celin waayey ayaan anoo is ogeyn labadii nin dusha uga soo dhacey dhaxdooda oo madaxweynaha hortaagnaa, labadii nin baan durba ku dhahey si aan meesha uga ceyriyo iga leexda aan madaxweynaha salaamee, laba odayaal ayey ahaayeen oo fajiistayaal ah, midbaase half-tirrfatoore ahaa markaan ku dhahey madaxweynaha aan salaamee ayaan u sii raaciyey labada nin diyaaradiina ayaa loo dhawaaqey ee ka dhakhsada meesha, waxba kama jiro, mid ka midaa intuu saas ii fiiryey igu yiri "ma boodhi-gaydh baad tahey", adeer orod madaxweynaha waad salaantee wuuna daalanyahay, markiiba labadii odey wey iska tageen intaan u raaciyey adeerayaal safara salaama. Isla markiiba madaxweynaha ayaan gacan qaadey, hadal kalena uma aanan sii galin iyo sheeka toona waan arkaa xaalku inuusan sahlaneyn, intuu i gartey ayuu yiri, "oo dadkii baxey inaad raacdey ayaan moodayee", markaas ayaan ku iri "markaan hubsado inaad halkan dhaaftaan ayaan anigu magaaladeyda gali", intuu qosol yaroo dhoola cadeyn ku lifaaqanyahey ayuu yiri "ma magaaladan ayaad dagantahey, farsama xumada dhacdey waad u jeedaa laakin wax dhiba ma lahan waxan iyo wax ka daranba waan u dul qaadanaa", isla markiiba madaxweynaha maba sii ag joogin waxaan ku iri "madaxweyne halkaa ayaan fadhiisanayaa illaa ay howsha hagaageyso", I was trying to avoid one of the Siilaanyo guys oo si xun indhaha iigu kuuraayey as if inaan neef biciid ah ka diley. The time now is 07:48, with no reason being sitting there, no formalities, nobody knows what was the advance arrangement being made, there was indeed an arrangement made for the president and his team, that arrangement was indeed to remain seated until everyone in the aircraft leaves and disembarkes. As soon as I left the president, I heard and seen a Turkish airport staff wandering around and asking every Somali or lookalikes about team Siilaanyo, and their whereabouts, the guy was very tired, upset, and was all over the place in every section of the airport looking for team Siilaanyo. I recognized the guy as he was very tired and somewhat angry of why they left the aircraft, the flight crew have no idea who the Siilaanyo team were, but Siilaanyo team were informed in Addis Ababa to wait in the aicraft until a Turkish Official tells them to leave the aircraft but someone would come to them and guide them the stairways at the front of the jetwaya attached to the aircraft, this was a celever move which guarantees to avoid any contact with the passengers and crowd that number in thousands arriving from every possible direction. The Turkish guy did not wasted any time, and was jumping up and down of why they did this, and who advised them to leave the aircraft, and so many question like how many people they are etc, he was not a happy man, but relieved finally, and did not actually care who they are but was doing his job and quickly asked them to follow him, all of them, the president, marwada and ninka indhoolaha, to the worst, all the journalists were running fast as if in laga tagayo oo kale, the president was as usual calm and collected, I did not bother saying macsalaama to the president, nor I wanted to say anything else to anybody, I was just feeling relieved now and looking forward to go to Passport Control but not yet. The Turkish guy did not go that far with them, but entered the jetway that were used to disembark the people from the aircraft, this time, the team Siilaanyo are not going into the aircraft, but rather, would be guided through a stairs that links the jetway to the airport ground whereby a bus is waiting for the team Siilaanyo to be taken. As soon as the aircraft attached itself to the jetway for disembarkment, the VIP bus was there waiting for team Siilaanyo, waiting and waiting, this was not expected at all, nearly 2 hours of wasted time, in a crowded place, it could have being avoided if the right people with the right knowledge of advance arrangements were involved. The team Siilaanyo were transported out into another section of the airport where their luggages are waiting for them, I could see team Siilaanyo getting into the vip bus one by one after walking into the jetway back then into a downstairs. I was not ready to take any photo shoots, nor I wanted to have a picture with me and the president, I had that opportunity many times but respected the president and the lousy team, I was actually watching them until I made sure one by one, all of them went into the bus, after that, ayaan dhahey, Alxamdulillaahi, imika iska dhaqaaq, xaashalillaahi, markiiba intaas is majiirey(waamo accent) ayaan isku maqiiqey(Gibiley accent) masjid yaroo kor ku yaaley si aan salaadii subax iskaga rido(galbeed accent), anoo iska wardinaayo taxliisha suulasha iigu laabantahey aan ku taraaraxey passprt control(xamraawi accent), isla markiiba waan ka soo baxey meeshaaseyto(sujui accent) waxaana soo galeey magaalada Istanbul. Siilaanyo team red carpet waa loo diyaariyey ayagaa iskaga cayaarey, dadkii madaxweynaha sidan u galey ee asoo 6 saacadood diyaarad saarnaa, laba saacoo kalena kursi bir ah ku fariisiyey without cabitaan iyo la tashi toona, dadkaas waxey muteesteen in la ciqaabo, or at least hal maalin shaqada laga eryo(naxariistaa iga badatey camal hal maalin is ok). Team Siilaanyo were on their way to Ankara, another long trip was ahead of them, be it a plane or train, or by car, whatever mode of transport they took to Ankara, it wasn't an easy one. Peace out, Mr President.
  24. Part two here guys: ....... It was getting closer to 6am and we were on a final approach to Ataturk Istanbul Airport. The captain has switched on the seat belt sign on, the flight crew also made a final check on passengers to make sure they are seated straight, one flight crew approached president Siilaanyo requesting him to lean his seat forward, a final announecement by the captain for the flight crew to take up seats for landing was last heard from the intercom. President Siilaanyo had being quite for the last 40 minutes of the flight, he could have being sleeping, his final moments of arriving Turkey is filled with great expectations and enthusiasm, he is looking forward to being served by the Turkish goverment for this great invitation received, today, president Siilaanyo is on a mission. Flight TK 0677 touched down at Ataturk airport at Istanbul at 06:15, this was the best touchdown that one could have experienced, much to the delight of the president that a safe and smooth landing was achieved, I could hear the appreciation from sheikha indhoolaha sitting across saying "ma inagaaba dareenay in ay dayuuradu dhulka taabateyba, jug iyo jag unbaan maqalnaa kolkaan dayuuradaha kale raacno", hadal yaroo kooban ayuu Siilaanyo oogu jawaabey saaxiibkii "Alxamdulillaahi mar hadaanu nabad ku imaaney waabarigan saaka ah". The aircraft was getting ready to attach itself to the jetway for disembarking, I was surprised to find out that this particular aircraft has found an available space to have itself a jetway, easier for the passengers to get into the airport easily, normally for a bussier airport like Istanbul Ataturk, it is difficult for aircrafts to find a jetway and normally stand at a distance to the airport whereby passengers are transported into bus then into the arrival/transit/transfer areas, the bus journey is not comfortable and crowded, I said, president Siilaanyo dartiis ayey dayuuradan u heshay booskaa bannaan ee jetwayga ah. As soon as the jetway was attached to the aircraft, people started taking their suitcases from the panel above, and getting themselvies ready. Priority is for the business class people to disembark from the aircraft, but for diplomats and other VIP people, they normally wait until all passengers left the aicraft, this is to give them more smoother transfer to the airport with no crowd chasing you and around. This was not the case for president Siilaanyo and his associates, as soon as people started getting out of the aircraft, 5 men who had Somaliland Press(representing the Press from Somaliland) vests on them quickly came to the president, and requested that he and the team should leave the aircraft as soon as possible, president Siilaanyo listened carefully and replied "ma saasaa, hadaba ina soo wada dajiye kuwa inaga danbeeyana soo dhakhsada ku dheh", one of the 5 men shouted as he could not move back to tell the rest to come forward quickly, and said in a loud voice "madaxweynaha soo dhakhasada ayuu idin yiri aan ka wada horreeno dadka", but they were stuck and were waiting for the their turn to leave the aircraft. President Siilaanyo, Marwada, ninka indhoolaha, the 5 men who rushed quickly to tell the president to leave the aircraft quickly, all disembarked the aircraft, and I wass just right behind them, only sheikha indhoolaha was behind me who had his stick for guidance but was giving him the signal to follow me as there was no one to help him out, so he followed me until we left the jetway into the seating area of the airport not that far from where we entered. At this time of the morning, it is the busiest time of the airport, people who disembarked from hundreds of flights are moving from all sides and directions, Siilaanyo's men quickly spotted 3 empty seats, they moved the president there who was very tired, the marwada and the sheikha indhoolaha, there are hundreds of people also seated from all corners as well as people standing and waiting for their associates and relatives to appear in order to go to the Passport Control oppossite, others are for transit and transfer passengers lining up for the boarding pass to be checked in order to be allowed into the departure areas upstairs. Siilaanyo and his team were uncomfortable, the president was not in a good mood, he was not expecting this to happen, he was quite for half an hour, sitting there, the marwada next to his seat, the journalists standing there not knowing what to do, the men who advised the president to leave the aircraft quickly were all quite and everyone of them was standing on their own looking and watching people moving from all directions. At the time, I wasn't far away from the team, and was helping a Somali woman with her 2 children and pointing out to her how to get into the transit area, at one point, she asked me who are those Somali group standing there, some of them even had their BIG camcorder camera on their shoulders, I replied to her "Waa madaxweynaha Somaliland qofka halkaa fadhiyo, dadkana waa wafdigiisi oo suxufiyiin u badan", she then questioned me "oo muxuu halkan ka qabanayaa", waxaan ku iri "waxaa laga yaabaa inuu shirkii Soomaalida la sheegayey u yimid laakin ma hubo", she continued, "oo seed ku garatey inuu madaxweynaha Somaliland yahey waan un maqli jirayee", at this point, I tried inaan hadalka u soo koobo even though I had lots of time and would be based in Istanbul but she did not as her flight is supposed to leave 40 minutes from now to Stockholm, wax ka hadal jeclaa abidkey maan arag, waxaan ku iri "walaal waqtigii diyaaradaada waa dhawdahay waxaana ku sugayo saf aad u dheer oo security iyo check up marka carruurna waad wadataa ee soo bax aan ku caawiyo meel kaloo short-cut oo saf dheer laheyn ayaan ku geyni ood durbaba departureka sare ayaad tagi", intey qososhey ayey igu tiri "waan iska fahmey inaad reer Somaliland tahey". Naxariistaa iga badatey, intaan dhahey soo bax walaal laba carruurna gacmaha qabsadey ayaan dhahey ina keen walaal, waan geeyay meesheedi oo meel leen qaboow oo jiiro aangalo oon dadka saas u fahansaneyn ayey ka gashey departureka sare after her boarding passes being checked, meel ay u socoto iyo ka socoto toona ma aysan aqoonin iney flightka ka tagtana dan iyo muraad toona kama aysan laheyn carruurtana jaqiiq iyo juqaaq ayey gurayeen kolba dhinacbey kadharbaaxeysay aamus waryaa! Isla markiiba waan soo noqdey and came back to where Siilaanyo team were based just right after disembarking the aircraft to the neck of the jetway, I was astonished to find out that after 40 minutes, the president was sitting there not saying a word, the team or the so called advisers not moving a leg or timo, the marwada covered her face with her hands, because she was tired, president Siilaanyo was sitting straight and not looking around, none of the team even dared to provide the president with any water even though some vending machines were available across, I wasn't prepared to get involved in this. I wasn't too far from them, and next to them was a transfer desk where people check up their boarding passes or new one's to be issued to them, one brave guy, not the SomalilandPress.com boy, but another one ayaa is celin waayey and said to 7 of the team who made a circle and were conversing each other, he told them "oo maxaad afka la taageysaan ma idinkoo sidan ah ayaa la idiin imaani ama cid idin qaabili", intey la yaabeen hadalkiisa ayaa 2 of them isa soo raacey and came to the transfer desk, they had to line up as about 20 passengers were ahead of them. The Turkish staff are quick and waa dad shaqadooda ka baxo, within 10 minutes of them standing there, it was their turn, they have asked the transfer desk who they are, and what they are for, the staff there are busy and the lines are getting bigger, so they were not in the mood of helping out as their job is to double check boarding passes and issue them. The men came back with no result, and joined their team for another circle of conversation being formed right in front of the president, Siilaanyo waa nin adag oo qabiid ah, manaxaankuu qabaa, waana beezaani mashiidiyaan ah, intaas wuu aamusanyahey, intaas wuu maqlaa waxa lagu hadlayo iyo teamkiisa oo sheekeesanayo, waxbuu damacsanyahey, seeftiisaa galka u suran, laakin ma ahan hada goortuu la soo bixi doono ee waa saa danbaad ogaani. The time now has passed 07:15, and no result yet, as to where the Siilaanyo team are heading to, I knew from the back of my qadaad that an arrangement was made to the Siilaanyo team, but that moment has gone when the 5 men who advised the president to disembark the aircraft quickly, that was a bad decision, one that the guys waalay madaxweynaha ay ka shallaayi doonaan, madaxweynaha is a reserved man, and would sooner or later punish those guys, I can finally say, that madaxweynaha waa nin sabir badan, after seeing all this and sitting there on this metal chair, he never said one word, he knew something was wrong, something big. I found a seat across where team Siilaanyo were sitting, not too close to them, in fact, none of them even noticed me, I was right in the middle of a group of people oo cumrada us ocda to Mecca with their white clothes, dhaxdaan uga jirey aniga iyo futashaarigeyga caddaanka ah, inaan Mecca u socdaaba la imoodayey iyagaana islaka baashaalayey, but I did not wanted to bother any of the Siilaanyo team and just wished this story to end so that I can finally say goodby to the president, I don't have much to offer to them, I could help out but the team snapping at me is something I wasn't ready to deal with, I knew if I made a suggestion of any kind, one or few of the Siilaanyo team would be shouting at me, qeylo, qaxar, buuq iyo rabsho diyaar uma aanan aheyn, gabadhii ilmaha wadatey een caawiyey ayaa iigu fiilneyd kistoo muran iyo qubqac dhankalalax.
  25. Xaaji Xunjuf;938242 wrote: Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay In Madaxweyne Siilaanyo Marti-qaad ka helay Maraykanka April 14th, 2013 Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka wasaaradda Qorshaynta qaranka Dr. Sacad Cali Shire iyo Wasiirul dawlaha Maaliyadda Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani) ayaa *****lka ka qaaday in Madaxweynaha Somaliland uu marti-qaad rasmi ah ka helay dawladda Maraykanka. Wasiirradan oo maanta shir ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay iyagu socdaal ay ugu gogol xaadhayaan safarka madaxweynaha ay ku tagi doonaan dalka Maraykanka, iyagoo shir kaga sii qeyb geli doona Magaalada Addis-ababa ee dalka Maraykanka . “Waxaanu Aniga (Wasiirul dawlaha), Wasiirka Qorshaynta iyo Wasiirka Macdanta iyo biyuhu aanu safar ku tagi doonaa dalka Maraykanka, iyadoo aanu ugu sii gogol xaadhayno safarka madaxweynaha Somaliland dhawaan ku tagi doono dalkaasi oo uu madaxweynuhu marti-qaad rasmi ah ka helay,”ayuu yidhi Wasiirul dawlaha Maaliyadda Mudan Cismaan Cabdilaahi Saxardiid. Wasiirka wasaaradda Qorshaynta qaranka Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay ka hor inta aanay u ambo-bixin maraykanka ay Itoobiya kaga qeyb geli doonaan shir caalami ah oo ay kula kulmi doonaan qaadhaan-bixiyeyaasha. “Inta aanaan u ambo-bixin Maraykanka waxaanu dalka Itoobiya kaga qeyb geli doonaa shir caalamiya oo aanu kula kulmi doono Ha’yadaha DFID Iyo DANIDA oo maal-gelinaya sanduuqa mucaawimo ee Somaliland,”ayuu yidhi Wasiirka Qorsheyntu. Dr. Sacad waxa uu intaasi ku daray “Waxaanu halkaasi ku kala saari doonaa shirkadaha maamuli doona gacan ku haynta maamulka sanduuqaasi.” “Shirkaasi ka dib waxaanu u ambo-bixi doonaa dalka Maraykanka oo aanu gogol xaadh u noqon doono socdaalka Madaxweynuhu ku tagi doono wadankaasi oo uu marti-qaad ka helay,”ayuu yidhi Wasiirka Qorshaynta Somaliland. hehehe