
nuune
Nomads-
Content Count
12,989 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
^^^ What do you mean NATURALLY, maxaad u qarineysaa gabadha waryaa
-
Faheema xalwadeeda aniga iyo Ngonge ayaa mar hor dhameesanay. Lily you missed the congratulation talk in Troll corner for Faheema
-
Lily, lool@Jaad overdose, naah, my holidays just started yesterday but today offcially, and won't be back to work till January 10. Inshaa Allaah, would be travellin out this Friday.
-
My dear Koolo, ha u bixin dadkaas, qaab darro adoogeed aa la dhahaa, It happened to me once, she was around 65 but joobano ay aheyd o jiroos ah, anigana waalnideyda eedo ma dhihinee ayeeyo aan dhahay, maxaa iga raacey hee
-
Farance, take me sereis sxb, tani aad baan u aqaanaa kor iyo hoosba ku noqon maayo. Dobbs, my dear Princess, I won't write any more Somali while u r around Ngonge, the other one eloped with Che
-
Ngonge, taa sheegeyso tu waalneyd waaye, ee Truth la soo baxdey markii danbe horena u wadatey magaca syphillis or isfiilato, tani wali meysan duulin waa Princess aka Bella
-
Princess, I think it doesnt apply to me, I mean ur test *Hint to Ngonge of who is DOBBS*
-
Ngonge, loool, JB waa fududyahay wallee, kuma wanaagsana inuu garoonka diyaaradaha ka shaqeeya, he would give da signal for other airlines passin by to land there Edit:, for Oodweyne horta aan ku su'aalee, wax is weydiin ma xumee, waxaan maqlayey Buubaa baa imanaya election timeka Soamliland, wuxuuna ugu shubayaa Faysal Cali Waraabe madaadama ay xidid saaxiib hoose yihiin, wax ma waad kala socotaa arrinkaa
-
Somaliland ciidi is tirahda ka hor tag isaga la wayaaa waleh waleh lol@isagaa la waaya, waryaa Faysal Cali Waraaboow, maalmahan kumaan aragee xageed jirteyna, ma qolyihii Mansuur hodheel ka dhaanis gareenayay baad ku jirtey
-
It is not BIG thing if they didnt skie dive due to weather, there is always another time. your flying had being cancelled due to weather, I get that always on some days when the weather is terrible.
-
^^^ Sheikh Sharif is the ARS Shariifka, not the other Sharifka of former Parliment leader, hence the last bit of the story IndhaCade callin sh.shariif and talkin on da phone. si fiican uma aadan dhuuxin Xaaji Allamagan Waa runtaa magacyadaa isku eg lol
-
^^^ lool, kama shaki qabo inuu FCW soo dajin, waa Pilot waalan, he is my fav politician by da way, waxba ma qariyo odeyga, wax unbuu seyraa
-
^^ Oo haduu Faysal cali Waraabe qabsado meesha wax soo caga dhigto waa la weyn, outer space ayuu la aadi alien buu cunsiini
-
Malika, get well soon, winter xun aa ku haayo aan u maleenaa Ms DD, there was Riwaayad called Xishood & Jaceyl, you probably watched it, in there, there was this girl approachin the man everytime, and he would just walk few steps back, "naa iga leexo hooy hooy xagaa iiga durug baan ku iri" asoo wajigeeda eegeen. But dumarkii hore ee qarniyadii hore ayaa khattar ahaa, meel naxdo ma aysan laheen, even ninka la siiyo ee lagu meheriyo before da big night they would request in ninkaasi uusan aroos habeenkii la galeen asagoon qaabkuu yahay laga badalin, waa in lasoo naaxiyo, la dharjiyo, asagoo ad adag oo hillaac ka baxayo korkiisa ayey jeclaan jireen in ay habeenkii arooska la aqal galaan
-
Ms DD, lool, geesiyad baad tahay, you will give heart attack to most guys, actually most guys got freaked out of ladies winkin @ them, some guys would say "oo ma aney ii iljabineysaa, taas waa inaan ka cararaa"
-
Waxaa la yiri people who always smile end up not smilin after someone hit on them, so is all gafuur taag iyo sankoo la taago ever after
-
^^^ Malika, she is not brother, she is she-camel, DOBBS am referrin to
-
^^ Ms DD, lool, I am pretty sure walaalahaa in aanan dhagaha jiidin, but breifly was in Utango around dat time This was in Libooya in 1991, Tuujiye oo dhibloow ahaa aan cayaalka isla qaraaci jirney, he was great reciter of Quraanka, hada waa nin waalan oo madaxa ku socdo
-
lool@Cabdiyo, maya, Galaadi & Bookh, Doollo & Hawdba maan tagin, 1991kii ayaan ka hadlayaa right after qixii in kenya, Tuujiye was in my Dugsi Loox asagoo u qabto kadabshiir
-
Alla maxaan cayaal faraha ka qaraacey when I wass Kabiir at Dugsi Looxa, dhaga maroojis iyo qanjaruufo aan eber uga dhigi jirey
-
Enjoy the sky divin ladies, one note and advice, be relaxed no matter what happens, and make safe-crash-landing
-
^^^ Xillimaa ay soo dagaysaa talaw, meeja waanu ku cidloonee
-
^^ I like how IndhaCade talks as well, he is complete joker, wuu qeeliyaa markuu hadlayo, his catch phrase "walaaloow walaaloow"