nuune

Nomads
  • Content Count

    12,989
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. lool@Nephise doorada , taas maxaad ka sheegi, summerkii hore sweden mar aan joogney ayaan maqaaxi Soomaali ayaan saarneyn oo my team iyo aniga aan wax ka cuni jirney, guygoo neceb erayga dooro aa nagu jirey, he hated da word, anyway, one of the guys oo ka shaqeenaayey maqaayada specially odeygoo reer Balcad ah oo erayga dooro maxaa kaa galay uu u isticmaalaa, intaan u yeernay baan ku dhahay adeer wiilkan baa nagu jiro oo neceb erayga dooro, odeygii intuu qeela kor u qeeliyey buu yiri "ar dooro, ar dooro, yaaya, ar dooro, qandha fil daran qaad qofkii dooro diido, ar dooro maa dood ka qabtaa" wiilkii ciil iyo xanaaq meeshuu ka sii kacey asoon waxba cunin, odeyga maa ka daba haraayo hee, "ar yaaya, kaalaybo, ma digaag aa rabtaa inaa dhaho oo af carabi ah(dajaajah) dooro hadaa diido adaa dabaal ah deeqsiyoow dabaalkaan soo badbaadi" Tib waligaa maadan maqal, maba dhici karto, how about tib iyo mooye, mise kal iyo mooye aad taqaan, hada waad fahantey marka Gabay baa jirey oon ku xasuustey tibta: Tib iyo mooye naagtaan aqoon tacabka reerkeeda Taabuut mid aqalkeedu yahooy tuludi qaadayso Tambareerigaa inaan ku jiro waan ka tooshadaye
  2. Thanks to everyone, for wishin me & Farancab da bdayz, waaw Farancab, dhalasho wacan sxbow, Harar iyo hablihii hagoognaa ee Cadariyiinta iiga warran, inaan dhankaas usoo baqoolaa laga yaabaa oon harar iyo hareeraheedaba geela horweynta caanaha ka dhamo, armaan adigu guyaal fara badan kaa weynahay sxbow, biya oodkii xilli loogu magac darey ayaan dhashey, xiligaasna waa la wada yaqaaney specially by reer baadiyaha
  3. Edit: Thanks Nabad, Would get some classic photos Inshaa Allaah.
  4. If I make a wild projection on the Premier league, it is gone to Chelsick
  5. Maybe it is the only income that is available now in Somalia, how can those dogy Sheikhs support themselves for overseas hotel stays without the Dhuxul net value
  6. Chai ya isturungi, namnagaani
  7. I would say some government officials are even involved, ridiculous!!
  8. Foolxumo, waa lagu salaamay, eheheh awalba waan lahaa, dat was a recent wasir laamin wadheed yaawe, ees macal daiga aaw ii baganee soo maadan maqal cirradu iney tahay timihii oo ingagey, hindhisaduna ay tahay madax jimicsigiis, bidaartuna ay tahay maskax bislaatey lool@farsamadii Ngonge looooool@world war II
  9. Maashaa Allaah muraadkaaga Ilaah ha sahlo, it is sunny, and snow, can't complain as long artifical sun is there, though I wish to escape from the changin weather soon, other than dat, waa laguu faayaa
  10. Maxaad ku baridey yaa II, soo ma ladnid
  11. ^^^ Xaaji Xiin, Reports say Riyaale used the last Ethiopian flight from Hargeisa en route to Addis for London to honour the closure illeen juuq iyo jaaq laga waa, waa nin helay free ticket to London Waa runtaa manaxaankuu qabaa, questions and answers time for tomoro.
  12. ^^ Uulo means fasalka koobaad as in awwal, or uula Dat clip is soo cute, indha adeeg waa dhameeyeen caruurta
  13. Ethiopian Airlines will be the losers in this new development, and would be welcoming news for many passengers who were charged skyrocketing fares between Addis-Hargeisa, or Dire Dawa-Hargeisa. The people(qurba joogta) who used to use Addis Ababa as a hub for Hargeisa were avoiding high charges of Daallo & Jubba Airways from Dubai to Hargeisa etc. Now comes the conclusion, the winners will be Daallo/Juba/Star African AIrline/Gallad, they will see high rise of revenues added to their business, one way ticket 350+ dollar, ethtiopian airline cost 250+ dollar to hargeisa. And that is the business side, on the political side, Ethiopian Airline is 100% government owned, so no wonder the demands to protect their office and even the airport(inee leeyihiin ayba is moodaan). Sheeko waxaan maqley in xafiiska ethiopian airline aysan waligood ijaar bixinin, and never pay airport charges for landing and take off fees and other maintenance for their aircraft. Either way, Kooxda Riyaale waa aamusanyihiin, wax warana kama aysan soo saarin, and that explains many things we don't know yet!!
  14. So you replaced Ibtisaam's name to mine Nin waalan baad tahay wallee, Warkaas waa run, niman iska hadlay, laakin wax hirgalayaa ma ahan
  15. Why put the member's name to refer to the clan. simple link would suffice: Here
  16. ^^^ Maalin ayaa nin miskiin waxa uu soo hor maray gabadh yar oo Tib dhaqeysa , Miskiinkaan wuxuu weligii jeclaa in uu tib helo lacag la'aan ah, intuu gabdhii soo ag istaagey ayuu wax u ku yidhi '' Adeer tibta maa isiisid. '' Adeer tibtaan aabahay ayaa iska leh, weliba waxaa sii dheer intaas aabahay dadka ayuu dabada ka geliya tibtan'' ayey gabadhii ugu jawaabtey ninkii. Ninkii markii uu intaa maqlay ayuu horay ka sii dhaqaaqay Aabihii oo gudaha ku jira ayaa waxa uu maqlay hadalka gabdha iyo Miskiinka, intuu soo istaagey ayuu waxa uu gabadhii ku yidhi '' Aabo muxuu ku weydiistey '' Tibta '' ayey ugu jawaabtey. Aabeheed oo ah nin deeqsi ah, weligiina aan miskiin qadin ayaa inta naxay ku yidhi '' aabe maxaa u siin weydey. Banaanka ayuu usoo baxay ka dibna waxa uu arkay miskiinkii oo sii socda. Inta qayliyey ayuu ka soo daba ordey. miskiinkii oo weli maskaxda ku haya hadalkii gabdha ayaa markii uu arkey ninkii iyo tibtii oo wada socda, cagaha wax ka deyey.
  17. Wiilka ha la daayo, shaquu malaha ka wadaa
  18. Originally posted by Resistance: I think Amiin needs a rival. There are others who are more talented than him, they just don't have the resources, or not familiar, and they are based in the country
  19. Waa Barfasoorka hadalka ,,,,,
  20. Waa runtiis, nin ka hadal badan Ibbi waligey maan arag, matoor aa ku dhax jiro
  21. ^^^ The best way to maximise ur taqsiin is when u talkin at the same time, it increases the net value Foolxumo