Ismalura

Nomads
  • Content Count

    585
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Ismalura


  1. Maddeey I admire Sayd Maxmed Cabdille but that doesn't mean tixdiisa in eey tahay the gospel truth. Saydka macsuum ma aheyn oo waliba truth is he killed many muslims. Lakiin qof walbe miisaankiisa xumaan iyo samantaa loo fiiriyaa and God is the judge. I know he was a great patriot but I am not gonna agree on everything he said.

     

    On the issue of calanaka waxaa la yaaba aha saan horay u idhiba alshabaab horteed soo umadu muslim ma aheyn oo diin ma laheyn? Do you think culamadii Soomaliyeed never knew of this? Lilaaha ilalalaah waa xaqiiqa qalbiga ku jirto and we don't need to erase our symobol to show that we believe in it.

     

    Nabiga caleyhi salaatu wasalaam markii carab loo soo saray wuxuu yidhi wixii dhaqankiina diinta ka soo hor jeeda tuura wixii diinta eyna xarimina iska wata. Markuu xalku saa yahay maxaa ku jaban calanka muujinaya qaranimdeen ee ahaa calaamadeena all this time. In other words the blue flag and Laailaaha ilaahu Maxamadu rasuululaah ma aha two mutually exclusive things. If alshabaab wants to put a new flag among the flas of the world they would have to find another country. Somalia is always gonna keep that blue flag because it has always been like that and because our people died to put it up in the air.

     

    Arabta iyo gaalda ma aha antonym in the real sense but in this case they are. There is a political war here and in political wars when two relatively powerful ideologies or countries fight there are always proxy wars in the rest of the world. We don't need nin carab ah oo wadankiisa intuu ka soo tago isku qarxinaya near our mothers and children the same way we don't need the said peace keepers. Somalia ha noolato and peace out.


  2. Madeey hadaan Somali Maxamed nahay waligeedba umad muslim ah oo culuma leh baa aheyn balayadana maana arag. These boys make main religious decisions based on whims, personal interests and exaggerated gaal naceyb rather than diin iyo akhlaaq.

     

    About the black 'flag' calanka buluuga qiimo intee la eg buu kuugu fadhiyaa? qof somlinimo u dagalamay miyuu badali lahaa the symbol of our existence? Anaga gaalo iyo Arab proxy war in eey isku keen kor dagaalaan ma rabno so neither sides (the TFG and the alshabaab) are for our interest.

     

    Ugu danbeyntii qof islaam sheganay oo ashahadad qiray gaal ma aha despite his/her actions and that is based on Islam.


  3. War aniga horta alien baan ahay and the welcome email that i received from SOL said no qabiil so I was trying to do just that. However saaka "a maalin guur dude" markaan arkay suaal baanba ceshan wayay.

     

    Anyways Nuune , Juxa, Sayid I don't know what you are talking about. I am out of here, like I said I don't want to get in trouble.


  4. Those of us who love their country and are praying and working hard for it are the hebal and hebal.

     

    JIhad is firstly defines as the struggle against ones soul and than it is the fight against a non-muslim that is fighting you. No matter how much the TFG etc are wrong they are muslims so you can't have a jihad against them.

    Question.

    How does killing qof muslim ah oo ilaahey u sooman qualify for jihad?

     

    lastly aqoon daro waata heysa wiilsha yar yar een aakhiro iyo aduun toona yagoon baran xabada iskala booday ee aniga i now what I am talking about.

     

    Now sober up and stop supporting this curse with the black flag.


  5. Originally posted by Ferguson:

    a maalin guur dude moving from godey to garbo to gaashamo to garab case to gabiley to galgala to garowe to galkacyo to garisa to germany....Fox news ka fiirso.
    icon_razz.gif

     

     

     

    Salan sare.
    smile.gif

    A maalin guur dude? literally maalin guuraya or what? Maaan... I am starting to ask the wrong questions but than may be I am not the only one on SOL that...


  6. Originally posted by Ferguson:

    a maalin guur dude moving from godey to garbo to gaashamo to garab case to gabiley to galgala to garowe to galkacyo to garisa to germany....Fox news ka fiirso.
    icon_razz.gif

     

     

     

    Salan sare.
    smile.gif

    A maalin guur dude? literally maalin guuraya or what? Maaan... I am starting to ask the wrong questions but than may be I am not the only one on SOL that...


  7. Maaddeey waa khalad ma dhihin i just said afsomali baa meesha yaala, meaning a variety and funny Somali.

     

    Dhalada subaga ku jirto waxaa la dhaha jubad amaba dhalo subag ku jiro uun iska dheh. Ereyga kale sounds nasty.


  8. Originally posted by Allamagan:

    quote:Originally posted by Jacaylbaro:

    Ha dhiseene daa ,, berrii uun bay miino ku aasi oo ay dumine ,,,,
    :D

    Lol @ JB. sow ma ahan naagtii inta loo faradhaqay deedna halkii gelisay sow maaha sheekadu maxay ka dhisayaan beribaay haddana cirka geline @ Maaddeey
    :D
    It sounds like you are making fun of that fac ! Ileen ilaahey raxamdiisa weey furantahay ee soo ma dhici karto in eynana madfac danbe ka dhicin ooy saa u dhisnadaan?

     

    Anyways it is good to see alshabaab doing one good thing...


  9. Originally posted by Allamagan:

    quote:Originally posted by Jacaylbaro:

    Ha dhiseene daa ,, berrii uun bay miino ku aasi oo ay dumine ,,,,
    :D

    Lol @ JB. sow ma ahan naagtii inta loo faradhaqay deedna halkii gelisay sow maaha sheekadu maxay ka dhisayaan beribaay haddana cirka geline @ Maaddeey
    :D
    It sounds like you are making fun of that fac ! Ileen ilaahey raxamdiisa weey furantahay ee soo ma dhici karto in eynana madfac danbe ka dhicin ooy saa u dhisnadaan?

     

    Anyways it is good to see alshabaab doing one good thing...


  10. saad u jeedo wax kasta wey ogoshahay aan ka aheyn timahoo laga xiiro sida dhaqankeeni ahaa(600 yrs ago).

     

    Nuune tin xiirista ma ogali ma anaa ku idhi. As a matter of fact wax kaloon ogalahyba ma laha tin xiiris dood kama qabo lakiin.

     

    Tuujiya the first line oo postigaga ma fahmin so i guess adi iyo Nuune isku afsomli baa tihiin.

     

    Otherwise tobankii danbe ee ramdaanka ayaa la gadhay ee fowdada ha la jooiyo hada oo ha laga faaideysto.


  11. Nuune arooska walcadiyaat iyo quluuxiya suurda ka dhaadheer baa lagaa rabaa ee ma intaas unbaa kuu bilaaban mise wadaad quman oo wax meherin karaa tahay. I don't need that service now but i am sure the nomads at SOL could benift from it some time.

     

    PS: In lagu lagday ma aha war fiican lakiin in aad qirato yadana waa raganimo balse forget the excuses oo toos u qiro.

     

    Tuujiye...aniga afsomli aana fahmeynin ma laha ee iska aamus anaa afsoomali in aan dad baro raba hada. Mida kale MMA iyo adiga team Canada ayaan isla aheeyn ee goormaad naga soo hor jeedsatay?