Pig

Nomads
  • Content Count

    160
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Pig


  1. Eyo, Pain...ya said ya lost yo password? wa onchya send Private Message to Admin, he can probably help ya find yo pass shyt. Geeljire is off da hook still.

     

    To all my niggas from T.O. (Scarborough, Jane/Finch) ya said ya wee gonna dive in, wahamin? Whaya all sayin rudeboyz...bombakalat... Rashid, Kaafi, KillerB, Shaluu-Bakhtiyay, DeadPOET, Dameer, EvilE, Warsame, Black-Toe, and all you real headz from Ottawa...ya know who ya aaaa. where ya all at?

     

    Eyo check these Quick lines. I ain't ready yet, but still, ya all got some tight lyrics though. Much respect!!!

     

     

    Amma throw mi head like a plane hitt'in the world trade/I grow me beard like the taliban mullah/allwayz on a mission to mastermind terror/Still bringing all wack emcees to they kneez/Make room for the budhah turned mullah....

     

    Niggas, I'll get back to ya all soon...

     

     


  2. PMS waa cudur cun oo dumarka ku dhaca oo si ba'an u laaya. Waa contageous waana laga cararaa wixii qaba

     

    ------------------

    Signiture

     

    Interests: Hunting lions, Carrying "BUDH" -- you know --that nomad stick similar to the baseball bat, Bringing women to their senses, milking camels, etc.

     

     

    [This message has been edited by Qawdhan (edited 10-05-2001).]


  3. Soomaalidu waa amxaaro. Amxaaraa aabahood ahaa, amxaaraa dhashay, amxaaraana soo korisay.

     

    Soomaalidu had iyo jeer waxay sheegtaan inay yihiin duriyadii Nabi Maxamed, carabtuna markay waxaas naga maglaan uunbay is fiiriyaan. Adeer anigu waxaan odhan lahaa budhkiina iska wata oo wixii idin soo ag madha madaxa jabiya.


  4. Waar dadkani Soomaliba maaha. Ma Baaha baad nin moodey Hibooy. Soomaaliga xagaad ku baratey. Waxaan u malaynayaa hingaada af-soomaaliga ayaan lagu barin.

     

    Baaha (reer xamar or reer waqooyi or reer bari) = Girl

    Baah = Boy

    Buubto (reer xamar) = Girl

    Buube = Boy

     

     

     


  5. Originally posted by WorldVisionChild:

    Yeah, go on and ignore my question, typical of you wannabe "emcees".

     

    Vision, ya ain't nothin but a naggin female. Wellcome to the Taliban zone...like I said before...da door is open. Show me yo skillz or just keep reading the camel milk threadz for more ideas.........

     


  6. Originally posted by WorldVisionChild:

    Yeah, go on and ignore my question, typical of you wannabe "emcees".

     

    Vision, ya ain't nothin but a naggin female. Wellcome to the Taliban zone...like I said before...da door is open. Show me yo skillz or just keep reading the camel milk threadz for more ideas.........

     


  7. Baaha, Somalidu waa inay ahaataa waxay ahayd markii Soomaaliya la joogay. Madowgana madow ayaanu ku sheegi jirnay, anaguna Soomali ayaan isku sheegi jirnay. Marka, yaan la isbadalin marka halkan la yimaado. Hadii la rabo raceka aan ka soo jeedno, waa mid iyadu aan u baahnayn baaris oo ah inaan madow nahay. Sheekada dumarkani wadaan maaha mid ay RACE uga hadlayaan, waa mid ay dhaqanka madowga ku xalaaleysanayaan. Tii waalan ee iila timaada sheeko K-Ci and JoJo ayaan jeclahay iyo D'Angelo ayaa halkan ka booday, waxaan la dhaci budh. Hawd ayaanan ku celin.


  8. Originally posted by Hibo:

    Qawdhan: " Learn how to get ur point across without being offensive" B]

    I was just telling you that your game is kind of anti-nomad Black...black....black...is all I hear every sista screaming.