Muruqmaal

Nomads
  • Content Count

    36
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Muruqmaal

  1. Puntland must know that this is the greatest apportunate that had God bliss to them... But since somalia is greatest failure Nation, not only the level of states ,society institution, but also collective community as a whole...to make an effective government is greatest challenge and full of frustration. Watch this News http://www.youtube.com/watch?v=twLBMQRKQpI
  2. Al shabaab ayaa sheegey ineysan la dagaalameyn shacabka Puntland balse waxey u hanjabeen Dowlada Puntland. Afhayeenka Kooxda ALshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage “Cali Dheere” oo maanta saxaafada la hadlay ayaa sheegay in aanay Alshabaab dhaafi doonin meel soomaaliya ka mid ah. Afhayeenka ayaa sheegay in Xarakada ALshabaab ay tagayaan meel waliba oo dhibaato ay ka jirto isagoo sheegay in aanay iyagu la dagaalsanayn shacabka reer Puntland. Afhayeenka wuxuu kaloo sheegay in ay shacabka Puntland yihiin kuwa jecel wanaaga isagoo Dowlada Puntland ku shegay mid la shaqeysa waxa uu ugu yeeray cadowga umada soomaaliyeed. Afhayeenka ayaa waxa uu soo hadal qaaday falaalka amaan daro mararka qaar ka dhaca Deegaanada Puntland oo uu ku sheegay kuwa ku wajahan meelaha la beegsanayo balse aan shacabka loo socan. Hadalka sargaalkaasi ayaa waxaa laga dheehankaraa in ay masuul ka yihiin dilalka iyo qaraxyada ka dhacaya magaalooyinka Puntland. Dhanka kale Alshaabaab afhayeenkooda ayaa soo dhaweeyay banaanbaxii rabshadaha watay ee ka dhacay Nairobi isagoo sheegay in aanay kooxdooda ka mid ahayn. Afhayeenka Shabaab ayaa waxa uu qiray in ay taageerayaan mudaharaadkaas balse aanay iyagu daganayn Kenya oo ay soomaaliya joogaan isagoo Kenya u sheegay in ay Amisom soo raacdo haddii ay doonayso dagaalka alshabaab. Hadalka Koxda Alshabaab ayaa imaanaya maalin ka dib hadal ka soo baxay Kenya oo lagu sheegay in rabashadii ka dhacday masjid ku yaala Nairobi eek u baahday magaaladaasi ay ku lug lahaayeen Kooxda ALshabaab.
  3. Xaji Xunjuf I told you the fact believe or not Lascaanood is belong to Puntland because they are same blood. We know some people of Laascaanood service for Hargaysa they taking money from Hargaysa. This kind of people are not represent the majority of Laascaanood.
  4. I think federation is only solution for all regions in Somalia but why Somaliland is resistance. Somaliland has not any recourse in their land. I know in the future Somaliland will beg Somala reunite. Somaliland must consider before it happen that sad think.
  5. Guys you know Laascaanood is belong to Puntland that is not doubt. People of Laascaanood were, are and will be forever Puntlander. Punrland and Laascaanood's isimo, leaders, women and men are prepared to get back laascaanood. In this year you will see amazing think from Laascaanood. Somnaliland is part of Somalia they can take federation like Puntland.
  6. BOSASSO, Somalia (Reuters) - An unidentified gunman killed a member of the local parliament in Puntland on Tuesday, witnesses said, the latest political murder to rock Somalia's semi-autonomous northern region. Witness Hussein Osman said legislator Abdullahi Ali was gunned down by a man armed with a pistol outside a mosque in Bosasso port. "I saw the man stand beside the MP, then the MP fell down as he was shot. We ran away from the scene. Now the police are there and we can hear deafening gunfire, but we don't know who is fighting the police," he told Reuters by telephone. Puntland has been relatively stable compared with the rest of Somalia. But violence and insecurity have risen in recent months and the region is also a major base for pirates who have been causing havoc to shipping off the Horn of Africa. Experts say Puntland is also home to organised criminals, including money counterfeiters and human traffickers. In November, unidentified gunmen shot dead a judge who had jailed pirates and members of a hardline rebel group. A local member of parliament was killed in a separate attack. [iD:nLC012147] (Writing by Abdi Sheikh; editing by Daniel Wallis, Tim Pearce). Source: Reuters
  7. 2 dambiile oo toogtay mudane ka tirsan baarlamaanka Puntland oo la qabtay, midina dhaawac yahay. Wacaal Daray ah: Bossaso, Jan 05 - Cabdullahi Cali Kaarad, mudane ka tirsan golaha wakiilada Puntland, ayaa caawa lagu dilay magaalada Bossaso. Alle ha u naxariistee, marxuumka ayaa la sheegay in ay toogteen 2 nin oo hubaysan, xilli uu sii galayey mid ka mid ah masaajidda magaalada Bossaso. 2-da dambiile ayaa isku dayey in ay baxsadaan kadib fal-dambiyeedka ay gaysteen. Shacabka magaalada ayaa ka gadooday fal-dambiyeedkan ay gaysteen 2-da dambiile, iyada sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ahi shacabku ay raacdaysteen, kuna guulaysteen in ay isla goobtii ku qabtaan mid ka mid ah dambiilayaasha. Dambiilaha kale ayaa la sheegay in uu gabaad ka dhigtay, kuna dhuuntay guri, halkaas oo dadweyne caraysani ay isku-weer ka qabteen, deetana ciidanka bilaysku ay xoog ku galeen, dabiilahana xabsiga u taxaabeen. Mudanaha la dilay ayaa laga soo doortaa gobolka Bari. 2-da dambiile ee la qabtay ayaa la sheegay in ay ka soo jeedaan gobolka Sanaag. Waa dhacdadii 2-aad ee mudane ka tirsan golaha wakiilada lagu dilo gobollada Puntland. Hore ayaa wasiir iyo tiro dad indheergarad ah lagu dilay magaalooyinka waaweyn ee Puntland. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir.
  8. YEY FARXAD GALINAYSAA IN PUNTLAND LA WAAYO? Waa su’aalo mudan in si taxadar leh looga fikiro. Puntland cadow ma leedahay? Yey yihiin cadowga Puntland? Halkey joogaan? Su’aalahaas iyo in kaloo badan ayaa mudan inay sweydiiyaan shacab weynaha reer Puntland. Ugu horeyntii waxaan shacabka Puntland ugu baaaqayaa inay dhidibada u aasaan nabada Allena ugu mahad celiyaan nimcooyinka uu ku manaystay, kuna dadaalaan sidii ay nimcadaa u xijisan lahaayeen. Ogaada ummad waa waxuu dalku ku dhisanyahay. Ummad la’aan waa dal la’aan. Dal kasta wuxuu ku hormaraa ama ku dib-dhacaa hadba sida ay ummaddisu u dhaqanto. Dalalka horey u marey waxay ku horumareen waa dadaalka ummaddooda, iyo iyadoo qofkastaba u tartamo inuu dalkiisa u qabto inta ugu badan ee awooddiisa garsiiso, iyo inuu la dagaalamo wax kasta oo dalkiisa burburinaya. Cadowgiina raali kama ahan inaad gaartaan horumar, barwaaqo iyo isku filaansho. Xaggee ayuu idinka soo galayaa cadowgiina, hadaad noqotaan ummad isku xiran oo aad u feejigan, kana digtoon dalaabooyinka cadowga ku burburnayo dalkiina. Hadaydaan isku tashan oo aydaan garan qatarka muuqata iyo waxa laga dhaxlayo, ogaada maalin aydaan waxba ka qaban karan ayay gaaraysaa. Wanacuudu bilaahi.. Guud ahaan dalkeena Somalia waxaa ku habsaday abaar, gaajo, colaad, dil, dhac, boob, darxumo, daryeel la’aan, biyo la’aan, gaadiid la’aan iyo daawo la’aan. Aafooyinkaa waxaa laga dhaxlay burburkii qarankeenii waxuuna keenay ceeb ku habsata ummada soomaaliyeed. Aduun weynaha waxay u arkaan somalida dad ka liito xoolaha oo wada waalan qarankoodii gubay shacabkoodana gumaadaya, iyadoo ay ceebtaa somali oo dhan saameysay hadana waxaa jira dad somali ah oo maskaxdoodu fiyow dahay una shaqeenayso sida umadaha kale oo nidaam iyo system dowlad yeeshay shacabkooda badbaadshey magaca somalina jecel inay sharaftiisa soo celiyaan waxaana ugu horeeya Puntland ee gaad dheer iyo mid gaaban u kortay inay sharaftaa iyo maamuuskii ay beri samaad lahayd somali ay dib ugu soo celiso caalamka. Dowlad goboleedka ee Puntland waxay ka mid tahay Somalia. Indho xumada Somalia haysata Puntland wey danqinaysaa weyna saameynaysaa. Puntland Alle ka badbaadiyey aafooyinkaa waxayna noqotay goob boqolaal kun somali ah ugu qaxaan si ay naftooda u badbaadiyaan. Shacabka Puntland waxay gacmo furan, qalbi furan iyo gacal ehelnimo ku soo dhoweeyeen dadkii u soo barakacay waxayna ugu baaqeen nabad iyo inay Puntalnd tahay dalkoodii hooyo cidna ku dulmin karin. Balse xaalku waxuu noqday sidaan kugu lisey iguma aadan hambeyn. Laguma wada shaabadeen karo dadkii u soo wada qaxday, balse qeybo ka mid ah ayaa wada qaska lagu burburinayo Puntalnd. Puntland waxay madaxa la gashay xaalad adag oo aan la dhayalsan karin, waxaana looga fadhiyaa sidii ay u furdaamin lahayd qorshooyinka cadowgeedu u maleegayo. Waa hubaal ah in ay Puntland cadow badan leedahay noocyadey doonaan iyo shaararkey doonaan ha soo xirteen, balse waxaa ka sii yaab badan cida la rabo in la burburiyo oo cadowgaas u soo feysanayo mindida inay iyaguna waa reer Puntland ay ku jiraan dhohanaan ayna ka muuqato kala daad sanaan dhexdooda ah walina garan la’yihiin in Puntland lala damacasan yahay god madow in lagu hubsado aysan dib dambe uga soo bixin. Alle ayaanu ka magan galaynaa sharta cadowgu maleegayo. Mudooyinkaan waxaa saxaafada somalida qabsadan warar aan hore looga baran in Puntland laga maqlo sida Dilal qorshaysan oo lagu ugaarsanayo masuulyiinta iyo indheer garadka, iyo qaraxyo lagu doonayo in Puntland sumcada looga dilo, laguna sasiyo maamulka cusub iyo hay’adaha caalamiga ee ka howlgala gayiga Puntland. Maamulkan cusub waxuu ku dadaalay in indhaha beesha caalamka ku soo jeediyo Puntland siday ugu heylan tahay inay horumar ku talaabsato kana dhiidhido mowqifkeeda ku aadan hirgalinta barnaamijkeeda ay kor ugu qaadayso horumar la taaban karo. Waxaa kaloo jira qeyb ka mid ah hay’adaha la soo baxay dadaalka xoogan ay ku wada doonayaan (Puntland iyo Hay’adaha) inay hirgaliyaan barnaamijka dalka lagu horumarin karo. Waxaa hubaal ah haday cabsidu intaa ka badato in hay’adihii caalamiga ee gacansiinayay shacabka iyo qorshooyinka quruxda badan uu maamulka cusub ku doonayo horumarinta dalka lumi doonto hadaysan shacabka hadda mowqif cad ka qaadan tabandaabyadaa lagu wiiqayo horumarkooda. Hadab yey yihiin kooxaha isku bahaystay burburinta Puntland. Aan tilmaamo ka bixino kooxahaas iyo ujeedooyinkooda qarsoon. Shan kooxood ayaan ku soo qaadayaa xulka cadowga Puntland. 1. Shabaab waa ka qeyb weyn ayay ka ciyaaraan burburinta Puntland waayo waxuu damacoodu yahay inay dalka Somalia wada qabsadaan, iyagoo xoog ku raadinayo riyadooda. Mabda ay aaminsan yihiin kama mid ahan wada hadal, dib u heshiisiin iyo nabad lagu gaaro badbaadinta dhiiga muslimka. Waxay ku gacan seyreen dadaalkii ay wadeen culimada soomaaliyeed ee qadarinta mudan, loogana dambeeyo aqoonta dheer ay u leeyihiin Diinta Islaamka. 2. Somaliland qeyb libaax ayay ka tahay burburinta Puntland, waayo waxay u aragtaa haday Puntland cagaheeda isku taagto horumarna gaarto ay qalqal galinayso jiritaankeeda iyo aqoonsiga ay ku daaleen gacantoodana ka baxayso Sool, sanaag iyo Ceyn. Sidaasna ay ceel dheer uga dhacayso aqoonsiga lafta dhuunta u gashay. 3. Galmudug raali kama ahan mana jecli inay arkaan Puntland oo cagta saarta jidkii horumarka. Waxay dadaal ugu jiraan inay raadshaan qaabkii loo soo dadajin lahaa burburinta Puntland si ay koonfur ula sinaato. 4. Dad maangaab ah oo u dhashay Puntland ayaa qeyb aan la malaysan karin ka ciyaaraya burburinta Puntland. Waxuu damacoodu yahay hunguri iyo xukun ku gaara burburkaa. Waxaa adeegsada cadowga Puntland si reer Puntalnd la isugu jabiyo. Waa wax magarad aan garanaynin shirqooolka cadowga la maagan yahay dalkooda. 5. Qaar ka mid ah Hay’adaha gargaarka keena ma rabaan, raallina kama ahan inay Puntland gaarto isku filaansho iyagana ay shaqadooda waayaan oo toos maamulkaa gacanta loogu galiyo mucaawinada la siiyo. Hay’adaha ma jecla horumar waayo waxaa imaanaysa in lala xsiiabtamo, laakiin markuu dagaal iyo dib u dhac jiro waxaa u sahlan inay lunsadaan deeqaha loo soo dhiibay. Kooxahaas ayaa isku biirsaday dubinta Puntland. Mid kastooo ka mid waxuu leeyahay ujeedo u gaar ah, balse waxaa mideynaya waa naceybka ay u hayaan Puntland iyo jiritaankeeda. Waxaan mar kale ugu baaqayaa shacabka Puntland midnimo, wadajir iyo taxadar badan inay yeeshaan ayna gacmaha isku qabsadaan sidii ay uga guulaysan lahaayeen cadowgooda wajiha badan ee halaagooda ka shaqeenayo. Ilaahay waxaan ka baryeynaa inuu shacabkeena, madaxdeena iyo mas’uuliyiinteenaba waafijiyo dariiqa toosan ee uu raalliga ka yahay, ummaddeenana uu tuso wanaaga iyo wax qabadka, kuna abuuro deggenaan, kalsooni iyo daacadnimo. Ilaahay waxaan kaloo ka baryeynaa inuu nabad kheyr qabta keeno, ummad is-jecel oo wax isu oggolna oo wax wada qabsaneysa naga dhigo. Aamiin, aamiin yaa Allaah.
  9. Sirta puntland iyo Hadafka Shariif Axmed Waxaa wax aad loola yaabo igu noqday markaan maqlay in maamul goboleedka Puntland ay ku hanjabayaan haddii nin aan iyaga u dhalan laga dhigo wasiirka koowaad ay goosanayaan,waxaa taa ka sii yaab badan u dhago nuglaanta Shariif Axmed uu u muujiyey hanjabaadaas. Sirta ka dambaysa inay reer Puntland qabtaan xilalkaas waaweyn ee qaranka Soomaliyeed waxa ugu horreeya tan Ethopianka uu dalkaan ula falgalay iyo in Puntaland ka dhaqaale roonaato gobolada kale waayo Dekada kaliya ee si toos ah u shaqaysa waa tan boosaaso ku taal intii Deked kale uu dalku lahaana maaha kuwo si toos u shaqeeya nabadgalyo xumo darteed. Madaxweyne iyo wasiirka koowaad oo ka yimid Puntaland horay baan u aragnay waxa ayna ahaayeen kuwo sii huriyey uun dhibkii ka jiray Gobolada koonfureed ee Soomaliya, markii lagu kala dareeray maamulkii ay qaybta ka ahaayeena ku laabtay Garowe iyagoo shandado lacag ah sita,halka ay Muqdisho iyo guud ahaan Koonfurta ay ka sii dareen dhibaatooyinkii jiray oo ay iyagu gaas sii kordhiya holaca u noqdeen,ciidamadii ka yimidna ay ka qayb noqdeen xasuuqii iyo barakicintii shacabka koonfurta degan. Ragga ka soo shaqo tagay Puntland iyo Somaliland mar walba waxay ka shaqeeyaan inaanay koonfurtu degin si kastaba labada maamulna waxa ay leeyihiin ujeedooyin is galaya inkastoo aysan isku aragti ka hayan ,Puntaland dhaqaale inay dadka kale dheeraato oo ay ku maamusho ayaa ugu weyn hadafkooda qarsoon.Somaliland in koonfurto gubato oo iyaga loo arko inay gob gobi dhashay yihiin dadka kalena ay ka fiican yihiin bay geed dheer iyo md gaabanba u fuuleen. Waxaa haddaba is waydiin mudan Shariif Axmed ma hadduu dhashay?sidee buu indhaha uga qarsan karaa dhibka koonfurta soomaliya yaala oo xal aan jirin uu baadi goobii karaa Puntaland?ma yahay nin hadafkiisu cad yahay doonayana inuu nabad ku soo dabbaalo koonfurta soomaliya? Waxaan oran karaa haddii uu Shriif Axmed yahay nin doonaya inuu wax hagaajiyo wuxuu hawshiisa ku bilaabay fashil muuqda wax uu hagaaagayana ma jiraaan inuu sii fogeeyo mooyaane ,waxaana uu nasiib badan yeelan doonaa haddii uu nabadeeyo Magaalada Muqdishoo kaliya,aniguse hadafka Shariif Axmed uu leeyahay durbaba waxaa iga galay shaki wayn oo aan is leeyahay maaha nin u istaagay caddaalad iyo horumar ee waa nin ay ku jirto mar uun madaxweyne ha laguugu yeero,hoggaanka nin loo hayo loona qaban karo ,sidii ay dad badan hore uga shanqariyeen nin lagu aamini karo qaran maaha,. Xilligii Maxkamaduhu Koonfurta oo dhan ay ka talinayeen waxaa dad badani ay ugu yeeri jireen Shriif la soo gamay oo micnaheedu ahaa inuusan ahayn nin taladiisa ku socda laakiin usha loo dhiibtay,waxaa kale oo dad badani ay ku eedeeyaan inuu yahay nin ballamaha ka baxa oo aan eegin meel aad u fog,sida muuqata magacaabista uu maanta magacaabay nin u dhashay Puntland waxay tusaale cad u tahay inuu yahay nin mar walba usha loo qaban karo ummada Soomaliiedna god dheer ku ridi kara. Waxaa iyana dhibaato kale ah in Madaxda Soomalidu inta badan aysan lahayn dad si wanaagsan ula taliya ee ay helaan uun rag godka u dheereeya oo dabinno iyo shirqoolo la agfadhiya gacalna ay moodaan,waxaan hubaa markaan sidaa leeyahay in ay dhici karto in dad badan ay sidaa kula taliyeen kuwaasoo aan marnaba dhismo qaran diyaar u ahayn mar walbana eegta cidda ay wax wada cuni karaan. Ugu dambayn mar haddaan sheegay sirta reer Puntland ay u doonayaan madaxda sare ee dawladda iyo hadafka Shariifka oo aan caddayn,dadka aan maqaalkan sida hoose wax u waydiin doono waa dadka aadka u faraha badan ee u dhashay gobolada Koonfureed ee Soomaaliya,marba nin meel kale ka yimid miyaa idinku kor qadaynaya idinkoo qaxaya?goormaad garan doontaan dantiina ?goormaad garan doontaan caddaalada aad ka sheekaysaan maalin walba?haddii aad xaqdarro u hiiliso xaq miyaad helaysaa adigu?su,aalahan jawaabtooda ma filayo inaan ka helayo Soomalida maanta joogta waxaanse rajaynayaa inay garan doonaan jiilalka dambe ee soo koraya. Sharrif Axmed caqabadii hor yaalay oo awlba adkaa buu sii labalaabay oo wuxuu samaystay mucaaradad cusub ,waayo Beesha uu uga dhaartay xilkaas waa beesha ******* ugu weyn uguna xoogga badan,waligoodna taageera nabad kasta ee la damco in la gaaro,haddase waxay u egtahay mid ka quusatay caddaalad ka dhacda Soomaliya guud ahaan gaar ahaan Muqdisho oo aad moodo in cuqdad gaar ah loo qabo weli inkastoo ay dad badan yiraahdaan wax aad u foolxun baa dhacay sidaa darteedna waxaan ogaanay inay Beeshaasi xumaan laga sheego aysan lahayn si khaldan baa dadka loogu sheegay,intii dhibaatadu dhacdayna shacabku waa is bartay ninka samaha jecel iyo kan xumaha afuufa.kan dalka iyo dadkaba iibsanaya iyo kan u hiilinaya,waxaase nasiib darro ah in dad badan aysan wali garanba halka laga qaniinay iyo saaxiibka hiilka ay ka heli karaan. Ugu dambayn waxaan ku soo koobayaa Shariif Axmed adigoo caqabado badani ku horyaalaan baad saan wax noogu qaybisaye maxaan kaa sugi lahaa adigoo awood u leh maamul dhan oo gacanta kuugu jiro? Beesha **** waxan kula talinayaa inay dhammaan cod miidaysan ku diidaan dhaqdhaqaaqyada ay wadaan siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku salaysan duudsinta xaqooda raadiyaana wax ay danta Soomaalidu ku jirto iyaduna ay ku helayso waxa ay mudan tahay. wabilaahi towfiiq Mamamed Cabdi Shire(lugafalaar).
  10. Caqabadahan ayaa ah waxa dowladan hor yaala. Waa ay ku qasban tahay in ay in badan isku daydo inay Ethiopia la heshiiso, waayo haday Ethiopia la yeelan xiriir wanaagsan waxay u muuqataa inay mari doonto jidkii ay martay maray dowladii uu Cabdiqaasim madaxda ka ahaa. Ethiopia waxaan u arkaa inay tahay dacowga koobaad Somalia raalina kama ahan kamana noqon doonto in ay aragto dowlad xoogan oo Somalia ka hirgasho, waayo waxay kala kulmi doontaa caqabado hor istaago danaha ee ka leedahay geeska Africa. Xiligan xaadirka Somalia kama jirto dowlad sal adag ku taagan waa ku qasab dolwada Shariif in ay hesho kalsoonida Ethiopia si aysan u jilaafaynin dowladiisa. sahariif waxaa kaloo loobahaan yahay inuu hishiis la galo Al Shabaab si dalkan loo badbaadiyo damaca xun ee Ethiopia u hirgalin.
  11. 1) Ethiopia maxay ku diidan tahay Cali Khaliif Galayr? 2) Ethiopia yey la damacsan tahay inuu jagadaa muhaamka ah qabto, maxayse tahay shuruudaha muhiimka ah ay ku xulanayso shaqsiga ay la damacsan tahay xilkaa inuu qabto? 3) Saameyn intee la' eg ayay ku leedahay go'aanka madaxweynaha Sh. Shariif ee ku dooranayo Raysalwasaarihiisa? 4) Hadii madaxweynaha garab maro damaca Ethiopia maxaa dhaci kara? 5) Dowladan uu madaxda ka yahay Sh sHARIIF xiriir intee la'eg ayay la yeelan doontaa Ethiopia?
  12. CAIRO, Feb 1 (Reuters) - The newly elected president of Somalia, Sheikh Sharif Ahmed, said in an interview published on Sunday that he saw the United States as a positive influence for peace in his country. Ahmed led the Islamic Courts Union before the United States backed an Ethiopian invasion meant to drive the Islamists out of power. In May 2008, Ahmed criticised the United States for a U.S. airstrike that killed an Islamic leader in central Somalia. The last Ethiopian troops left Somalia last month and a new U.S. administration under President Barack Obama took office in Washington on Jan. 20. "One can say that the U.S. position towards Somalia has become honest... We think that the American view of Somalia is now positive," Ahmed told the Egyptian newspaper el-Shorouk. "In the framework of the Djibouti negotiations, America has become a force which supports peace," he added. The Djibouti negotiations were the U.N.-backed process which helped bring about the election of Ahmed on Saturday. (Writing by Jonathan Wright). Source: Reuters, Feb 01, 2009
  13. ADDIS ABABA, Ethiopia (AP) — Somalia's new president called for a united front against violent extremists and signaled his intent to try to bring together the country's feuding Islamic factions, according to an interview published Sunday. Moderate Islamist leader Sheikh Sharif Sheik Ahmed was sworn in Saturday and faces the daunting task of leading a Western-backed government that wields little control over a country that has suffered nearly 20 years of violence and anarchy. "I say it is now high time to achieve national unity, forget our differences, unify our ranks and confront those who commit violence," Sharif was quoted as saying by the English-language Saudi Gazette. Ahmed was chairman of the Islamic Courts Union that ran Mogadishu for six months in 2006 before Ethiopian soldiers drove them from power. The group's extremist breakaway militia, al-Shabab, has now taken much of the country, forcing lawmakers to meet outside of the country. The U.S. considers al-Shabab a terror organization with links to al-Qaida. Al-Shabab did not recognize the last government and also disapproves of Sharif, but his election raises hopes that he will bring many of Somalia's Islamic factions into a more inclusive government. The U.S. government welcomed Sharif as leader Saturday and said that he had worked diligently on reconciliation efforts in Somalia. Sharif was attending the African Union summit in Addis Ababa on Sunday and holding a series of meetings with other African leaders. He did not speak to reporters. Mohamed Jaama Ali, a minister in Sharif's government, said the administration would first try to appease the militia, but that if they refused to come around, would go after them. "We'll try to negotiate with them," he said. "We'll try to bring them on board. We'll use the carrot-and-stick. We'll try to influence them — or we'll beat them." The last president resigned in December after failing to pacify the country during his four-year tenure. The arid and impoverished Horn of Africa nation of some 8 million people has not had a functioning government since clan-based militias overthrew a dictator in 1991 then turned on each other. Pirates prey on international shipping freely from Somalia's lawless shores, and analysts fear an extremist Islamic administration could become a haven for international terrorists. There have been more than a dozen previous peace efforts and three previous governments were formed, but they never managed to take effective control over most of the country. Source: AP, Feb. 01, 2009
  14. If you want to know who will be the next president of the Puntland, I have the answer. I checked more important data...I think that Cabdulahi Axmed Ilko-jiir is perfect for our country. He is what we need. Ilko-jiir is educated. Yeah, he is well educated. Vote for him because he can make a difference in our country. Probably end war with Somaliland and bring home the ones we love. But who will be the next vice president of Puntland?
  15. This is brilliant i blieve our land and people will enjoy getting job and become rich land like Dubai...
  16. Somalia is standing at a crossroad. For the first time in two decades the future of Somalia is in the hands of its people. We have a government that is the result of a long process of national reconciliation. It is determined to reestablish law and order and democratic governance. We know it is a long and difficult road but one which we are determined to take. Somalia must reclaim its sovereignty and the people must take the destiny of their country in their hands. We believe that the future of Somalia is bright. After the defeat of the Islamic Courts; I called for a national reconciliation congress that would finally reconcile the warring Somali clans and that would cement the political reconciliation that was achieved in 2004. This congress will take place in Somalia in the coming weeks. It will be open for Somalis from all walks of life, inside as well as outside the country. We hope it will consign conflict to history once and for all. Among the objectives of this reconciliation congress is: • To inform the public about the outcome of the Somali National Reconciliation Conference that took place in Kenya in 2002/4. In this regard particular attention will be given to the meaning of the transitional period and the transitional federal charter. • To achieve inter and intra clan; genuine reconciliation and forgiveness and the cancellation of our traumatized memories of the civil war. • Establish and advise on a mechanism for the return of properties to their rightful owners through the legal system. Today, the government is in control of the whole country. But establishing complete security and law and order would require time and tremendous effort. Mogadishu is overflowing with arms of all types and sizes. Some are leftover of the previous regime and warlords. But most of the sophisticated arsenal came from countries that support international terrorism whose intention was to support the UIC to maintain its grip on Mogadishu and surrounding areas. Some of the countries were our historical allies, who have contributed much in the Somali National Peace Process in Kenya 2002/2004. We urge these countries to help us rebuild Somalia and refrain giving hands to the spoilers of peace and stability. These arms are in the hands of individuals or organised groups. Pacifying Mogadishu would need time and patience and winning of the hearts and mind of the general public. There is no military solution for peace in Somalia and the TFG is determined to bring peace to every corner of Somalia. There is a real opportunity to restore peace and good governance in Somalia. This will be achieved by a process owned by the Somali people. But for it to succeed the international community must be involved. We hope the United Kingdom will lead the world in this endeavour. Let me conclude by saying that Somalia has seen better and more peaceful days. It has also seen a democratic system of government. I am sure it can be turned around, and it is my aim to make Somalia peaceful enough for democracy to flourish once more. I hope we can count on your support. Thank you.
  17. Transcript: Somalia’s Future His Excellency Abdullahi Yusuf Ahmed President of the Transitional Government of Somalia Chatham House Thursday 22 February 2007 Chatham House is independent and owes no allegiance to government or to any political body. It does not hold opinions of its own; the views expressed in this text are the responsibility of the speaker. This transcript is issued on the understanding that if any extract is used, the author and Chatham House should be credited, preferably with the date of the speech. Ms. Healy, ladies and gentlemen, I am very pleased to be here today to talk to you and share with you the situation in Somalia. Ladies and Gentlemen, Before I got into the main thrust of my speech, I’d like to briefly mention an aspect of the Somali political landscape that does not come to the mind when we talk about Somalia. Somalia used to be a multiparty democratic state. I was one of very few countries in the continent where political power changed hands in a peaceful and democratic way. Between 1960, when Somalia became independent, to 1969 when the military took power in a coup d’etat, three free and fair general elections and one presidential election took place. The loser conceded willingly and congratulated the winner. The will of the people was respected. I am bringing this issue to fore in order to dispel the negative image that has take shape in the minds of the citizens of this world that Somalia is a hopeless country and is beyond redemption. It is not. Since October 1969 Somalia has been through 20 years of military dictatorship and an additional 16 ears of a conflict that left behind the death of more than half a million people, the complete collapse of the socio-politico-economic infrastructure as well as the displacement of millions of people. The effect of this conflict is still visible in the land and people. As you know, many attempts were made to bring peace and stability to Somalia, but all failed. It seemed that every time one reconciliation conference failed to bring peace, new armed faction appeared in the political arena. The warlords who own and run these militias were given seats on each reconciliation conference. This behaviour sent the signal that “violence pays” and within a short period Somalia became the most dangerous place on earth. However, neither the Somali people nor the international community gave up on the effort to find a lasting peace in Somalia. Their perseverance was rewarded in 2004 when, after a two-year conference in Kenya of representatives of the Somali people, a Transitional Federal Charter was agreed by the delegates and the Transitional Federal Government (TFG) was born. It was an all inclusive broad-based government and each and every social group were truly represented. Despite many difficulties that we faced, the government relocated from Nairobi to Somalia. Unfortunately, Mogadishu remained a haven for violent groups whose leaders were also members of the parliament as well as the transitional Federal Government of Somalia (TFG). An apparent breakthrough for Somalia came about in June 2006, when an alliance of religious groups collectively called Union of Islamic Courts (UIC) defeated the warlords who controlled Mogadishu. I say apparently because the early optimism that we saw did not last. Although initially they made positive statements about peace and reconciliation and their intention to work with the TFG, they emerged on the agreements they reached twice with the TFG in Khartoum and the third time refused to sit with the government delegation and showed a hostile intent towards 3 the TFG. This hostility turned to a real threat to the TFG. In December 2006, they attacked Baidoa, the seat of the government. The UIC was bent on taking the political power by force. However, when they were defeated by the TFG army and fled Mogadishu, the leadership of the UIC resigned and disbanded their organisation. They decided to go underground and harass the government through guerrilla warfare. That did not materialise and the UIC cease to exist as an organization. Ladies and Gentlemen, Today, the government is in control of the whole country. But establishing complete security and law and order would require time and tremendous effort. Mogadishu is overflowing with arms of all types and sizes. Some are leftover of the previous regime and warlords. But most of the sophisticated arsenal came from countries that support international terrorism whose intention was to support the UIC to maintain its grip on Mogadishu and surrounding areas. Some of the countries were our historical allies, who have contributed much in the Somali National Peace Process in Kenya 2002/2004. We urge these countries to help us rebuild Somalia and refrain giving hands to the spoilers of peace and stability. These arms are in the hands of individuals or organised groups. Pacifying Mogadishu would need time and patience and winning of the hearts and mind of the general public. There is no military solution for peace in Somalia and the TFG is determined to bring peace to every corner of Somalia. It was a matter for regret that Somalia has recently attracted attention as a haven for terrorist organisations and as an exporter of the radical phenomenon. The lack of central government that could control the borders of the country contributed to this situation. As early as 1992, there were unsubstantiated rumours that some of the local warlords were sheltering some known terror organisations. It is now an accepted fact that the individuals who bombed the US Embassies in Nairobi and Dar-Es Salaam came from Somalia. Terrorism is an international phenomenon and needs international effort to eradicate it. It is an article of faith for the TFG that never again shall Somalia become a haven for terrorism. We shall never allow violent organizations to take a foothold in Somalia. The demise of the UIC is the beginning of this process. It is incumbent upon the international community to help Somalia in it’s counter terrorism efforts. Ladies and Gentlemen, Somalia is standing at a crossroad. For the first time in two decades the future of Somalia is in the hands of its people. We have a government that is the result of a long process of national reconciliation. It is determined to reestablish law and order and democratic governance. We know it is a long and difficult road but one which we are determined to take. Somalia must reclaim its sovereignty and the people must take the destiny of their country in their hands. We believe that the future of Somalia is bright. After the defeat of the Islamic Courts, I called for a national reconciliation congress that would finally reconcile the warring Somali clans and that would cement the political reconciliation that was achieved in 2004. This congress will take place in Somalia in the coming weeks. It will be open for Somalis from all walks of life, inside as well as outside the country. We hope it will consign conflict to history once and for all. Among the objectives of this reconciliation congress is: • To inform the public about the outcome of the Somali National Reconciliation Conference that took place in Kenya in 2002/4. In this regard particular attention will be given to the meaning of the transitional period and the transitional federal charter. • To achieve inter and intra clan; genuine reconciliation and forgiveness and the cancellation of our traumatized memories of the civil war. • Establish and advise on a mechanism for the return of properties to their rightful owners through the legal system. There is one question I am asked time and time again. Namely: what are we going to do about the Islamic courts? Let me address this issue as clearly as I can. The Islamic courts as an organization is no longer. We have nothing against negotiating with anyone as long as the objective of such negotiation is the advancement of peace in Somalia. We hear about the existence of moderate elements in the Islamic Courts. I say: tell us where they are and we shall seek them out and talk to them and try to bring them into the fold. The only conditions we put on anyone who is interested in dealing with us are to lay down their weapons, renounce violence and show commitment to peace and respect of the law. We will not talk to armed groups who are bent on destroying the peace and stability we are seeking. The future. As stated in the Transitional Charter, the commission will draft a new constitution that will form the cornerstone of the democratic governance the TFG is working to establish in Somalia. This constitution will be written and agreed upon before the end of the transitional period. The writing of the constitution will be followed by a popular referendum to approve it. It is very important that this process is not only transparent and credible, but also based on the will of the people. Once the constitution is passed, the government will prepare the country for a free general election. Although these steps are important for the political process and the strengthening of peace and reconciliation, it is important that the institutions of government are also built. These institutions are the engine that allows the state to function. Without these institutions, it would be difficult for the government to function properly. While the government will not spare any effort to rebuild the institutions of government, there is also a role for the international community to play. As I have said previously, Somalia is coming out of a terrible conflict that has destroyed the socio-politico-economic structure of society. We hope and expect that the international community will contribute towards the creation and functioning of these institutions. The international community can help us not only with financial assistance but also expertise, training and capacity building. Ladies and Gentlemen. There is a real opportunity to restore peace and good governance in Somalia. This will be achieved by a process owned by the Somali people. But for it to succeed the international community must be involved. We hope the United Kingdom will lead the world in this endeavour. Let me conclude by saying that Somalia has seen better and more peaceful days. It has also seen a democratic system of government. I am sure it can be turned around, and it is my aim to make Somalia peaceful enough for democracy to flourish once more. I hope we can count on your support. Thank you.
  18. Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa sheegay in Magaalada Kismaayo ay ku sugan yihiin kooxo argagaxiso ah oo ka haray Maxkamadihii laga itaalka roonaaday ee ka baxay Muqdisho, waxaana hadalkaan uu ka sheegay Madaxweyne Yuusuf kulan ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Kulankaan oo ahaa mid qarsoodi ah ayaa ku dhex maray xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Taliyeyaasha ciidammada xoogga dalka ayaa waxay uga wadahadleen ammaanka Magaalada Muqdisho iyo xaaladda guud ee Magaalada Kismaayo oo ay gacanta ku haynteeda la wareegeen kooxo Malleeshiyo ah oo ka soo jeeda Beesha *********. Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya isla markaana Madaxa Warfaafinta Madaxtooyada Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuub-sireed) oo u warramayay saxaafada gudaha ayaa shaaca ka qaaday in kulankaasi uu ahaa mid xasaasi ah, ayna isla soo qaadeen Madaxweyne Yuusuf iyo Taliyeyaasha ciidanka xoogga dalka arrimo ay ka mid yihiin ammanka Magaalooyinka Kismaayo iyo Muqdisho, iyagoo si weyn uga dooday. Xuub-sireed ayaa si weyn uga gaabsaday inuu si rasmi ah shaaca uga qaado waxyaabaha kulankaas ka soo baxay ee ay isla meel dhigeen Madaxweyne Yuusuf iyo Taliyeyaasha Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed, Balse Afhayeenka wuxuu ku gaabsaday in Magaalada Kismaayo ay ka jiraan falal ammaanka-darro ah oo ayna dowladdu wax ka qabanayso falalkaas oo uu ku tilmaamay inay yihiin kuwo dhibaatooyin u horseeday shacabka gobolkaas, isagoo intaa raaciyay in dhawaan wax laga qaban doono xaalada ka jirta Magaalada Kismaayo. Afhayeenka Madaxweynaha ayaa sheegay inay Dowladdu qorshayaal u dajinayso sidii ay wax uga qaban lahayd xaaladda Kismaayo, wuxuuna si weyn carrabka ugu dhajiyay inay Kismaayo ku sugan yihiin kooxo ka baxsaday dagaalladii Muqdisho kana tirsanaa Maxkamadihii laga awoodda roonaaday. Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa dhawaan ku tilmaamay dagaalladii ka dhacay Kismaayo inay yihiin kuwo xiriir lahaa dagaalladii Muqdisho ka dhacay kooxaha wadana ay xiriir la leeyihiin Al-Qaacida. ******** iyo ******** seeftaa loo afeesanayaa.... Cagtii joogsan weydo marbay ceeb la kulantaa sidaa waxaa hore u yiri cabdulahi yuusuf waxuu kaloo yiri "ciddii diida dowladeyda cabaday ka cabaysaa" Somaliland intay goori goor tahay ha isu dhiibto dowladaan xalaasha ah kuwii ka xaniinyo weynaa baa afka ciida loodaray. no tribal names on the forum please Admin [ May 09, 2007, 02:15 PM: Message edited by: Admin ]
  19. No more war in Mogadishu, says Somali president Somali troops have taken over the control of the capital Mogadishu and the displaced can return to their homes, said Somali President Abdullahi Yusuf on Saturday. "There will be no more fighting in Somalia as the extremists were defeated by the Somali armed forces," Yusuf said in a press conference held in the Presidential Palace in Mogadishu. "Let the people return to their homes." The president asked the international community to extend assistance to Somalia, saying that Somalia urgently needs humanitarian aid. His statement comes as the Somali government troops and allied Ethiopian soldiers tighten security and patrol the streets of Mogadishu, searching vehicles for weapons and suspected Islamist fighters. The transitional government announced the end of major fighting in the capital on Thursday after it launched a major offensive, backed by Ethiopian troops, crushing the defense of the insurgents and capturing their strongholds in the north and south of the city. Next will be Hargaysa..... Riyaale be a man
  20. I agree with Mr duke coz he's my man.. thats true guys no one can bring us religious SOmali islam religion has began from East cost of somalia. Xaaraab xaalkaa ba! if the people of mudug wants to have xaaraan Waxey ka aryi la haayeen dadka mudug dagen ee ka badan yahiin sita xaaraan ku xoogsade iwm... but i dont do that... thats why god pless us alxamudulillaah---.
  21. Please let us know your opion... Thanx
  22. Fadlan soo gudbi fikirkaaga iyo waayo aragnimadaada ee ku wajahan arintaan adigoo kaashanaya aqoontaada..... Mahadsanid