-
Content Count
215,417 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
HARGEISA-Voting kicked off at 7 a.m. in the breakaway region of Somaliland on Monday as over 700,000 voters lined up in queues to vast their ballot to elect their fifth president. Queues started forming in a number of the stations as voters lined up to vote in 1,642 polling centers. “I am very happy to vote and I will give my vote to the most suitable candidate,” Sagal Mohamed told Xinhua. Muse Bihi Abdi will be defending the ruling party seat while former House Speaker Abdirahman Irro is vying in Wadani ticket. Faisal Ali Warabe is running under Justice and Development Party (UCID). This is the first poll in Somaliland to use a new voter registration system, which itself marks the first use of iris-scan biometric technology in an African election. Meanwhile, a 60-member team of international observers from 27 countries is monitoring the polls. The international election observation mission (EOM), which has been invited by Somaliland’s National Electoral Commission (NEC), said it will conduct its observation activities in accordance with the Declaration of Principles for International Election Observation, emphasizing the impartiality and independence of that observation. The EOM is led by the Development Planning Unit (DPU) at University College London (UCL), and Somaliland Focus UK. This EOM marks the fourth election in Somaliland observed and reported on by DPU and Somaliland Focus since 2005. “Preparations for this mission have been intense, and we are very appreciative of the invaluable assistance we have had from so many stakeholders in Somaliland, and from the British government in funding this mission,” Michael Walls of DPU, chief observer on the EOM. “Now that we are seeing the hard work bear fruit, we are hoping we will see a spirited and peaceful polling day marking another step in Somaliland’s democratic development,” Walls said. Xinhua
-
Somaliland’s incumbent president, His Excellency Ahmed Mohamed Mohamoud “Silanyo” and the presidential affairs minister, Hon. Mohamoud Hashi Abdi were among those who cast their votes for the presidential poll here today. The Presidency Minister has said that voting is peacefully underway across the country. Hon. Hashi said that it is great privilege to cast his vote in Hargeisa. He officially declared that voting is underway in all provinces in Somaliland peacefully. He further stated that security heightened and announced that three polling centers have not opened as National Electoral Commission closed. Hon. Hashi, the presidential minister hoped that it will come to an end in a peaceful manner. The minister went on to say that this shows the maturity of SL populace as far as democracy and multi party politics are concerned. He added that SL decided to take this huge steps in the right direction and took instance that many internationally recognized states failed to hold free and fair polls. The minister said that SL is an independent country without an international recognition as he confirmed that voting underway in more than 1642 polling stations. Election is crucial democratic process for Somaliland said the minister. He said that it is victory for the incumbent president, the ruling Kulmiye party and the people. The minister sent final message to the entire SL populace. First of all, he congratulated SL people on voting the presidential polls and wished success. He lauded the gallant efforts that Election Commission made as far as election is concerned. He commended the men and women in uniform who maintain law and order during election time. Finally, the minister has urged the public to exercise their prerogative rights and cast their votes in a peaceful manner.
-
Polls have opened in the self-declared republic of Somaliland in the presidential election. The election will use an iris-based biometric voting system – a world first, according to the election spokesman. Just over 700,000 voters are eligible to take part in the election which is being contested by three candidates. Ink is being put on people’s fingers to show they have voted At least 60 observers are in the country to monitor the poll. One of the observers, Susan Mwape from Zambia, told the BBC that they will be monitoring all aspects of the election including the “technical competence of electoral commission staff.” Radhi Abdi, from the International Crisis Group, told the BBC’s Newsday programme if Somaliland “pulls off another credible election” it will improve its push for independence. He defended the government for blocking social media sites to prevent the spread of “fake news and misinformation” during the election period. Somaliland declared independence after the overthrow of Somali military dictator Siad Barre in 1991. BBC
-
Hon. Abdirahman Mohamed Abdilahi alias “Irro”, candidate for presidency from Wadani National Political Party casts his vote at a polling station at Civil Service in Hargeisa, Somaliland. The presidential contenders for Justice & Welfare party (UCID), Hon. Faisal Ali Warabe also voted at the same polling station. The presidential favorite for Kulmiye ruling party also voted in the same polling station. Having spoke to the press, he said that he is contented with the vote which is underway in the country. Voting in presidential election in Somaliland kicked off early on Monday as citizens cast their votes in 1642 polling stations in nationwide.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa noqotay meel ay ka jirto Xasarad u dhaxeyso Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Al-Shabaab, waxaana Degmadaas iyo meelo u dhow dhow ka dhacay dagaalo iyo duqeymo kala duwan. Haddaba Wararka ay Caasimadda Online ka heleyso Magaalada Afgooye iyo meelaha u dhow dhow ayaa sheegayo inay halkaas Kooxda Al-Shabaab ay soo dhoobeen Ciidamo badan si ay uga hor tagaan duulaanka abaabulan ee uga soo socdo Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM/. Ciidamadan Shabaab ay soo dhoobeen duleedka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha hoose ayaa laga kala keenay Gobolada Galgaduud iyo Shabellaha hoose, sida Saraakiil ka tirsan Dowladda ay xaqiijiyeen kuwaas oo la hadlay Idaacadaha Muqdisho ku yaal. Ujeedka ay Al-Shabaab ka leeyihiin arrintaan ayaa ah inay Culeys Militari saaraan Degmada Afgooye, maadaama halkaasi uu ka socdo dhaqdhaqaaq ciidan oo ay wadaan ciidamada dowladda oo lagu doonayo in Shabaab looga Saaro Gobolkaas. Ciidamo tiro badan oo Shabaab ka tirsan ayaa lagu arkay Beeraha ku yaal duleedka Afgooye, waxayna dadka beeraleeda ah u sheegayaan inaysan cabsanin ayna yihiin Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab. Beeraleeda halkaas dagan ayaa dareemay Cabsi xoog leh, maadaama Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ay maalmihii dambe xoojiyeen duqeymaha ay u geysanayaan Ciidamada Al-Shabaab. Ciidamada Shabaabka ayaa ku lugeynaayay qaab Evantari ah, gaadiidka dagaalka ayaa la sheegay inay uga soo tageen duleedyada fog ee Degmada Afgooye. Sidoo kale waxaa xusid mudan Shabaab in ciidamo badan ay soo dhigeen deegaanka Basra, si ay isaga caabiyaan dhaqdhaqaaqa ciidan ee ay wadaan ciidamada dowladda. Dowladda Somaliya ayaa ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Ururka Shabaab, balse sida muuqata dowladda wax horumar ah kama aysan sameyn dagaalada ka dhanka ah Shabaab. Dowladda Soomaaliya ayaa iyadana wado qorsho xoog leh oo ay ku dooneyso inay Al-Shabaab kaga sifeyso Gobolka Shabeelada Hoose oo la aamisan yahay inay tahay halka ay Al-Shabaab kasoo abaabulaan Qaraxyada ay ka fuliyaan Magaalada Muqdisho. Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa seddex duqeyn ka geystay meelo aan sidaas uga fogeyn degmada Afgooye seddexdii maalin ee lasoo dhaafay, waxayna duqeymahaas noqdeen kuwa joogto ah, iyadoo ay xusid mudan tahay inay khasaaro xoog leh kasoo gaartay dad shacab ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Sida ay noo xaqiijiyeen dadka degaanka gobalada Sool,Sanaag, Cayn iyo Haylaan ayeysan maanta qaybo kamida ka qabsoomin doorashadii uu ugu tala galay maamulka Somaliland, halka qaar kalena la geeyey sanaadiiqda doorashada ayna codayntu ka socoto. Magaalooyinka waaweyn ee Gobalada Sanaag, Haylaan iyo Cayn ayaan maanta intooda badan la geyn sanaadiiqda doorashada markii ay halkaasi gaareen ciidamo katirsan Puntland iyo wafuud kala duwan, magaalooyinka aan laga codayn waxaa kamida Badhan, Laasqoray, Dhahar, Xingalool, Buuhoodle, Boocame iyo degaano kale oo hoos taga gobaladaas. Xagee maanta ka socotaa Doorashada Somaliland? Inta badan Gobalka Sool maanta waxaa si caadiya uga socota doorashada Somaliland waxaana kamida degaanada ay maanta dadku codadka ka dhiibanayaan Laascaanood, Taleex, Xudun iyo degaano kale, dhanka gobalka Cayn waxay doorashadu ka socotaa degmooyinka Ceegaag iyo Widh-Widh. Xaalada nabad gelyo Illaa hada lagama soo sheegin doorashada Somaliland guud ahaan wax shaqaaqo ah, mana jirto xiisadii dagaal ee laga baqaayey inay ka qaraxdo gobalada Sool,Sanaag, Cayn iyo Haylaan oo maalmihii u danbeeyey ay ciidamo geynaayeen Puntland iyo Somaliland, iyagoo dhan kalena hanjabaado hawada isku marinaayey. Isku soo wada duubo dadka ku dhaqan gobalada la isku yiraahdo SSC ayaa intooda badan ogolayn kamid ahaanshaha Somaliland walow qaybo kamida oo ay kamid tahay magaalada ugu weyn ee Laascaanood ay Somaliland gacanta ku haysay 10-kii sano ee ugu danbaysay. Faah-faahinta Doorashada Madaxtinimada Somaliland kala soco PUNTLAND POST The post Inta badan gobaladda Sanaag,Haylaan iyo Cayn oo aysan maanta ka qabsoomin doorashada Somaliland appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Weli waxaa dhexda kaga jirnaa inaan akhristayaasheena usoo gudbino qeybaha kala duwan ee warbixintii ay soo saartay Kooxda dabagalka Qaramada Midoobey . Haddaba Kooxda dabagalka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya iyo Eritrea ayaa ku eedeeyay Ciidamada Kenya ee ku jira howlgalka AMISOM in ay lacag ka qaataan Dhuxusha laga dhoofiyo dekadaha Gobolka Jubada hoose ee Soomaaliya. Ciidamada ayaa lagu dhaliilayaa in ay ka hortagi waayeen in Al-shabaab ay lacag ka sameyso dhoofinta dhuxusha Soomaaliya oo ay horay u mamnuucday Qaramada Midoobey,taas beddelkeedana ay lacag ku leeyihiin dhuxusha la dhoofiyo. Warbixinta Qaramada Midoobey waxaa lagu sheegay in Ciidamada Kenya ay Jawaankii dhuxul ah ee ka dhoofaya Dekadaha Kismaayo iyo Buurgaabo ee Jubada hoose ay ku leeyihiin $2 Doollar,taas oo marka la isku daro Ciidanka Kenya ay ka helaan lacago farabadan. Sidoo kale Warbixinta waxaa ay xustay in Al-shabaab ay $10 Milyan oo Doollarka Mareykanka ay sanadkiiba ka helaan dhuxusha laga dhoofiyo Gobolka Jubada hoose ee ay iyaga ku suganyihiin. Waxaa kale oo ay Guddigu sheegeen in Ciidamada Kenya ee ku sugan Jubada hoose ay xubnaha Guddiga Qaramada Midoobey u diideen in ay baaritaan ka sameeyaan dekadaha Buurgaabo iyo Kismaayo,si ay ula socdaan dhaq dhaqaaqa dhoofka dhuxusha Soomaaliya ee inta badan loo dhoofiyo Waddamada Carabta. Qaramada Midoobey ayaa 5 Sano ka hor mamnuucday dhoofinta dhuxusha Soomaaliya waxaana joojinteeda u xil saaray Ciidamada AMISOM oo inta badan jooga koofurta iyo bartamaha Soomaaliya iyo Ciidamada dowladda Soomaaliya,waxaase warbixintu sheegeysaa in Ciidanka AMISOM iyo dowlad Goboleedyada qaar ay macaash ka sameeyaan dhuxusha halkii ay ahayd in ay dhoofinteeda ka hortagaan. Warbixinta Kooxda dabagalka ee Qaramada Midoobey ayey ku sheegeen in Al-shabaab ay hub iyo Gaadiid culus ka qaateen Saldhiggii Ciidanka Kenya ee degaanka Kulbiyow ee Gobolka Jubada hoose,halkaas oo Hubkii laga qaaday sida ay sheegaan dhowr jeer loo adeegsaday Qaraxyo ka dhacay Muqdisho iyo Gobollada qaar. Laanta baarista Federaalka Mareykanka ee FBI,ayaa sheegtay in Al-shabaab ay isku halleeyaan Hubka ay ka qaataan Saldhigyada AMISOM iyo Ciidamada Dowladda ee ay weerarrada ku qaadaan,halkaas oo ay sheegtay in hubka ay ka furtaan iyo mid kale oo ay gacmahooda ku sameeyeen ay u adeegsadaan qaraxyada khasaaraha badan geysta ee ka dhaca Soomaaliya. Waxaan dhawaan idinla wadaagi doonaa qeybo kale oo ka tirsan Warbixinta ay soo saartay Kooxda dabagalka Qaramada Midoobey oo taaban doonto mowduucyo kala duwan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Agaasimihii guud iyo xariiriyaha arrimaha bani aadanimada ee Wasaaradda Gargaarka dowladd goboleedka Galmudug Ahmed Wehliye ayaa Xilkaasi iska Casilay Kadib Musuq maasuq Baahsan oo ka jira Galmudug sida uu sheegay. Ahmed Wehlie ayaa tilmaamay in labo sano ku dhawaad oo uu Shaqadaan yahay in aan wax gargaar ah si Nadiif ah loo gaariisin dadka tabaalaysan balse ay farxad u tahay inuu si bilaash ah labo sano in ku dhow ugu Shaqaynayay dadka deegaanka uuna ka faa’iid khibrad iyo waaya aragmigo. Wehlie ayaa Shaqdaan qabtay December 2015-kii waxayna is Casilaadiisa ku soo aaday Xili la baahiyay in gargaarkii Dowladda Turkiga ugu deeqday dan yarta Galmudug in lagu iibinayo Xarumo Ganacsi oo ku yaala Magaladda Cadaado. PUNTLAND POST The post Masuul katirsan Maamulka Gal-Mudug oo is Casilay appeared first on Puntland Post.
-
Codbixiyaasha SomalilandShacabka Somaliland ayaa saaka hiirtii hore u dareeray goobaha codbixinta Doorashada madaxtinimada Somaliland, iyagoo dooranaya madaxweynii hogaamin lahaa shanta sano ee soo socota. Doorashadatan ayaa waxaa ku tartamaya saddex musharax oo ka kala socda saddexda xisbi ee kala ah Kulmiye oo uu u sharaxanyahay Muuse Biixi Cabdi, Waddani oo uu u sharaxanyahay Cabdiraxmaan Maxamed Cirro iyo Ucid oo uu u sharaxanyahay Faysal Cali Waraabe. Si looga hortago in Doorashada lagu shubto waxaa codbixin loo isticmaalayaan Aalada casriga ah ee loo yaqaan Iris, taas oo wajiga qofka aqoonsata haddi uu markale soo laabto. Deegaano dhowr ah oo u badan Gobolka Sanaag oo Somaliland u qorsheysay in doorashadu ka dhacdo ayaan laga codeynayn, kadib markii ciidamo iyo masuuliyiin ka tirsan Puntland gaareen. Lixda fiidnimo ee caawa ayaa la xiraayaa goobaha codbixinta Doorashada, iyada oo marka ay soo dhamaato codbixintuna hawada laga saari doono dhamaan baraha ay bulshadu ku xiriirto. Tani waa Doorashadii saddexaad oo qof iyo cod ah oo ka dhacdo Somaliland tan iyo sanadkii 2003. PUNTLAND POST Hargeysa The post Shacabka Somalilnad oo u dareeray Codbixinta Doorashada Madaxtinimada appeared first on Puntland Post.
-
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibada ee Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay Gantaal Kooxaha Xuutiyiintu ay ku dhufteen Magaalada Riyaad ee dalka Sucuudiga. Warsaxaafadeedkaan oo ku Qornaa luuqadaha Arabica iyo Englishka ayeey Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya ku sheegtay in ay weerarkaasi Cambaareeyneeyso. Hoos ka Aqriso Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Dowladda Soomaliya oo Cambaareysay Gantaal Xuutiyiinta ku weerareen Riyadh appeared first on Puntland Post.
-
Kooxo hubeysan ayaa xalay Magaalada Muqdisho ku dilay Xasan Jaciir oo mid kamid ahaa Odayaashii soo xulay xildhibaanada Baarlamaanka Dowladdda Federaalka Soomaliya ee laga soo doortay deeganada Maamulka Hir-shabeelle Dilkaan ayaa ka dhacay gudaha suuqa Bakaaraha ee Magaaladda muqdisho sida ay sheegeen dad Goobjoogayaal ah. Wararka ayaa intaasi ku daraya in Xasan Jaciir oo ahaa Oday dhaqameed uu sanaddii lasoo dhaafay magaalada Jowhar uga qeyb galayay fadhiyadii lagusoo xulayay xildhibaanada Baarlamaanka DFS ee lagasoo doortay dhanka maamulka Hir-shabeelle kaasi oo kajira Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe. Sidoo kale Xasan Jaciir ayaa mudooyinkii dambe ku howlanaa diyaarinta rag ilaalo u noqda haweenay xildhibaanad ah oo ka tirsan Baarlamaanka dowladda Federaalka taasi oo lagu magacaabo Qamar Faarax Dhaga weyne oo ah xildhibaanaddii uu isaga soo xulay. Warar lagu baahiyay baraha Al-shaabab ayaa lagu sheegay in rag ka Tirsan Al-shabaab in ay ka dambeeyeen dilka xalay loogu geystay magaaladda muqdisho Xasan Jaciir oo mid kamid ahaa Odayaashii soo xulay xildhibaanada Baarlamaanka Dowladdda Federaalka Soomaliya ee lagu soo doortay deeganada Maamulka Hir-shabeelle. PUNTLAND POST The post Mid kamid ahaa Odayaashii soo xulay Xildhibaanada oo lagu toogtay Muqdisho appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Qoraal kasoo baxay dowlada Turkiga ayaa waxaa lagu beeniyay warar sheegaya inuu socdo qorsho ay dowlada ku afduubeyso wadaadka lagu magacaabo fethullah Gulen oo lagu eedeeyay afganbigii dhicisoobay ee dalka Turkiga. Qoraalka oo kasoo baxay Safaarada Turkiga ay ku leedahay magaalada Washington, ayaa waxaa lagu sheegay in warkaasi uu yahay mid aan waxba ka jirin. Turkiga ayaa ku tilmaamay warbixintaas oo ay bahiyeen talafishinka NBC NEWS iyo Jariirada Wall Street mid aan waxba ka jirin oo lagu luminaayo xaqiiqda eedeysanaha. Wargeyska Maraykanka ayaa warbixintiisa ku sheegay in la-taliyihii hore ee ammaanka qaranka Mareykanka Michael Flynn iyo wiilkiisa loo soo bandhigay lacag dhan 15 milyan oo dollar si uu gacan uga gaysto in si qasab ah looga soo qaado Mareykanka dibna loogu soo celiyo Turkiga wadaadka u dhashay dalkaasi. Eedeynta ku saabsan in la maleegayay in Fethullah Gulen,loo gacangaliyo Turkiga ayaa markii ugu horreysay waxa shaaciyay bishii March agaasimihii hore ee CIA James Woolsey. Safaarada ayaa sheegtay in qabashada fethullah Gulen ay dowlada u mari doonto sifo sharci ah, balse waxa ay beenisay inay qaadeyso talaabo sharci darro ah oo heer afduub gaarsiisan. Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in dowladu ay dooneyso fethullah Gulen, balse aysan diyaar u aheyn in la maro wado khaldan ka hor inta aan lasoo dhiibin wadaadka. Dhinaca kale, Safaaradda Turkiga ee Washington ayaa dowlada Mareykanka ku dhiirri galisay in ay soo wareejiyaan Gulen si maxkamad loo horkeeno eedeymo la xariirta isku daygii afganbiga sanadkii hore. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaarayo magaalada Baydhabo ee xarunta kmg maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in Hogaamiyaha maamulka uu Xildhibaanada u diiday Mushaaraadkooda. Xildhibaanada loo diiday Mushaarka oo kamid ah kuwa saxiixay Mooshinka ka dhanka ah Hogaamiyaha ayaa sheegay in mushaar siintooda lagu xirey ka laabashada mooshin laga keenay Shariif Xasan. Amarka oo la sheegay inuu kasoo baxay Hogaamiyaha maamulka ayaa waxaa la xaqiijiyay in Xildhibaanada maamulka uu mushaaraadkooda ku xiran yahay inay saxiixaan warqad ay uga laabanayaan Mooshinkaasi. Faysal Sheekh Cawad oo kamid ah Xildhibaanada ay arrintaan ku dhacday ayaa sheegay in markii hore loo keenay Mushaarka, balse kadib loo diiday kadib markii uu qaadacay amar ah inuu ka laabto Mooshinka isla markaana saxiixo warqad cadeyn ah. ”Waa arrin aad u foolxun waxaan cadeynayaa in maanta xuquuqdeena lagu xiray saxiixida warqad aan ku cadeyneyno inaan ka laabano Mooshinka aan ka gudbinay Shariif Xasan” Xildhibaan Faysal iyo Xildhibaano kale oo ka tirsan garabka mucaaradka ayaa dowlada Federaalka ah ee Somalia ugu baaqay inay isha ku heyso ficilada taagan ee u muuqaalka eg gumeysiga. Dhinaca kale, Xildhibaanada taageersan Hogaamiye Shariif Xasan ayaa si nadiifa u qaatay Mushaaraadkooda, waxaana xusid mudan in loogu geeyay guryahooda. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Sacad Xariiri oo ku dhawaaqay horraantii bishaan inuu iska casilayo xilka ra’iisal wasaaraha ayaa sheegay in ujeedkiisu ahaa inuu dalkiisa ka bixiyo aragto wanaagsan. Sacad Xariiri oo si weyn uga hadlay markii ugu horreysay go’aankii uu isku cesilay, ayaa waxa uu sheegay inuu ku laabanayo dalkiisa maalmaha soo socda si uu si rasmi ah istiqaaladiisa ugu gudbiyo mas’uuliyiinta Lubnaan. Wareysi uuu la yeeshay telefishinka Al-mustaqbal ee ku yaalla caasimada Riyad Sacudi Carabiya, ayaa Mr Xariiir waxa uu beeniyay wararka sheegaya inuu u dhaqmayo sida nin ku hoos jira maamulka Sacudi Carabiya. Waxa uu sidoo kale sheegay ra’iisal wasaaraha iscasilay in ay suuragal tahay inuu ka laabto go’aanka uu isku casilay. Balse waxa uu sheegay inay taasi ku xiran tahay haddi xisbiga uu taageero dowladda Iran ee Xisbulaah uu ogolaado inuu faraha kala baxo collaada uu ka hurinayo gobolka. Sacad alXariiri ayaa si kadis ah xilkii ra’iisal wasaaraha isaga casilay 4 bishaan Noveember, kaddib bayaan uu ka jeediyay idaacad ku taalla Sacudiga. BBC Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
ISLAMABAD: The Higher Education Commission (HEC) signed a Document of Understanding (DoU) with the Ministry of Education, Culture and Higher Education, Somalia to promote bilateral academic collaboration and develop cooperation in higher education and other fields of common interest. The DoU was signed by HEC Chairman Dr. Mukhtar Ahmed and Somalian Minister for Education, Culture and Higher Education Abdi Dahir Osman. Under the DoU, the two sides agreed to describe the guidelines for future agreements on specific activities by the institutions involved. Areas of cooperation will include development, strengthening and capacity building of higher education of Somalia, technical assistance in establishment of higher education body in Somalia, and assistance in establishment of quality assurance standards in academia in Somalia. The two sides have also agreed to offer assistance to visiting scholars and faculty. On this occasion, Dr. Mukhtar Ahmed shared that HEC is making strenuous efforts to increase equitable access to higher education across all regions of Pakistan. He said that HEC has made immense progress with regard to promotion of tertiary education and research culture in the country. The chairman said that the quality of higher education in Pakistan has earned international recognition owing to persistent efforts of HEC. While mentioning HEC’s collaboration with different countries for promotion of higher education and research, he said now HEC is in position to extend its services to other countries, hoping that HEC’s collaboration with Somalia will pave the way for strong higher education system in the brotherly country. News
-
Members of the Somali-Canadian community discuss the issue of gang violence at a recent town hall meeting hosted by VOA’s Somali Service, in Toronto, Canada. The Somali community that settled in Canada says poverty and a lack of access to jobs and academic opportunities are some of the factors behind deadly gang violence that has taken a toll on its youth. More than two dozen young Somali men have died in Alberta because of such violence in the past decade, with gang activity spreading to Toronto as well, officials say. The Somali-Canadian population discussed the issue of gang-related deaths recently at a town hall forum hosted in Toronto by VOA’s Somali Service. In attendance at the town hall were an Islamic preacher, a woman who lost a son to violence, and two people representing youth and parents in the community. More than 200 people attended, including parents, relatives and friends of the victims of gang violence. In 1991, a large number of Somalis fleeing war in their east African country settled in a group of residential towers in northwest Toronto. Cultural challenges The community has struggled to integrate into Canadian life, but several speakers said the largest impediments are cultural challenges, as well as poverty and a lack of opportunities for Somali youth, panel members said. Habiba Aden, a cofounder of a Somali group called Positive Change, lost her 26-year-old son Warsame Ali in a double homicide in September 2012 in Toronto. She said she believes cultural challenges and a loss of identity are major issues driving young Somalis toward gang activity. “Our sons lack paternal role model, and they do not speak their mother language, which forces them struggle with identity crisis,” Aden said. In Canada, “mothers take the leading role of the family while still struggling with raising more than half a dozen kids. They do not get the same help and cultural co-parenting they would get back home from other family members,” Aden said. She said she believes those challenges lead families to be less physically affectionate with one another, and eventually drive their sons to outside influences. Sidiq Ali Hashi, the youth representative on the panel said Somali youth are affected by the socioeconomic status of the community coupled with the influence of the poor neighborhoods they live in. “I think the reason is the environment where the Somali child is being raised. He grows up in the worst poverty-ridden neighborhoods of Toronto,” Hashi said. He said the neighborhoods where Somali youth live lack investments and good schools. Because of these challenges, some students drop out of school and fall in with drug dealers and gangs, Hashi said. Canada, parents blamed Panelist Sheikh Saeed Rageah, a religious scholar and Imam, said the education system in Canada has failed Somali youth, calling the schools “systematic racism.” “The education system in this country was designed to segregate us. When the Somali-Muslim child joins the school, he or she is labeled as a child with attention deficit hyperactivity disorder (ADHD or ADD), which deprives them their rights for a fair teaching and homework support,” Rageah said. However, Saeed Mohamed Mohamud, a parent representative on the panel, said blame belonged not with Canada’s education system but with parents. “Whatever it is, I think the system in this country was not designed for Somalis. It has been the same since we came here. But I would put the primary blame on a bad parenting of many members within the community,” Mohamud said. “I am a parent. I always see young boys who went to school in the morning, and when they come out hanging out the streets of Toronto with their backpacks. Where are the parents of these boys?” Some family members had questions for Toronto police, saying many of the homicide cases of slain Somalis remain unsolved. Toronto police officials said about 40 percent of gang shootings in the city occur in the Toronto neighborhood where Somalis reside. “We have issues with regards to gang members, drug trade, poverty, lack of opportunity, lack of recreational facilities, inadequate … housing. We have issues with families themselves and the culture that is brought into the community,” Toronto police Superintendent Mario Di Tommaso told VOA. Di Tommaso said the gangs in Toronto, including those within the Somali community, are based on race, gender and ethnicity. Community involvement He said the Toronto police have spent resources to investigate the gang-related shootings and homicides, but he said some blame lies within the community and its lack of reporting such activity. “We will have many situations where the community at large, not necessarily the Somali community, will make observations, will witnesses something, and they are reluctant to call the police,” Di Tommaso said. “When that happens, you have a proliferation of crimes within that community, which breeds fear. “We need more witnesses from the community so that we can advance to our investigations,” he added. At least one parent, Mohamud agreed to a point. He said the community was not happy with how the police and law enforcement agencies handled cases involving the Somali youth, saying, “We have a right that government investigates and tells us who killed our kids, but we also need to collaborate with the law enforcement agencies as well.” Abdirahman Yabarow, chief of VOA’s Somali Service, said the forum was designed to give the Somali-Canadian community a chance to explore, brainstorm and find solutions behind the violence that is affecting their youth. At the conclusion of the two-hour discussion, panelists proposed an organization aimed at gathering and making available resources for the community. They also urged those in the audience to unite against the influences that are pushing the Somali youth to drug- and gang-related crimes. VOA
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa sii wadda inay dhaqaale ka hesho canshuurta sharci darrada ah ee ay ka qaado ganacsatada Soomaaliyeed, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay kooxda kormeerka cunqabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea ee UN Monitoring Group. Kooxdan ayaa sheegtay inay wareysiyo ay la yeelatay ganacsatada Muqdisho lagu ogaaday in canshuurta Al-Shabaab ay bishii ka qaado ganacsatada ay u dhaxeyso 10 dollar oo laga qaado kuwa yaryar, illaa 70 kun oo dollar oo ay bixiyaan shirkadaha waa weyn. Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in digniintii ay dowladda soo saartay 23-kii July ee sanadkan ee uga digtay ganacsatada inay lacag siiyaan Al-Shabaab ay u muuqato mid ku dhaceysa dhego aan wax maqal, sababtuna ay tahay awood yariada hay’adaha amniga dowladda. Waxa ay sidoo kale warbixintu sheegtay in Al-Shabaab ay si xooggan isugu haleyso kuna tiirsan tahay canshuurta ay saarto wax soo saarka beeraha, xoolaha iyo ganacsiga. Shabaab ayaa sidoo kale lacag ka qaadata baabuurta ay jidka u gasho, oo ay ku jiraan kuwa u socda Kenya, ayada oo mararka qaar halkii baabuur ee xamuul ah laga qaado 1000 dollar, ayada oo baabuurta la siiyo warqad caddeeneysa inay lacagta bixiyeen, si aan mar labaad meel kale lacag looga qaadin. Lacagta ay Al-Shabaab ka qaado ganacstada ayaa loogu yeeraa, cudur daarna looga dhigaa inay tahay Zako. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Asmara (Caasimada Online) – Koox khuboro ah oo ka tiran QM ayaa sadeed sano kadib caddeeyey inan wax caddeyn ah loo heli karin taageerada la sheego in Eritrea ay siiso kooxda Al-Shabaab ee dalka Soomaaliya. Warbixin ka kooban 60 bog, oo ay soo saartay kooxda kormeerka cunqabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea ee UN Monitoring Group, ayaa sidaas darteed weydiisatay golaha ammaanka ee QM in xayiraadda hubka laga qaado Eritrea. “In kasta oo ay jirto eedeynta ah in Eritrea ay Al-Shabaab taageerto, haddana illaa hadda eedeyntaas wax caddeyn ah waa loo la’yahay” ayaa lagu yiri warbixinta. “Maadaama kooxda kormeerka cunqabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea ee UN Monitoring Group ay awoodi weysay inay caddeyn u hesho taageerada Eritrea ee Al-Shabaab muddo afar sano oo xiriir ah oo aan raadineynay, waxaana golaha ammaanka ugu baaqeyna inuu xayiraadda ka qaado Eritrea” ayaa lagu yiri warbiixnta. Eedeynta ku saabsan in Eritrea ay taageerto Al-Shabaab, ayaa waxaa lagu sheegay qaraarkii golaha ammaanka ee QM uu soo saaray 2009, ee tirsigiisu ahaa 1907, kaasi oo xayiraadda saaray Eritrea. Qaraarkaasi ayaa waxaa ka dambeeyey dowladda Mareykanka oo Eitrea ku eedeysay inau taageero siiso Al-Shabaab oo xiriir la leh Al-Qacida. Caasimada Online Xafiiska Nairobi Caasimada@live.com
-
1987-ki illaa waqtigan aannu joogno ayuu Turkigu raadinayaa inuu kamid noqdo midowga Yurub walina ma naasa-cadda in qoyska lagu daro si ay quud iyo qaaraan ula wadaago. Haddii midowga lagu darana faa,iidooyin badan ayuu helayaa oo xag dhaqaale iyo xag awood diblomaasiyadeedba leh. Reer Yurub oo aan xoolahooda been-been lagu cunin, ayaa daraasad ka diyaariyey dhibaatada u imaan karto haddii Turki ku biro midowgooda. Natiijadi daraasadda waxaa ugu mhuiimsan odobadan. 1-Tiro badnaan ay la socoto Muslinimo: Turki hadda waa 75milyan, 2050-ka wuxuu noqon doonaa 91 milyan sidaana wuxuu ku noqonayaa wadanka ugu badan midowga Yurub, wuxuu yeelanayaa kuraasta ugu badan ee baarlamaanka midowga Yurub sidaana uu ka mid noqdo xubnaha ugu firfircoon barlamaanka. Waxayna qabaan cabsi ah maadamaa Turki muslim yahay inuu awood sharciyeed uu ku yeesho midowga Yurubna uu markaa ku qasbanaado udoodida arimaha islaamka oo uu difaaco qadiyadaha mulimiinta. 2- Cabsi dhaqaale: waxay qabaan in hadii lagu daro dad badan oo Turki ah ay u socdaalaan wadamada Yurub oo shaqada ay ku cariiriyaan dadka kale maadaama ay ka shaqaalo jaban yihiin, badeecada Turki soo saaro oo ay ka baqayaan in ay ku fatahaan suuqyada Yurub, sidoo kale in shirkadaha ree Yurub ay si weyn u maalgashadaan wadanka Turkiga sidaana uu ku noqdo suuqa Yurub ugu weyn maadamaa uu haysto 75 milyan oo halmeel wada dagan. 3-Dood xagga juqraafiga ah: Dalka Turkiga boqolkiiba 97 waxa uu ka tirsan yahay qaaradda Aasiya marka in boqolkiiba 3 uu yurubnimo ku helo inaysan sharci ahayn ayay ku doodayaan. 4- Cabsi dhinaca diinta iyo dhaqanka ah: Taariihkda, diinta, iyo hiddaha Turkiga waxa ay ku arooraan bartamaha Aasiya iyo Bariga Dhexe oo dadkoodu isaga dhow yihiin dadyow kasta oo dunida ku nool oo hiddo iyo dhaqan aysan dadyowga ree Yurun aysan la wadaagin. Sidoo kale wax badan oo ka dhexeeyo ree Yurub inaysan la wadaagin waaya aragnimada iyo sooyaalka taariikheed ee ay kamid yihiin dhaxalka dhaqan iyo aqooneed ee ay kala hareen casriyadii la baxay Ilayska iyo kor-ukaca, dhibaatadii iyo xanuunka ay wadaagaan dalalka hada midowga Yurub ku jiro ee kasoo gaartay dagaalkii labaad ee aduunka oo sabab u ahaaba dhalashada fikirka midnimada Yurub. Dadka Turkigana ay yihiin Muslim hidde iyo dhaqan ahaan si buuxda uga duwan dadka Yurub oo iyaga dhaqankoodu ku arooro Kiristaan. Waxaa intaas dheer, marka taariikhda Turkiga dib loo raaco, xiriirka ka dhexeeyo Yurub iyo Turkiga wuxuu ku aroora kuwii bilowday waqtigii dawladda Cusmaaniyiinta ee ay inta cudud ciidan ku qabsatay, muddo dheerna ay wadamo badan oo ree Yurub ah maamulaysay taasina ay ree Yurub ku reebtay boog aan wali bogsan. Waxay xeeldheerayaasha Ree Yurub ee cilmi-baarista sameeyay warka kusoo hooriyeen: In aanayba Turki isku cid ahayn. Waxaan ka qaadanaynaa cashirkaan in noloshu ubaahan tahay qorshayn ka duwan mida aan hadda ku noolahay oo la mid ah dad saaran doon aan lahayn naakhuude, dadka saarana aysan aqoon, darawal la’aanta ha joogtee, meel ay u socdeen markii horeba, arinkeenuna uu yahay bal waxa uu waa la baryo aan dhawrno. Sidoo kale waxaan ka fahmaynaa, aduunka inaan lagu eegin maanta waxa taagan ee la qorsheeyo sanado badan waxa soo socdo. Waxaan la yaabay in daraasadda ree Yurub ay qorshaha ku darsadeen Waxa 50sano kadib imaanayo. Waxaa kale oo baraarujin mudan sida reer Yurub uga fakerayaan ilaalinta dhaqankooda iyo diintooda oo ah sababta ugu muhiimsan ee ay Turki ood-afada isaga saareen. Waxaan aragnaa in aqoonyahkeenna ay cajabiso afkaarta dhaqan-dhaqaale ee ree galbeedka iyagoo ku doodayo Yurub waxay horumar ku gaartay inay diin iyo dhaqan meel iska dhigeen danahoodana aqoonsadeen. Sidaa awgeed waxaad arkaysaa in marka diin lasoo qaado, dhaqanka in lagu fara adaygo aad ka hadasho, ree galbeedku inay wax khaldayaan oo dahankeenna duullaan ku yihiin aad usheegto in lagugu tuhmo mintidnimo iyo mayal-adayk. Bal u fiirso waa ree Yurub waa raggaa hada aduunka haysto, waa 28 waddan waxa ayna ka baqayaan hal waddan hadii ay wax ku darsadaan waxa uga imanayo. Waxay walaac ka qabaan diintooda, dhaqankooda, iyo dhaqaalahooda inay wax soo gaaraan. Ugu danbayn waa in aqoonyahankeennu gartaa in aqoontu qiimo ku leedahay dhaqanka iyo diinta, waxa aqoonta loo yeeshana ay tahay in lagu ilaaliyo danaha dadkaada iyo qaayasoorkooda. Aqoon lagu dumiyay aasaaska jiritaankaada maahan mid qiimo leh. Horumar baabiyo sooyaalkaadi iyo taariikhdaadina horumar maahan. Taasina waa sababta ay reer Yurub si walba oo ay noloshooda u hormariyeen ay wali ugu faanaan inay yihiin kiristaan. W/Q: Maxamed Ibraahim Xasan
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxwaynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo Telefashinka dowlada kala hadlaayay dadweynaha ayaa weerar dadban ku qaaday amiirka dhaxal sugaha Sucuudiga. Erdogan waxa uu sheegay in marka diinta loo weecdo ay maalmahaani soo ifbaxayeen amiiro ka tirsan sacuudiga oo is laheysiinaaya diinta islaamka. Waxa uu Erdogan u sheegay inuusan amiirka dhaxal sugaha Sucuudiga laheyn diinta Islaamka, balse ay tahay mid qof waliba oo muslim ah ay mas’uuliyad ka saaran tahay isla markaana laga doonaayo sida uu u ilaalin lahaa diinta. Erdogan waxa uu tilmaamay in dowladaha islaamka laga doonaayo in arrimaha ku xeeran maslaxadooda Siyaasadeed ay ka weeciyaan waxyaabaha khuseeya diinta suuban, maadaama uu farqi u dhexeeyo. Madaxweyne Erdogan ayaa sheegay in fikradda ah in ay jirto diinta islaamka mid dhexdhexaad ah iyo mid aan habooneyn ay tahay wax ay reer galbeedka abuureen si ay u wiiqaan iimaanka dadka islaamka ah. Amiirka dhaxal sugaha sacuudiga oo ka hadlayay shirkii maalgashiga ee lagu qabtay magaalada Riyadh, ayuu bin Salman wacad ku maray in uu ku soo celin doono Sacuudi Carabiya waxa loogu yeero (Islaam qunyar socod ah). Sidoo kale, Erdogaan oo sifeynaayay ereyga qunyar socod ‘moderate Islam’ ayaa waxa uu sheegay inay reer galbeedka iska leeyihiin. Erdogan waxa uu yiri ma jiro mid dhexdhexaad ah ama asal ah, Islaamku waa mid ujeedada isticmaalka ereyadaas waa in la wiiqo Islaamka. Sidoo kale, Erdogaan oo kusii fogaanayay erayada amiirka dhaxal sugaha ah ayaa yiri “waxaa laga yaabaa in qofku ku sharaxayo fikraddan islamka in ay u maleeyeen in ay iyaga iska leeyihiin diinta. maya, maaha mid adiga aad leedahay” ayuu yiri Erdogan. Dhinaca kale, Erdogaan ayaa madaxda dalalka Islaamka ah ku booriyay inay kala qaadan danaha Siyaasada iyo howlaha diiniga ah, maadaama diintu tahay mid muqadas ah, isla markaana khasab ah in la adeegsado ama lagu dhaqmo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe oo ka hadlaayay amni darida ka jirta dalka iyo duulaanka ay qorsheyneyso dowlada Somalia, ayaa sheegay inay muhiim tahay in laga hortago amni darida weli taagan. Axmed Madoobe, waxa uu sheegay in dalka uu leeyahay ciidamo aad u xoogan, balse la doonayo in la dhameystiro xuquuqda ciidamada si ay ula dagaalamaan cadowga. Waxa uu Axmed Madoobe tilmaamay inay la socdaan in ciidamadu aysan heysan wax xuquuq ah, hase ahaatee waxa uu garwaaqsaday inay adag tahay in ciidamo ceynkaasi ah ay la dagaalamaan cadow, balse waxa uu rajo ka muujiyay in ciidamadu ay u dhabar adeegi doonaan difaaca dalka iyo dadkooda. Sidoo kale, Axmed Madoobe waxa uu Madaxda ugu sareysa Qaranka uga digay hal arrin oo ah inay ka dhabeyn waayan hanjabaadii aheyd inay qaadayaan duulaan ka dhan ah Alshabaab oo ay kula soo noqonayaan deegaanada ka maqan gacanta dowlada. Dhinaca kale, waxa uu Axmed Madoobe soo jeediyay in la dadajiyo duulaanka ka hor inta aysan maleeshiyaadka ku mashquulin amniga goobaha ay gacanta ku heyso dowlada. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Soomaaliya waxay Soo martay colaado fara badan ,laga soo bilaabo 1990 kii kadib markii ay meesha ka baday dawladii dhexe ee military ga ahayd oo iyada lafteeda ay rideen dagaalo kaga yimi gobolada qaar. xiligaas waxa laga joogaa 27 sano oo ilaa iyo hada xal buuxa looma helin nabadeynta dalka iyadoo hadba weji yeelanaysay sida ,Hogaamiye-kooxeedyo,Maxaakiim,Alshabaab, hadana ay Daacish soo ifbaxday. Hadaba sidee dalka loo nabadeyn karaa 1) Dib u heshiisiin dhab ah: sidaynu ognahay dagaalkii sokeeye wuxuu dhexmaray beelaha Soomaaliyeed ilaa reer reer jafi jafi wuu saameeyey sida darteed waa in laysa soo hor fadhiisiyaa cid alaale iyo cidii wax kala taba naysa looma dhameeya hadii ay hanti kala haystaana loo kala Ceshaa. 2)Dhisida Ciidan qaran: Dhisida Ciidan Qaran waa ugu mihiimsan iyadoo ciidan kaas laga keenayo 18 ka gobol ee Soomaaliya la iskuna la iskuna dhafayo ciidan kaas. 3)Hanuuninta Bulshada: waa in Bulshada lagu hanuuniyaa wadaniyada, bulshada Soomaaliyeed 70% waa dhalinyaro kuwaas oo badan kood dhashay wixii ka danbeeyey 1990 kii mana fahansana wadaniyadu waxay tahay sidaa darteed waa lagama maar maan in la baro wadanitada. 4)Hub ka dhigista shacabka: hubka dhigista shacabku tiir kale oo muhiimad u leh Nabada waxaa marag ma doonto ah in qaar ka mid ah Hogaamiye kooxeedyadii ay hub ku dhex wataan Magaalada Muqdisho , waa in hubka laga dhigaa dadkaas aan hore u sheegnay. 5)Ku wareejinta gacan dawlada Ciidamada ay dawladaha shisheeye tababarka siinayaan: waxaad maalin walba maqashaa intaas oo askari ayaa waxa tabaabaray dawlada hebel, Ciidamadaas oo ka amar qaata dawladihii tababaray Sida kuwa Ethiopia ay tababarto oo mesha ay joogaan ay ciidamada Ethiopia ka baxaan iyana ka baxa. Hada waxa jira kuwo Emirate ku tababareen oo ay mushahar siiso Safaarada Emirate ka ee Soomaaliya kana amar qaata. waana in la xadidaa ciidamaas shisheeyuhu tababarka tababarka tababarka siinayo.. W/Q: Mohamed Abdirizak Gaandi email:mohamed.abdirizak17@gmail.com
-
Waxaan qormadi kowaad si kooban ooga hadalnay dhibaatooyinka haysto waxbarashada adduunka iyo sida caruur badan loo hafro. Tii xigtay waxaan ku eegnay meelaha uu farqiga balaaran ka jiro iyo sababaha qaar ka mid ah. Middaan waxaan ku eegi doonnaa mid ka mid xalalka ay warbixinti Bankiga Adduunku soo jeedisay oo ah Qiimayn (measurement/assessment). Maxay u jirtaa dhibaatada haysato waxbarashada adduunka? Maxaa keenay in ilmo afar sano iyo ka badan fasal fadhiyay wali u yahay ummi? Maxay bahda waxbarashadu mushkiladahaan xal ugu la’yihiin? Mid ka mid ah sababaha ugu weyn waa inta badan waddamada adduunku aysan lahayn nidaam lagu ogaado kan waxbaranayo iyo kaan baranayn. 121 dal oo xog-raadin lagu sameeyay, hal-sadexaad (40 dal) kaliya ayaa yeeshay keyd-xogeedka (data centre) waxbarashada dugsiayada hoose/dhexe. Si tani loo xalliyo, inkastoo aysan ku filnayn inay baabi’iso dhibka oo dhan, waa in helaa nidaam qiimayn oo sugan. Nidaamyada adduunka ka jiro hadda waxay soo gudbiyaan is-diiwaangalinta laakiin masoo gudbiyaan barashada. Maxaa yeelay barashadu kuma jirto xogta la hayo. Sidoo kale, tayada barashadu xisaabta uguma jirto siyaasiyiinta iyo shaqaalahooda . Taasi waxaad ka dheehan kartaa qaabka siyaasiyiintu ooga hadlaan waxbarashada. Waxay had iyo jeer cabbiraan tirada ee ma sheegaan tayada iyo barashada. Waxaad maqashaa siyaasiga oo leh waxaan dhisi iskoollo badan, fasallo ayaan kordhin, caruur badan ayaan iskool geyn, intaas oo macallin ayaan howl galin, waxaan kordhin mushaarka macallimiinta, laakiin maqli maysid iyagoo marna tilmaamayo waxa la barto iyo tayada waxbarashada (innaga booska siyaasiyiinta xagga ballanqaadka waxaa noo fadhiyo hayadaha samafalka). Haddii aysan jirin qiimayn sugan oo dadkoo dhan u furan, waligeed la ogaan mahayo tayada waxbarasho, siyaasiyiintuna sidaas ayay dadka u harowsan. Cilmi-baaris lagu sameeyay Kiinya ayaa tusisay in in ka yar kala bar ardayda dhigato fasallada afraad ay ka shaqayn karaan xisaabta ay ku qaateen casharada, saas oo ay tahay, sadex-meelood labo (2/3) waalidiintu waxay aaminsanyihiin in dowladdu waxbarsho tayo badan siiso warasadooda. Sabatu way iska caddahay; xogta kaliya ay helaan waxaa siiyo siyaasiyiinta. Si taasi looga gudbo loona ogaado gunta barashada waa in la sameeyaa qiimayn dhowr lakab ah. Qiimayn fasal: qiimayntaan waxaa samayn macalimiinta waxayna ka caawin inay ogaadaan ardayga fariidka fahamada badan ah iyo kan culaysku ku jiro ee u baahan gacan-qabasho. Waxaa badan in arday u dhashay fahmo culays uu qabbiro mid faahin ah si fududna meelo sare ku gaari lahaa. Baaritaan lagu sameeyay iskoollo ku yaal Delhi (Hindiya) ayaa laga helay fasal ay wada fadhiyaan arday qaarkood u qalanto lixaad, qaarna shanaad hadana isku cashar qaadanayo. Tani lagama wado kii dammiin loo arko ha la tuuro fariidkuna horay ha u socdo ee waxaa looga jeedaa caruurta ayaan la isu dabrin ee mid walba wax uu qaadi karo ha la siiyo iyagoo isla fadhiyo. Qiimaynta ceynkaan ah waxay anfici kan fahamada yar in ka badan kan famada badan waayo wuxuu heli gacan qabasho iyo taakulayn uusan heleen markii aan xogtiisa la hayn. Haddii iskoolladu qiimaynta ceynkaan ah sameeyaan, waxaa dhici inay si wacan u maareeyaan tas’hiilaadka ay heli karaan iyo inay xogta la wadaagaan waalidiinta si ay cawimaad dheeraad ah u siiyaan warasadooda. Qiimayn Dagmo: qiimayntaan waxay noqon mid lagu sameeyo iskoollada heer dagmo. Natiijada soo baxdo ayaa noqonayso midda go’aaminayso martadiisa. Tallaabadaan abuuri mayso tartan fayow oo iskoollada dhexdooda ah kaliya, balse sidoo kale waxay fursad doorasho siin waalidiinta oo warasadooda gaysan iskoolka qiimaha leh. hadda waxaan iskoollada ku dooranna qof aan qaraabo nahay ayaa macalin ka ah iyo qolo aan isku caqiido nahay ayaa maamusho. Sidoo kale, haddii ay jirto cid dhaqaale ku taageerto sida dowlad ama hayad, waxaa lagula xisaabtami waxqabadkooda. Haddii aysan waalidiintu hayn xogtaan lama xisaabtami karaan iskoolladooda, waxayna u haysan in kuwoodu aduunka ugu sarreeyaan. Baaritaan lagu sameeyay Yugaandha ayaa tilmaamay in sadex-afraad (¾) waalidiintu ku qanacsanyihiin tayada iskoolladooda iyadoo rubuc (¼) kaliya caruurta dhigato fasalka afraad ay ka shaqayn karaan xisaabta lagu qaato fasalka labaad. Qiimayn heer qaran ah: middaan aad ayay muhiim u tahay. Waa qiimaynta lagu jaangooyo miisaaniyadda dowladdu ku bixinayso waxbarashada iyo gobollada loo badinayo. Waa midda lagu dajiyo baahida waxbarsho ee uu dalku qabo iyo meelaha u baahan in xoogga la saaro. Waa midda tusayso in madaxdu fuliyeen ballanqaadyadoodi iyo in kale (innaga booska dowladda waxaa noo joogo hayadaha samafalka ciddii doontaba ha lahaatee). Waa midda adduunku arko laguna qiimeeyo heerka uu waddaankaas kaga jiro waxbarshada adduunka. Haddii aysan jirin wax xog heer qaran ah oo waddan laga hayo laguma daro qiimaynta adduunka. Waa sababta aadan marnaba ugu arkayn dalkeenna marki laga hadlayo martabooyinka waxbarasho ee caalamka. Haddaba soo tan dalkoo dhan imtixaanno laga qaado? Qiimaynta iyo imtixaannada hadda la qaado waa kuwo loo naqshadeeyay in caruurta lagu ciqaabo ama lagu abaal mariyo. Waxay kala saaraan ilmaha dhacay iyo kan baasay ee ma eegaan sababaha. Sidaa darteed waligeed wax lagama barto, waayo eedda waxaa la saaraa ardayda iyo waalidiintood. Canugii dhaco isagaa dadaali waayay ama waalidkii ayaa la haray oo aan siin wixii taageero uu u baahnaa ayaa lagu doodaa. Ma jirto cid hoos u dhugato sababta dhacniinka keentay iyo cidda ka masuulka ah. Ma jirto cid horay usii qiimaysay si loo ogaado baahidiisa iyo kartidiisa waxbarsho. Sidaa awgeed waxaa loo baahanyahay mid taasi ka duwan oo ujeedkeedu yahay cashar barasho iyo hagaajin. Intaas waxaa dheer ma jirto meel dhexe oo lagu kaydiyo imtixaanada la qaado lamana martabeeyo iskoollada ee waxaa lasoo qoraa kaliya ardaydu sideey u kala korreeyeen. Dabcan waxaa la iswaydiin karaa sida waalidiintu xogta ku heli maadaama aysan intooda badan wax akhrin? Jawaabtu ma cusla. Muhiim maahan in waalid walba warqarwarqad u arko warbixinnada soo baxo ee waxaa muhiim in inuu ogaado meesha wax marayaan. Taasi waxay ka ogaan karaan idaacadaha dalka. Marki la daabaco warbixin cusub iyo martabaynta iskoollada waxaa caadiyan laga sii daayaa dhamaan inta idaacad ah, dadkeennuna waa ku fiicanyahay war dhagaysiga sidaa darteed waxba seegi mahayaan. Dalkeennu ma yeelan karaa nidaam caynkaan ah waqtigaan? Nafta looma been sheego, waanadana waaqiciga ayaa lagu dhisaa. Duruufaha siyaasadeed, kuwa amni iyo kuwa dhaqaale ee hadda dalkeennu ku jiro dartood suura gal maahan inuu hadda yeesho qiimayn heer dagmo, gobal ama mid qaran ah. Laakiin waxaa sahlan in la sameeyo mid fasal, iyadaana hadda noogu daran oo caruurta u dan ah. Haddii maamulayaasha iyo madaxda iskoolladu ilaahay ka baqaan iskuna dayaan inay hagaajiyaan tayada iskoolka ay gacanta ku hayaan way samayn karaan, qiimayn fasal fasal ahna way u sahlantahay waqti iyo qarash dheeraad ahba ha u baahaatee. Waxaan kusoo xirayaa qormadaan, dhammaanteen masuuliyad ayaa innaga saaran in caruurteenu hesho waxbarsho tayo leh. Maahan inaan cid gooni ah ku hallayno mana ahan inaan ku aaminno macalimiinta iskoollada iyo maamulayaasha kaliya. Waalidiinta waxaa saaran inay booqdaan iskoollada ay warasadoodu dhigato, waxbixinna waydiistaan. Macalimiinta iyo milkiilayaasha iskoolada waxaa saaran inay xalaal ka dhigtaan kasabkooda oo ay hafaryada ka daayaan caruurta. Wixii tabar loo waayo cidna uma haysato laakiin eedda joogtada ah ee caruurta iyo waalidiinta la saaro qayb ha qaateen isbadalna ha isku dayeen. W/Q: Ibrahim Aden Shire Kala soco: https://ibrahim-shire.blogspot.co.uk/ Ishire86@gmail.com
-
Shirkii u socday Madaxweynaha Puntland Gaas, Madaxweyne ku Xigeenka puntland Camey, Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi iyo xubno Baarlamaanka Puntland katirsan ayaa burbur ku dhamaaday maanta. Madaxweyne Gaas ayaa intii uu Moqdisho ku maqnaa waxaa shiray xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ee kasoo jeeda Sool iyo Sanaag, waxayna Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Eng. Camey kula heshiiyeen in Baarlamaanku amar soo saaro kadibna Camey fuliyo oo dhulka ay matalaan xoreystaan wax doorasho Somaliland ahina aanay ka dhicin. Madaxweyne Gaas markuu Moqdisho kasoo noqday ayaa loo sheegay in go’aankii Baarlamaanka la fulinayo oo ay tahay lagama maarmaan. Madaxweyne Gaas ayaa ka soo horjeestay arintaas. Baarlamaanka Puntland ayaa balan qaaday haddaan go’aankoodii ku aadanaa Somaliland doorashooyinkeeda la fulin in Xukuumada iyo Madaxweyne Gaas ay ridayaan. Xaalad qasnaan iyo Jahwareer ayaa maanta ka taagan Madaxtooyada Puntland, xilli ay Somaliland bilaabayso doorashooyinkeedii. Xigasho: Widhwidh.com
