-
Content Count
213,136 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
ADDIS ABABA - Ethiopian youth are showing great interest in a Turkish studies project launched by the Yunus Emre Institute and there is huge demand for additional courses. Source: Hiiraan Online
-
Source: Hiiraan Online
-
Gobalka Bakool Waxaa Uu Ka Koobanyahay 5 Degmo Waxeyna Kala Yihiin. Xudur Waajid Rabdhuure Tiyeeglow Ceelbarde 5taas Degmo Maamulka Koonfur Galbeed Wuxuu Ka Maamula 2 Degmo Kaliya Waxeyna Kalayihiin Xudur Waajid Degmada Ceelbarde Waxaa Laga Xukuma Kilirka 5aad. Degmada Rabdhuure Waxaa Gacanta ku hayan xarakada Al-Shabaab. Xaalada Guud Ee Gobalka Bakool Lama Qiyaasi Karo Lamana Saadaalinkaro Sababtuna Waa Wadooyinka Gobalka Oo Xiran. Gobalka Bakool Wadooyinkiisa Waxey Xiranyihiin Ku Dhowaad 5sano Ilaa Iyo Hada Majirto Cid Wax Ka Qabatey Wadooyinka Xiran Ee Gobalka Bakool Hadii Uu Noqan Lahaa Maamulka Koonfur Galbeed Ama Hadii Ay Noqan Laheyd Dawlada Federalka Soomaaliya. Gobalka Bakool Waxaa Ka Jira Xaalada Adag Oo Dhanka Nolasha Ah Dadka Xoola Dhaqatada Ah E Degan Gobalka Xoolahooda Waxaa Dhacey Ciidamada Lyuu Booliska Ee Laga Xukumo L Kilinka 5aad. Intii Ka Badbaadey Lyuu Booliska & Waxaa Dhameysey Abaartii Siman Ee Dhamaan Soomaalidu Saameysey. Shacabka Ku Nool Gobalka Bakool Intaasi Waxaa U Dheer Xarig & Dilalk Ay U Geysanayeen -Ciidanka Lyuu Booliska Ee Laga Xukumo Kilinka 5aad. Shacabka Xoola Dhaqatada Ah Ee Ay Xireen Ciidanka Lyuu Booliska Ayaa Wali A ysan Jirin Cid Wax Ka Qabata Iska Dhaafe Cid Magacooda Sheegta. Gobalka Bakool Siyaasiinta Kasoo Jeeda Waxaa Ay Noqdeen Kuwa Uu Ku Shaqeysto Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xassan Sheekh Aadan. Dhibataada Kajirta Gobalka Ayaa Waxaa Masuul Ka Ah Maamulka Koonfur Galbeed Khaasatan Shariif Xassan Oo Gobalka Bakool & Shacabkiisaba Aan U Ogaleyn In Ay Horumar Gaaraan. Shariif Xassan Ayaa Hada Bilaabey Inuu Gobalka Bakool Ka Iibsado Kilinka 5aad Dhowaan Wuxuu Tuulada Yeed Ka Gatey kilinka shanat. Hada Wuxa uu Ku Mashquul sanyahay Inuu Deegaana Horleh Ka Gato Gobalka Bakool Taas Oo Uu Heshiis Kula Soo Galey Dawlada Ethiopia. Shariif Xasan Wakhtigiisa Wuu Dhamaadey Waxaana Ka Harsan 6 Bilood Kaliya Kadibna Wuxuu Doonaya Inuu Isasoo Sharxo. Su’aasha Isweydiinta Mudan Ayaa Ah Xildhibaanada Sharafta Lahoow Waxaan Lahadlayaa Xildhibaanada Koonfur Galbeed Miyaad Madaxweyne U Dooran Doontaan Shariif Xasan 4ta Sano Ee Soo Socota Hadii Jawaabtaadu ”Haa” Ay Tahay Miyaadan Ku Dhaaranin Kitaabka Qur’aanka Kariimka Ah Miyaadan Dalkan Waajib Kaa Saarneyn Inaad Ilaaliso Xuduudihiisa, Miyaadan U Fikireynin Caruurtaada Mustaqbalkooda Miyaadan Jecleyn Koonfur Galbeed In Ay Horumar Gaarto, Hadii Intaas Aan Kor Kusoo Xusey Aan Waajib Kaa Saarneyn Samey Waxaad Doonto Laakiin Ogow Maalin Ayaa Lagu Xisaabin Doona Adigana. Xildhibaano: 6 Bilood Kadib Waxaa Gacantiina Kujira Ayaaha Koonfur Galbeed Soomaaliya. Mahadsanidiin. W/Q: Aadan Zeytuuni.
-
Nairobi (HOL) - The talks between Somalia and Kenya talks over the construction of the Security wall along the border of the two countries collapsed, officials confirmed on Saturday. Source: Hiiraan Online
-
The talks between Somalia and Kenya talks over the construction of the Security wall along the border of the two countries collapsed, official confirmed. Source: Hiiraan Online
-
Jowhar-(Caasimadda Online)-Wararka laga helayo Maamulka goboleedka Hirshabelle ayaa waxa ay sheegayaan in uu is casilay Agaasimihii Wasaaradda Cadaaladda iyo Diinta Maamulka Hirshabelle Agaasimihii Wasaaradda Cadaaladda Garaad Axmed Cadow ayaa sheegay in uu iska casilay xilka uu kahaayay maamulka hirshabeele. Waxa uu tilmaamay agaasimaha in Laba wasiir ay soo martay wasaaradda, islamarkaana uu la shaqeeyay, balse dhammaantood ay ahaayeen kuwo aan aqoon u lahayn shaqada loo igmaday waa sida uu hadalka u dhigay. “Waxaan iscasilay markii aan waayay Wasiiro aqoon leh oo aan la Shaqeeyo,aniga waxaan u soo jeediyay talooyin dhowr ah balse weey iga qaadan waayeen,waxana go’aansaday in aan is casilo ayuu yiri Agaasimihii Wasaaradda Cadaaladda iyo Diinta Maamulka Hirshabelle Garaad Axmed Cadow” Sikastaba tallaaabdaan uu isku casilay Agaasimihii Wasaaradda Cadaaladda iyo Diinta Maamulka Hirshabelle Garaad Axmed Cadow ayaa ku soo aadeysa xili Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle uu Shaqa joojin ku sameeyey Duqii degmada Baladweyne Cali Dhuux Cabdi Mahadale. Caasimada Online Xafiiska jowhar Caasimada@live.com
-
Muqdisho-(Caasimadda Online)-Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku kala aragti duwan halka lagu qabanayo kulanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee lagu horgeenayo mooshinka laga soo gudbiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka. Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa dhawaan sheegay in xarunta Golaha Shacabka ay la wareegeen ciidamo uu amray Ra’iisul Wasaare kheyre,isla markaana kulanka aan lagu qaban Karin. Xildhibaanada mooshinka ka keenay Jawaari ayaa iyana wax ay sheegayaan in kulanka lagu qabanayo Xarunta ay baarlamanka ku shiraan ee golaha Shacabka. dhanka kale Xildhibaanada taagersan gudoomiye Jawaari ayaa iyana diidan in kulanka lagu qabto Xaunta Golaha Shacabka ilaa laga wareejiyo Ciidamada ay geysay xukumadda Soomaaliya. Muranka ka dhashay mooshinka laga gudbiyay gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa curyaamiyey howlihii Hay’addaha dowladda sida Gudiyada fulinta iyo Sharcidejinta. Gudoomiye kuxigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Cabdiweli Muudey oo hada si KMG ah Baarlamaanka u gudoomiya ayaa laga filayaa in uu shaaciyo halka lagu qaban doono kulanka mooshinka lagu horkeenayo Baarlamaanka iyo waliba xiliga la qaban doono. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Wasaarada Caafimaadka Puntland ayaa manta xusaysa maalinta Qaaxada dunida oo manta kale 24March caalamka oo idil laga xuso bulshadana lagu wacyi galiyo halista cudurka iyo ka hor tagiisa. Wasiirka caafimaadka dowladda Puntland, Dr. Cabdinaasir Cuuke, agaasimaha guud ee wasaaradda, Dr, Cabdirisaaq Xirsi Xasan, Marwada madaxweynaha, Hodan Siciid Ciise iyo marti sharaf kala duwan oo ka socota hay’addaha caalamiga iyo dadweyne ayaa ka qeyb galay munaasabada lagu xusayay maalintaan caalamiga ah. Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa dadaal xoogan ku bixisay sidii loo ciribtiri lahaa cudurkaan, iyadoo hirgalisay isbitaalo iyo xarumo caafimaad oo ay dadku si bilaash ah uga qaadankaraan dawada cudurkaan, Waxaana Daawada Tiibiida la gaarsiiyay degmooyinka fog. Mashruuca xakamaynta cudurka Qaaxada ee dowladda Puntland ayaa soo bandhigay, daraasad la sameeyey sanadkii 2016, taasoo lagu ogaaday in cururkani uu ku dhacay 10 milyan iyo 4 boqol. Halka ay u u dhinteen dad gaaraya 1milyan iyo 7 boqol kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen 4 boqol oo kun oo qabay cudurka AIDS-ka in ka badan 95%. Mashruuca xakamaynta Qaaxada wuxuu sheegay dhimashada ugu badan ee cudurka qaaxadu inay ka dhacdo wadamada soo koraya. Tiro lagu qiyaasay 1milyan oo caruur ah ayaa u bukootay cudurka Qaaxada sanadkii 2016 , waxaana u dhintay 250 kun oo caruur ah oo ay Ku jiraan kuwo qabey cudurka AIDS-ka. Sannadkii lasoo dhaafay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa isbitaalka Guud ee magaalada Garoowe ka dhagax-dhigay Shaybaar cusub oo loogu talo-galay baaritaanka ” Dadka la nool Cudurka qaaxada heerka adkaysiga u yeeshay dawooyinka. Puntlandi.com
-
Muqdisho-(Caasimadda Online)-Xildhibaanada Aqalka sare ayaa maanta la filayaa in guddi Senetaro ah in ay u magacaabaan baarista weerarkii Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya dabayaaqadii sanadkii hore ku qaadeen guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid). Senator Cabdi Qeybdiid oo isbuucii hore ka hadlay kulan ay lahaayeen Xildhibaanada Aqalka sare ayaa sheegay in uusan ku qanacsaneyn guddigii uu Madaxweynaha Soomaaliya maxamad cabdulaahi farmaajo u saaray baaritaanka weerarkii gurigiisa lagu qaaday. Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa waxa ay sheegeen in Guddigaan ay heystaan Muddo gaaban, islamarkaana maalmo kooban ka dib ay ku dhawaaqi doonaan Natiijadda Baarista. Guddi baaritaan uu Madaxweynaha Soomaaliya u saaray baaritaanka weerarka Cabdi Qeybdiid gurigiisa lagu qaaday ayaan wax natiijo ah soo bandhigin, waxaana la filayaa in guddigan loo saarayo si deg deg ah natiijo arintan uga soo saaraan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Waxaa xalay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka dhacay shir ay yeesheen madaxweynaha Soomaaliya iyo Xildhibaanada wada Mooshinka Jawaari. Madaxweyne Farmaajo ayaa Xildhibaanadaan uu la kulmay waxa ay u badnaayeen Wasiiro katirsan Xukuumada Ra’isilwasaare Kheyre kana mid ah Baarlamaanka. Madaxweynaha ayaa dhageeystay qaabka iyo sababaha ay u soo gudbiyeen Mooshinka Gudoomiye Jawaari. Madaxweynaha ayaa ugu baaqay xildhibaanadaan in ay ilaaliyaan dastuurka dalka u yaala iyo xasiloonida siyaasadeed. Madaxweynaha ayaa u sheegay xildhibaanada in uu isaga dhex dhexaadinayo khilaafka siyaasadeed ee hareeyay Baarlamaanka iyo Xukuumada. Qaar kamid ah xildhibaanada kulankaasi ka qeeybgalay ayaa u sheegay Puntland Post in madaxweynaha xildhibaanadaasi uu ka codsaday in la dajiyo khilaafka siyaasadeed ee ka jirta Baarlamaanka iyo Xukuumada. Mooshin wada yaasha Gudoomiye Jawaari ayaa u badan wasiiro katirsan xukuumada kana mid ah Baarlamaanka Soomaaliya. Gudoomiye Jawaari ayaa aqbalay Mooshinkaasi isaga oo codsaday in sida ugu dhaqsiyaha badana cod loogu qaado. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Xildhibaanada wada Mooshinka Jawaari appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho-(Caasimadda Online)-Gudi ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaliya kaas oo loo xilsaaray xal uraadinta khilaafka ka dhex taagan Hey,adaha Sharci Dejinta iyo Fulinta ee Dowladda Soomaliya. Gudigaan oo maalmahaan ku mashquulsanaa xal uraadinta khilaafka taagan ayaa sheegay in loo baahanyahay in si deg deg ah loo furo kalfadhiga Baarlamaanka lagana qaado ciidamada dheeraadka ah ee lageeyay xarunta Golaha Shacabka islamarkaana lasoo celiyo ciidmadii hore u joogi jiray xarunta Golaha Shacbka. Sidoo kale gudigaan ayaa dalbaday in la joojiyo lacagaha xad dhaafka ah ee ku baxay mooshinka ka dhanka ah Gudoomiye Jawaari. Waxeyna intaasi ku dareen xildhibaanadaan ka shiraya xal uraadinta khilaafka beryahaan dambe taagan in codeynta mooshinkii laga geeyay Jawaari lagu guda galo muddo 10 cisho ah gudahooda kaasi oo ay kabilaabaneyso maalinta la gudbiyay mooshinka. Dr Cilmi oo kamid ah gudigaan ayaa sheegay inaysan suurta gal ahayn in la cuuryaamiyo howlaha uu qaban lahaa Golaha Shacabka Soomaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Waxaa Khilaaf uu ka taganyahay halka lagu qabanayo kulanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaanada oo u kala qeeybsan kuwa taageersan Mooshinka Jawaari iyo kuwa ka soo horjeedo ayaa isku fahmi la halka lagu qabayo kulanka Baarlamaanka. Xildhibaanada wada mooshinka ayaa u xusul duubayo in kulanka Baarlamaanka lagu qabayo xarunta golaha shacabka Muqdisho. Xildhibaanada ka soo horjeedo Mooshinka ayaa iyana doonaya in aan fadhiga Baarlamaanka lagu qaban Xarunta Golaha shacabka. Gudoomiye Jawaari ayaa horay u codsaday in kulanka Baarlamaanka lagu qabto xaruntii lagu soo doortay Madaxweyne Farmaajo. Waxaana uu ku eedeeyay in xukuumada ay ciidamo dul dhigtay Xarunta Golaha shacabka ee Muqdisho. si rasmi ah looma oga xiliga uu dhacayo kulanka Baarlamaanka ee codka loogu qaadayo Gudoomiye Jawaari. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Khilaaf ka Taagan halka lagu qabanayo Kulan Baarlamaanka ee Mooshinka Jawaari appeared first on Puntland Post.
-
Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa Degmada Cabdicasiis ee Muqdisho waxa ay ku qabteen Gaari Siday Hilbo aan cunitaanka ku haboonayn ama daahay. Gaarigaan oo ah nooca Soomaalida ay u taqaano UD-ga ayaa waxaa ciidamada amniga kusoo wargaliyay dadka deegaanka Cabdi Casiis oo gaarigaan ka shakiyay. Dadka Muqdisho ayaa isla dhexmarayay saacidihii la soo dhaafay in gaarigaan uu siday Hilbo, Dad qaar kamid ahna warbaahinta ayey sidaasi u sheegayeen. Hayeeshee waxaa maamulka degmadaasi uu xaqiijiyay in gaarigaasi uu siday Hilib Xoolaad oo qurmay. Dadka Muqdisho ayaa baryihii ugu dambeeysay ka cabanayay Alaabooyinka ay isticmaalaan oo xadkii loogu talagalay ka baxay islamarkaasina la soo galiyo Suuqyada Muqdisho. Tan iyo markii ay dhacday dowladihii dhexe ee dalka Soomaaliya ma jirin dowlad awood badan oo si hufan u hubiso alaabaha iyo badeecooyinka lagu iibiyo suuqyada dalka. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Ciidamada amaanka oo Muqdisho ku qabtay Gaari siday Hilbo aan cunitaanka ku haboonayn appeared first on Puntland Post.
-
Guddida xalinta khilaafka barlamaanka Soomaaliya, ayaa soo saaray go’aano lagu wajahayo lagu soo afjari karo xaaladda taagan ee sababtay in golaha shacabka Soomaaliya uu muddo xidhnaado isla markaana ciidamo ay la wareegaan ka dib markii mooshin laga keenay Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Jawaari. Guddigaan oo ka kooban xildhibaano aqalka hoose ah ayaa go’aanadooda waxaa kamid ah, inay xukuumadu faraha kala baxdo arrinta golaha shacabka isla markaana ay shaqadeeda ku ekaato xarunta golahana ka qaado ciidanka la wareegay. Halkaan hoose ka akhriso. 1.In si sharci ah oo xasiloon loogu furo golaha shacabka si uu waajibaadkiisa shaqo u gudan karo 2.In si deg deg ah loogu soo celiyo ciidamadii hore u joogay xarunta golaha lagana qaado kuwa cusub ee loo soo badalay 3.In laysla go’aamiyo goobta fadhiga lagu qabanayo iyo maalinta loo codaynayo mooshinkan si waafaqsan xeer hoosaadka baarlamaanka kaas oo dhigaya in la qabto codaynta toban cisho gudahood iyada oo laga soo bilaabayo maalintii la qabtay mooshinka. 4.In dastuurka ku meel gaadhka ah ee dalka iyo xeer hoosaadka golaha shacabka loo wada hogaansamo lana ixtiraamo qodobada qeexaya hanaanka loo maaraynayo arimaha la xidhiidha mooshinka 5.Inaan la curyaamin hawlihii ay xukuumadu u haysay dalka dibna ugu noqoto hay’adda fulintu shaqadii loo igmaday, kana digtoonaadan dayacaad loo gaysto hawlihii loo igmaday. 6.In laga fogaado adeegsiga hantida iyo ku tagri falka awooda hay’addaha qaranka lana dhawro sumcada dawlada iyo hantida umada. Puntlandi.com
-
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu hambalyeyneysaa Xogheynta guud ee Ururka Jaamacadda Carabta munaasabadda sanadguurada 73,aad ee aas’aaska ururka oo ku beegneyd March 22, 1945. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay bogaadinaysaa Jaamacadda Carabta garabjoogga milgaha leh ee uu ay u muujisay shacabka Soomaaliyeed iyo xukuumaddiisa intii ay jirtay masiibooyinka dabiiciga, dhibaatooyinka iyo falalka xun ee argagaxisadu geystaan. Soomaaliya oo xubin ka ah Ururka Jaamacadda Carabta, kuna biirtay February 14, 1974 waxaa loo eegaa inay tahay ilinka istiraatiijiyadda ammaan ee dunida carbeed sababo ku aaddan bedka Juquraafi ee ay ku fadhido iyo lahaanshaheeda xeebta ugu dheer Afrika ayaa waxa ay ugu baaqeysaa dhammaan dowladaha xubnaha ka ah ururka inay dib uga furtaan safaaradahooda iyo ergadooda diblomaasiyadeed Caasimadda Muqdisho si loo taageero dadaallada joogtada ah ee lagu sugayo ammaanka iyo deganaanshaha, si wadajir ahna looga shaqeynayo ka hortagidda caqabadaha iyo culeysyada si loogu guuleysto waajibaadka, qorshayaasha iyo mashaariicda hiigsiga leh. DHAMAAD PUNTLAND POST The post Dowlada Soomaaliya oo Baaq u dirtay Jaamacada Carabta appeared first on Puntland Post.
-
Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan waxaa uu bil gudaheed booqasho ku tagay Ingiriiska iyo Mareykanka, isaga oo heshiisyo dhinacyo badan la soo galay. Maxamed Bin Salmaan, galbeedka uma tagin oo keliya heshiisyo iyo maal-geshi ee ujeedka waxa uu ahaa in uu marka hore iibiyo fikradda Islaamka dhex-dhexaadka ah iyo manhajka cusub ee uu gar-wadeenka ka yahay, booqashadan waxaa ay tijaabo u aheyd sida galbeedka u aqbaleen isbadallo uu ninkan sameeyay 10-kii bil ee la soo dhaafay. Tan iyo markii Maxamed Bin Salmaan loo magacaabay dhaxal-suge bishii June 2017-kii ilaa booqashada uu u tagay Ingiriiska iyo Mareykanka waxaa dhacay isbadallo badan oo ku tusinaya meesha uu u socdo iyo natiijada uu rabo. Isbadallo Hoose: Dhaqaalaha: Maxamed Bin Salmaan waxaa uu Sacuudiga ka gaday aragtida “2030” ee sida la sheegay Sacuudiga uga maarmi-doonno shidaalka, oo dhaqaalaha dalkaasi ugu tiirsanaan-doonno ganacsiga, warshadaha iyo wax soo saarka. Intii uu dhaxal-sugaha ahaa waxaa uu dagaal la galay Musuqa isaga oo xiray amiirro iyo kooxdii dadka ugu dhoweyd taasi oo soo jiidatay indhalaha caalamka. Haweenka: Boqortooyada Sacuudiga kadib markii qarniyo badan uu codka haweenku cowro ahaa, mamnuuc aheyd safraddooda, inay xisaab bank ka furtaan, rag aan qoyska aheyn la kulmaan, dhar aan xijaab aheyn xirtaan, in ay shaqeeyaan, cayaaraan ama ay tillaabo qaadaan maxram la’aan ayaa hal mar waxaa uu sameeyay Bin Salmaan isabadal xoogan. Haweenka waxaa loo ogolaaday in gawaariga waddaan, shanneemooyinka, music iyo xafladaha ayaa la ogolaaday, haweenka inay garoomaha cayaaraha u daawasho tagaan ayaa caadi laga dhigay, In cabbaayad la labisto shardi ma aha ayaa la iftooday, haweenka in ay ciidanka qoran karaan ayaa la iftooday xittaa maalinta jaceylka waxaa la banneeyay in ubax iyo hadiyado la kala guddoomi karo. Neom: Waa mashruuc dhaqaale oo caalami kaasi uu Sacuudiga ka dhisayo badda cas, waxaa laga yaabaa in Masar iyo Urdun ay qeyb ka noqdaan, waa mashruuc wejigiisa hore la soo gabagabeyn-doonno 2025-ka, ujeedkana uu yahay in zoon dhaqaale, oo furfuran, oo laga sameeyo xadka Sacuudiga, Urdun iyo Masar, waxaa ku bixi-doonta in ka badan 500 oo Bilyan. Caqabadaha Bin Salmaan: In kasta oo Maxamed Bin Salmaan sameeyay isbadalladaasi aan soo sheegnay, hadana waxaa ku hor-gudbanaa caqabado kale, waxaa ka mid ahaa manhajka salafiga iyo Al-qaa’ida. Salifiya: Sacuudiga waxaa loo arkaa hoyga salafiyada caalamka, waxaana reer gabeed badan rumeysan yihiin inuu maal-geliyo argigixisada. Sacuudiga waa meesha la unkay Salafiya, oo manhaj aaminsan dowlad Islaami ah, dowladaha Islaamka qaarkood waxay ugu yeeraan Salafiya Jihaadiya, waana manhaj gaaleeyay reer galbeeka, culumadooda waxaa ka mid ah:Muhamed Binu Cabdiwahaab iyo Cabdicasis Binu Baas, halka ay leeyihiin dhaq-dhaqaaqa Wahaabiyada oo ah Xarako ujeedadeedu tahay sida ay sheegeen inay sifeeyaan Caqiidada Islaamka…..Bin Salmaan in kasta uu culimo badan xiray, fatwooyin badan uu sida uu rabayna la soo saaray hadana ma fududa in uu ka adkaado manhaj 400 oo sano jiray. Al-Qaacidah: Waa dhaq-dhaqaaq Islaami uu Aas-aasay Usama Binu Ladin, waa nin Sacuudiyaan ah, waxaa intaas dheer Sacuudiga 15 ka mid ah 19kii qof ee afduubay diyaaradihii lagu burburiyay daarihii dheeraa World Trade Center ee Newyork 2001-dii waxaa ay u dhasheen dalkaasi Sacuudiga, in ka badan 3000 oo Mareykanka ah ayaa ku dhimatay. Al-Qaa’idad waxaa kale oo ay sheegteen Mas’uuliyadda Qaraxyadii Safaaradaha Mareykanka ee Nairobi iyo Daaru-salaam 1998-dii iyo Qaraxyo badan oo ka dhacay dunida dacaleeda sida: Ingiriiska, Yeman, Masar, Bakistaan…………iyo meelo badan. Booqashada Galbeedka: Iyada oo Maxamed Bin Salmaan isbadallo ka sameeyay gudaha, dhanka kalana ay aragtidaasi qalafsan reer galbeedka ka qabaan ayuu booqasho ku tagay Ingiriiska iyo Mareykanka. Booqashadii Ingiriiska: Maxamed Bin Salmaan waxaa uu Ingiriiska ula tagay maal-geshi iyo furfurnaan, 3 maalin gudahood waxaa uu la galay heshiisyo muddo 10 sano gudahood lagu maal-gelinayo ilaa 100 Bilyan oo Dollar. Heshiisyada uu la galay Ingiriiska marka laga soo tago barnaamijka “2030”, waxaa ugu muhiimsanaa la dagaalanka argigixisada, iskaashi ku saabsan amniga diyaaradaha, in 100 Milyan oo Geniga Ingiriiska lagu teegeero geeska Afrika, waxaa kale oo ay isku aragti ka noqdeen dhibaatooyinka ka jira dalalka Yemen, Suuriya, Lebnon iyo Libya iyo xalka arrinta Falastiin iyo Israel. Booqashadii Mareykanka: inta aanu Mareykanka tagin, waxaa uu heshiis la galay 20 Shirkadood oo nooca ku takhasusay daacayadda kuwaas oo balaayiin Dollar ku qaatay in Sacuudiga laga dhigo dal isbadal ku socdo. Intii uu Mareykanka joogay, waxaa uu madaxweyne Trump siiyay waxa uu rabay oo ahaa 12.5 Bilyan oo heshiis xagga hubka ah, dhinaca kale waxaa uu gatay barnaamijyo Telefishin, bogag wargeysyo iyo shakhsiyaad difaaco aragtiga cusub ee Sacuudiga iyo Bin Salmaan, waxaa kale uu ka faa’ideysay naceybka Mareykanka ee Iran. Madaxweynaha Mareykanka Trump waxaa uu marar badan sheegay in uu ka baxayo heshiiska Niculeirka ee lala galay Iran halka Maxamed Bin Salmaan uu heshiiskan ugu yeeray mid khiyaano ah, kuna dhiiri-geliyay Trump inuu ka baxo. Maxamed Bin Salmaan waxaa uu rumeysan yahay in Iran aaney awood ku gaarin Sacuudiga xagga hubka iyo dhaqaalaha balse ay ka adag tahay in ay gobolka qasto, waxaa uu Iran ku eedeeyay in ay xaalad banii’adnimo ka sameynsay Yeman taasi ay ka dhalatay taageerada ay siiso Xuutiyiinta, isaga oo Aayatulahi Khumeini ugu yeeray Hitler-ka cusub, waxaa kale oo Iran ku eedeeyay in uu joogo wiilla Bin Ladin kaas oo hadda madax ka ah howl-gallada Al-qaa’ida dunida ka fuliso. Hadaba, falan-qeeyeyaasha caalamka, waxaa ay weli jawaab u raadinayaan Kadib Booqashada Ingiriiska iyo Mareykanka ..Bin Salmaan Ma Noqon-doonaa Ninkii Reer Galbeedka?
-
Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Xamad, ayaa dhawaan u soo magacaabay Soomaaliya Safiir Sare oo magaciisa la yiraahdo Xasan Xamse Asad Haashim. Waana siyaasi aysan Soomaalidu horay u aqoon. Ka hor inta aynaan u galin fallanqeynta waxa arinkani ka dhiganyahay,aan aqristayaasha la wadaaggo marka hore, waa maxay Ergay Sare ” Ambassador Extraordinary? Ergay Sare waa safiir leh awood dheeraad ah, marka loo fiiriyo safiirada caadiga ah ee diblumaasiyadda. Wuxuuna qaadan karaa go’aanno qarankiisa dan u ah, isaga oo markaasi kala talinaya madaxda dalkiisa danaha dalka loo diray. Wuxuuna leeyahay xasaanad buuxda. Sannadkii 1815 ayaa shir ka dhacay dalka Austria gaar ahaan caasimadiisa Vienna, lagu kala saaray darajooyinka diblumaasiyadeed, loo a go’aamiyana in la sameeyo Safiir Sare oo ka mug weyn kan caadiga ah ee la yaqaano. Haddaba,tilaabadani maxay ka dhigantahay? Waxaan oran karaa dalka Qatar in uu Soomaaliya u arkay in uu yahay dal muhiim ah, loona baahanyahay in siyaasaddiisa si dhow loo darso, hardanka iminka jirana kaalin buuxda laga galo. Intaas ka sakow, Soomaaliya in ay tahay dhul dihin, misana meel istiraatiiji ah. Waa goobta 7-da baddood ee dunida laga xukumo sida uu yiri “Alfred Thayer Mahan” oo ahaa khabiir Maraykan ah oo ku xeel-dheeraa Istiraatiijiyadda,dhintayna 1914-kii. Wuxuuna yiri “qofkii bad weynta India hanta, dhammaan baddaha dunida inteeda kale isaga ayaa ka arimiya”. Tartanka qaawan ee iminka socda ee u dhaxeeya dunida, si dekedo iyo marin baddeedyo loo helo waxay daba socotaa istiraatijiyadaas fog. Qatar waxay si fiican ugu kuur-gashay in Soomaaliya aysan ahayn dal sabool ah, dadkiisu ku hardamayo siyaasad aan meel fog sii jirin, balse ay tahay: dhuuntii qaaradda Afrika, ubucdii saamayn lahayd siyaasadda Geeska Afrika oo dhan, loona baahanyahay in cududda Soomaaliya laga faa’iidaysto xilligaan muhiimka ah. Maxaa xilligan ku soo beegay? Sida aynu wada ogsoonahayba maalmahaan dambe waxaa jiray khilaaf xooggan oo golayaasha dowladda federalka ah ka dhex-aloosnaa, gaar ahaan guddoomiyaha golaha shacabka iyo raysul wasaaraha, waxaana laysku qabtay arimaha heshiisyada qalaad oo ay ka mid yihiin dekedaha,iyo khilaafyo kaloo soo jiitamayay. Magacaabidda Safiirkaan Sarena waxay ka dhigantahay in labada dhinac ee is-haya la rabo midkood in si dhaqsa ah loo tuuro, waxayna ku xirantahay awoodaha la isticmaalo. Waxay sidoo kale ka dhigantahay in Qatar wixii hadda ka dambeeya ay faraha kula jiri doonto siyaasadda Soomaaliya, si weliba bareer ah; maadaama istiraatijiyadeedu dhinaca Amniga Soomaaliya ku xirantahay. Madaxda dalka maxaa la gudboon? Mar hadday noo muuqatay muhiimadda dalkeenu leeyahay, waxaa loo baahanyahay in aan qaadano siyaasadda loo yaqaan”dhex dhexaadnimada waxtarka leh” waa tan inta badan Saldanada Cumaan ku dhaqanto,Turkigana uu Wasiirkeedii hore ee Arimaha Dibadda ” Ahmed Daa’uud Oqlow” uu ka dhigay mid ka mida tiirarka afarta ah ee lagu hago siyaasadooda arimaha dibadda. Waxa loo yaqaan cadow yaraynta ama dhimista ” Hatred of hostilities” Siyaasaddaasi oo ysa ka dambeysa sababbaha Qatar ay Suudaan u dhistay Dekedda Buurta Suudaan, Imaaraatkuna isbuucii la soo dhaafay ku shubay Bank-ga dhexe ee Suudaan lacag dhan $1.4 bilyann oo deyn ah si loo kabo dhaqaalaha dalka Suudaan, si sarifka lacagta qalaadna loo xakameeyo. Madaxweyne Cumar Al-Bashiir,oo booqasho ku tagay magaalad Qaahira, ee Masar, waa siyaasadda “Aldaabka furan”. Haddaba maxaa Soomaaliya rakhiis ka dhigay? maynu dhammaan gacmaha u furno,inagoo ilaashanayna danaheena guud, Maxaa golayaashii dowladda ula kala safanyihiin dalal dharag la daala-dhacaya meesha shilimaad yar nalagu bixinayo si aan astaamihii qaranka u burburino. ,Allow yaa Villa Soomaaliya taladaas iga gaarsiiya! Gunnaanadkii, waxaa lagama maarmaan ah in aynu ogaano in diblumaasiyadda dunidu ku dhisantahay sinnaan,dhinacyaduna si isku mid ah u dirsadaan ergooyinkooda matalaya. Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya waxaa looga baahanyahay in Safiir Sidaas oo kale ah kula taliso in madaxweynuhu u ergeeyo dalka Qatar,isla mar ahaantaana Qatar ay ka qayb qaadataa dhisidda kaabayaasha dhaqaale ee Soomaaliya, labada shacabna is dhex-maraan. W axaa xusid mudan in Safaaradda Turkiga ay shacabka Soomaaliyeed siiso dal-ku-gal, meesha safaaradda Imaaraatku iyo tan Qatarba ayan dal-ku-gal siin Soomaalida, waana arin baal-marsan sinnaanta matalaadda diblumaasiyadeed. Goormaynu garan doonnaa micnaha uu dalkeenu ku fadhiyo. Wasiir Cabdifitaax Nuur (Ashkir) Garoowe, Puntland, Soomaaliya EMail:Ashkir2009@live.com
-
Taipei (Caasimada Online) – Nin u dhashay dalka Taiwan ayaa dhowaan furay xaaskiisa ka dib markii uu ogaaday inay sannadkiiba hal jeer meyrato. Ninkaan oo aan la magac dhabin ayaa xaaskiisa oo ku caan ah naaneysta Lin ku furay Maxkamadda New Taipei City District Court, maadaama qubeys la’aanteedu ay sababtay in aysan wax caruur u dhalin muddo 10 sanno ah oo ay labadoodu isqabeen. Lin ayaa sidoo kale lagu eedeeyey in aysan dhaqin timaheeda ama aysan caddaysan ilkaheeda. Nafaafadda Lin ayaa noqotay mid su’aal laga keeni karo maadaama ay Isbuuciiba mar qubeysan jirtay markii ay la haasaaweysay seygeeda. Sidoo kale nolosha lammaanahaan ayey arrintaani saameyn ku yeelatay, maadaama ay sannadkiiba keliya hal jeer galmo sameeyaan, taasoo malaha sabab u ah caruur la’aanta heysata inkastoo ay muddo dheer isqabaan. Caasimada Online Xafiiska Taipei Caasimada@live.com
-
East African ministers work to end Somalia’s refugee crisis
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
The Inter-Governmental Authority on Development (IGAD) ministers who met in Nairobi to review progress in the implementation of a regional pact on finding durable solution to the refugee crisis in Somalia vowed to mobilize resources and political capital to realize that goal. Kenya’s Cabinet Secretary for Internal Security Fred Matiangi stressed that robust financing, partnerships and political goodwill is key to sustaining progress achieved in reducing the suffering of an estimated 900,000 Somalia refugees scattered in the region. “I’m confident that with concerted relentless efforts, we will eventually meet all our pledges and ultimately deliver our promise for durable solution to Somali refugees,” said Matiangi in a speech read on his behalf by the Chief Administrative Secretary in the Interior Ministry Patrick Ole Ntutu. The security ministers were joined by representatives of UN and multilateral lending agencies to review progress in the implementation of Nairobi Declaration and Action Plan adopted by Heads of State from the region in March last year to find long-term solution to refugee crisis in Somalia Matiangi hailed progress that has been achieved since the adoption of the regional pact to end the refugee challenge in Somalia that has worsened against a backdrop of clan based skirmishes, terrorism and climatic shocks. “It is gratifying to note that remarkable progress has been registered over the past one year towards realization of the objectives of the Nairobi Declaration and comprehensive plan of Action,” Matiangi said. “We commend the Federal Government of Somalia for measures taken to create conditions for safe, sustainable and voluntary return of refugees,” he added. Matiangi noted that restoration of civil authority, economic recovery reconciliation and response to natural disasters has improved the plight of Somalia refugees. He reiterated Kenya’s commitment to transforming the lives of an estimated 450,000 Somalia refugees living in the country through provision of basic education, health, vocational skills and employment. Pan African blocs have rallied behind home-grown solution to Somalia refugee crisis that has undermined stability and development in a significant portion of the continent. Mahboub Maalim, the Executive Secretary of Intergovernmental Authority on Development (IGAD), noted that a holistic approach that combines humanitarian aid, provision of social services and security has enhanced the capacity of Somalia refugees to rebuild their lives. Source: – xinhuanet -
Patrick Stein, Gavin Wright and Curtis Allen were arrested and charged in connection with a FBI domestic terrorism sting that wrapped up a few weeks ahead of the 2016 presidential election. They’ll be on trial in a quiet federal courthouse in downtown Wichita over the next six weeks. The federal government says they intended to slaughter Muslim refugees living in an apartment complex in Garden City, Kansas, whom they considered “cockroaches” and a threat to the United States. The trio allegedly planned their attack for the day after the election because they didn’t want to hurt President Donald Trump’s chances of victory. There were only a handful of African-Americans in the jury pool called to the federal courthouse. Just one black individual, the daughter of refugees from Eritrea, made the final panel of 40 potential jurors. But she was ultimately struck from the jury ― almost certainly by the defense attorneys, who had questioned the woman about whether she could be fair to a group of defendants who thought refugees needed to be exterminated and referred to President Barack Obama as the “nigger in the White House.” Gebilet, whom HuffPost agreed to identify by her first name only, said in an interview afterward that she considered it a blessing that she had been summoned in the first place. “The immigrant community here is so small, to even have been selected is an honor,” she said. She suggested that the defense attorneys probably decided just from her name and her appearance that they didn’t want her as a juror. And she wasn’t surprised by the ultimate makeup of the jury. “Generally, minorities are not picked,” Gebilet said. “It’s a real shame that that happened,” she said, but she still has faith in the jury process in this case. The lack of black representation on the jury is especially stark because it adds to the probable dearth of black voices in the courtroom. The judge has ruled that none of the potential victims of the plot will be allowed to testify during the trial, since they only knew about the planned attack because the government told them about it. The apartment complex the trio allegedly targeted is more than 200 miles away, so it’s unlikely many members of that community will be present in the courtroom either. The final jury, including four alternates, is made up of eight men and eight women. It includes one woman who described herself as half-native American. That group was narrowed down from an initial 600 people who received jury questionnaires. The attorneys on both sides ultimately qualified just over 100 potential jurors after probing them extensively about their views on a wide range of issues over the course of two days. African-American jurors faced questions about their ability to give three racists a fair trial, especially given the fact that the defendants had repeatedly used the n-word. “It’s a part of life, it always has been,” one woman, a customer services manager, said of the slur. “It’s something that you have to move past.” “I’m almost 60 years old, I’ve been hearing that all my life,” said another woman. Yet another woman said she wouldn’t be able to get past the language and she was dismissed from the panel. A number of potential jurors were excused for other reasons, including a former deputy sheriff dismissed because his ex-girlfriend used to date one of the defendants, Patrick Stein. Also, a man who said that the allegations made his “blood boil” and that the defendants were “guilty until proven innocent.” A woman who, upon hearing the term “weapon of mass destruction,” thought of her uncle who was killed in the 1995 bombing of the Murrah Federal Building in Oklahoma City. A woman who used to live in the apartment complex targeted and got to know the families there. One man described himself on his jury questionnaire as a “Western chauvinist” and complained about refugees moving into neighborhoods. He said he’d seen a lot of the world and was convinced that America was the best and he didn’t want to live anywhere else. “I am 100 percent for America all the time,” he told the attorneys. “I’m very unapologetic about it.” He later said he wasn’t offended by those who called another human being a cockroach or a whole group of people an infestation. It was just a way of describing a group of people who have “overrun” an area, he said. He also objected to labeling Trump’s travel ban as a “Muslim ban.” “It’s not a Muslim ban, that’s just what they put out there,” he said, but he insisted religion wasn’t really the focus of Trump’s effort. He didn’t make the final jury. Assistant U.S. Attorney Anthony Mattivi, a Kansas-based prosecutor with a high-and-tight haircut and an affinity for American flag socks, is leading the prosecution of the case alongside two attorneys from the Justice Department’s Civil Rights Division based out of the nation’s capital. Mattivi made sure the potential jurors knew he wasn’t an out-of-towner. “My office is in Topeka, and I live in Topeka with my family,” he told one group. Mattivi also told the jurors that it was his job to make sure the trial was fair. He asked whether there was anyone who believed the government had no role in protecting civil rights. He asked if anyone had been bullied before. He asked them about their views on immigration and whether they thought the government should take religion into account when deciding who was admitted to the U.S. He asked what American values meant to them. Many of the potential jurors with the most interesting views didn’t make the cut. The final jury does include a woman who had great concerns about immigration policy, a strong Second Amendment supporter with a Muslim friend, a man with a son-in-law who just immigrated to the United States, another Second Amendment supporter who advocated for gun rights on Facebook but said he’s not a fanatic, and a man who wrote his congressman recently hoping to do something about AR-15s. Source: – huffingtonpost