Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    212,014
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. The Somali terror group al-Shabaab, known for deadly attacks on thousands of people across east Africa, has banned plastic bags because of the threat they pose to the environment. Al-Shabaab’s radio station, Radio Andalus, broadcast news of the ban was announced on Sunday, saying discarded plastic bags “pose a serious threat to the wellbeing of humans and animals alike.” The jihadist group also issued an immediate ban on the logging of native trees, according to a Somali website that has voiced support for the group. Mohamed Abu Abdalla, the group’s governor for southern Somalia’s Shabelle regions, said details of how the plan would be implemented would be announced later. Raffaello Pantucci, counter-terror expert at the Royal United Services Institute (Rusi), said the move was designed to show the world that the group could govern. “Other East African governments have banned plastic bags and this ban is al-Shabaab’s attempt to show their people that they too can implement laws and govern like any legitimate ruler. – ADVERTISEMENT – “It’s quite ironic though that the same group has been involved in the banned ivory trade to fund its terror activities across the Horn of Africa.” Plastic bags join a long list of outlawed items in al-Shabaab controlled areas, including western music, cinemas, satellite dishes, smartphones/fibre optic services and humanitarian agencies. The group has been accused of orchestrating a campaign of brutal attacks across east Africa in recent years. In October 2017 it perpetrated one of the most deadly attacks ever seen in Somalia, when more than 500 people were killed after a truck packed with explosives detonated in the capital, Mogadishu. But this is not the first time that al-Qaeda and its allies have promoted environmental policies. In November 2016, a special issue of Inspire, published by al-Qaeda in the Arabian Peninsula, criticised the Obama administration for being “all talk and no action” on climate change and protecting the environment. “The environment has suffered from America’s policies. In latest official statistics of International Health Organisation, it mentions that 92% of the world population are breathing polluted air. “Moreover, 6.5 million people are dying annually because of air pollution,” the article in the magazine read. It continued: “It is astonishing and deceptive to hear Obama talk about the necessity of acting boldly in combating the danger of greenhouse gases, yet his own state has not responded and dealt adequately in reducing these deadly emissions.” Earlier this year the Taliban’s Department of Agriculture and Agronomics in Afghanistan directed its supporters to start planting trees. The Taliban noted that a “key component of public welfare works for the prosperity of our people and homeland is agriculture and tree plantation.” Taliban leader Hibatullah Akhundzada called on mujahideen fighters to “plant one or several fruit or non-fruit trees for the beautification of Earth and the benefit of almighty Allah’s creations.”
  2. (ABC 6 News) -- Independence Day is only a few days away, and celebrations are already underway with parades, fireworks and picnics. However, for some, the holiday has a deeper meaning. Source: Hiiraan Online
  3. Halima Aden is smashing barriers as the first model to wear a hijab while gracing the covers of magazines, walking the runaways of New York and Milan and competing in a beauty pageant. Source: Hiiraan Online
  4. The African Union Mission in Somalia (AMISOM) said it has intensified training and mentoring of the Somali police officers to take over security responsibilities during the transition process. Source: Hiiraan Online
  5. How Abiy handles his relationship with Abdi Iley, the powerful leader of Ethiopia’s Somali Region, has implications for the country’s fragile system of ethnic federalism Source: Hiiraan Online
  6. The 31st African Union summit ended in Nouakchott, Mauritania on Monday with advisory decisions on Libya, Somalia and South Sudan. Source: Hiiraan Online
  7. Nairobi (HOL) - Somalia’s Digital ID Team met with senior World Bank officials on Tuesday in Nairobi to go over plans on the government-led initiative to provide ID’s to all Somalis. Source: Hiiraan Online
  8. Nairobi (PP) ─ Madaxa is-tiraatiijiyada xafiiska Madaxweynaha DF, ahna u qayb-sanaha Barnaamijka Kaarar Aqoonsiga ee Digital-ka, Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa magaalada Nairobi kula kulmay saraakiil sare oo ka tirsan Bangiga Adduunka iyo bahwadaag kale oo dhanka horumarinta ka socday kuwaas oo ay ka wada hadleen barnaamijkan cusub ee ay hormuudka u tahay Dowladda Soomaaliya, ujeedkiisuna yahay sidii kaarar aqoonsi oo elektarooniga ah loogu sameyn lahaa dhammaan dadka Soomaaliyeed. Barnaamijka qaran ee aqoonsi u sameynta muwadiniinta Soomaaliyeed oo noqonaya kii ugu horeeyay ee nuuciisa ah ayuu ujeedku yahay hirgelinta barnaamij aas-aas u noqonaya sameynta kaarar aqoonsi oo laga heli karo xogta shaqsiga. “Dowladda Soomaaliya waxay si dardar leh ugu howlantahay hirgelinta dhismaha nidaam u qaabeysan fulinta baahiyaha muwaadiniinteeda ee dhanka aqoonsiga,” ayuu yiri Nuur Diiriye oo intaas ku daray. “Si la mid ah taabbogelinta horumarkaas, waxaan u baahannahay inaan hubinno in muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo dadka xaqa u leh la siiyo aqoonsi awood u siin doona helitaanka adeegyada muhiimka ah oo ay ku jiraan adeegyada kaalmooyinka gargaar iyo adeegga xawilaadda. Hirgelinta habkani cusub ee aqoonsi u sameynta muwadiniinta Soomaaliyeed wuxuu ka dhigan yahay wax ka qabashada aragtiyada caalamiga ah ee ka hortaga khataraha iyo fal dambiyeedka”. Soomaaliya waligeed ma yeelanin nidaam lagu sameynayno aqoonsi digital ah oo ay helaan dhammaan muwaadiniinta iyo dadka kale ee degaanka ku ah Soomaaliya, inkasta oo nidaamyada aqoonsi ee aan elektrooniga ahayn ka shaqeynayn jiray Dowladdaha Hoose ka hor 1991-kii. Nidaamkan aqoonsiga cusubi wuxuu ujeedkiisu yahay in uu kor loo qaado xiriirka bulsho iyo qeybaha adeegayada bixiya iyadoo la adeegsanayo nidaamka elektarooniga ah ee lagu aqoonsan karo macaamiisha ee ay adeegsadaan shirkadaha maaliyadda. Waxay sidoo kale tani qeyb weyn ka qaadan doontaa fududeynta adeegyadda bulsho sida xawilaadaha oo si aan shuruud lahayn ugu ogolaan doona muwadiniinta isticmaalka aqoonsigooda, middaas oo wax weyn ka tari doonta ammaanka iyo dimuqraadiyeynta. Fuursade wuxuu u sharraxay qaabka farsamo ee bahwadaagta dhanka horumarinta ay gacan uga geysan karaan nidaamkan, isagoo faahfaahiyay hannaanka loo hirgelin karo qorshahani sida kaabayaasha lagama marmaanka u ah sameynta aqoonsiga, sida qorshe sharci iyo nidaam, jadwalka fulinta iyo qiyaasaha miisaaniyadda ku baxaya hirgalinta nidaamkan. Waxa uu carabka ku adkeeyay in Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya uu ku talagalayo hirgalinta hay’ad cusub oo heer federaal ah midaas oo maareeyn doonta nidaamka aqoonsiga. Nuur ayaa sidoo faahfaahiyay heshiiskii Isfahamka ahaa (MoU) ee dhawaan Dowladda Federaalka Soomaaliya la gashay hay’adda Diiwaan-gelinta Qaranka (NADRA) ee Pakistan. NADRA waxay soo bandhigtay khibrad ku aadan abuurista iyo hirgelinta barnaamijadda aqoonsiga ee waddamadda jilicsan ama kuwa ka soo baxaya dagaaladda, oo ay ku jiraan meelaha miyiga oo ay adagtahay si ay u gaaraan adeegyadda bulsho ee ay u baahan yihiin. Sidoo kale, In ka badan 1.1 bilyan oo qof oo adduunka ku nool ayaan awoodin in ay caddeeyaan aqoonsigooda, ayna sidaa darteedna ku waayaan adeegyo muhiim ah oo ay ka mid yihiin daryeelka caafimaadka, xaquudooda daryeelka bulsho, waxbarashada iyo tageero maaliyadeed. Dadka intooda badan waxay ku noolyihiin Afrika iyo Aasiya. In ka badan saddex dalool waa carruurta aan diiwaangashaneyn. Maamulka sare ee Bangiga Adduunka ayaa ahmiyad gaar ah oo istaraatijiyadeed saaray Horumarinta Aqoonsiga (ID4D) iyada oo Bangiga Adduunku uu ka tageero dhanka maaliyadda hay’adaha ku howlan sameynta aqoonsiyadda si loo xoojiyo afkaaraha caalamiga ah ee aqoonsi u sameynta muwadiniinta. “Bangiga adduunka isagoo matalaya caalamka, kaalinta kaga aaddan tageeridda horumarinta aqoonsiga waxay lagama maarmaan u tahay hirgelinta qorshahani aas-aasiga ah dowlad dhisidda Soomaaliya, iyada oo duruufaha gaarka ee Soomaaliya la eegayo taageerada nidaamkan uu caalamku u hayo ayaa lagama marnaam ah in la hirgeliyo si loola jaan qaado adduunka intiisa kale” sidaasi waxaa yiri Fuursade. Dhanka kale, Fuursade iyo kooxdiisu waxay soo jeediyeen doorka Bangiga Adduunka ee hirgelinta Barnaamijka Aqoonsiga Qaran ee Soomaaliya, oo ay ka mid tahay in Bangiga uu ka taageero Dowlad Fedaraalka Soomaaliya sidii la iskugu keeni lahaa bah wadaagta iyo daneeyeyaasha kale, iyo sidii tageero farsamo ay u heli lahayeen waaxda ku howlan mashruucan ee habeynta iyo fulinta nidaamka aqoonsiga ee NADRA. Ugu dambeyn, Shirkan waxaa ka Qayb-galay Dowladda Federaalka Somalia, Bangiga Adduunka, DFID, EU, Norway, Denmark iyo USAID. PUNTLAND POST The post Somalia iyo Bangiga Adduunka oo ka Hadlay Barnaamijka Cusub ee Kaararka Aqoonsiga appeared first on Puntland Post.
  9. Mass livestock herd immunity campaigns have been conducted in parts of Somaliland over the last two months, aiming to vaccinate 3.1 million goats and camels. The vaccinations are to prevent the spread of Contagious Caprine Pleuropneumonia (CCPP) and other respiratory diseases that are prevalent during the dry season. Awdal, Sahil, Maroodi-Jeh, Togdher, Sanaag, and Sool regions all received vaccination teams. According to the deputy director of Somaliland’s livestock ministry, Mustafe Omar Jibriil, 60 groups of four vaccinators were fielded, targeting the camps and water sources where the livestock come to drink. The exercise finished on 28 June. Seynab Ali Ahmed, a pastoralist in Odanle village, 190 km south of Burao, told Radio Ergo she took 33 of her goats that survived the drought to a nearby well to be vaccinated. She left the younger ones behind thinking they would be fine, but she later regretted the choice as they now appear to be weak and have developed runny noses as the dry season begins. The last time Seynab’s herd received any vaccination or treatment was in 2016. The livestock provide an important lifeline for Seynab and her six children. Abshir Omar Mohamed took his livestock to a vaccination centre in Gumur village, in North-West region. He told Radio Ergo that 21 of his goats had previously died of Contagious Caprine Pleuropneumonia (CCPP), so now he never skips vaccination opportunities. Ashir, a father of 13, supports his family with the income he gets from his 30 camels and 243 goats. This is the second consecutive year that his livestock are being vaccinated. In March, 153,000 drought-hit animals in the coastal areas of Somaliland were treated by the ministry of livestock supported by the UN’s Food and Agriculture Organisation. Livestock treatment for malnutrition and vaccination for measles and CCPP were last conducted in all regions by the ministry in August 2017. Radio Ergo
  10. Somali militants al-Shabab – a jihadi group behind numerous devastating terror attacks in East Africa – have unironically banned the use of single-use plastic bags “to protect humans and animals”. The announcement was made in a broadcast by Radio Andalus, an official mouthpiece of the militant group. Mohammed Abu Abdullah, the group’s governor for southern Somalia’s Shabelle regions, said discarded plastic bags “pose a serious threat to the well-being of humans and animals alike”. Details of how the plan would be implemented would be announced soon, the broadcast said. Al-Shabab also imposed an immediate ban on the logging of native trees, reported Huffpost, quoting a Somali website aligned with the group. Al-Shabab, which is often referred to as “the deadliest” Islamist extremist group in Africa, is fighting to impose its hardline interpretation of Islamic law across Somalia. A truck bombing by the group in October killed 512 people, the country’s deadliest ever terror attack. Only a few attacks since 9/11 have killed more people. The Horn of Africa nation continues to struggle to counter the militants. Concerns have been high over plans to hand over the country’s security to Somalia’s own forces, as a 21,000-strong African Union force begins a withdrawal that is expected to be complete in 2020. The US military, which has bolstered its efforts against the militant group in the past year with dozens of drone strikes, has said Somali forces are not yet ready to take on the task themselves. Experts say the move to join a global trend towards reducing the use of plastic products – which often make their way to oceans with devastating effects for marine life – is to show the group can govern. Jihadi groups such as al-Qaeda and the Taliban have previously citedenvironmental issues in their View image on Twitter Source: Al Araby
  11. The deputy mayor of Islington suburb of North London Mrs.Ruqiya Mohammed Ismael has toured Hargeisa. The mayor who is also a Somaliland citizen was received at Egal International Airport by the minister of information culture and national guidance Mr.Abdirahman Abdillahi Farah Diriye (Guri-Barwaqo), the Hargeisa City Council deputy mayor Mr.Abdiaziz Mohammed Hashi, ruling party Kulmiye chairlady for women affairs Mrs.Dalays Shire Farah and councilor from Hargeisa city. Minister Guri-Barwaqo said that the president H.E Musa Bihi Abdi has allocated quotas for women in elective posts, hence becoming the first president in the history of Somaliland to address the plight of women. He added that this comes following promises made by the head of state to women during the 2017 presidential campaigns. “I’m very pleased to welcome Mrs.Ruqiya to her homeland; I met her in London during her campaign to represent the people of Islington, today I welcome her as the mayor of Islington, North London.” Minister Guri-Barwaqo stated. The information minister went on to say that Mrs.Ruqiya is an inspiration to the women of Somaliland and shows the milestone women have reached in politics. “You’ve heard families losing their children to social services officials abroad; but today you have seen for yourselves, a woman who has brought up her children, and has won the mayoral seat. God willing Mrs.Ruqiya will be an inspiration to women in Somaliland who have been given quotas in parliamentary and council elections.” Solna
  12. Madaxa istaraatiijiyadda Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna u qeybsanaha Barnaamijka Kaarar Aqoonsiga ee digitaalka ah Mudane Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa magaalada Nayroobi kula kulmay saraakiil sare oo ka tirsan Bangiga Adduunka iyo bahwadaag kale oo dhanka horumarinta ka socday kuwaas oo ay ka wada hadleen barnaamijkan cusub ee ay hormuudka u tahay Dowladda Soomaaliya, ujeedkiisuna yahay sidii kaarar aqoonsi oo elektarooniga ah loogu sameyn lahaa dhammaan dadka Soomaaliyeed. Barnaamijka qaran ee aqoonsi u sameynta muwadiniinta Soomaaliyeed oo noqonaya kii ugu horeeyay ee nuuciisa ah ayuu ujeedku yahay hirgelinta barnaamij aas-aas u noqonaya sameynta kaarar aqoonsi oo laga heli karo xogta shaqsiga. “Dowladda Soomaaliya waxay si dardar leh ugu howlantahay hirgelinta dhismaha nidaam u qaabeysan fulinta baahiyaha muwaadiniinteeda ee dhanka aqoonsiga”, ayuu yiri Dr. Nuur Diiriye Xirsi. “Si la mid ah taabbogelinta horumarkaas, waxaan u baahannahay inaan hubinno in muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo dadka xaqa u leh la siiyo aqoonsi awood u siin doona helitaanka adeegyada muhiimka ah oo ay ku jiraan adeegyada kaalmooyinka gargaar iyo adeegga xawilaadda. Hirgelinta habkani cusub ee aqoonsi u sameynta muwadiniinta Soomaaliyeed wuxuu ka dhigan yahay wax ka qabashada aragtiyada caalamiga ah ee ka hortaga khataraha iyo fal dambiyeedka”. Soomaaliya waligeed ma yeelanin nidaam lagu sameynayno aqoonsi digital ah oo ay helaan dhammaan muwaadiniinta iyo dadka kale ee degaanka ku ah Soomaaliya, inkasta oo nidaamyada aqoonsi ee aan elektrooniga ahayn ka shaqeynayn jiray Dowladdaha Hoose ka hor 1991. Nidaamkan aqoonsiga cusubi wuxuu ujeedkiisu yahay in uu kor loo qaado xiriirka bulsho iyo qeybaha adeegayada bixiya iyadoo la adeegsanayo nidaamka elektarooniga ah ee lagu aqoonsan karo macaamiisha ee ay adeegsadaan shirkadaha maaliyadda. Waxay sidoo kale tani qeyb weyn ka qaadan doontaa fududeynta adeegyadda bulsho sida xawilaadaha oo si aan shuruud lahayn ugu ogolaan doona muwadiniinta isticmaalka aqoonsigooda, middaas oo wax weyn ka tari doonta ammaanka iyo dimuqraadiyeynta. Dr. Fuursade wuxuu u sharraxay qaabka farsamo ee bahwadaagta dhanka horumarinta ay gacan uga geysan karaan nidaamkan, isagoo faahfaahiyay hannaanka loo hirgelin karo qorshahani sida kaabayaasha lagama marmaanka u ah sameynta aqoonsiga, sida qorshe sharci iyo nidaam, jadwalka fulinta iyo qiyaasaha miisaaniyadda ku baxaya hirgalinta nidaamkan. Waxa uu carabka ku adkeeyay in Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya uu ku talagalayo hirgalinta hay’ad cusub oo heer federaal ah midaas oo maareeyn doonta nidaamka aqoonsiga. Dr Nuur ayaa sidoo faahfaahiyay heshiiskii Isfahamka ahaa (MoU) ee dhawaan Dowladda Federaalka Soomaaliya la gashay hay’adda Diiwaangelinta Qaranka (NADRA) ee Pakistan. NADRA waxay soo bandhigtay khibrad ku aadan abuurista iyo hirgelinta barnaamijadda aqoonsiga ee waddamadda jilicsan ama kuwa ka soo baxaya dagaaladda, oo ay ku jiraan meelaha miyiga oo ay adagtahay si ay u gaaraan adeegyadda bulsho ee ay u baahan yihiin. In kabadan 1.1 bilyan oo qof oo adduunka ku nool ayaan awoodin in ay caddeeyaan aqoonsigooda, ayna sidaa darteedna ku waayaan adeegyo muhiim ah oo ay ka mid yihiin daryeelka caafimaadka, xaquudooda daryeelka bulsho, waxbarashada iyo tageero maaliyadeed. Dadka intooda badan waxay ku noolyihiin Afrika iyo Aasiya. In ka badan saddex dalool waa carruurta aan diiwaangashaneyn. Maamulka sare ee Bangiga Adduunka ayaa ahmiyad gaar ah oo istaraatijiyadeed saaray Horumarinta Aqoonsiga (ID4D) iyada oo Bangiga Adduunku uu ka tageero dhanka maaliyadda hay’adaha ku howlan sameynta aqoonsiyadda si loo xoojiyo afkaaraha caalamiga ah ee aqoonsi u sameynta muwadiniinta. “Bangiga adduunka isagoo matalaya caalamka, kaalinta kaga aaddan tageeridda horumarinta aqoonsiga waxay lagama maarmaan u tahay hirgelinta qorshahani aas-aasiga ah dowlad dhisidda Soomaaliya, iyada oo duruufaha gaarka ee Soomaaliya la eegayo taageerada nidaamkan uu caalamku u hayo ayaa lagama marnaam ah in la hirgeliyo si loola jaan qaado adduunka intiisa kale” sidaasi waxaa yiri Dr. Fuursade. Ugu dambeyntii, Dr. Fuursade iyo kooxdiisu waxay soo jeediyeen dowrka Bangiga Adduunka ee hirgelinta Barnaamijka Aqoonsiga Qaran ee Soomaaliya, oo ay ka mid tahay in Bangiga uu ka taageero Dowlad Fedaraalka Soomaaliya sidii la iskugu keeni lahaa bah wadaagta iyo daneeyeyaasha kale, iyo sidii tageero farsamo ay u heli lahayeen waaxda ku howlan mashruucan ee habeynta iyo fulinta nidaamka aqoonsiga ee NADRA. Shirkan waxaa ka qeybgalay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Bangiga Adduunka, DFID, EU, Norway, Denmark iyo USAID.
  13. HARGEISA– The President of Somaliland His Excellency Musa Bihi Abdi has appointed today members of National Human Rights Commission and the deputy Auditor General according to a press release issued from the presidential palace. The President, Bihi has named Mr. Sa’ad Abdi Abdilahi Riraash as the deputy auditor general with immediate effect according to a presidential decree # JSL/XM/WM/222-157/072018. in a presidential decree # JSL/XM/WM/222-156/072018, the Head of State named 7 members of Somaliland’s National Human Rights Commission. No Name Posts 1. Mohamed Barud Ali Member 2. Roda Ahmed Yasin Member 3. Muue Osmaan Warsame Member 4. Sulieman Warsame Gulied Member 5. Waris Abshir Haji Dirie Member 6. Omar Mohamud Husien Member 7. Abdirashid Said Indi Member
  14. HARGEISA– The President of the republic of Somaliland H.E Musa Bihi Abdi has received students who graduated from Abaarso Tech School, instructors and school parent committee. The Head of State met with students at the presidential mansion on Tuesday. The President was accompanied by the minister of education, Prof. Yasin Mohamoud Hiray alias Faraton, presidential affairs on technology affairs, Mr. Ibrahim Dahir Dubad, Ms. Amal Ahmed Yasin, presidential affairs on women’s affairs, parliamentarians, and school parent committee. His Excellency, President Musa has been briefed on the stages that the school went thorough since its inception and the achievements that the students made in attending foreign universities particularly the United States. Majority of Abaarso Tech School students who went abroad to pursue their tertiary studies have returned home after graduation. Senior Abaarso tech school management who spoke all stressed that the students who went overseas for studies have achieved to secure the first position in the exams. Mr. Hamse Faisal Aabi and Ms. Ubah Abdi Ali have both of them underscored that they learnt knowledge from the school which had a tremendous impact on their life. The duo have urged all Somaliland student citizens who leave abroad for studies should return back home to provide their knowledge back home. Mr. Bihi speaking at the event has extended thanks to the school management, teachers, students and parent committee and further pledged to rally behind Abaarso Tech school. He congratulated on the graduates for the positions that they have secured in the universities that they have attended. The president has not hesitated that the students have done well in the prestigious foreign universities. He also said that they students have endured the difficulties that they faced with during their studies. Abaarso Tech is located in Abaarso town which lies in the outskirts of Hargeisa, Somaliland capital particularly in the west. The school send students to universities including the likes of YALE, Connecticut Massachusetts( MA), Harvard, Columbia, New York(NY), BROWN, Rhode Island and Amherst. The president received students who completed their studies, those who are still pursuing and those that are getting ready to be sent to overseas for their higher studies.
  15. Imagine working in an office at age 24 and wanting to become a journalist, but instead of going the traditional route of a formal education, you book yourself a ticket to Somalia to interview pirates… as they’re actively hijacking cargo ships. In 2011, that’s exactly what writer Jay Bahadur did, and his book The Pirates Of Somalia is one of the best travel books I’ve ever read. Source: Hiiraan Online
  16. The Somali terror group al-Shabaab, known for deadly attacks on thousands of people across east Africa, has banned plastic bags because of the threat they pose to the environment. Source: Hiiraan Online
  17. Muqdisho (Caasimadda Online) – Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si weyn uga hor yimid wareegto maamulka G/Banaadir ku laalay heshiisyadii lagu bixiyey Jardiinooyinka iyo Beerihii dowladda Hoose ee Muqdisho, isagoo jawaab culus u diray madaxweyne Farmaajo. Xildhibaanka ayaa sheegay in Soomaaliya kasoo gudubtay xiligii kacaameynta oo aysan habooneyn in loo soo jiidoa dib udhac iyo dowlad la’aan, wuxuuna is weydiiyay waxay ku kala duwan yihiin heshiisyadii ay saxiixeen Tarsan, Muungaab, Yuusuf Jimcaale iyo kuwa uu saxiixay Xasan Abshir ee dowladii Siyaad Barre. “Waxaa is-weydiin mudan maxay ku kala duwanyihiin heshiisyada iyo wareegtooyinka la laalay ee ay saxiixeen Tarsan, Mungaab iyo Yusuf Jimcaale iyo kuwii Hassan Abshir ku bixiyay dhulalkii iyo Jardiinooyinkii Mogadishu ee daaraha dhaadheer ay ka dhisteen dad ay qaraabo ahaayeen xiligii Mohamed Siyaad Bare, daarahaas oo ka tilmaaman magaalada Mogadishu ilaa maantada aan joogno?!…” ayuu yiri Mahad Salaad Wuxuu intaas ku daray: “Ujeedu haddii ay tahay hadalkii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa dowlad aniga igama horeyn. Ama run ay tahay hadal heynta maalmahaan ka jirtay magaalada Mogadishu ee ah in uu jiro qorshe lagu baabi’inayo hantida qabaa’ilada reer Mogadishu qaarkood. Taasi micnaheedu waxay tahay dulmigii iyo takoorkii dadka lagu hayay ee burburiyay dowladnimadii Soomaaliya oo mar kale la rabo dalka in dib loogu celiyo!” Wuxuu qoraalkiisa ku soo gabagabeeyay: “Waxaan rabaa inaan idiin sheego inshaa’allaah waad ku hungoobi doontaan sidii kuwii idinka horeeyayba ay ugu hungoobeen ee ha usoo jiidinina dib udhac iyo dowlad la’aan dadkiina iyo dalkiina..” Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  18. The 31st summit of the African Union wrapped up late Monday in Mauritania’s capital with advisory decisions on Libya, Somalia and South Sudan. Source: Hiiraan Online
  19. China's embassy in Washington has issued a security advisory to Chinese nationals traveling to the United States, the latest such warning as trade tensions escalate between the two countries. Source: Hiiraan Online
  20. Muqdisho (Caasimadda Online) – Intiinii la socotay waxaan dhawaan idiin soo gudbinay qeybta Sedexaad warbixino musalsal ah oo aan uga hadli doono sida ay Beelaha Soomaaliyeed u qeybsadeen xilalka Ururka Al-Shabaab kuwooda ugu sareeyo, kowooda dhexe iyo kuwa Hoose. Qeybtii koowaad ee warbixintaas waxaa kusoo qaadanayey 220 xubnood ee Al-Shabab ugu sarreeya iyo beelaha sida ay u kala qeybsadeen, sidoo kale qeybtii labaad ee warbixintaan waxaan kusoo qaadanay 10-ka xubnood ee golaha shuurada Shabaab iyo sida ay beelaha Somalia u kala qeybsadeen, Qeybta sedexaad waxaa kusoo qaadanay 27 Mas’uul ee ugu sareyso Amniyaadka Shabaab iyo sida ay beelaha u qeybsaden Haddaba Waxaana Maanta qeybta Afaraad oo ah qeybta ugu dambeyso kusoo qaadan doonaa Sida ay beelaha u qeybsadeen Mas’uuliyiinta Jabhadda. Beesha Mogadishu Clan ayaa mar kale qaadatay aqbaliyadda Mas’uuliyiinta ugu sareyso qeybta Jabhadda Al-Shabaab ee ka dagaalanto duurka waxayna qaadatay 57% oo ah in ka badan 30 xubin. Beesha Daarood ayaa sida caadada aheyd ku jirto qaalinta labaad, waxayna qaadatay 15%, halka markii ugu horeysay ay isku qoondo qaateen Beelaha Dir iyo Digil & Mirifle kuwaas oo qaatay min 13% halka Beelaha Shanaad ay qaateen 2%. Halkaan hoose ka arag sawirka muujinayo habka loo qeybsaday mas’uuliyiinta ugu sareyso Jabhadda Al-Shabaab. Haddii ay ku dhaaftay warbixinadi hore halkaan hoose ka akhriso: 220 xubnood ee Al-Shabab ugu sarreeya iyo beelaha sida ay u kala qeybsadeen 10-ka xubnood ee golaha shuurada Shabaab iyo sida ay beelaha Somalia u kala qeybsadeen (Yaa u badan) 27-ka xubin ee amniyaadka Al-Shabaab ugu sarreeya & sida ay u kala qeybsadeen beelaha Soomaalida (Aqri) Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  21. Muqdisho (Caasimadda Online) – Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa ka warbixiyay guulaha laga gaaray dhismaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo dhowaan loo sameeyay Hay’ad Maamul (Borad of Directors), taasoo ahayd tallaabo kale oo loo qaaday in nidaam iyo kala-dambeyn loo sameeyo isgaarsiinta dalka. Wasiirka ayaa sheegay in dhismaha guddigan uu yimid muddo 6 bilood ah ka dib oo ay Wasaaraddu wada-tashiyo caddeymo leh la yeelanaysay dhinacyada uu sharcigu dhigayo oo kala ah dawladda, dhinacyada isgaarsiinta (sectorka), iyo xubno ka kala imanaya bulshada rayidka iyo bahda sharci-yaqaannada, si loo dhiso guddi dhammeystiran. Wuxuu xusay inuu ku faraxsan yahay aqoonta iyo waayo-aragnimada xubnaha guddigan ka dib markii uu la kulmay dhammaadkii bishii hore, isagoo intaasi ku daray in guddigan uusan ahayn mid siyaasadeed, balse uu yahay mid farsamo oo aqoon iyo waayo-aragnimo lagu xushay. Wasiirka oo uu dhinaciisa fadhiyay wasiir ku-xigeenka Wasaaradda, wuxuu sheegay in Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ay gacan ka geysan doonto sidii loo fulin lahaa sharciga isgaarsiinta, isagoo xusay in loo baahan yahay in fursad la siiyo si ay u gutaan waajibaadkooda. Isaga oo ka hadlayay ahmiyadda Hay’addan, ayaa Wasiirku waxa uu sheegay in uu culeys badan kala kulmay ansixintii sharcigan oo muddo 12 sano ah soo jiitamayay, balse aysan Xukuumaddu oggolaan doonin in sanado kale ay qaadato dhaqan-gelinta sharcigan maadaama ujeeddada ansixinta sharcigan aysan ahayn inuu warqado ku qornaado. Wasiirka oo ka hadlayay farqiga u dhexeeya nuqulka ku soo baxay faafinta rasmiga iyo asalkii ay ansixiyeen labada aqal ee Baarlamaanka, gaar ahaan xubinta ka imanaysa sharciyaqaannada, ayaa sheegay in khaladka uu yimid kadib markii nuqulka uu Golaha Shacabka soo gudbiyay uu soo xigtay asalkii sharciga ay Xukuumaddu u gudbisay Baarlamaanka, balse isbeddelkii uu sameeyay Baarlamaanka aan lagu xusin. “Waxaa asal ah nuqulka ay ansixiyeen Golayaasha Baarlamaanka, sixitaanka arrintaana waxay u taallaa xafiisyada ay khuseyso, kuwaasoo haatan ku hawlan,” ayuu yiri wasiirku. Ugu dambeyntii Wasiirku wuxuu sheegay in albaabka Wasaaradda uu u furan yahay ciddii tabasho qabta oo soo mareysa nidaamka dawladeed. “Waxaan ogsoonnahay in sharciga la ansixiyay iyo guddiganba aysan ahayn kuwo aan ceeb lahayn. Laakiin si loo gaaro wax dhammeystiran waa in meel eber ah laga billaabo oo sanad walba la horumariyo. Haddiise laga fekerayo in laga billaabo 100%, waxaa cad inaan joogeyno halkii aan joognay intii aan sharciga la ansixinin,” ayuu yiri wasiirka oo intaas ku daray “waxaan rajeynayaa in waxqabadka Hay’addan iyo Guddiga la magacaabayba la mahadin doono mustaqbalka, waayo hadda dadka uma muuqan karaan faa’iidooyinka sharciga iyo Hay’addaba. Marka waxaan leeyahay yaan laga hordhicin oo waqti ha la siiyo, hana lala shaqeeyo Hay’adda.” DHAMMAAD
  22. Baabili (Caasimadda Online) – Dagaal xooggan ayaa la sheegayaa inuu ka socdo gudaha magaalada Baabili oo maamul ahaan hoos timaadda gobolka Oromada ayna wada degaan qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada. Dagaallada oo maalmahanba ka socday tuulooyin ku hareereysan magaalada baabili ayaa wuxuu ku sii ballaartay magaalada gudaheeda. Ilaa iyo hadda waxaa dagaalkaasi ku dhintay 6 qof dhaawac tira bandanna uu jiro waxaana burbur xooggan loo geystay huteellada iyo ganacsiga kale e ay Soomaalida ku lahayd magaalada baabili. Maamulka deegaanka Oromada, kan Soomaalida iyo kan Federaalkaba kama aysan hadalin. Dagaalladaasi ayaa waxay maalmihi la soo dhaafay ka socdeen tuulooyinka Erer iyo Biisidiimo maantana waxay ku fideen gudaha Baabili. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  23. Muqdisho (PP) ─ Wafdi ka socda dawladda Qatar oo maanta soo gaaray Caasimadda Somalia ee Muqdisho ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre oo ay ka wada-hadleen Horumarinta Dekadaha Soomaaliya. Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Somalia, Maryan Aweys Jaamac oo kulanka qeyb ka aheyd ayaa sheegay in ujeedka wafdiga ay aheyd in daraasad iyo kormeer ay ku sameeyaan Dekeda Soomaaliya si loo ogaado dekadaha dayactirka u baahan iyo dekadaha Dhismaha cusub lagu sameynayo. Wasiir Maryan ayaa sheegtay in booqashada wafdiga Qatar uu ku yimid Muqdisho ay fursad wanaagan oo dhanka shaqo abuurka iyo kobaca dhaqaalaha ah u tahay ummadda Soomaaliyeed, loona baahanyahay in looga faa’iideeyo. Booqashada Wafdiga Qatar ka socda ay ku yimaadeen Muqdisho ayaa ka dambaysay booqashadii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi la socday ay ku tageen magaalada Dooxa halkaas oo leeskula soo af-gartay in la fuliyo Mashruucyo dhawr ah oo khuseeya dekadaha Soomaaliya. Ugu dambeyn, Wafdiga ka socda dawladda Qatar ayaa inta ay joogaan dalka waxa ay booqashooyin ku tagi doonaan maamul goboleedyada dalka si ay u tagaan dekadaha ay qiimeynta ku sameynayaan. PUNTLAND POST The post Wafdi Qiimeyn ku sameyn doona Dekedaha Soomaaliya oo Maanta soo gaaray Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  24. Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta soo saaray wareegto dib loogala noqday, isla markaana lagu baabi’iyey dhammaan heshiisyadii lagu bixiyey dhulka Jardiinooyinka. Guddoomiyaha Gobalka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho. Markuu Arkay heshiisyadii lagu bixiyay dhulka jardiinooyinka ah ee ku yaal Isgoysyada Waddooyinka Laamiga ah ee Magaalada Muqdisho; isla markaasna uu hubsaday in heshiisyada loo maray hab khilaafsan shuruucda dalka, Madaama goobahaasi ay yihiin dhul Dan/Guud ah oo ka dhexeeya Bulshoweynta Soomaaliyeed ee ku nool Gobalka Banaadir; Markuu hubsaday in lacagaha kirada ah ee dhulkaas lagu kireeyay ay yihiin Kuwo aad u hooseeya oo qiimo ahaan aan u qalmin dhulkaas Jardiinooyinka ah iyo sidoo kale muddada heshiiyada oo nidaam ahaan xad dhaaf ah iyo in goobahaas bixintooda lala baal maray habka toosan ee lagu maamulo hantida Dawladda oo ah in lagu bixiyo qandaras; Isagoo waajib ahaan ay ugu muuqatay in ay lagama maarmaan tahay in dib loo soo celiyo billicda Magaalada iyo hantida Ummadda ka dhexysa. Wuxuu Soo Saaray Xeerkan: Qodobka 1-aad: Laga billaabo maalinta Xeerkan la Saxiixo, waxaa dib looga noqday, isla markaana baabi’yay dhamaan heshiisyadii lagu bixiyay dhulka Jardiinooyinka ah ee ku yaal Isgoysyada Waddooyinka Laamiga ah ee Magaalada Muqdisho, maadaama goobahaasi ay yihiin dhul Dan/guud ah oo loogu tala galay in Dadweynaha Soomaaliyeed ay ku nastaan, waqtiyada fasaxa ay ka yihiin shaqadooda, isla markaana jardiinooyinku ay ka mid yihiin adeegyada ugu muhimsan dhanka aragtida guud iyo dib u soo cellinta billicda Magaalada Muqdisho; Qodobka 2-aad: Ganacsatada Go’aankani sida tooska u quseeyo, waxaa la farayaa in muddo 30 maalmood gudohood ah ay ku banneeyaan ama ay kala baxaan wax allaale iyo agab shaqo ah ee u dhex yaal dhismooyinka dhulka Jardiinooyinka ah ee kor ku tilmaaman, maadaama qorshe ahaan lagu tala jiro in hatidaas dib loogu soo celiyo gacanta Maamulka D/Hoose ee Xamar, waxeyna muddadu ka billaabaneysaa maalinta Xeerkan la Saxiixo; Qodobka 3-aad: Cid allaale iyo Ciddii Xeerkan jabisa ama u hogaansami weyda fulintiisa, waxaa laga qaadi doona tillaabo sharci ah oo arrimahooda waafaqsan, haddii ay jirto cid wax ka qabta amarkan, waxay waqtiga fullinta ka hor kala xiriiri karaan Maamulka Sare ee Gobalka Banadir iyo D/Hoose ee Xamar. PUNTLAND POST The post Duqa Muqdisho oo shaaciyay in la Baabi’iyay Heshiiyadii lagu bixiyey Jardiinooyinka Xamar appeared first on Puntland Post.
  25. Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa ka warbixiyay guulaha laga gaaray dhismaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo dhowaan loo sameeyay Hay’ad Maamul (Borad of Directors), taasoo ahayd tallaabo kale oo loo qaaday in nidaam iyo kala-dambeyn loo sameeyo isgaarsiinta dalka. Wasiirka ayaa sheegay in dhismaha guddigan uu yimid muddo 6 bilood ah ka dib oo ay Wasaaraddu wada-tashiyo caddeymo leh la yeelanaysay dhinacyada uu sharcigu dhigayo oo kala ah dawladda, dhinacyada isgaarsiinta (sectorka), iyo xubno ka kala imanaya bulshada rayidka iyo bahda sharci-yaqaannada, si loo dhiso guddi dhammeystiran. Wuxuu xusay inuu ku faraxsan yahay aqoonta iyo waayo-aragnimada xubnaha guddigan ka dib markii uu la kulmay dhammaadkii bishii hore, isagoo intaasi ku daray in guddigan uusan ahayn mid siyaasadeed, balse uu yahay mid farsamo oo aqoon iyo waayo-aragnimo lagu xushay. Wasiirka oo uu dhinaciisa fadhiyay wasiir ku-xigeenka Wasaaradda, wuxuu sheegay in Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ay gacan ka geysan doonto sidii loo fulin lahaa sharciga isgaarsiinta, isagoo xusay in loo baahan yahay in fursad la siiyo si ay u gutaan waajibaadkooda. Isagoo ka hadlayay ahmiyadda Hay’addan, ayaa Wasiirku waxa uu sheegay in uu culeys badan kala kulmay ansixintii sharcigan oo muddo 12 sano ah soo jiitamayay, balse aysan Xukuumaddu oggolaan doonin in sanado kale ay qaadato dhaqan-gelinta sharcigan maadaama ujeeddada ansixinta sharcigan aysan ahayn inuu warqado ku qornaado. Wasiirka oo ka hadlayay farqiga u dhexeeya nuqulka ku soo baxay faafinta rasmiga iyo asalkii ay ansixiyeen labada aqal ee Baarlamaanka, gaar ahaan xubinta ka imanaysa sharciyaqaannada, ayaa sheegay in khaladka uu yimid kadib markii nuqulka uu Golaha Shacabka soo gudbiyay uu soo xigtay asalkii sharciga ay Xukuumaddu u gudbisay Baarlamaanka, balse isbeddelkii uu sameeyay Baarlamaanka aan lagu xusin. “Waxaa asal ah nuqulka ay ansixiyeen Golayaasha Baarlamaanka, sixitaanka arrintaana waxay u taallaa xafiisyada ay khuseyso, kuwaasoo haatan ku hawlan,” ayuu yiri wasiirku. Ugu dambeyn, Wasiirku wuxuu sheegay in albaabka Wasaaradda uu u furan yahay ciddii tabasho qabta oo soo mareysa nidaamka dawladeed. “Waxaan ogsoonnahay in sharciga la ansixiyay iyo guddiganba aysan ahayn kuwo aan ceeb lahayn. Laakiin si loo gaaro wax dhammeystiran waa in meel eber ah laga billaabo oo sanad walba la horumariyo. Haddiise laga fekerayo in laga billaabo 100%, waxaa cad inaan joogeyno halkii aan joognay intii aan sharciga la ansixinin,” ayuu yiri wasiirka oo intaas ku daray “waxaan rajeynayaa in waxqabadka Hay’addan iyo Guddiga la magacaabayba la mahadin doono mustaqbalka, waayo hadda dadka uma muuqan karaan faa’iidooyinka sharciga iyo Hay’addaba. Marka waxaan leeyahay yaan laga hordhicin oo waqti ha la siiyo, hana lala shaqeeyo Hay’adda.” PUNTLAND POST The post Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka Warbixisay Dhismaha Hay’adda Isgaarsiinta appeared first on Puntland Post.