Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    212,014
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Posts posted by Deeq A.


  1. China is the world’s largest official creditor, but we lack basic facts about the terms and conditions of its lending. Very few contracts between Chinese lenders and their government borrowers have ever been published or studied.

    This paper is the first systematic analysis of the legal terms of China’s foreign lending. We collect and analyze 100 contracts between Chinese state-owned entities and government borrowers in 24 developing countries in Africa, Asia, Eastern Europe, Latin America, and Oceania, and compare them with those of other bilateral, multilateral, and commercial creditors.

    Three main insights emerge. First, the Chinese contracts contain unusual confidentiality clauses that bar borrowers from revealing the terms or even the existence of the debt. Read more

    Source: PIIE

    The post How China Lends: A Rare Look into 100 Debt Contracts with Foreign Governments appeared first on Puntland Post.


  2. Dooroonnayaal, ha Noqonina Kuwo Lagu Hungoobo

    WQ: Xuseen Cali Nuur

     

     Qalabka farsamo ee ciyaartoyga iyo niyadda ay ku ciyaaraan, marka ay garoonka galaan waxay ku xidhan yihiin tababarka ay qaateen iyo hadba dareenkooda, sida loo diyaariyo inta aanay garoonka gelin ka hor.  Waxa kale oo ay ku xidhan yihiin jawiga guud ee ku geddaaman ciyaarta.

    Waxa taas la mid ah loolanka siyaasiyiinta dhawr xisbi dhex mara xilliga doorashada. Qaabka doorashadu u dhacdo, laga bilaabo maalinta ololaha la bilaabo, maalinta codeynta, ilaa dharaarta lagu dhawaaqo natiijada waxay ku xidhan yihiin:

    • Mabaa’dida axsaabtaasi ay leeyihiin. Nooca doorashada, dhaqanka shacbiga iyo ujeeddada iyo hadafka hadba doorashadaas laga leeyahay.
    • Guusha doorashooyinkii isku sidkanaa ee indhaha dunida soo jiitay, caalamkuna la yaaban sida ay innoogu suurtogashay, waxa u sabab ah arrimo dhawr ah.

    Shacbiga Somaliland oo xornimada iyo madaxbannaanida jecel, waayo-arag u ah doorashooyinka, horena u soo maray gumaysi iyo nidaamka Taliska kaligii taliyenimada.

    Shacbiga oo waayo-arag u ah faa’iidooyinka halka qof iyo hal cod ah, iyo nabad ku wareejinta xilalka kala duwan ee Madaxtooyo, Golaha Wakiillada iyo Dawladaha Hoose.

    Waxa ahmiyad gaar ah leh qaabka Jamhuuriyadda Somaliland ugu dhaqanto dimuqraadiyadda oo aan ahayn, mid iyadoo duuduub ah la soo waariday, balse ah mid lagu saleeyey hannaan dhaqameed iyo deegaameed oo munaasib ku ah shacbiga Somaliland.

    Dhaqameynta iyo deegaameynta oo wixii mushkilad ah ama iska-hor imaad kasta hore loogu soo xaliyey, iyadoo la isku tashanayo, Ilaahayna la talo saaranayo, lagana ilaalinayo farogelin shisheeye.

    Saddexda xisbi qaran oo leh mabda’ kaliya. Mabda’aas oo ah in dalka la horumariyo, loona raadiyo aqoonsiga ay xaqa u leedahay, waxayna taasi shacbiga iyo dalka ka badbaadisay kala-qaybsan siyaasadeed oo ay xisbiyadu yeeshaan.

    Mabda’a mideysan waxa muujiyey faa’iidadiisa madaxda xisbiyada, murrashaxiintii iyo taageereyaasha oo caddeeyey inay ku kala duwan yihiin oo kaliya qaabka dalka loo dhisayo, loo hormarinayo iyo aqoonsiga loo raadinayo.

    Hadafka middaysan waxa ka dhashay inay isku goob ka wada codeeyaan taageerayaasha saddexda xisbi, iyagoo  astaamo kala duwan sita. Waxa kale oo faa’iidada ka mid ah inay ka marag kacayaan in xisbiga talada hayaa aan looga baqin ku shubashada doorashada. 

     

    Xildhibaannada la dhaariyey ama kuwa la dhaarin doono ee Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka, waxaan xasuusinayaa, in dalka iyo deegaannadooda horumarkoodu ku xidhan yihiin, hadba danta guud sida ay uga horumariyaan danahooda gaar ahaaneed. Waxaan xasuusinayaa in Ilaahayna xisaabin doono inay maanka ku hayaan.

    Waxaan leeyahay mar haddii aan kala duwanaansho fikir siyaasadeed oo kala fogeynayaa aanu jirin, in sida ay ololaha ku galeen, shacbigana ugu ballanqaadeen inay ku dhaqmaan, kuna shaqeeyaan.

    Waxaan kula dardaarmayaa “Dooroonnayaal ha noqonina kuwo lagu hungoobo; balse noqda kuwo dalka iyo dadkuba u aayaan.

    Qallinkii Suxufi Xuseen Cali Nuur, Hargeysa, Somaliland.

     

     

    Qaran News


  3. Somaliland: Eastern Africa’s Strongest Democracy

    During thirty years in the cold of non-recognition as a state by the international community and the African Union, Somaliland has engineered a unique hybrid democracy that’s possibly the most impressive in the Horn and Eastern Africa. Built on a foundation of traditional institutions and painful memories of war between 1980 and 1991, quietly and without external interference the small country has successfully built a resilient democracy with a capacity for self-correction; and, a peaceful society that demonstrates what’s possible when a people get the software right and trust informs relations between a people and those who govern them.

    Theelephant

    Qaran News


  4. Nairobi (Caasimada Online) – Gabar 23 jir Soomaali ah oo laga afduubtay xaafadda California Estate ee magaalada Nairobi ayaa kooxda haysata waxay dalbadeen lacag madax furasho oo dhan Shan milyan oo shilling-ka Kenya ah, una dhiganta 46,000 oo dollar, sida uu weriyey wargeyska The Standard.  

    Xafsa Maxamed Luqmaan ayaa Talaadadii 15-kii June laga waayey dukaan lagu iibiyo kabaha oo ay ku laheyd xarunta ganacsiga Kamukunj ee Islii. 

    “Afduubtayaasha waxay markii ugu dambeysay noo soo direen farriin qoraal 16-kii bishan oo aheyd Arbacaduu, waxayna sheegeen inay doonayaan madax-furasho,” waxaa sidaas wargeyska The Standard u sheegay Cumar Ibraahim oo ah dumaashiga Xafsa.

    “Waxaan aad uga walaacsannahay inay waxyeelo u gaysan karaan,” ayuu yiri. 

    Muuqaallo ay duubeen kaamirooyinka qarsan ee dukaanka Xafsa ayaa muujiyey ayada oo dukaanka galeysa saacadda marka ay aheyd 4:44pm Talaadadii, ayada oo ay wehliso gabar kale oo magaceeda lagu sheegay Xafsa Cabdulwahaab.

    Labada gabar ayaa durba u baxay deegaanka Kayole, ayada oo aan la ogeyn sababta. Waxaa hadda soo baxday in sidoo kale Xafsa Cabdulwahaab oo qare ku iibisa deegaanka Kayole iyana la’a yahay.

    Galabkii Arbacadii, kooxda afduubka gaysataya ayaa soo dirtay muuqaal 35 ilbiriqsi ah oo muujinaya Xafsa Maxamed Luqmaan oo indhaha ka daboolan, gacmaha iyo lugahana laga xiray, ayada oo ay ka muuqdaan jir dil.

    Xafsa ayaa la maqlayey ayada oo qoyskeeda ku leh “Waa ley afduubtay, waxayna dalbanayaan madax furasho, fadlan siiya.”

    Qoyska Xafsa Maxamed Luqmaan ayaa hadda dalbanaya in si deg deg ah loo soo faro-geliyo arrintan. Sidoo kale qoyska Xafsa Cabdulwahaab, ayaa iyagana booliska ka codsaday inay caawiyaan gabadhooda.

    The post Lacag malaayiin ah oo laga dalbaday gabar Soomaali ah oo laga afduubtay Nairobi, iyo mid labaad oo la la’yahay appeared first on Caasimada Online.


  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka baaqday shirka Antalya Diblomacy Forum oo berri ka furmaya magaalada Antalya ee dalka Turkiga, kaasi oo lagu waday inuu ka qeyb-galo.

    Farmaajo ayaa kamid ahaa madaxdii lagu martiqaaday shirkaas, ayada oo qorshaha uu ahaa in shirkaas kadib uu kulan-doceed la qaato madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta, sida ay Caasimada Online u sheegen xubno ka tirsan Villa Somalia.

    Xogta ayaa sheegaysa in Farmaajo uu ka qeyb-galka shirkaas uga baaqday sababo la xiriira xaalada siyaasadeed ee ka taagan dalka, xili uu dhawaan dalka u jiheystay dhanka iyo doorasho, kadib heshiiskii 27-kii May lagu saxiixay magaalada Muqdisho.

    Baaqashada safarka madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ayaa sidoo kale qeyb ka ah xiisada ka taagan dhalinyaradii tobabarka ciidaminimo loogu qaday dalka Eritrea oo xaaladooda kasoo dareyso, xili ay xukuumadda u saartay arrintaas guddi baaris ku sameeya.

    Wararka ayaa intaas kusii daray in qorshaha safarka Farmaajo ay si gaar ah u daneynayeen dowladah Qatar iyo Turkey oo ayagu maalmihii u dambeeyay ka wada-shaqeynayey kulan gaar ah oo dalkaas ku yeeshan Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta, kadib dib u soo celintii xiriirka labada dal.

    Safarka Farmaajo ee Turkiga ayaa fursad cusub u noqona lahaa dhidibo u taagida xiriirka diblumaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya, sida ay aamisan yihiin xukuumaddaha Ankara iyo Doha, kaasi oo muddooyinkii dambe uu ragaadiyey mad-madow badan, inkasta oo labada dal ay isku raaceen dib u soo celinta wada-shaqeyntii ka dhaxeysay.

    The post Xog: Farmaajo oo ka baaqday safarkii Turkiga + Sababta appeared first on Caasimada Online.


    • FB_IMG_16239478499289351.jpg?resize=720%Wasiiro ka tirsan Puntland oo difaacay xeerka muranka dhaliyay ee gudniinka gabdhaha

    Wasiirka Caddaaladda Puntland Cawil Sheekh Xaamid ayaa sheegay in aysan jrin Aayad iyo Xadiis saxiixa oo ku soo arooray gudniinka gabdhaha.

    “Gabdhaha gudniinkooda sharciga Islaamka markii la eego, waxaa wax laga qaataa kitaabka, sunnada Nabiga SCW iyo umadda qiyaasteeda, hal Aayad oo sheegaysa in ay ku soo aroortay gudniinka gabdhaha ma jirto, hal Xadiis oo saxiixa oo sheegaya in gabdhaha la gudi karana ma jiro” ayuu yiri Cawil Sheekh Xaamid.

    Wasiirka Caddaaladda Puntland ayaa axaadiista ay culimada qaar u daliishato gudniinka gabdhaha ku tilmaamay kuwo daciifa oo aan axkaamta loo xujeysan karin.

    Wasiir Xaamid wuxuu xusay in cidii dood sharciyeed ka qabta xeerka gudniinka gabdhaha ay wasaaraddiisu diyaar u tahay in ay kala hadasho arrintaas.

    Sidoo kale wuxuu sheegay in xeerka mamnuucaya gudniinka gabdhaha yahay mabda’ ay qabto Xukuumadda Puntland, aysana jirin cid gaara oo gadaal ka riixaysa.

    Wasiirka Caddaaladda ayaa hadalkan ka jeediyay shir jaraa’id oo wasiiro ka tirsan Xukuumadda Puntland ugu jawaabayeen qaar ka mid ah culimada oo ka hormiyid xeerka gudniinka gabdhaha ee horyaalla Baarlamaanka.

    PUNTLAND POST

    The post Puntland: Ma jirto Aayad iyo Xadiis ku soo arooray gudniinka gabdhaha appeared first on Puntland Post.


  6. FB_IMG_16239560250348199.jpg?resize=720%

    Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maamul ku meelgaar ah u magacaabay degmada Godobjiraan ee gobolka Nugaal.

    Cabdisiciid Faarax Maxamed oo loo garan-ogyahay Cabdisiciid Araab ayaa si ku meelgaara loogu magacaabay guddoomiyaha degmada Godobjiraan.

    Sidoo kale guddoomiye ku xigeenka Godobjiraan ayaa loo magacaabay Axmed Faarax Maxamed.

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa dhawaan ku guuldareysatay in ay gole deegaan u dhisto degmada Godobjiraan.

    PUNTLAND POST



    The post Maamul KMG ah oo loo magacaabay Degmada Godobjiraan ee gobolka Nugaal appeared first on Puntland Post.


  7. 16kristof-mobileMasterAt3x.jpg?resize=10Rahel, a rape survivor in the Tigray region of Ethiopia. Credit…Lynsey Addario

    Meet Rahel, 19, a human face of a brutal ethnic cleansing now underway in Ethiopia.“There were three soldiers,” she said as she lay on a bed in a crowded hospital. “They were asking me to take off my dress. I refused. I said, ‘You can kill me.

    ’”The men paid no heed and gang-raped her, part of a scorched-earth counterinsurgency campaign of murder, rape, pillage and famine by Ethiopian and Eritrean troops against rebels and also against innocents like Rahel in the Tigray region of Ethiopia.

    Countless thousands of Tigrayans have already been killed, and tens of thousands of children are in imminent danger of starving to death. This month the United Nations declared that Tigray was in the midst of the world’s worst famine in a decade.

    Tigray has attracted little attention, partly because Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed has kept out most journalists (expelling one working for The New York Times), so there aren’t many photos or video clips of the suffering.

    These photos were taken by Lynsey Addario, a conflict photographer and old friend who happened to be in Ethiopia to shoot photos for National Geographic, a visit approved long before the latest attacks. She interviewed nine women who had been raped as part of the ethnic cleansing.

    Rahel told Addario: “When I got home, I told my mother that I was raped and that I thought I might be pregnant. My mother kicked me out of the house and said, ‘How can you get pregnant with these killers?’”

    Rahel was being treated at a hospital in Tigray that soldiers had looted earlier. A hospital official said troops had carried off everything that they could and destroyed the rest, including X-ray machines, neonatal equipment, the contents of an OB-GYN center, pharmaceuticals and even medical records.

    The violence follows decades of ethnic tensions in Ethiopia. For many years, Tigrayans ruled the country harshly, but Tigrayan domination ended in 2018, and Prime Minister Abiy initially won the Nobel Peace Prize for taking genuine steps toward peace and democracy. Then last November he dispatched armed forces to crush a mutiny in Tigray, leading to civil war. Abiy then invited in Eritrean soldiers who have been particularly brutal toward Tigrayans and who now seem unwilling to leave.

    A Times colleague reported that soldiers had beaten a man to death with beer bottles. The United Nations reports that girls as young as 8 have been targeted for sexual assault. CNN chronicled a massacre of people attending Mass at a church.

    In contrast to other countries where atrocities are unfolding, including Myanmar and Syria, Ethiopia is one where the United States has considerable influence, if we will use it.

    President Biden has denounced the “large-scale human rights abuses.” Secretary of State Antony Blinken has bluntly referred to “ethnic cleansing,” and the United States has imposed visa sanctions on some Ethiopian officials. That’s all welcome but seems tepid in the face of mass atrocities and starvation on this scale. I worked with Biden during the Darfur genocide and I know he cares about distant suffering; after seven months of brutality in Tigray, we need to see more signs of that concern.The newest catastrophe in Tigray is mass starvation, with the U.N. reporting that 350,000 people are already suffering famine conditions. “This is going to get a lot worse,” said Mark Lowcock, the U.N. humanitarian chief.

    The famine appears in part a tactic to starve a restive people into submission. Ethiopia has allowed some assistance, but soldiers have blocked or impeded much emergency aid, and Addario talked to one farmer who had four sons shot dead for working in their fields.Shamefully, the U.N. Security Council has yet to discuss the crisis publicly. That’s because China and Russia are preventing a public meeting, claiming that this is Ethiopia’s internal matter.

    Here is a photo Addario took of a 5-year-old girl screaming in pain as her wounds were being cleaned after her family home was destroyed. An internal matter? Addario says nine people in the house were killed, including the girl’s sister, mother and grandfather.

    When governments turn weapons on their own people, that is no longer a domestic affair. That is a challenge to our shared humanity.

    “Rape is being used systematically to terrorize and brutalize women and girls,” Lowcock told a closed session of the Security Council this week, according to a copy of his remarks that I obtained. “Eritrean soldiers are using starvation as a weapon of war. … Aid workers have been killed, interrogated, beaten, blocked from taking aid to the starving and suffering and told not to come back.”

    We can’t stop every atrocity. We can’t avert every murder or rape. We can’t save the life of every starving child. But this is a rare case where we do have significant leverage: Ethiopia is the largest recipient of American aid in sub-Saharan Africa and a close security partner of the United States. We should apply every ounce of leverage we have to rein in a savagery in Tigray that increasingly reeks of genocide.

    Source: New York Times

    The post Don’t Turn Away From These Images and These Crimes appeared first on Puntland Post.


  8. Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Inkasta oo si guud ay sanadkaan u adag tahay doorashada xildhibaanada ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa haddana waxaa jira saddex magaalo oo ah kuwa uga adag ama cabsida weyn laga qabo ee doorashooyinka ay ka dhici doonaan. 

    Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa la aaminsan yahay in ay tahay meesha ay ka dhici doonto doorashada ugu adag, waxaana laga cabsi qabaa in uu dhiig ku daato. 

    Waxaa ku loolami doono siyaasiin qaarkood hadda ku jira baarlamaanka oo kala jira dhinacyada mucaaradka iyo muxaafadka, waxaana u dhaxeeya Qoor Qoor oo labaduba mid la safan karin daruufo badan oo ku geedaaman aawgood. 

    Magaalada ayaa durbo noqotay magaalo ciidan, waxaana ku qulqulayo ciidamo ka socda mucaaradka halka sidoo kale ay hore u joogeen ciidan ka amar qaata Villa Somalia. 

    Qoor Qoor ayaa loogu hanjabay in kursigiisa uu ku waayi doono haddii uu boob ku soo saaro musharaxiinta taabacsan Villa Somalia, waxaana ugu hanjabay Xildhibaanada Habargidir iyo Musharaxiinta Madaxweyne ee ka jeeda Galmudug. 

    Sidoo kale Villa Somalia ayaa Qoor Qoor ku cadaadineysa in aysan soo laaban Xildhibaanada mucaaradka ah ee ka soo jeeda Galmudug sida Mahad Salaad, Cabdiraxmaan Odowaa iyo qaar kale. 

    Dad badan ayaa aamisan in Dhuusamareeb ay noqon doonto meesha ay ka dhacayso doorashada mida ugu xiisaha badan uguna qatarta badan. 

    Magaalooyinka Garbahaareey iyo Beladweyne ayaa sidoo kale ah kuwa xiga. Dad badan ayaa qaba in labadaan magaalo haddii aan si fiican loo maareynin ay ka dhici karaan isku dhacyo ka dhasha doorashada inkastoo madaxda HirShabeelle iyo Jubaland ay wadaan olale doorashada loogu soo koobayo min hal magaalo. 

    Doorashada Soomaaliya ayaa la filayaa in loo dhaqaaqo maalmaha soo socda, waxaana loo arkaa in doorashadaan ay tahay mid adag oo sababi karta dagaalo haddii aan loo maareynin si dagan oo ay ku jirto wada-hadal iyo is faham.

    The post Magaaladee ayey ka dhici doontaa doorashada ugu adag ee baarlamanka 2021?  appeared first on Caasimada Online.


  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in dhawaan la shaacin doono liiska guddiyada doorashooyinka heer Federaal iyo heer dowlad goboleed.

    Rooble ayaa hadalka sheegay isaga oo maanta golaha wasiirada, oo Muqdisho ku shiray siiyey warbxin kooban oo ku aadan hirgelinta hannaanka doorashooyinka dalka kadib heshiiskii laga gaaray is-mari waaga doorashada.

    Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sheegay in xubnihii guddiyada ee wax ka badalka lagu soo sameeyay oo ahaa 34 la soo wada dhammeystiray, islamarkaana hadda waxa harsan ay tahay kaliya in liiska guud uu shaaciyo xafiiskiisa.

    Madaxweynaha Galmudug oo ahaa kii ugu dambeeyey ayaa maanta Rooble u gudbiyey xubnaha guddiga doorashada ee matalaya Galmudug, wuxuuna magacaabay saddex xubnood oo guddiga doorashada ah iyo xubin guddiga xalinta khilaafaadka ah.

    Ra’iisul Wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay in dalka ay ka dhici doonto doorasho hufan oo daah furan, iyadoo oo sida uu sheegay la ilaalinayo qoondada haweenka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin goleyaasha qaran ee la soo dooranayo.

    Dhinaca kale, Golaha Wasiirada ayaa maanta warbixin ku saabsan amniga guud ee dalka ka dhageystay Wasaaradaha Amniga iyo Gaashaandhigga, waxayna tilmaameen in howlaha lagu xaqiijinayo amniga ay si wanaagsan soconayaan, iyadoo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay sii wadaan xoreynta deegannada ay ku dhuumaaleysanayaan argagixisadu, jab xoogganna ay gaarsiiyeen, sida ay hadalka u dhigeen.

    Dhanka kale, Wasiirka Wasaaradda Gar-gaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Golaha u soo bandhigtay xaaladda deegannada ay saameeyeen fatahaaduhu iyadoo xustay dadaallada dowladdu ay hoggaaminayso ee gurmadka loogu fidinayo dadkeenna ay saameeyeen fatahaaduhu.

    Ugu danbeyn Golaha ayaa cod aqlabiyad leh ku meel-mariyey Habraac Shaqo siinta dibadda ee Shaqaalaha Xoogsatada Soomaaliyeed oo ay soo diyaarisay, golahana horkeentay Wasaaradda Shaqada & Shaqaalaha.

    The post Rooble oo war cusub kasoo saaray guddiga doorashada appeared first on Caasimada Online.


  10. WhatsApp-Image-2021-06-17-at-16.47.51-2.

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta oo Khamiis ah guddoomiyey kulanka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlayay Doorashooyinka, Gurmadka Fatahaadaha iyo Xaaladda Caabuqa Covid-19, iyadoo la ansixiyay habraaca shaqo-siinta dibadda ee shaqaalaha xoogsatada Soomaaliyeed.

    Ugu horreyn, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ayaa Golaha siiyey warbxin kooban oo ku aadan hirgelinta hannaanka doorashooyinka, waxa uuna sheegay in xubnihii guddiyada ee wax ka badalka lagu soo sameeyay oo ahaa 34 la soo wada dhammeystiray, isagoo xusay in dhawaan la shaacin doono liiska guddiyada doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed.

    Ra’iisul Wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay in dalka ay ka dhici doonto doorasho hufan oo daah furan. Iyadoo la ilaalinayo qoondada haweenka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin goleyaasha qaran ee la soo dooranayo.

    WhatsApp-Image-2021-06-17-at-16.47.53-2.

    Sidoo kale, Golaha ayaa warbixin ku saabsan amniga guud ee dalka ka dhageystay Wasaaradaha Amniga iyo Gaashaandhigga, waxayna tilmaameen in howlaha lagu xaqiijinayo amniga ay si wanaagsan soconayaan, iyadoo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay sii wadaan xoreynta deegannada ay ku dhuumaaleysanayaan argagixisadu, jab xoogganna ay gaarsiiyeen.

    Dhanka kale, Wasiirka Wasaaradda Gar-gaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Golaha u soo bandhigtay xaaladda deegannada ay saameeyeen fatahaaduhu iyadoo xustay dadaallada dowladdu ay hoggaaminayso ee gurmadka loogu fidinayo dadkeenna ay saameeyeen fatahaaduhu.

    Ugu danbeyn Golaha ayaa cod aqlabiyad leh ku meel-mariyey Habraac Shaqo siinta dibadda ee Shaqaalaha Xoogsatada Soomaaliyeed oo ay soo diyaarisay, golahana horkeentay Wasaaradda Shaqada & Shaqaalaha.

    PUNTLAND POST

    The post Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya? appeared first on Puntland Post.


  11. (SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan dardaaran iyo duco ah la qaatay 17-ka xubnood ee golaha deegaanka caasimadda Hargeysa oo ay hoggaaminayaan maayarka iyo ku-xigeenka cusub ee ay maanta iska dhex doorteen.

    Madaxweynaha oo uu wehelinayo madaxweyne-ku-xigeenku, ayaa qaabilay xubnaha golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa  oo doortay Maayar iyo ku-xigeen, waxa uu si guud u  hambalyeeyey mudaneyaasha cusub ee goleyaasha deegaanka dalka loo doortay, isaga oo si gaar ah u carrabaabay maayarka iyo ku-xigeenka caasimadda Hargeysa ee loo doortay,“Dhammaanba qaranka oo dhan goleyaasha deegaanka ee soo baxay waan hambalyeynayaa, kuwa caasimaddana maaddaama oo aad ii dhawdihiin waan idin hambalyeynayaa, maayarka iyo ku-xigeenka la doortayna waan hambalyeynayaa,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

    Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Bixii Cabdi waxa uu si mug leh ula dardaarmay mudaneyaasha cusub ee caasimadda, waxana uu ku adkeeyey inay isku duubnaadaan, kana dheeraadaan wax kasta oo dhexdooda khilaaf gelin kara, waxana uu yidhi,“Sidaa aad u wada socotaan ee quruxda badan oo qalbiga ah baa la idinka rabaa, 17-kiinnaas baa xilkii caasimadda Hargeysa la saaray, dadku way idiin codeeyeen, way idiin soo daaleen, rejo badan bayna idinka qabaan, Ilaahay waxan ka baryayaa inay rejadaasi rumowdo oo idiin dhib yaraato, dardaarankayguna waxa weeye xilkaa idin fuulay waxaad ku gaadhi kartaan guul idinkoo u shaqeeya hab dawladeed, hab midaysan iyo hab xafiis oo aad u wada dhan tihiin, khilaafkiinnuna ha ahaado meelaha doodaha dhexdiinna ah iyo shirarkiinna oo aan dibadda u bixin.”

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu sidoo kale xubnaha golaha deegaanka ku bogaadiyey isku-duubnidooda iyo isu-tanaasulka ay muujiyeen, isaga oo ka codsaday inay u midoobaan hawlaha adag ee horyaalla iyo filashada shacabkii soo doortay maskaxdooda ka guuxaysa.

    Madaxweyne ku xigeenka, wasiirka arrimaha gudaha, gudoomiyaha iyo ku xigeenka gobolka Maroodi-jeex, xoghayaha gobolka iyo xoghayaha fulinta ee dawladda hoose ee Hargeysa, ayaa madaxweynaha kulankan ku wehelinayey.

    Source


  12. Muqdisho (Caasimada Online) – Barnaamijkii Bandhigga VOA ayaa waxaa toddobaadkan lagu soo qaatay qaar kamid ah dhalinyaradii kal hore Askarnimada loogu qaaday dalka Eritrea, oo xiligan wajahaya xaalada halis ah.

    Qaar kamid ah dhalinyaradaas oo lagu wareystay barnaamijka ayaa ka sheekeyay xaalad nololeed oo aad u liidata oo ku haysata xeryaha lagu hayo, halka qaarkood ay ku dhinteen.

    Waxay sheegen in qaarkood ay soo gaareen dhaawacyo halis ah, oo dhalinyarada qaarkood ay ku indho-beelen, halka kuwa kale aysan helin wax daryeel caafimaad ah, islamarkaana ay ilaa hadda la jiifan xanuuno sababsan kara geeridooda, sida ay sheegen.

    Dhalinyarada la wareeystay oo cabsi badan ka muuqatay ayaa sheegay in madaxweynaha waqtigiisa uu dhamaaaday uu mar keliya booqday intii ay ku jireen xeryahaas, ayaga oo loogu hanjabay inaysan dhibaatoodada u sheegan karin, oo aysan ka warami karin dhibaatadooda.

    “Nolol bini’aadanimo ah kuma noolin, guryaha ayaa nalagu dhistaa, beeraha falnaa, tobabar waxaa noogu dambeysay bishii 9-aad, intaas wixii ka dambeysay waa nala adoonsan yahay,” ayuu yiri mid kamid ah dhalinyarada la hadlay idaacada VOA-da oo magaciisa loo qariyay sababo amni.

    Waxay madaxda iyo shacabka Soomaaliyeed ka dalbadeen in laga soo gaaro xaalada halista ah ku haysata dalka Eritrea, oo markii hore loogu qaaday tobabar ciidanimo.

    Hoos ka dhageyso codka dhallinyarada

    https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2021/06/dhallinyarada.mp3

     

    The post Dhageyso: Dhallinyaradii loo qaaday Eritrea oo la hadlay VOA, ka sheekeeyey xaalad argagax leh oo ay ku jiraan appeared first on Caasimada Online.


  13. The recent parliamentary and civic elections in Somaliland succeeded where many Horn of Africa states have failed due to authoritarian regimes meddling in the electoral process.

    The success was not accidental but a show of the the breakaway nation’s nascent democracy. The elections were preceded by meticulous planning and preparations by the country’s National Electoral Commission (NEC) to guarantee a free and fair poll.

    NEC spearheaded electronic mass voter registration and education which netted more than 1.3 million voters. The government and security organs accorded the electoral body with support, including financial and security, without an iota of interference in the polls.

     

    In a display of political maturity and growing democracy, pro-government and opposition politicians conducted issue-based campaigns. The main opposition parties, Somaliland National Party (Wadani) and Justice and Welfare Party (UCID), and the ruling Peace, Unity and Development Party (Kulmiye), sold their manifestos to the electorates peacefully and devoid of clan connotations.

    Electoral technology

    On election day, unlike other jurisdictions where polls are marred with hitches, it was all systems go. The electoral body deployed state-of-the-art Iris Biometrics Voter Verification System (IBVVS), becoming the first country to use the electoral technology in the Horn. Thanks to the technology, voting was hastened resulting in high voter turnout.

    Somalilanders, including the marginalised groups like the elderly and persons with disabilities, came out in large numbers to vote.

     

    Despite its being a small country, and whose international recognition is pending, Somaliland managed to deliver free, fair, credible and transparent elections. The polls were given a clean bill of health by local and international observers, civil society, diplomats and the media.

    To cap it all, the incumbent, President Muse Bihi Abdi conceded defeat in some areas where his party, Kulmiye, lost to opposition candidates. His actions have earned him admiration across the political divide, projecting him as a statesman and democrat. Losers and winners even took pictures congratulating each other for the good fight and telling the world “how it is done in Somaliland”.

     
     

    The results were announced on time and accepted across the political divide. The polls provided an opportunity for marginalised groups, especially the youth, to have a voice in Parliament. Barkhad Batuun was elected from the minority clan of Gabooye and Abdikarim Moge, a youthful activist was elected Mayor of Hargeisa, the capital city.

     

    Credible elections

    Somaliland has taught us that it is possible to hold credible elections without conflict and unnecessary enmity. Secondly, it brought to the fore the role of technology in aiding credible and transparent elections, especially in polarised political environments.

    Apart from blossoming democratic space, Somaliland has made great strides in infrastructure development and security. Since its secession from Somalia in May 1991, the territory has been governed by democratically elected governments. Indeed, it has over the years developed a stable, democratic system of politics, merging modern and traditional elements, with seven elections over the past 30 years, including a referendum in 2001.

    The democratic practice in the country, as evidenced by peaceful regular elections and handover of power, is an envy of many in the region. Even when poll outcomes have been close, like in the 2003 presidential election won by Dahir Riyale Kahin by a paltry 80 votes against Ahmed Mahamoud Silanyo, the country has remained politically stable.

    Somaliland’s successful elections and stability has raised its profile significantly. The international community should speed up the process of recognising it as a sovereign state.

    As Kenya prepares for a general election in just over year, it has a sister in Somaliland to look up to. We should have no verbal and physical attacks and counter-attacks among political competitors, loss of property and definitely no loss of lives. It is just not worth it.

    The writer is a scholar in international relations.

     
     
     
     

    Qaran News


  14. Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xafiiska Ra’iisul wasaare Rooble u gudbiyay liiska xubnaha laga beddelay guddiga doorashooyinka ee cabashada laga keenay.

    Xubnaha la soo bedelay ayaa ah affar xubnood oo ku jira guddiyada doorasho Heer Federaal, heer Goboleed iyo hal xubin oo ah Xallinta Khilaafaadka.

    Dowlad goboleedka Galmudug ayaa noqday maamulkii u dambeeyay ee soo dhammaystiray xubnaha isbeddelka lagu sameeyay guddiyada arrimaha doorashada.

    Halkaan ka akhriso magacyada

    Galmudug-2.jpg?resize=720%2C900&ssl=1

    PUNTLAND POST

    The post Galmudug oo gudbiyay liiska xubnaha la beddelay ee guddiyada arrimaha doorashooyinka appeared first on Puntland Post.


  15. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo khudbad ka jeediyey kulan ka dhacay Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan doorashooyinka la aadayo ee ka dhacaya Soomaaliya.

    Xaaf oo soo hadal qaaday doorashadii xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee sanadkii 2016-kii ayaa ka digay musuq-maasuq iyo in la soo celiyo wixii horey u dhacay, isaga oo tusaale u soo qaatay doorashadii lagu qabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

    “2016-kii wixii ka dhacay Cadaado hadday soo laabtaan Yoomul Qiyaama dhacaaya Soomaaliya, waligey isma oran waagaas wax nuucaasaa ka dhici kara Soomaaliya. Ragga baahasha metalayana waa raggii laftiisii qaar badanoo ka mid ah ayaa joogo war yaan sidii Cadaado lagu celin arrinta waa iga dar-daaran,” ayuu yiri madaxweynihii hore Galmudug.

    Sidoo kale wuxuu Xaaf weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaaroye (Qoor Qoor) ioo uu tilmaamay in isaga loo adeegsaday mudadii uu joogay xafiiska.

    “Saddexdii sano ee aan meesha joogay Dubbihii la’ii adeegsaday ayuu ahaa Qoor Qoor oo la’iila dhacaayey, isaga iyo ragga uu wataba,” ayuu yiri Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).

    Waxa kale oo uu intaasi ku sii daray “Labo sano inaan diyaarad ku kormaro Cadaado, Qoor-Qoorna maalintii ugu horreysay buu tegay illaa hadana la qaabilaayo, Saleebaan jawaabteeda waa laga rabaa,”.

    Ugu dambeyn Xaaf ayaa khudbadda uu maanta jeediyey ku muujiyey inuu weli ku jiro hami siyaasadeed oo uu ku doonayo inii ka qeybgalo  doorashada soo socota, isaga oo farriin ku aadan damaciisa u diray madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor).

    “Inuu shaki i geliyo maantana ka rajeyn maayo wax waa iska rabaa hadda, lkn umaleyn maayo inaan ku sii dheereynaayo,” ayuu sii raaciyey.

    Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo Galmudug iyo deegaanada kale ee maamul goboleedyada ay ka bilaaban doonto doorashada xildhibaanada cusub ee Soomaaliya.

    The post Daawo Xaaf: Wixii uu Qoor Qoor sameeyey, waxaan kala xisaabtameynaa Saleebaan appeared first on Caasimada Online.


  16. FB_IMG_16239331269496991.jpg?resize=714%Cabdirakiin Axmed Mooge

    Xubnaha cusub ee golaha deegaanka degmada Hargeysa ayaa maanta Cabdirakiin Axmed Mooge u doortay Maayirka cusub ee caasimadda Somaliland, sidoo kale Maayir ku xigeenka ayaa loo doortay Axmed Cumar.

    Cabdirakiin Axmed Mooge waxaa doortay dhammaan golaha deegaanka degmada Hargeysa oo ka kooban 17 xubnood, waxayna natiijada doorashadu ahayd mid horay loo sii ogoo, maadaama uusan jirin musharax la tartamayay.

    Maayir Mooge oo ka soo baxay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ahaa musharaxii ugu codadka badnaa doorashadii isku sidkaneyd ee dhawaan ka dhacday Somaliland, waxaana taasi sababtay in musharaxiinta Maayirka Hargeysa ee xisbiyada Kulmiye iyo Ucid ay u tanaasulaan Cabdikariin.

    Maayir Mooge ayaa markii la dhaariyay kadib warbaahinta la hadlay wuxuu sheegay in uu ka dhabeyn doono ballanqaadyadii uu sameeyay markii uu musharaxa ahaa, sidoo kale wuxuu u mahadceliyay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo sheegey in uu mideeyay golaha deegaanka Hargeysa.

    PUNTLAND POST


    The post Cabdirakiin Axmed Mooge oo noqday Maayirka Hargeysa appeared first on Puntland Post.


  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa amar cusub kusoo rogay dhamaan Gaadiidka ka dhex shaqeeya magaalada Muqdisho iyo kuwa sida gaarka ah loo leeyahay ee lagu dhex wato gudaha caasimadda.

    Taliska ciidamada ilaalada wadooyinka ee taraafikada ee gobolka ayaa faray in gaadiidka kuwa garka loo leeyahay iyo kuwa Madaxda ay wataan in loo sameeynayo Sharciga gaadiidka, sida Buuga iyo Aqoonsiga Darawalnimo.

    Bishaar Abshir Geedi, Taliyaha Ciidamada ilaalada Wadooyinka ee Taraafikada Gobolka Banaadir ayaa sheegay in arrintaan ay u sameynayaan sidii kor ugu qaadi lahaayeen amaanka caasimada iyo bad-qabka waddo marista.

    Sidoo kale waxa uu xusay inay u qorsheysan tahay in wadooyinka magaalada Muqdisho ay keenaan Ciidamo dheeraad ah oo xirfad u leh marista wadooyinka oo muddooyinkii ay shilalka kusoo bateen.

    Taliyaha ayaa ugu dambeyntii waxaa uu sheegay in shilalka Gaadiidka ay kusoo bateen magaalada Muqdisho, isagoona carabka ku adkeeyay in qof walba oo Gaari ku dhex wata magaalada ay ka qaadi doonaan imtixaan, si buu yiri loo hubiyo darawalnimadiisa.

    Amarkaan ayaa waxa uu kusoo aadaya xili magaalada Muqdisho ee caasimada dalka laga dareemayo saxmad fara-badan oo dhanka wado marista, islamarkaana ay xiran yihiin waddooyin muhiim ah, halka kuwo kalena uu ka muuqdo bur-bur baahsan.

    The post Amar culus oo la dul-dhigay gaadiidka madaxda iyo kuwa shacabka ee Muqdisho appeared first on Caasimada Online.