-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
The President of the Republic of Somaliland, Muse Bihi Abdi called an extra-ordinary Cabinet Meeting this afternoon at the Presidential Palace. Chaired by the President and accompanied by the Vice President Abdirahman Abdilahi Ismail (Sailici), the meeting was to assess the situation in Laas Anod. At the end of the meeting, the Cabinet issued the following statement: ● To the Somaliland people and the international community, the Ministerial Council will always be a strong pillar for peace and stability. Somaliland is ready to resolve the situation in Laas Anod through dialogue and mediation. ● Immediate aid will be given to all those displaced by the crisis. We call on the international community to contribute to the aid. ● Somaliland is at war with international terrorist groups that have for some time been plotting terrorism acts in Laas Anod. ● We need to cooperate to end the violence in Laas Anod before it affects the stability of the Horn of Africa and the world. ● We call on all traditional elders, scholars, businessmen, women, youth and anyone else interested in the safety and stability of Laas Anod to take part in bringing peace to the city. ● The National Army of the Republic of Somaliland successfully thwarted a terrorist attack on a military base today. ● Somaliland will take actions against any armed groups intending to create instability in Laas Anod. Nasir Yusuf Dahir Director of Press and Media Department of the Presidency Qaran News
-
When the COVID pandemic hit, Qorsho Hassan was teaching fifth grade in Burnsville, Minn. As the coronavirus ravaged the nation, Hassan looked for ways to meet the shifting needs of her students. Amid the crisis, she saw an opportunity for reimagining education. Source: Hiiraan Online
-
BOSASO, Somalia, Feb 7 (Reuters) - At least 24 people were killed and another 53 injured in a second day of heavy fighting in Somalia's breakaway region of Somaliland, two doctors said, after local leaders declared their intention to rejoin federal Somalia. Source: Hiiraan Online
-
Garoowe (Caasimada Online) – Dowlad-goboleedka Puntland ayaa markale war kasoo saartay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood, kaasi oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaarada arrimaha gudaha Puntland ayaa waxa lagu sheegay in maamulkooda uusan qeyb ka ahayn dagaalka socda, taasi oo meesha ka saareysa sheegashadii Somaliland. Xukuumadda Somaliland ayaa goor sii horeysay sheegtay in ay gacanta ku dhigtay maxaabiis ay qeyb ka yihiin ciidanka PSF ee dowlad-goboleedka Puntland, inkasta oo aysan soo bandhigin wax muujinaya sheegashadaasi. Qoraalka kasoo baxay Puntland ayaa waxa lagu macneeyay dagaalka socda mid reer Laascaanood ay isaga difaacayaan gumaadka ay ku hayaan ciidamada Somaliland, ayada oo nasiib darro ku sheegtay in maamulka Muuse Biixi ku tilmaamo shacabka iyo hogaankooda dhaqanka in ay yihiin argagixiso. “Dowladda Puntland waxay caddeynaysaa in aysan qayb ka ahayn dagaalka ka socda magaalada Laascaanood, uuna yahay dagaal dadka shacabka ah ee mudada 15-ka sano ahayd ku haysta shacabka magaalada Laascaanood caburin, dilal qorshaysan, xarig iyo tacadiyo kaleba si ay qori caaradiis uga khasbaan rabitaankooda gooni goosaadka ah, una hor istaagaan midnimada iyo wada-jirka umadda Soomaaliyeed.” “Puntland waxay cambaareynaysaa xasuuqa ay ciidamada maamulka Somaliland ka wadaan magaalada Laascaanood iyo deegaanada hoos yimaada. Puntland sidii ay horeyba u sheegtay waxay soo dhaweynaysaa in dadka deegaanka oo ay hogaaminayaan isimada dhaqanka ay aayahooda ka tashadaan.” Dowlad-goboleedka Puntland ayaa sheegay in uu magacaabayo guddi dadka deegaanka kala shaqeeya gurmadka iyo taakuleynta arrimaha bini’aadantinimada, ayada oo hay’addaha caalamiga ah ugu baaqday in ay gacan ka geystaan sidii gargaar deg deg ah loo gaarsiin lahaa dadka ku barakacay dagaalka iyo kuwa ku dhaawacmayba. War-saxaafadeedka kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa ugu dambeyntiina waxaa Somaliland loogu baaqay in ay si deg deg ah u joojiso gumaadka ay dadka shacabka ku hayso, islamarkaana kala baxdo ciidankeeda magaalada Laascaanood iyo deegaanada kale ee gobolka. Dagaalka Laascaanood oo socda maalintii labaad oo xiriir ah ayaa sababay dhimashada illaa afartameeyo qof, halka dhaawacana uu ka badan yahay intaasi, waxaana ku jira dad shacab ah oo aan waxba galabsan. The post Puntland oo ka jawaabtay sheegashadii Somaliland, weji kalana u yeeshay dagaalka appeared first on Caasimada Online.
-
PRESS RELEASE African Development Bank, Production Partner on New Podcast Presented by the World Trade Center in Washington, DC Carol Pineau, award-winning filmmaker and journalist to host 10-week series on Bi-Lateral Issues ABIDJAN, Ivory Coast, February 7, 2023/ — Africa-USA Now (https://AfricaUSANow.com), a new weekly video podcast spotlights current events at the intersection of Africa and the United States. The 10-week series launches at a pivotal time following the historic US-Africa Summit and the renewed commitment to partnership between Africa and the US. The current events talk show features African and American policymakers and experts examining issues around burgeoning trade and investment opportunities. The program is presented by the World Trade Center, Washington, DC (WTCDC) (https://bit.ly/3RHjmto), and is launched in partnership with the African Development Bank (https://www.AfDB.org), Africa Investment Forum (www.AfricaInvestmentForum.com) and AfricaGlobal Schaffer (https://www.AfricaGlobal.com). “This is an important program that will address roadblocks to engagement, highlight significant trade and investment opportunities, and hopefully change the narrative on Africa and the dynamic changes taking place on the continent,” said Akinwumi Adesina, President of the African Development Bank Group, which is sponsoring the program. “This is a must-watch series for international trade professionals and industry experts,” says Allyson McKithen, Executive Director of the World Trade Center in Washington, DC, which will distribute the program to the 320 World Trade Centers around the world, reaching over 715,000 businesses worldwide. “We are proud to be a partner on this initiative, particularly as the World Trade Center Association looks towards our annual meeting this spring that will be held in Ghana, themed “Towards African Economic Integration and Enhanced Global Presence.” The show covers an evolving continent that is clearly on the move, from the new African Continental Free Trade Agreement to increased investment from China and other major economic powers, infrastructure enabling free movement of goods and people, tech hubs leapfrogging forward, and a strong COVID response that has made Africans feel increasingly empowered. However, it also notes that despite the opportunities, the United States – the largest economy in the world – lags behind in investment and often overlooks Africa. “This show fills a missing gap,” says Carol Pineau (https://bit.ly/3ldpfCf), host and producer of the program. “Every day, events happen in Washington and the US that deeply affect Africa, but the media is often not connecting these actions to Africa. At the same time, Africa is rapidly evolving, and it’s in our strategic interest to understand these changes, especially with so much global competition out there,” adds Pineau. Pineau is an award-winning filmmaker and journalist specializing in Africa for over 20 years. Her first documentary, Africa Open for Business, won the BBC Documentary of the Year and was part of changing the narrative on Africa in Western media. Her other films include Africa Investment Horizons, which launched at the New York Stock Exchange and was broadcasted throughout the world. Pineau has reported internationally and in the US for major media, including a posting in Africa with VOA and another with CNN. Africa-USA Now launches Wednesday, February 15, 2023. Each episode of the inaugural 10-week season will focus on a singular topic and will feature a roundtable discussion with African and American government officials, investors, business leaders, journalists, academics, and other policy shapers. “The U.S. needs to put more focus on engaging with Africa because it is in our interest to do so. We need to reset in addressing current realities so that we don’t end up locked out of critical resources, and growing opportunities and partnerships,” says Mima Nedelcovych, Chairman of AfricaGlobal Schaffer, a production partner of the program, who has invested throughout Africa for more than 40 years and sits on the African Advisory Committee of the U.S. Export-Import Bank. Africa-USA Now (https://bit.ly/40yiIlT) is available on YouTube, Apple Podcasts, Spotify, and Google Podcasts and www.AfricaUSAnow.com. Viewers can subscribe, follow and comment on the show across all platforms. SOURCE African Development Bank Group (AfDB) Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay laba xubnood oo ka soo goostay kooxda Al-Shabaab, oo xiligaan uu dagaal culus uga socda qeybo badan oo dalka. Labadaan nin oo lagu kala magacaabo Cabdulqaadir Yuusuf Aadan iyo Salaad Maxamed ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta 60-aad, sida ay baahisay warbaahinta dowladda. Sawirada labada nin ayay sidoo kale baahisay warbaahinta dowladda. Raggan ayaa ku dhawaad lix sano ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, sida ay sheegeen, waxayna ka qeyb qaateen dagaalo dhowr ah oo ka dhacay gobolada dalka. Waxay sheegeen inay u adkeysan waayeen dhibaatada ay la kulmeyso Khawaarijtii ay ka tirsanaayeen, taasi oo ku qasabtay inay ka soo haraan jidkii qaldanaa ee Shabaab oo dowladda Soomaaliyeed iyo dadkooda ay cafis weydiistaan. Maalmihii u dambeeyay ayaa waxa isa soo tarayay xubnaha kooxda Al-Shabaab ee isku soo dhiibayo dowladda, taasi oo loo arko inay bilow u tahay dhamaadka kooxda. Madaxda sare ee dalka ayaa hore ugu baaqay dhalinyarada ka barbar dagaalamaya kooxda Al-Shabaab in dadkooda ay dib ugu soo laabtaan, kana toobad keenaan ficilladooda khaldan inta ay weli fursadda haystaan, xili uu socdo dagaal si weyn loogu jabiyay Al-Shabaab. Si kastaba, dagaalka Al-Shabaab ayaa tan iyo markii uu billowday waxaa laga gaaray guulo waaweyn, ayada oo kooxda lagala wareegay deegaano horleh oo sanado badan ku jiray gacantooda. The post DF oo soo bandhigtay xubno kasoo goostay Al-Shabaab oo ‘u adkeysan’ waayey… appeared first on Caasimada Online.
-
(ERGO) – About 200 women pastoralists in the Somali Region of Ethiopia who lost their livestock to drought have been given camels and farmland to restart their lives and livelihoods. Source: Hiiraan Online
-
Ankara (Caasimada Online) – Kooxaha gurmadka ee Turkey iyo Syria, oo ku shaqeynaya cimilo aad u qabow, ayaa weli wada inay dadka ka raadiyaan burburka dhismayaasha, ayada oo khasaaraha dhimasho ee dhul-gariirkii shalay ku dhuftay uu dhaafay 5,000 oo qof. Hay’adaha maareynta musiibooyinka ayaa sheegay in kumanaan dhisme, oo ku yaalla magaalooyinka gobol aad u baaxad weyn, ay dhulka la sinmeen. Burburka ugu weyn ayaa ka dhacay xarunta dhul-gariirka oo ah inta u dhaxeysa gobolka Kahramanmaras iyo Gaziantep, oo ah magaalo ay ku nool yihiin laba milyan oo qof. Turkey ayaa tiradii ugu dambeysay ee dhimashada dalkaas ku sheegtay 3,419 — taasi khasaaraha dhimasho ee illaa hadda la xaqiijiyey ee Turkey iyo Syria ka dhigeysa 5,021. Waxaa jirta cabsi ku aadan in khasaaraha uu intaas aad uga badan karo, ayada oo saraakiisha Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ay qiyaasayaan in laga yaabo in 20,000 oo qof ay dhinteen. Kooxaha caafimaadka ayaa la xarbinaya inay daweeyaan qiyaastii 20,000 oo qof oo dhaawac ah. Dhul-gariirkii koowaad oo aad u xoog badnaa ayaa laga dareemay illaa Greenland, waxaana xigay kuwo yar yar oo uu ku jiro mid cabirkiisu aha 7.5, kaasi oo ku dhuftay xilli ay kooxaha gurmadka ku jireen baadigoobka dadka ku waxyeeloobay dhul-gariirkii koowaad. Saameynta ayaa aheyd mid aad u baaxad weyn oo dhalisay falcelin xooggan oo ka timid caalamka oo idil, ayada oo tobaneeyo dal, kasoo billow Ukraine illaa New Zealand ay wacad ku mareen inay caawimaad ka gaystaan. Mareykanka, Midowga Yurub iyo Ruushka ayaa dhammaantood diray tacsi oo yaboohay caawimaad. Madaxweyne Joe Biden ayaa dhiggiisa Turkey Recep Tayyip Erdogan u ballan-qaaday in Mareykanka uu soo diri doono “wax kasta” oo gargaar ah oo loo baahan yahay si looga soo kabto dhul-gariirka burburka xooggan dhaliyey. Warbaahinta Shiinaha ayaa weriysay Talaadadii in Beijing ay soo direysay koox gurmad, shaqaale caafimaad iyo agab kale. Inta badan aagga uu dhul-gariirka kaga dhuftay waqooyiga Syria ayaa waxaa markii horeba burburiyey sanado dagaal ah iyo duqeymo ay gaysteen ciidamada Syria iyo Ruushka, kuwaas oo burburiyey guryo, isbitaallo iyo xarumo cafimaad. Wasaaradda Caafimaadka Syria ayaa sheegtay in burbur xooggan uu ka jiro gobollo ay ka mid yihiin Aleppo, Latakia, Hama iyo Tartus. Turkey waa mid ka mid ah aagga caalamka ee inta badan ay ka dhacaan dhul-gariirada. Dhul-gariirkii ugu dambeeyey ee cabirkiisu ahaa 7.8 ee dalka ku dhuftay 1939-kii ayaa 33,000 oo qof ku dilay gobolka bari ee Erzincan. Sidoo kale gobolka Duzce ayaa 1999-kii waxaa ku dhuftay dhul-gariir cabirkiisu ahaa 7.4, kaasi oo dilay in ka badan 17,000 oo qof. AFP, VOA The post Dhimashada dhul-gariirka Turkey iyo Syria oo dhaaftay 5,000 iyo wararkii u dambeeyey appeared first on Caasimada Online.
-
Maamulka Puntland oo go’aamo ka soo saaray xaalada Laascaanood . 1. Dowladda Puntland waxay cambaareynaysaa xasuuqa ay Ciidamada Maamulka Somaliland ka wadaan Magaalada Laascaano iyo deegaanada hoos yimaada. Waa nasiib darro in Maamulka Somaliland ku tilmaamaan Shacabka Magaalada Laascaano iyo hogaankooda dhaqanka in ay yihiin Argagixiso. 2. Dowladda Puntland waxay caddeynaysaa in aysan qayb ka ahayn dagaalka ka socda Magaalada Laascaanood, uuna yahay dagaal dadka Shacabka ah ee Reer Laascaanood ay isaga difaacayaan gumaadka ay ku hayaan Ciidamada Somaliland ee muddada 15ka sano ahayd ku haysta Shacabka Magaalada Laascaano caburin, dilal qorshaysan, xarig iyo tacadiyo kaleba si ay qori caaraddiis ugu khasbaan rabitaankooda gooni goosadka ah, una hor istaagaan midnimada iyo wadajirka Ummadda Soomaaliyeed. 3. Dowladda Puntland, sidii ay horeyba u sheegtay, waxay soo dhaweynaysaa in dadka Deegaanka oo ay hogaaminayaan Isimada dhaqanka ay aayahooda ka tashadaan. 4. Dowladda Puntland waxay magacaabaysaa Guddi dadka deegaanka kala shaqeeya gurmadka iyo taakuleynta arrimaha bini’aadantinimada. Sidoo kale, Dowladda Puntland waxay hay’adaha Caalamiga ah ugu yeeraysaa in ay gacan ka geystaan sidii gargaar deg deg loo gaarsiin lahaa dadka ku barakacay dagaalka Magaalada Laascaano iyo kuwa dhaawacmayba. 5. Waxaan Maamulka Somaliland ugu baaqeynaa in ay si deg deg ah u joojiso gumaadka ay dadka shacabka ah ku hayso, kalana baxdo ciidankeeda Laascaano iyo deegaanada kale ee Gobolka. Qaran News
-
Dowladda Puntland waxay iyadoo ka duulaysa dagaalka gumaadka ah ee ay Maamulka Somaliland ka waddo Magaalada Laascaanood soo saartay qodobada hoos ku xusan:- 1. Dowladda Puntland waxay cambaareynaysaa xasuuqa ay Ciidamada Maamulka Somaliland ka wadaan Magaalada Laascaano iyo deegaanada hoos yimaada. Waa nasiib darro in Maamulka Somaliland ku tilmaamaan Shacabka Magaalada Laascaano iyo hogaankooda dhaqanka in ay yihiin Argagixiso. 2. Dowladda Puntland waxay caddeynaysaa in aysan qayb ka ahayn dagaalka ka socda Magaalada Laascaanood, uuna yahay dagaal dadka Shacabka ah ee Reer Laascaanood ay isaga difaacayaan gumaadka ay ku hayaan Ciidamada Somaliland ee muddada 15ka sano ahayd ku haysta Shacabka Magaalada Laascaano caburin, dilal qorshaysan, xarig iyo tacadiyo kaleba si ay qori caaraddiis ugu khasbaan rabitaankooda gooni goosadka ah, una hor istaagaan midnimada iyo wadajirka Ummadda Soomaaliyeed. 3. Dowladda Puntland, sidii ay horeyba u sheegtay, waxay soo dhaweynaysaa in dadka Deegaanka oo ay hogaaminayaan Isimada dhaqanka ay aayahooda ka tashadaan. 4. Dowladda Puntland waxay magacaabaysaa Guddi dadka deegaanka kala shaqeeya gurmadka iyo taakuleynta arrimaha bini’aadantinimada. Sidoo kale, Dowladda Puntland waxay hay’adaha Caalamiga ah ugu yeeraysaa in ay gacan ka geystaan sidii gargaar deg deg loo gaarsiin lahaa dadka ku barakacay dagaalka Magaalada Laascaano iyo kuwa dhaawacmayba. 5. Waxaan Maamulka Somaliland ugu baaqeynaa in ay si deg deg ah u joojiso gumaadka ay dadka shacabka ah ku hayso, kalana baxdo ciidankeeda Laascaano iyo deegaanada kale ee Gobolka. The post War-saxaafadeed: Puntland oo sheegtay in aysan qayb ka ahayn dagaalka Laascaanood appeared first on Puntland Post.
-
Las Anod (HOL) - The Somali government has called on Somaliland to respect the desire of the Sool, Sanaag and Ayn communities and urged SSC-Khatuma and Somaliland officials to end the fighting in Las Anod town immediately. Source: Hiiraan Online
-
Somaliland nabad-galyada ay haysato waa mid dadka somalilnad degan ay ka shaqeeyeen, isla markaana midhaheedii ay guranayaan. Lkn nabad-glayadaas faa’iidadeedu kuma koobna reer Somalialnd kaliya, ee Somali oo dhan ayaa ka faa’iidaysata, ugana faa’iidaysata siyaabo badan oo ay ka mid tahay ku dayasho, ku noolaansho, iyo la tartamid. Sidoo kale, markii gobol somaaliyeed uu khal-khal iyo xasilooni la’aan ay ka dhacdo, dhibkiisu Somali oo dhan ayuu gaadhi, haba loo kala badnaadee. Source: Hiiraan Online
-
Xukuumadda Jamhuuriyada Somaliland waxa ay siidaysay maxaabiistii u dhalatay deegaanka kuna dhawaacmay dagaalka ka socda Laascaanood oo eheladoodii lagu wareejiyay maanta waxa sidaa sheegay Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigalinta ahna Af-hayeenka Xukuumadda Somaliland Sulayman Yusuf Koore. “Ciidamadda Qaranka Jamhuuriyada Somaliland oo ku jira iska difaacidda weerarada kaga imanaya kooxaha Argagixisadu waxa ay gacanta ku dhigeen maxaabiis dagaal oo iskugu jira argagixiso, ciidanka PSF ee Maamul Goboleedka Puntland iyo dad deegaanka ah oo la soo qalday.” Source
-
Source
-
Laascaanood (Caasimada Online) – Xukuumadda Somaliland oo goordhoweyd war kasoo saartay dagaalka Laascaanood ayaa shaacisay inay sii deysay maxaabiis ay ku qabsatay dagaalka socda, kuwaasi oo dhaawac kasoo gaaray dagaalka. Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigalinta ahna Afhayeenka xukuumadda Somaliland ayaa sheegay in maxaabiista lasii daayay maanta ay ahaayeen kuwa deegaanka, islamarkaana lagu wareejiyay eheladooda. “Ciidamadda Qaranka Jamhuuriyada Somaliland oo ku jira iska difaacidda weerarada kaga imanaya kooxaha Argagixisadu waxa ay gacanta ku dhigeen maxaabiis dagaal oo iskugu jira argagixiso, ciidanka PSF ee Maamul Goboleedka Puntland iyo dad deegaanka ah oo la soo qalday,” ayuu yiri. “Xukuumadda Jamhuuriyada Somaliland waxa ay siidaysay maxaabiistii u dhalatay deegaanka kuna dhawaacmay dagaalka ka socda Laascaanood oo eheladoodii lagu wareejiyay maanta.” Maxaabiista uu sheegay in Somaliland ay gacanta ku dhigeen ayaa waxay iskugu jiraan argagixiso iyo ciidanka PSF ee dowlad-goboleedka Puntland, lamana oga waxa ay ka yeelayaan maxaabiista kale marka laga reebo kuwa deegaanka oo lasii daayay. Sidoo kale waxa uu sheegay in ciidamada Somaliland ay ku jiraan is-difaac ka dhan ah weeraro uu sheegay in ay ka imanayaan kooxo argagixiso ah, ayada oo la ogyahay in dagaalka u dhaxeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka. Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxaa markale saaka aroortii hore uu dagaal culus dib uga qarxay gudaha magaalada, kaasi oo la sheegay inay soo qaadeen ciidamada Somaliland oo beegsaday fariisin ay ku sugnaayeen ciidamada SSC-Khaatuma. Xaaladda magaalada ayaa aad u kacsan, waxaana la soo wariyay in dagaalka socdo uu ka xoogan yahay kii shalay, islamarkaana uu ku fiday xaafado hor leh. Dadka deegaanka ayaa sheegay inay soo wajahday cabsi xoogan, maadaama uu dagaalku is qabsaday dhowr jiho ah oo magaalada ah. Si kastaba, Dagaalka Laascaanood ayaa sababay dhimashada illaa afartameeyo qof, halka dhaawacana uu ka badan yahay intaasi, waxaana ku jira dad shacab ah oo aan waxba galabsan. The post SOMALILAND oo sheegatay inay maxaabiis ku qabsatay dagaalka iyo siday ka yeeshay appeared first on Caasimada Online.
-
Laascaanood (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo haatan dibad joog ah ayaa war xasaasi ah kasoo saaray xaalada murugsan ee ka taagan magaalada Laascaanood. Farmaajo ayaa marka hore tacsi u diray ehellada dadkii ku dhintay dagaalka dib uga qarxay magaaladaasi, kaas oo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka. “Waxaan murugada la qaybsanayaa ehelada iyo qaraabada dadkii birimageydada ahaa ee ku naf-waayey xaaladda colaadeed ee ka taagan magaalada Laascaanood, aniga oo Alle u weydiinaya in uu hoygooda ka yeelo Jannatul Firdowsa,” ayuu yiri madaxweynihii hore. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in uu khadka talefoonka kula hadlay odayaasha dhaqanka ee SSC, isla-markaana uu la wadaagay tacsida dadkii lagu dilay magaalada Laascaanood. “Waxaan si gaar ah murugada tacsida ula wadaagay Madax-dhaqameedka Deegaanka oo aan khadka talefoonka kula hadlay,” ayuu markale sii raaciyey Maxamed Farmaajo. Dhanka kale waxa uu baaq kasoo saaray xaaladda magaalada Laascaanood, isaga oo sheegay in dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan halkaas aysan xamili karin colaado horleh. “Shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee awalba la daalaadhacayey colaadaha, maanta ma xamili karaan colaad iyo dhibaato hor leh, sidaas awgeed waxaan ku baaqayaa in si degdeg ah loo joojiyo dirirta,” ayuu yiri. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo dagaalka ka socdo Laascaanood uu galay maalintii labaad oo xiriir ah, kaas oo saameyn ku yeeshay dadka shacabka ah ee magaaladaasi. Si kastaba, dagaalkan ayaa sababay khasaare xoogleh oo isugu jiro dhimasho, dhaawac iyo sidoo kale burbur xoogan oo soo gaaray goobihii lagu dagaalamay ee Laascaanood. The post FARMAAJO oo xiriir la sameeyay Odayaasha SSC kadibna arrin la wadaagay appeared first on Caasimada Online.
-
Laascaanood:Muqaal Argagax leh+Oohinta & Baroorta ugaamaysa
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Qaran News
