-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Camaara (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdisalaan Dhabancad oo ka mid ah masuuliyiinta hor kacaysa dagaalka Al-Shabaab looga xoreynayo koonfurta gobolka Mudug ayaa galabta warbaahinta kula hadlay magaalada Camaara oo ah deegaankii ugu dambeeyey ee laga xoreeyey kooxda. Xildhibaanka ayaa sheegay inay halkaas ugu tageen bulsho aad u badan oo u diyaarsan inay dowladnimada garab istaagaan oo Shabaab aan ka dabacararin sida ka dhacday deegaano badan oo horay looga saaray kooxda, kuwaas oo laga waayey dadkii joogi jiray. Xildhibaanka ayaa markii uu arkay sida ay u camirantahay magalada Camara wuxuu yiri, “Maanta waxaa noo shidan Camaara oo aan ugu imaanay dad shidan, si gaar ah ayaan ugu hambalyeynaa dadka ku nool magaaladaan,” ayuu yiri Xildhibaanku. Dhabancad oo fagaare kula hadlay shacabkii laga xoreeyey Al-Shabaab ee Camaara ku noolaa ayaa u sheegay inay ku sii soca doonaan deegaanada weli ka maqan gacanta dowladda, isagoo ku dhiirigeliyey inay iska saaraan cabsida, maadaama aysan jirin wax dib u noqosho ah. “Reer Camaara oo lafahooda ceynsaday ayaan cadowgii ka dul-qaadnay, iskuuladii iyo dugsiyadii waa u furan yihiin oo wax badan ayay kaga horeeyaan deegaanada kale, hadda waxay u baahan yihiin in waxooda wax loogu daro,” ayuu hadalkiisa ku sii daray xildhibaan Dhabancad. Sidoo kale Xildhibaan Dhabancad ayaa dadka reer Camaara u sheegay in go’aan lagu gaaray in Shabaab aan laga harin ilaa inta laga soo afjarayo, sidaas darteed ay cabsida iska saaraan. “Waxaad rumeysataan in dib aan loo laaba doonin oo berri uusan idin qabsa doonin Shabaab-kii la idinka dul qaaday, Soomaaliya oo dhan heshiis Khawaarijta iska xoreyn ah ayaa ka dhacay ee dhankiina ka fuliya,” ayuu yiri Dhabancad. Ugu dambeyntii Xildhibaanka ayaa sheegay in beelaha Habargidir iyo Surre (Dir) ay sameysteen is xulufeysi ka dhan ah Al-Shabaab, sidoo kale dowladda federaalka iyo Galmudug ayuu ka codsaday inay dadka laga xoreynayo argagixisada la soo gaaraan waxyaabaha ka dhiman, si loo ilowsiiyo dhibkii Khawaarijta. Xildhibaan Cabdisalaan Xaaji Axmed Dhabancad ayaa Jimcihii ku dhaawacmay weerar is miidaamin ah oo Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Laas-gacamey oo u dhaxeeya Bacaadweyne iyo Wisil oo xligaas ay joogeen Qoor Qoor, Cabdi Qeybdiid iyo Cabdisalaan Dhabancad. Hoos ka daawo The post Daawo: Dhabancad oo shaaciyey arrin ay Camaara kaga duwan tahay deegaanadii la xoreeyey appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta dowladda Qatar kala wareegay deeq mucaawino ah, taas oo ay guddoontay hay’adda Maareynka Musiibooyinka Soomaaliya, kadib munaasabad ka dhacday dekedda Muqdisho. Waxaa munaasabadda goobjoog ahaa Safiirka Qatar u Fadhiya Soomaaliya,Mudane Cabdalla Binu Saalim Al-nuceymi,Guddoomiyaha hay’adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle, Masuuliyiin katirsan Qatar Charity iyo Xubno ka socday Maamulka Dekadda ee weyn ee magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay hay’adda SoDMA ayaa waxaa lagu faah-faahiyay gagaarka ay dowladdu ka heshay Qatar oo kamid ah dalalka Carbeed ee taageera Soomaaliya “Munaasabadd Kooban oo maanta ka dhacday Dekadda weyn ee Magalaada Muqdisho ayaa Guddoomiyaha hay’adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle waxa uu dowladda Qatar kala wareegay deeq Gargaar mucaawino ah” ayaa lagu yiri warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha SoDMA. Deeqdan ayaa gaareysay 150-Tan oo Timir ah oo loogu talagalay dadka danta yar ee ku dhaqan gudaha dalka, gaar ahaan deegaanada laga xoreeyay Al-Shabaab. “Mucaawinadan ayaa gaaraysa 150-Tan oo Timir ah, waxaana loogu talagalay in la gaarsiiyo dadka dantayar iyo kuwa ku nool deeganadii khawaarijta Al-shabaab laga saaray” ayaa mar kale lagu yiri qoraalka. Maxamuud Macallin, guddoomiyaha hay’adda oo madasha ka hadlay ayaa si ballaaran ugu mahad-naqay dowladda Qatar, isaga oo sheegay inay horay sidaan oo kale uga guddoomeen gargaar ay ugu talagaleen shacabka Soomaaliyeed ee dhibaateysan. Qatar ayaa ka mid ah dowladaha carbeed ee taageera Somalia, waxaana lagu xasuustaa in mar ay aheyd dowladaha ugu dhow Soomaaliya sanadihii uu hoggaamiyey Farmaajo. Xukuumadda Dooxa ayaa sidoo kale taageero u fidisa ciidanka Soomaaliya oo haatan sameynaya dib u kabasho, kadib tababaro caalami ah oo ay heleen, xilli uu dalk ka socdo dagaal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab. Sidoo kale waxay bixisay mashaariic kala duwan oo Soomaaliya laga hirgelinayo oo ku kacaya malaayiin dollar, kuwaasi oo lagu dhaqaaqay qaar kamid ah, kuwa kalena ay yihiin qabyo sida dhismaha waddooyinka, halka kuwa kalena haatan la dhammeystiray. The post DF oo mucaawino kala wareegtay Qatar + Sawirro appeared first on Caasimada Online.
-
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay furitaanka Kalfadhifga 78aad ee Golaha Loo Dhan Yahay ee Qaramada Midoobay oo saaka si rasmi ah uga furmay xarunta Qaramada Midoobay ee New York. Ra’iisulwasaaraha ayaa kulanka loo dhan yahay ka jeedin doona khudbad uu kaga hadlayo xaaladda dalka, waxaana Ra’iisulwasaaraha lagu wadaa sidoo kale inuu golaha markale uu ku celiyo baqii madaxweynaha ee ahaa in Soomaaliya xilligaan laga qaado cunaqabateynta hubka ee saran. Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa khudbad uu ka jeediyey kulan lagu gorfeynayey Hiigsiga Yoolasha Horumarka Waara wuxuu kaga warramay isbeddelada amni, dhaqaale iyo siyaasadeed ee dalku ku tillaabsanayo, waxa u qorsheysan dowladda federalka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Masuuliyiin ka tirsan Jamhuuriyadda Fedealka Soomaaliya iyo Galmudug ayaa maanta gaaray Magaalada Camaara ee koonfurta Gobolka mudug halkaas oo lagala Wareegay dhowaan Al-shabaab. Masuuliyiinta ayaa waxaa Camaara kusoo dhaweeyay Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka. Taliye ku xigeenka Ciidanka lugta Cabdulaahi Aden xuseen Ciro ayaa masuuliyiinta uga warbixiyay Guulihii Ciidamada Xoogga Dalka, Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanku ay soo gaareen. Ciidamada huwanta ah ayaa muddooyinkii dambe howlgallo kale duwan ka waday gobolka Mudug, waxaana muuqata in gobolka badankii laga saaray Al-shabaab deegaanno kooban marka laga reebo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Nuur-dugle (Caasimada Online) –Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Madaale oo maalmahaan safar ku maraayey deegaanada Nuur-dugle, Cadcadey, Cadaanlaxey iyo deegaano kale ayaa maanta fagaare kula hadlay shacabka deegaanadaas, isagoo kala hadlay dagaalka Khawaarijta Al-Shabaab. Guddoomiyaha iyo shacabka deegaanadaas ayaa isku dhaarsaday dagaalka, xilli abaabul xoog leh uu ka socdo dhamaan deegaanada xorta ah ee HirShabeelle. Duqa Muqdisho oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa furinta ayaa shacabkii uu maanta la hadlay u sheegay in shaqadiisii uu kaga soo tegay sidii uu cidiisa ugu garab istaagi lahaa dagaalka ay isaga xoreynayaan Al-Shabaab. Guddoomiyaha ayaa shacabkii uu la hadlayey u sheegay dhulkooda in Shabaab sii joogo inay ceeb ku tahay, iyagoo heysta awood ciidan oo dhexdooda ah iyo garab istaaga dowladda. Duqa Muqdisho sidoo kale wuxuu maanta la hadlay cutubyo ka tirsan ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka, isagoo ku dhiirigeliyey dagaalka Al-Shabaab iyo inay dadkooda ka dulqaadaan dhibaatada kooxda. Dhammaan deegaanada xorta ah ee gobollada Sh/Dhexe iyo Hiiraan ee HirShabeelle waxaa ka socda abaabul dagaal kii ugu cuslaa, waxaana lagu raja weyn yahay in toddobaadyada soo socda ay deegaano badan ciidamo ka soo dhaqaaqaan, si looga adkaado Shabaab-ka ku harsan gobollada dhexe. Dhanka degmada Mahadaay ee gobolka Sh/Dhexe waxaa weli ka socda howlgal lagu soo afjarayo koox Shabaab ah oo dooneysay inay kasoo gudbaan wabiga, si ay uga dagaalamaan degmooyinka iyo deegaanada xorta ah ee Shabeellada Dhexe oo intooda badan sanad ka hor laga xoreeyey. Duqeymihii kooxdaas ku bilowday afar maalin ka hor ayaa weli ka socda aagaas, waxaana laga laayey dagaalyahano badan, umana suurta gelin inay ka soo gudbaan aagga degmada Mahadaay, sidoo kale dadka deegaanka ayaa dagaal toos ah la galay kooxdaas. Ciidamo badan oo dadka deegaanka ah ayaa ku sugan aagga Mahadaay, kuwaas oo diyaaradaha ku garab siinaya in lasoo afjaro kooxda Al-Shabaab ee isku dayday inay ka soo gudubto jiinka Wabiga Shabeelle, si ay uga dagaalamaan deegaanada xorta ah ee Sh/Dhexe, taas oo hadii ay u suurtagasho culeyska ka yareyn kartay Shabaab-ka ku go’doonsan Galgaduud iyo qeybo yar oo ka mid ah Sh/Dhexe. Hoos ka daawo guddoomiye Madaale The post Daawo: Madaale iyo shacabka Nuur-dugle oo isku dhaarsaday dagaalka Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.
-
Suldaan Axmed Cismaan Cadde-gude, ayaa maanta ku dhawaaqay in guud ahaan jabhaddii Gacan-libaax hubkii wareejisay islamarkaana hawshaasi soo dhammaatay. “Gelinkii hore-na warar xunxun ayaad maqasheen, laga bilaabo saacadaa cid ku metelaysa jabhadda Gacan-labaax oo dayday ku noqonaysaa ma jirto” Cadde-gude. Source
-
Xisbiga WADDANI ayaa cambaareeyey falkii ay saaka gaadiidka ku dhaceen qaar ka mid ah jabhada buurta gaca-libaax. Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Waddani mudane Waabeye oo saxaafada la hadlay ayaa dhinaca kale u mahadceliyey gudiga beelaha West Burco Clan oo uu ku amaanay sida xilkasnimada leh ee ay nabada ugu soo dhameeyeen jabhadii buurta Gaca-libaax. Source
-
Munaasabadd Kooban oo maanta ka dhacday Dekadda weyn ee Magalaada Muqdisho ayaa Guddoomiyaha hay’adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle waxa uu dowladda Qatar kala wareegay deeq Gargaar mucaawino ah. Goobta deeqdaan lagula kala wareegayey waxaa ku sugnaa Safiirka Dowladda Qatar u Fadhiya Soomaaliya,Mudane Cabdalla Binu Saalim Al-nuceymi,Guddoomiyaha hay’adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle, Masuuliyiin katirsan Qatar Charity iyo Xubno ka socday Maamulka Dekadda. Mucaawinadan ayaa gaaraysa 150-Tan oo Timir ah,waxaana loogu talagalay in la gaarsiiyo dadka dantayar iyo kuwa ku nool deeganadii Al-shabaab laga saaray, waxaana ay kusoo aadaysaa xilli dhowaan magaalada Doha ee dalka Qatar uu ku tagay safar isaga oo la kulmay mas’uuliyiinta dalkaas ugu sareysa. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
In the world of gastrointestinal cancers, hope and innovation thrive at Acıbadem. Specializing in the comprehensive, personalized, and collaborative treatment of esophageal, stomach, colorectal, pancreatic, and liver cancers, our mission at Acıbadem is to transform lives with exceptional and compassionate care. Source: Hiiraan Online
-
Brussels (Caasimada Online) – The European Union has pressed the pause button on its financial assistance to the World Food Programme (WFP) in Somalia. The decision came to light after two senior E.U. officials unveiled this move to Reuters, pointing to a U.N. investigation that unearthed rampant misappropriation and theft of famine-relief aid in the nation. However, the specifics of this funding halt remain under wraps as Balazs Ujvari, the European Commission spokesperson, stated, “So far, the E.U. has not been informed by its U.N. partners of a financial impact on EU-funded projects,” further emphasizing the E.U.’s unwavering stance against any form of corruption or misconduct. The alarming details of the U.N. probe were laid bare in a “strictly confidential” report dated July 7, commissioned by U.N. Secretary-General Antonio Guterres. Devex, an international development-focused media, brought these findings to the forefront, illustrating how internally displaced persons (IDPs) were forced to relinquish a significant portion of their cash assistance under the threat of eviction, arrest, or removal from beneficiary rolls. To make matters worse, this misuse was unrestricted to a few isolated cases. The U.N. report underscored the systemic nature of this diversion, tracing instances of aid misdirection at every one of the 55 IDP sites in Somalia. Implications and international responses Somalia’s predicament has far-reaching implications, especially considering the country received over $1 billion in donations last year, of which more than $7 million came from the European Commission. On the other hand, individual E.U. nations also contributed vast sums on a bilateral basis, leaving the potential suspension of their aid a matter of speculation. In a related vein, three months prior, both the WFP and the U.S. Agency for International Development (USAID) had stopped food assistance to Ethiopia, reacting to similar concerns of aid misallocation. While the European Commission has allocated 10 million euros ($10.69 million) to Somalia and Ethiopia through the WFP, the specifics of the financial interruption remain indistinct. In the meantime, the U.S., being Somalia’s most generous humanitarian donor, has expressed its commitment to ensuring aid transparency and the welfare of its beneficiaries. An anonymous USAID official emphasized the disparities between the situations in Ethiopia and Somalia, ensuring no plans to halt food support in Somalia. The bigger picture The backdrop to this unfolding drama is a nation grappling with its worst drought in decades, putting millions of lives at risk. Although last year’s famine was fortunately averted, approximately 43,000 people, including 21,500 children under five, succumbed to the drought’s ramifications. With 3.8 million displaced individuals, Somalia grapples with one of the world’s highest displacement rates. A weakened governmental structure, a persistent Islamist insurgency, and the marginalization of minority clans exacerbate the country’s aid distribution dilemma. In 2011, following revelations of aid pilfering during a severe famine, humanitarian entities transitioned primarily to cash-based transfers, deemed less susceptible to corruption. However, the recent U.N. investigation presents a grim reality. Dominant local clans’ “gatekeepers” manipulate their power over camp access and food beneficiary lists, pressuring IDPs into making payments. The report also implicates members of the security forces in intimidation tactics, while some humanitarian workers allegedly collaborate with these gatekeepers. As the world watches, there’s a pressing need to address these issues, especially with the U.N. highlighting a $2.6 billion requirement for Somalia’s humanitarian relief this year — a goal currently funded at a mere 36%. The post EU pauses funding amid Somalia aid scandal appeared first on Caasimada Online.
-
Burco (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya Somaliland ayaa sheegaya in maanta dabley ka tirsan jabhadda hubeysan ee ku sugan buurta Gacan-Libaax ay weerar ka gaysteen magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ee waqooyiga Soomaaliya. Kooxda weerarka gaysatay oo ku socotay saddex baabuur ayaa afduubatay baabuur Lan kurusar ah oo ay leedahay xukuumada Somaliland, kaas oo ay xoog ku kaxeysteen. Ilo deegaanka ah ayaa innoo sheegay in gaariga la faduubtay uu leeyahay maareeye ku xigeenka Wakaaladda Biyaha Burco, sidoo kale waxay qaateen telefoonkii maareeyaha. Xaaladda ayaa haatan kacsan, waxaana howlgallo wada ciidanka Booliska magaalada Burco oo dabagal ku haya kooxda ka dambeysay falkaasi oo meesha isaga baxsatay. Waa weerarkii 3-aad oo ay jabhaddani ka gaysaneyso deegaanada Somaliland, waxayna aheyd dhowaan markii ay kooxdani afduubatay gaari ay leedahay dowladda oo ku sugnaa degmada Dhoqoshay ee isla gobolka Togdheer, inkasta oo ay markii dambe sii daayeen. Arrintan ayaa kusoo aadeyso, iayadoo Jabhadda buurta Gacan-Libaax ay ku gacan seertay go’aankii Somaliland oo dhowaan shaacisay inay cafis u fidineyso, haddii ay hubka dhigto. Xubno u hadlay jabhadda ayaa ku goodiyay in ay sii wadi doonaan halgankooda, isla-markaana waxa ay wacad ku mareen inay aysan dhigi doonin hubka. Jabhadda Buurta Gacan Libaax saldhigga ka dhigatay ee u badan beesha Garxejis Isaaq ayaa diidan muddo kororsiga madaxweyne Muuse Biixi loo sameeyey, qabasho la’aanta doorashada iyo inaan loo sineyn Somaliland. Si kastaba, Somaliland ayaa waxaa arrintaan usii dheer xaalado is biirsaday, sida dagaalka ka socda magaalada Laascaanood iyo muranka hareeyay doorashooyinka maamulkaasi. The post Jabhadda buurta Gacan-Libaax oo afduub kale ka gaysatay Somaliland appeared first on Caasimada Online.
-
Jabhada buurta Gacanlibaax ayaa maanta raacii labaad iyo baabuurtii ay hor u afduubteen ku wareejiyay gudida beelaha West Burco Clan waxana ay sheegeen in iyaga wax danbe oo matalyaa ayna jirin isla sidaasina ay nabadii ku qaateen. Waxana ay beeniyeen in shuftada baabuurta afduubanaysaa ayna iyaga ka tirsanayn haday noqoto kuwii Shoqoshay tagay iyo kuwa maanta baabuurka Burco ka afduubtay Afhayeenka jabhadaasi u hadlay waxa uu sheegay in ayna wax danbe oo buurtaasi kaga hadhay ayna jirin, wixii faldanbiyeed haystana ay meel uga soo wada jeedsanayaan. Jabhadii Gacanlibaax sidaasi ayay ku soo afjarantay maanta qofkii magaceeda is yidhaa ku qadhaabana waa danbuile waana in xukuumaddu talaabo adag ka qaadaa sidaasi waxa yidhi mid ka mid ah ciidanka jabhadaasi ee nabada qaatay kana faa’iidaystay cafiskii xukuumadda iyo waanadii hogaamiye dhaqamoodkooda Qaran News
-
Lamu (Caasimada Online) – A tragic event unfolded near the border of Kenya and Somalia, as a military helicopter crash resulted in the death of at least eight individuals. The incident took place in Lamu County, situated in coastal Kenya, where the Kenyan defense forces are actively involved in operations to counteract the activities of the al-Qaida-linked extremist group al-Shabab. As provided by credible security agents—who wished to remain anonymous due to restrictions on speaking with the press—the helicopter had no survivors. Every military personnel and crew onboard tragically lost their lives. Investigations begin The Kenyan Department of Defense (DoD) confirmed this grim event, revealing that the crash occurred during a night patrol mission. In their official statement, the DoD announced the initiation of a comprehensive investigation. “A Board of Inquiry has been constituted and dispatched to the scene to establish the cause of the crash,” they shared. However, one ambiguity that remains is the exact number of casualties. While the security agents have cited a specific number, the DoD refrained from mentioning an explicit count even as they expressed their condolences to the affected families. Kenyan presence in Somalia To fully understand the gravity and context of this event, it’s imperative to explore Kenya’s role in the neighboring nation of Somalia. Kenyan troops have been present in Somalia since 2011, operating under the banner of the African Union Transition Mission. Their primary objective was to assist in the combat against al-Shabab. However, the dynamic in the region is undergoing a notable shift. There’s an ongoing discourse regarding the withdrawal of the multinational forces from Somalia, entrusting the Somali military with the sole responsibility of ensuring their nation’s security. This transition comes in light of the election of Hassan Sheikh Mohamud as Somalia’s president in May of the previous year, followed by a consequential offensive against al-Shabab by the Somali military. Yet, it’s crucial to recognize that al-Shabab’s retaliations have been vehement, with a marked surge in attacks within Kenya, leading to the deaths of dozens in the border areas. Although its cause remains to be determined, the recent helicopter crash underscores the volatility and challenges that define the Kenyan-Somali border region. As investigations continue, the incident serves as a grim reminder of the ongoing conflict and the price paid by those who strive for peace in the region. The post Kenyan helicopter crash kills eight near Somalia appeared first on Caasimada Online.
-
Nairobi (Caasimada Online) – Faah-faahinp dheeraad ah ayaa kasoo baxaya diyaarad nooca helicopter-ka ah oo ay lahaayeen ciidamada dalka Kenya oo maanta ku burburtay agagaarka xadka ay wadaagaan labada dal ee dariska ah Soomaaliya iyo Kenya. Diyaaraddan oo aheyd nooca qumaatiga u kacda ayaa mar qura soo dhacday, mana cadda illaa iyo hadda waxa sababay shilkaasi. Sida ay shaaca ka qaaday waaxda difaaca Kenya, diyaaraddan oo ay lahaaneen ciidanka cirka ee dalkaa ayaa burburtay, xilli ay ku jirtay howlgal roondo ah. Shilka kadib, waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka, si ay uga horetgaan dhaq-dhaqaaq ay Al-Shabaab ka sameeyaan halkaasi. Sidoo kale dowladda Kenya ayaa goobta u dirtay guddi xaqiiqo raadin ah oo baaritaan rasmi ah kusoo saameeya dhacdadaasi, si loo ogaado waxa sababay. Dhanka kale, ilo wareedyo ku dhow laamaha amniga Kenya oo qariyay magacadood ayaa Wakaalada Warar ee AP u sheegay in dhamaan ay geeriydoo askarii la socotay diyaaradda. Ma ahan dhacdo ugub ah, waxaana horay u jirtay in diyaarado milatari oo ay leedahay Kenay ay ku dhaceen gobolka Waqooyi Bari, kuwaas oo qaarkood la socdeen mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda, kadib markii ay ku yimaadeen cilado lama filaan. Si kastaba, diyaaradaha dagaalka Kenay ayaa duqeymo ka gaysta deegaanada dhaca Xada iyo gobolka Gedo, halkaas oo uu khasaaraha ugu badan kasoo gaaro dadka rayidka ah. The post Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Kenya oo ku burburtay xadka Somalia appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo Qatar oo yeeshay wad-hadallo gaar ayaa arrimo xasaasi ah ka wada-hadlay, kadib markii ay kulmeyn wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim iyo safiirka dowwladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Safiir Dr. Abdolla Salem Alnuaimi. Labada mas’uul ayaa kulankooda diiradda ku saaray arrimo ay kamid yihiin shaqo abuurka iyo xirfad siinta bulshada, kor u qaadista wada shaqeynta, iskaashiga iyo mashariicda ay isla wadaan wasaaradda iyo dowwladda Qatar. Wasiir Maxamed Cilmi ayaa Danjire Abdolla Salem Alnuaimi uga xog-waramay dedaallada ay wasaaraddu ka waddo kor u qaadista shaqo abuurka iyo horumarinta xirfadaha bulshada, gaar ahaan dhallinyarada. Dhankiisa safiirka Qatar oo madasha ka hadlay ayaa shaaca ka qaaday in xiriirka labada dal uu yahay mid soo jireen ah oo u baahan in la sii xoojiyo. Sidoo kale wuxuu ballan-qaaday inuu la shaqeyn doono wasaasaradda shaqada iyo arrimaha bulshada, si ay ugu guulaysto howlaha adag ee horyaallla. Ugu dambeyn wasiirka ayaa uga mahadceliyay safiirka soo dhaweynta quruxda badan, isaga oo sidoo kale ballan qaaday xoojinta xiriirka. Qatar ayaa ka mid ah dowladaha carbeed ee taageera Somalia, waxaana lagu xasuustaa in mar ay aheyd dowladaha ugu dhow Soomaaliya sanadihii uu hoggaamiyey Farmaajo. Xukuumadda Dooxa ayaa sidoo kale taageero u fidisa ciidanka Soomaaliya oo haatan sameynaya dib u kabasho, kadib tababaro caalami ah oo ay heleen, xilli uu dalk ka socdo dagaal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab. Sidoo kale waxay bixisay mashaariic kala duwan oo Soomaaliya laga hirgelinayo oo ku kacaya malaayiin dollar, kuwaasi oo lagu dhaqaaqay qaar kamid ah, kuwa kalena ay yihiin qabyo sida dhismaha waddooyinka, halka kuwa kalena haatan la dhammeystiray. The post Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah + Sawirro appeared first on Caasimada Online.
-
Wasaaradda Hawlaha Guud oo Bannaynaysa Suuqyada Magaalooyinka Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka hawlaha guud dhulka iyo guriyeynta Mudane Mustafe Maxamuud Cali Bile, ayaa shaaca ka qaadaay in qorshe ay ka wasaarad ahaan doonayaan inay ku baneeyaan dhammaan suuqyada dalka. Wasiirku waxa uu sheegay in jidadka ay banayntiisa bilaabayaan ay ugu horeysiinayaan ka Wajaale iyo Gobanimo ee magaalada Hargeysa. Sidoo kale wasaaradda hawlaha guud ayaa magaaladda Wajaale ka bilawday inay banayso waddooyinka xidhan, isla markaana nadiifiso dhamaan intii uu waxyeeladu ka soo gaadhay dabkii baabi’iyay. Dabkan ayaa baabiiyey meherado ganacsi oo fara badan. Suuqa Wajaale ee dabku halakeeyay waxa kormeeray wasiiro xukuumadda Somaliland si ay qiimeyn ugu sameeyaan baaxada goobaha ganacsi ee dabku hala keeyay inta ay le’eg tahay. Gaba-gabadii wasiir Mustafe wuxu faray in ganacsatadu muddo saddex cisho gudaheed ah ay ku furaan barandayaasha, ciddii diida waxa uu ku wargeliyay in ay awood u adeegsan doonaan. Qaran News
-
New York (HOL) - Somali Prime Minister Hamse Abdi Barre met with US Congresswoman Ilhan Omar in New York City on Tuesday to discuss the country's political, security, economic, and social processes. Source: Hiiraan Online
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Xubnaha cusub ee Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markaan Arkay: Xeerka Komishanka Xuquuqul Aadamaha, Xeer Lr. 39/2010; Markaan Helay: Qoraalka Guddida Xulista Xubnaha Komishanka Xuquuqul Aadamaha; Markaan Tixgeliyey: Ahmiyadda Komishanka Xuquuqul Aadamuhu u leeyahay Dhismaha, Sumcadda iyo Horumarka Qaranka; Markaan Sameeyey: La-tashi; Waxaan Go’aamiyey; In laga bilaabo taariikhda maanta aan u magacaabo xubnaha hoos ku xusan in ay noqdaan Xubnaha Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka: Tir Magaca Xilka Maxamed Baaruud Cali Xubin Maxamed Xasan Caalin Xubin Mustafe Cali Cismaan Xubin Baashe Maxamuud Faarax Xubin Maxamed Jaamac Ibraahin Xubin Cabdiraxmaan Cismaan Cabdulle Xubin Muuse Jaamac Cigge Xubin [ Xubnahan oo sida sharcigu dhigayo ay soo xuleen Guddida xulista xubnaha Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka oo madaxweynaha Qaranka u soo gudbiyey 14 xubnood si uu ugala soo baxo madaxweynuhu todobadan xubnood kuna magacaabo wareegto Madaxweyne, Sidaa darteedna todobada xubnood ee kalena u noqdaan keyd xubnahaa madaxweynuhu ku magacaabay wareegtada. ALLAA MAHAD LEH Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland. Source
-
Mogadishu ( PP Editorial) — The revelation that a coterie of landowners, local authorities and members of security forces have forced Internally Displaced Persons in Somalia to pay up some of the money and food they had received as aid rekindles memories of the 1992 man-made famine. Time magazine cover on US-led humanitarian intervention in 1992. In 1992 the UN Somalia representative Mohamed Sahnoun was downplaying the impact of the man-made famine by making a speech at Tirbuunka. Sahnoun was promoting the political programme of Somali warlords to a point of misinforming the UN Secretary-General Boutros Boutros-Ghali about the situation in Southern Somalia. Sahnoun had to resign in October 1992 after Boutrus shared with him evidence that the Algerian envoy had not told the United Nation the gravity and causes of the famine in Somalia. On December 4 1992 the outgoing US President George H. Bush delivered a speech to explain the rationale for the US-led humanitarian intervention. “I want to talk to you today about the tragedy in Somalia, and about a mission that eases suffering and saves lives. The scope of suffering is hard to imagine. Already over a quarter million people, as many as people living in Buffalo New York have died in the Somali famine. One and a half million could starve to death… truck convoys from Somalia’s ports were blocked” said President Bush, who made it clear that Somali warlords and their militias caused the famine. Thirty-one years after the historic humanitarian intervention, Somalia is in the headlines again for reasons reminiscent of the 1992 aid diversion and the subsequent famine. The belated United Nations investigation into aid diversion in Somalia reflects failure to learn from mistakes on the part of the United Nations Operation in Somalia. Somalia in 2023 is different from Somalia of 1993 when the concept of failed state and ungoverned spaces were not in vogue and before the Horn of Africa had become a base of transnational terrorism and avaricious politicians who gain from weak institutions and elite bargain. Sahnoun at Tiribuunka early 1992 In the absence of a national political reconciliation to make the political field level, the risk to IDPS will increase because they are accommodated in camps located in areas controlled by powerful clan militias and associated administrations. There are no protection mechanisms for IDPs. This political power asymmetry is rooted in the 4.5 discriminatory, power sharing system. The United Nations should disclose administrations and persons responsible for forcing IDPs to shell out some of the money they received as aid from donor countries. Disclosure will pave the way for efforts to put in place protection mechanisms for IDPs. This is one way the United Nations can demonstrate that it is keen to learn from its mistakes. © Puntland Post, 2023 The post UN has not learned from the 1992 Somalia famine appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Midowga Yurub ayaa hakiyay dhaqaalihii uu siin jiray hay’adda cunnada adduunka ee WFP ee Soomaaliya. Hakintaan oo lagu sheegay inay tahay mid kumeel-gaar ah ayaa timid kadib markii baaritaan ay sameysay Qaramada Midoobay lagu ogaaday xatooyo baahsan iyo ku takrifalka lagu sameeyay gargaarka. Mid kamid ah saraakiisha sare ee Midowga Yurub ayaa sheegay in go’aanka la qaatay kadib markii baaritaanka Qaramada Midoobay lagu ogaaday in xatooyo baahsan lagu sameeyay gargaarka loogu tala-galay dadka nugul. Baaritaanka QM ayaa sidoo kale waxaa lagu ogaaday in mulkiilayaasha dhulka, maamulka deegaanka, xubno ka tirsan ciidamada ammaanka iyo shaqaalaha samafalka ay dhamaantood ku lug leeyihiin arrintaan. Xubnahaan ayaa la sheegay in barakacayaasha iyo guud ahaan ka faa’iideystayaasha ay ku khasbeen inay bixiyaan kala bar kaalmada lacagta caddaanka ee WFP ay ka helaan, iyada oo loogu handadayo in la xirayo ama laga saarayo diiwaan-gelinta liisaska ka faa’iideystayaasha kaalmadda caalamiga. Sarkaalkan oo magaciisa la qariyay ayaa waxa kale oo uu tilmaamay in gargaarka dib loo soo celin doono marka ay WFP buuxiso shuruudo dheeraad ah, oo la hordhigay xilligaan, si looga fogaado musuqa gargaarka. Shuruudaha dheeraadka ayaa la sheegay inay kow ka tahay oo mudnaanta la siinayo in la kala shaandheeyo la-hawlgalayaasha hay’adda ee ku sugan Soomaaliya. Midowga Yurub ayaa in ka badan 7 Milyan oo doollar ku siiyay WFP sannadkii tegay, wuxuuna ujeedka ahaa in dhaqaalaha uu siiyo barnaamijka cuntada adduunka ee QM looga hortago macluusha Soomaaliya. WFP kama aysan jawaabin go’aanka kasoo baxay Midowga Yurub ee uu ku hayay dhaqaalihii uu siin jiray. Si kastaba, saddex billood kahor unbey aheyd markii WFP iyo USAID ay hakiyeen cuntadii gargaar ee ay siin jireen dalka Itoobiya si ay uga jawaaban xatooyada baahsan ee lagula kaco gargaarka iyo barnaamijyada kaalmada lacageed. The post Midowga Yurub oo hakiyay dhaqaale uu siin jiray Soomaaliya kadib arrin uu ogaaday appeared first on Caasimada Online.
-
Degaanka 22-aad ee duleedka bari ee magaalada Garoowe, waxaa maanta lagu qabtay munaasabad dhaqameed ballaaran oo lagu caleema-saaray nabaddoon cusub. Munaasabadda ayaa lagu caleema-saaray nabaddoonka cusub ee beesha Maxamed Muuse ee Axmed Khayr (Ciise Maxamuud), nabaddoon Cabdi Hodon Maxamuud Shirwac oo ku soo biiray bahda dhaqanka Soomaaliyeed. Munaasabadda oo ahayd mid si weyn loo agaasimay, waxaa ka qayb-galay mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Puntland, bahda dhaqanka oo ay hoggaaminayaan islaan Ciise islaan Maxamed iyo suldaan Siciid Maxamed Garaase iyo sidoo kale marti sharaf ballaaran. Mas’uuliyiinta dowladda iyo bahdii dhaqanka ee ka qayb-galay caleema-saarka nabaddoonka, oo ay u horreeyaan isimada ayaa dhammaantood soo dhaweeyay nabaddoonka cusub, waxaana ay ilaahay uga baryeen in uu u ku asturo xilka loo igmaday. Halkaan ka eeg sawirada munaasabadda PUNTLAND POST The post Garoowe: Nabaddoon Cabdi Hodon Maxamuud Shirwac oo maanta lagu caleema-saaray degaanka 22-aad appeared first on Puntland Post.
-
The European Union executive has temporarily suspended funding for the World Food Programme (WFP) in Somalia, two senior EU officials told Reuters on Monday, after a U.N. investigation found widespread theft and misuse of aid meant to avert famine. The European Commission gave more than $7 million in aid to the WFP’s operations in Somalia last year, a fraction of the donations of more than $1 billion it received, U.N. data shows. EU member states gave much more money on a bilateral basis. It was not immediately clear whether any would also suspend aid. Balazs Ujvari, a spokesman for the European Commission, neither confirmed nor denied specifically a temporary suspension but said: “So far, the EU has not been informed by its U.N. partners of a financial impact on EU-funded projects. “Nevertheless, we will continue to monitor the situation and abide by our zero-tolerance approach to fraud, corruption or misconduct.” The WFP did not immediately respond to requests for comment. One senior EU official said the decision was taken after the U.N. investigation concluded that landowners, local authorities, members of the security forces and humanitarian workers were all involved in stealing aid intended for vulnerable people. The official, who spoke on condition of anonymity, said the aid would be restored after the WFP met additional conditions, such as vetting of partners on the ground in Somalia. The second senior EU official confirmed that. A third source, also an EU official, said the Commission was “cooperating actively with WFP to resolve systemic defects” but said no aid was suspended at this stage. The July 7 report, marked “strictly confidential,” was commissioned by U.N. Secretary-General Antonio Guterres, according to a copy reviewed by Reuters. Its contents were first published on Monday by Devex, a media outlet focused on international development. It cited internally displaced persons (IDPs) as saying they were coerced into paying up to half of the cash assistance they received to people in positions of power in the face of threats of eviction, arrest or de-registration from beneficiary lists. Three months ago the WFP and the U.S. Agency for International Development (USAID) suspended food aid to neighboring Ethiopia in response to the widespread diversion of donations. The European Commission contributes 10 million euros ($10.69 million) to Somalia and Ethiopia via the WFP, with the suspension covering part of that, according to one of the senior EU officials. The United States is by far Somalia’s biggest humanitarian donor. Last year, it contributed more than half of the $2.2 billion of funding that went to the humanitarian response there. USAID spokesperson Jessica Jennings said in a statement the United States was working to understand the extent of the diversion and was “already taking steps to protect beneficiaries and ensure taxpayer money is used to benefit vulnerable persons in Somalia, as intended.” An official of the agency, speaking on condition of anonymity, said the situations in Ethiopia and Somalia were different and USAID was not planning to pause food assistance in the latter. A U.S. Congressional source said the decision to suspend aid in Ethiopia was, in part, related to the uniquely hands-on role of the federal government there in distributing food assistance, which has long made donors uneasy. “The widespread theft of food assistance in Ethiopia was abhorrent, but was also an opportunity to change the way it is provided,” said the source, who spoke on condition of anonymity. The Somali Disaster Management Office, which coordinates the government’s humanitarian response, said in a statement on Monday that Somali authorities were committed to investigating the U.N. report’s findings, while adding that current aid delivery systems operate “outside of the government channels”. Guterres’ office did not immediately respond to requests for comment. ‘WIDESPREAD AND SYSTEMIC’ Donors boosted funding to Somalia last year as humanitarian officials warned of a looming famine due to the Horn of Africa’s worst drought in decades. Famine was averted, official data shows, but as many as 43,000 people, half of them children younger than five, died last year as a result of the drought, researchers estimate. The U.N. report did not attempt to quantify the amount of aid diverted but said its findings “suggest that post-delivery aid diversion in Somalia is widespread and systemic”. Investigators found aid diversion at all of the 55 IDP sites in Somalia from which they collected data, the report said. Some 3.8 million people are displaced in Somalia – one of the highest rates in the world. Aid distribution has been a problem in Somalia for decades, complicated by weak government institutions, widespread insecurity stemming from an Islamist insurgency and marginalisation of minority clans. Since revelations of aid theft during a 2011 famine, humanitarian agencies have converted most of their assistance to cash-based transfers that some officials have presented as less vulnerable to corruption. The U.N. report was the latest evidence that cash-based systems can be exploited too. It identified a variety of perpetrators, led by so-called “gatekeepers,” powerful individuals from dominant local clans. These gatekeepers leverage their influence over access to camp sites and food beneficiary lists to coerce payments from IDPs, the report said. Members of security forces also play a role by intimidating and sometimes arresting those who refuse to pay, while some humanitarian workers collude with gatekeepers to pocket stolen funds, the report said. While famine has been averted for now, the report warned that inadequate humanitarian funding could imperil fragile progress. Aid budgets are under strain globally, with just 36% funded to date of the $2.6 billion the U.N. says is needed this year for Somalia’s humanitarian response. Source: Reuters The post EU temporarily holds back food aid in Somalia after UN finds widespread theft appeared first on Puntland Post.
-
The Media Association of Puntland (MAP) and the Puntland Ministry of Information, Telecommunications, Technology, Tourism, Culture and Heritage (MOITTCH) have recently completed a series of media trainings on the effective use of digital media. 81 journalists, half of whom were female, took part in a 12-day training programme in the Puntland cities of Garowe, Bosaso, and Galkayo in August and September 2023. “You’ve been invited to this training in order to enhance your professional media skills. In recent years, there has been a notable shift in the functioning of the media, necessitating that media workers remain cognizant of this significant change to prevent being left behind” Mohamed Dahir, the chairperson for the Media Association of Puntland (MAP) said. The MAP chair said that journalists should reflect upon the means via which media reports can be effectively disseminated. Consequently, it is imperative for journalists to stay informed about the latest advancements in technology and the functioning of contemporary media platforms. This statement was made at the inaugural session of a training event conducted in Galkayo. Speaking at the event’s start, the Director General of the Puntland Ministry of Information, Mohamed Isse Osman, emphasized that the ministry, in collaboration with MAP, has been and will continue to support Puntland journalists in developing their professional media capacity; therefore, every journalist would not get the same opportunities you have today; therefore, take lessons enthusiastically and professionally, and impart what you have learned to others. I would like to thank the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) for its continued support for Somali journalists and Puntland journalists in particular, and I would also like to encourage journalists to take part in training sessions. We anticipate such cooperation from the UN in the future, but journalists should not squander the resources and energy expended during training days. According to Mr. Mohamed Isse, Director General of the Ministry of Information. These media trainings were developed after the Ministry of Information and MAP conducted a collaborative assessment of journalists’ requirements and chose this topic based on their findings. The post With UN support, the Media Association of Puntland and the Puntland Ministry of Information trained 81 journalists appeared first on Puntland Post.
