Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Hey’adda Maareynta musiibooyinka qaranka iyo xubnaha dowlad goboleedyada ayaa wadajir usoo saaray go’aanno lagu joojiyey in laga ganacsan karo gargaarka hey’addu ay bixiso ee la siiyo dadka Barakacayaasha ah, kuwas oo marar badan lagu arkay isaga oo dib loogu iibinayo suuqyada dalka. Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay inaan maanta wixii ka dambeeyo tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono cid walba oo lagu arko iyaga oo ku lug leh falkaas, sida ;agu cadeeyay bayaanka soo baxay, tallaabadaan ayaa looga hortagayaa in la musuqmaasuqo Gargaarka Bini-aadanimo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  2. Dhusamareb (HOL) - A delegation led by the Speakers of the Lower House and the Upper House, Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe and Abdi Hashi Abdullahi, along with lawmakers, arrived in Dhusamareb, the administrative capital of Galmudug state, on Thursday. Source: Hiiraan Online
  3. Mogadishu (HOL) - The Somali Disaster Management Agency (SoDMA) and the Ministries of Humanitarian Affairs and Disaster Management at both federal and regional levels have jointly prohibited the trading of aid intended for Somalia. Source: Hiiraan Online
  4. Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan looga hadlayay taageerada arrimaha xasilnta, u-diyaar garowga Duufaanta El-Nino iyo xoojinta deeqaha iyo gargaarka la yeeshay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Juma Al-Rumaithi. Dhinacyadu waxa ay isla garteen muhiimadda ay leedahay in deg-deg looga jawaabo baahiyaha bani’aadannimo ee ka jira goobaha laga xoreeyo Al-shabaab, in wadajir loogu diyaar-garoobo ka hor tagga iyo ka daba-tagga saameynta la filayo ee Duufaanta El-Nino iyo in Dowladda Imaaraadka xoojiso dadaallada deeq-bixinta iyo maalgalinta mashaariicda adkeysiga iyo soo kabashada. Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, wuxuu sidoo kale safiirka kala hadlay sidii ay nooga gacan siin lahaayen fududeynta kulama doceedka hay’adaha dhigeenna ee dunida marka la gaaro shirka COP28 oo dalkaas ka furmaya bisha November ee soo aaddan. Danjire Axmed Juma Al-Rumaithi ayaa dhankiisa ballan-qaaday u howl-galidda qodobbada laga wadahadlay wuxuuna xusay in Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ay gacanta ku heyso qorshayaal maalgalin oo wax ka taraya la qabsiga iyo u adkeyga cilimida, isla-markaana mashaariicdaas la soo mari doono hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  5. Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan looga hadlayay taageerada arrimaha xasilnta, u-diyaar garowga musiibada El-Nino iyo xoojinta deeqaha iyo gargaarka la yeeshay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Juma Al-Rumaithi. Dhinacyadu waxa ay isla garteen muhiimadda ay leedahay in deg-deg looga jawaabo baahiyaha bani’aadannimo ee ka jira goobaha laga xoreeyo argagixisada, in wadajir loogu diyaar-garoobo ka hor tagga iyo ka daba-tagga saameynta la filayo ee musiibada El-Nino iyo in Dowladda Imaaraadka xoojiso dadaallada deeq-bixinta iyo maalgalinta mashaariicda adkeysiga iyo soo kabashada. Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, wuxuu sidoo kale safiirka kala hadlay sidii ay nooga gacan siin lahaayen fududeynta kulama doceedka hay’adaha dhigeenna ee dunida marka la gaaro shirka COP28 oo dalkaas ka furmaya bisha November ee soo aaddan. Danjire Axmed Juma Al-Rumaithi ayaa dhankiisa ballan-qaaday u howl-galidda qodobbada laga wadahadlay wuxuuna xusay in Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ay gacanta ku heyso qorshayaal maalgalin oo wax ka taraya la qabsiga iyo u adkeyga cilimida, isla-markaana mashaariicdaas la soo mari doono hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya. The post Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo si weyn uga wada hadlay Arrimaha Gargaarka banii’aadanimo appeared first on Puntland Post.
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo haatan ku sugan furimaha dagaalka, gaar ahaan goboka Shabeelaha Hoose ayaa ka hadlay arrimo ku aadan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee haatan ka socda inta badan gobollada dalka. Jeesow ayaa ugu horreyn taageero u muujiyay madaxweynaha dowladda federaalka oo isugu hoggaaminayo dagaalkan oo jab xoogan lagu gaarsiiyay kooxda Al-Shabaab. Sidoo kale waxa uu tilmaamay haddii aan la garab istaagin madaxweynaha, inta uusan dhammaanin muddo xileedkiisa ay suuragal tahay inuu dalka u gacan galo Al-Shabaab, sida uu hadalka u dhigay. “Madaxweynaha waan u hambalyeynaa fikir fiican ayuu qabtay, haddii madaxweyne Xasan muddo xileedkiisa aanan Al-Shabaab laga saarin dalka, iyaga ayuu gacanta u galaa, waa wax aan aaminsanahay” ayuu yiri Jeesow, kadib wareysi uu siiyay Telefishinka Somali Cable. Waxaa kale oo uu ku baaqay in la garab istaago madaxweynaha iyo ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee haatan dagaalka adag kula jiro Al-Shabaab, si ayaga looga adkaado. “Madaxweynaha hala garab istaago, ciidanka hala garab istaago, haloo hambalyeeyo, hala dhiirageliyo” ayuu mar kale yiri xildhibaanku. Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in xildhibaanada baarlamaanka oo fasax galay, looga baahan yahay inay ayaguna qaataan doorkooda, ayna tegaan jiida hore ee dagaalka. “Farriinta aan diraayo waxaa waayay xildhibaanada Soomaaliyeed waa in furumaha la tegaa oo la dhiirageliyaa ciidanka geesiyaasha ah” ayuu hadalkiisa sii raaciyay. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo haatan guullo laga soo hooyay howlgallada ka socda Galmudug iyo HirShabelle oo dhul badan loooga qabsaday Al-Shabaab. The post Jeesow: Al-Shabaab ayaa dalka qabsan doonta, haddii muddo xileedka Xasan… appeared first on Caasimada Online.
  7. Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan xildhibaano labada gole ka tirsan ayaa goordhow gaaray Magaaladda Dhuusamareeb. Wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Dhuusamareeb kusoo dhoweeyay Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowlad goboleedka Galmudug Dhuusamareeb waxaa hore muddo laba bilood ku dhaw ku sugnaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana uu halkaas ka hoggaaminaayey howlgallada ka dhanka Al-shabaab. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  8. Mudanayaasha Xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada ee Maraykanka ayaa lagu wadaa inay toddobaadka soo socda qabtaan fadhigii ugu horreeyey ee lagaga hadlayo, xil ka qaadista madaxweynaha Maraykanka Joe Biden. Maadaama ay haystan aqlabiyad aad u yar, waa arrin aad u adag inay meel mariyaan xubnaha xisbiga Jamhuurigu, mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Biden, kaas oo haddii ayba ansixiyaan ay maxkamadayntiisu ka dhacayso aqalka sare ee Senate-ka. Guddida Kormeerka ee aqalka wakiillada ayaa la filayaa inay Khamiista dambe lafaguraan eedaha loo jeediyey Biden ee ku aaddan, inuu si khaldan u adeegsaday xilkiisa, xilligii uu ahaa madaxweyne ku xigeenka Maraykanka, isaga oo taageero u fidiyey ganacsiyada shisheeye ee wiilkiisa Hunter uu ku lug lahaa. Xubnaha xisbiga Jamhuuriga ayaa sidoo kale ku eedeeyey Biden, inuu u adeegsaday xafiiskiisa inuu xidhiidhiyo dedaaladaas iyo inuu ka ilaaliyo wiilkiisa in baadhitaan lagu sameeyo. Guddiyo kala duwan oo ay hoggaamiyaan xisbiga Jamhuuriga ayaa muddo bilo ah, waxay siyaabo kala duwan u baadheen eedahaas, hase ahaatee may celin caddaymo ku filan oo taageeraya sheegashooyinkooda. Jerry Nadler oo ah mudane ka tirsan xisbiga Dimoqraadiga isla markaana xubin ka ah guddida garsoorka ayaa sheegay in xubnaha xisbiga Jamhuurigu inay lacago badan oo ay leeyihiin cashuur bixiyayaashu inay u adeegsadeen baadhisyo kala duwan oo aan sal iyo raad toonna lahayn, kuwaas oo ka dhan ah Biden iyo qoyskiisa. Source
  9. The global charity Save the Children has called upon the international community to avert the impending acute malnutrition crisis in Somalia. Source: Hiiraan Online
  10. The Kenyan government plans to deploy special forces and elite units to the country’s northern and upper coastal regions to tame the threat of terrorism following an increase in terror attacks in the regions, which left tens of people dead. Source: Hiiraan Online
  11. Dozens of civilians were killed in drone strikes in Ethiopian towns in the Amhara region on Sunday, residents have told the BBC. Source: Hiiraan Online
  12. Democratic Republic of Congo President Félix Tshisekedi has called for a speedier withdrawal of the UN force in his country to begin this year. Source: Hiiraan Online
  13. The phased withdrawal of the African Union Transition Mission in Somalia (Atmis) began earlier this year and is scheduled to end in December 2024. Source: Hiiraan Online
  14. Kenyan and Somali Senates will deepen their collaboration in a bid to enhance the capacity of Members and staff to discharge their constitutional mandates and serve their citizens more effectively. Source: Hiiraan Online
  15. The Ethiopian National Defense Force (ENDF) announced Wednesday it has killed around 462 Al-Shabaab fighters after a failed attack by the militant group. Source: Hiiraan Online
  16. In Somalia's booming capital, construction engineer Faduma Mohamed Ali has her work cut out for her, supervising male workers twice her age, while defying stereotypes in this conservative Muslim country in the Horn of Africa. Source: Hiiraan Online
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka ee (SoDMA) ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa qaaday tallaano culus, kadib go’aankii Midowga Yurub ee lagu joojiyay dhaqaalihii ay siin jireen hay’adda cunnada adduunka ee WFP, qeybteeda Somalia, sababo la xiriiria musuq. Warsaxaafadeedkan ayaa waxaa sidoo kale qayb ka ah wasaaradaha gargaarka ee maamul goboleedyada dalka, ayada oo gabi ahaan mamnuucay in laga ganacsado gargaarka bini’aadannimo ee la keeno dalk, taas oo daba socoto go’aanka Ururka Midowga Yurub. Sida lagu sheegay bayaankan ujeedadu waa mid looga hortagayo in la musuq-maasuqo gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya. Waxyaabaha la mamnuucay ee gargaar ahaanta loo bixiyo waxaa ka mid ah cunnada, daawooyinka iyo qalabka kale ee hooy ahaanta loo isticmaali karo. “Hay’adaha u xilsaaran bixinta Gar-gaarka bini’aadanimo ee Dowladaa Soomalia heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed intuba waxa ay halkan ku cadaynayaan in gebi ahaanba ay mamnuuc tahay in lagasii ganacsado Gar-gaarka sare ku xusan haddii ay ahaa laheyd Cunto, Daawo, ama Qalabka kale ee Hooy ahaan loo isticmaali karo,” ayaa lagu yiri warka. Sidoo kale, dowladda federaalka Soomaaliya waxa ay iska fogeysay inay ku lug leedahay gargaarka la sheegay in lalunsaday, kadibna sababay go’aanka kasoo baxay Yurub. “Gar-gaarku wuxuu waxtar mug leh oo leeyahay badbaadinta nafta dadka nugul, sida Barakacayaasha, Caruurta nafaqa daradu heyso, iyo Hooyooyinka. In kasta oo Dawladda Soomalia ay hore u cadeysay ineysan qeyb ka aheyn Gar- gaarka la sheegay in lalunsaday, hadana Dawladu waxey mar walba ku boorineysaa dhammaan Bahda Gar-gaarka Beni’aadenimada ka shaqysa,” ayaa mar kale lagu yiri bayaanka Ururka Midowga Yurub. Qoraalka ayaa intaasi sii raacinaya “Haddey Soomaali yihiin iyo haddii aysan aheynba in leexsiga Gar-gaarka Beni’aadanimadu uu yahay ficil an sinaba loogu dul qaada karin.” Gabagabadii dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada oo qoraalkan soo wada saaray ayaa shaaca ka qaaday in cid kasta oo lagu helo falkan laga qaadi doono tallaabo adag. The post DF oo tallaabo culus qaaday kadib go’aanki Midowga Yurub appeared first on Caasimada Online.
  18. New York (Caasimada Online) – The hustle and bustle of New York City received an infusion of international diplomacy on Monday with the arrival of Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre. With him, a substantial delegation set forth to participate in the United Nations General Assembly, an annual event held from September through December, serving as the principal policy-making arm of the UN. According to his office, Prime Minister Hamza will take the stage on Saturday, spotlighting Somalia’s commendable strides. His speech will encompass various topics, ranging from poverty alleviation and bolstered healthcare systems to improved human rights and impactful climate change initiatives. Beyond reflecting on Somalia’s accomplishments, the Prime Minister aims to underscore the ongoing efforts in nation-building. “The prime minister’s chief message at the UN General Assembly will pivot around three cornerstones: ensuring security and stability, fostering trade and economic growth, and promoting investment and infrastructural development,” elucidated Ali Sharif Ahmed, Somali ambassador to the U.S. Pursuing strategic dialogues and security concerns While the UN General Assembly serves as a platform for global engagement, Prime Minister Hamza’s visit is not limited to mere speeches. He is slated for exclusive meetings with the UN Secretary-General, select U.S. government officials and distinguished heads of various international delegations. Central to these interactions will be the Somali government’s relentless battle against Al-Shabab, a dominant terrorist organization with connections to Al-Qaeda, which has seized control of much of southern Somalia. In light of the increasing hostility from Al-Shabaab and the gradual exit of the African Transition Mission in Somalia (ATMIS) forces, the Prime Minister will also present a case for the UN to reconsider its longstanding arms embargo on Somalia. Ali Sharif Ahmed further highlighted the government’s strategy following President Hassan Sheikh Mohamud’s recent reelection, “The focal point has been to diminish Al-Shabab’s military prowess, dry up their financial conduits, and counteract their ideological narratives. With President Hassan Sheikh Mohamud leading the charge, we’ve been reclaiming territories from Al-Shabaab’s grasp.” Connecting with the Somali diaspora in Minnesota Capping off his U.S. visit, Prime Minister Hamza’s itinerary brings him to Minnesota on Sunday, providing an opportunity to interface directly with the Somali diaspora. Preparations for this notable visit are already in high gear in Minneapolis. “We are brimming with anticipation to greet Prime Minister Hamza and rally the community behind governmental efforts in Somalia,” expressed Nur Ali Abshir, chairman of the committee orchestrating the Minnesota visit. This monumental visit holds special significance. “It’s a historic moment as this marks the maiden visit of a sitting prime minister from Somalia to Minnesota,” remarked Nur. Prime Minister Hamza will address the Somali community of the Twin Cities at the DoubleTree Hotel in Bloomington on Sunday evening, offering insights into the nation’s progress and the ongoing campaign against Al-Shabaab. Reaffirming the community’s enthusiasm, Sadiq Abdirahman, a committee member, said, “The Somali community stands united, eager to welcome Prime Minister Hamza Abdi Barre and his esteemed delegation to Minnesota.” Lastly, it’s worth noting that this isn’t the first high-profile visit from Somalia. Last year, President Hassan Sheikh Mohamud addressed the Minnesota Somali community, applauding their tenacity and pledging to counter extremist ideologies and eliminate Al-Shabaab from the homeland. The post PM Hamza to tackle Al-Shabab issue in Minnesota trip appeared first on Caasimada Online.
  19. Mudanayaasha Xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada ee Maraykanka ayaa lagu wadaa inay toddobaadka soo socda qabtaan fadhigii ugu horreeyey ee lagaga hadlayo, xil ka qaadista madaxweynaha Maraykanka Joe Biden. Maadaama ay haystan aqlabiyad aad u yar, waa arrin aad u adag inay meel mariyaan xubnaha xisbiga Jamhuurigu, mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Biden, kaas oo haddii ayba ansixiyaan ay maxkamadayntiisu ka dhacayso aqalka sare ee Senate-ka. Guddida Kormeerka ee aqalka wakiillada ayaa la filayaa inay Khamiista dambe lafaguraan eedaha loo jeediyey Biden ee ku aaddan, inuu si khaldan u adeegsaday xilkiisa, xilligii uu ahaa madaxweyne ku xigeenka Maraykanka, isaga oo taageero u fidiyey ganacsiyada shisheeye ee wiilkiisa Hunter uu ku lug lahaa. Xubnaha xisbiga Jamhuuriga ayaa sidoo kale ku eedeeyey Biden, inuu u adeegsaday xafiiskiisa inuu xidhiidhiyo dedaaladaas iyo inuu ka ilaaliyo wiilkiisa in baadhitaan lagu sameeyo. Guddiyo kala duwan oo ay hoggaamiyaan xisbiga Jamhuuriga ayaa muddo bilo ah, waxay siyaabo kala duwan u baadheen eedahaas, hase ahaatee may celin caddaymo ku filan oo taageeraya sheegashooyinkooda. PUNTLAND POST The post Mudanayaasha Xisbiga Jamhuuriga ah ee Maraykanka oo qabanaya fadhi ku saabsan xilka qaadista Joe Biden appeared first on Puntland Post.
  20. Ma Runbaa Jamhuuriyadii Barakaysnayd Jinbaa Dardaray?. Marka hore waxaan aad uga murugaysanahay dabkii gubay Magaalo ganacsiyeedkii Tog-Wajaale Illaahay waxa aan uga baryayaa inuu bedel khayr qaba siiyo dhamaan ganacsatadii dabkaa ku tabaalowday, waxaanan ku boorinayaa kuna baraarujinayaa in aanay xukuumada odhan baadhitaan noo samee siday wax u dhaceen se iyagu Ganacsatada Tog-Wajaale iyaga oo isku duuban Inta ay shaqaalaysiiyaan dad xirfad u leh masiibooyinka dabka inay ka Gun-gaadhaan wixii sababay!, oo waxa usoo baxa ama ku ogaadaan baadhitaanka ay ka duullaan haday tahay wixii sababay iyo foojignaan aayaha Danbe. Marka taa ka Imaado, aan u daadego dulucda maqaalka oo aan Afhayeen Buuni mid aan idhaahdo, oo Dowlada mid aan idhaahdo, oo Halaasigay Xukuumadu wadana mid aan ka idhaahdo, oo Shacabka Jamhuuriyada Barakaysana Mid aan ku idhaahdo. AFHAYEEN BUUNI MID AAN IDHAAHDO:- waxa Jirta Shinbir yaalaa ku guud sugan dhirta waaweyn ee Qadhaabka ah sida Geedka Gobka, Shinbirkaa waxa la yidhaahdaa GOBYAHAN-DHOORLEH, Afka Qalaad waxa loo yaqaanaa (Babqaa ama Parrot “Baarrot”), Shinbirkan hadii geed Gob ah oo uu ku dul joogo aad soo hoos joogsado oo aad tidhaahdo Gobyahan-dhoorlow Gob ii soo Tuur, wuxuu kuugu Jawaabayaa Erayo deelqaaf iyo afxumo ah, iyo horta Ciddaa ma kuddaa!?. Hadaba sida shinbirkaa Gobyahan-dhoore ayuu Afhayeen Buuni Caadaystay in hadii Ciddi eray ka tidhaahdo qaladaadka xukuumada inuu Erayo Deelqaafa oo xanaf iyo xajiin leh ugu jawaab celiyo, inkastoo Jawaabaha kasoo burqamaa ay yihiin qaar madaxda sare ee Xisbiga uu Gobyahan-dhooraha u yahay sida cajalad ku duubaan, Bal markaa Mudane Buuniyow ama Qof noqo dul iyo dareenleh oo doonid iyo diidmo leh ama sameecadaa codka xukuumada Gobyahan-dhooraha noqotay soo tabisa iska ahow aduunbay eedi Buunow kaa raaciye. DOWLADANA MID AAN IDHAAHDO:- beri ayaa nin xoog weynaa oo la odhan jiray Feedho-Geelle oo laba mitir iyo dheeraad ahaa ay Maqaaxi agteeda isku Af dhaafeen nin aad u yar oo gaaban oo Jiir la odhan jiray, waxay murmaanba gacan ka Hadal ayey gaadhay, oo siday wax noqdeen mooyee ninkii Feedho-geelle ayaa inta Feedh iyo Hirdi lala tiigsaday ayaa sabaaxadna loo raaciyey, ayaa marka uu isyidhaahdo kacba waa lays weydaariyaa markii danbe intuu kacay ayuu orod isasii daayey, ninkii Jiirna waaka toocsaday Markuu dhowr goor maqaaxidii orod ku wareejiyey, ayuu ninkii Feedho-geelle maqaaxidii naflacaarid daf yidhi, isaga oo Neef tuuraya ayuu dadkii maqaaxida dhex fadhiyey is dhex taagay, iyo Waar Feedho Maxaa kugu dhacay? Iyo nin baanu islaynay isagoo ninkii yaraa ee Jiir ee toocsanaayey qarin raba, oo qofkii kolba doc loo eryanaayey madiguu ahaa? Suu yidhi Maya ee markaa waanu is Ereryanaynay!, Hadaba xukuumadu iyana siday wax u dhaceen ummadda waa inay u sheegtaa weli warbixintii ayaa looga fadhiyaaye. HALLAASIGA XUKUUMADU WADANA MID AAN KA IDHAAHDO:- dhulka Kiiniya waxa ka baxa jaadka Miirooga ama miiraha layidhaahdo kaas oo Dadku marka ay tagaan Dhulkaa waa LAFADHIISIYAA inta ay u FADHIISTAAN qayilaad ayeyna ka kicin, intay ku ilko iyo cimri beelayaan oo yaalaa Dib looma arko ciddii aada ama tagta degelkaa, waxa dhacday in Fanaanka wayne Qamar-Suugaani uu gaadhay dhulkaa oo hadana kasoo noqday, markii layidhi Qamarow dhulkaa ciddii tagtaa dhayal kagamay soo noqon jirin ee sidaad ugasoo noqotay? Wuxuu yidhi aniga waa LAYTAAGAY!, oo taagnaantaa ayaa isoo celisay, Iminka Xukuumadii waanala falay iyo jinkii Qardho ee halalow iyo haybooqan yaalay ayuu ina Buuro-dhaqaajiye Nagu soo didiyey oo kasoo Degel-Rogmanay Hadal maaha oo waa hallaasiye Jinkii xeero dhiigtii Hargaysa laga barakiciyey ee Dhulka laga qaaday ee buuraha Naaso-Hablood guudkooda baro-kaca ku ah iyo jinkii Kamorooyaan Maxaa loogu beegi waayey ee loorogaal noqon waayey?. SHACABKA JAMHUURIYADA BARAKAYSANA MID AAN KU IDHAAHDO:-, Lo’da marka Sac Duq noqdo wuu weydoobaa oo uu Tamar dareeyaa, marka LO’du ceel tagto ee lawaraabiyo Sacii Duqoobow Markuu Biyaha cabo wuu fadhiistaa oo ma taagnaan karo mana kicin karo oo marka LO’du fusho ee ladareerinaayo ayaa la Ruug-qabtaa (Ruug-qabad = marka LO’du duqowdo oo ay weydoobaan oo tabar gabaan oo marka ay biyo cabaan wey fadhiistaan oo makicikaraan sidaa owgeed inta Dibka iyo dhinacyada la qabto ayaa lakiciyaa oo Ruug-qabad ayaa layidhaahdaa) Hadaba waxa la Ruug-qabtaba maalinta danbe marka saca Duqa ahi uu darka ka fulo Barbar ayuu u Dhacaa ama u jiifsadaa taas oo ka dhigan wuu ku daayey neefkaasi oo ciddi iskuma howsho Ruug-qabad ama kicin danbe, Iminka Xukuumadii Shacabyahow Dalka aad u igmateen waatan juuqda gabtaye iyana miyey Barbar dhacday?. Hadal iyo Dhamaan Jamhuuriyadii Barakaysnayd ee Calanka Tawxiidka leh sidatay ayuu Fal, Qataar iyo Jin Dardaray wax la qaadan karo maahee wixii dhacay warkoodii waa la sugayaa oo loo fadhiyaaye Muusaha lasugaayow adna yaad sugi?. SaKaaro Saalo muuqmuuqatay Aas-aastaa!. Khadar Hooyoley (Fartaag) Fartaagmuwaadin@gmail.com Qaran News
  21. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland oo tababar u soo xidhay Bahda Garsoorka. Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed oo ay wehelinayeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyada Maxamed Xuseen Cismaan (Mu’adinka), Ku xigeenka Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Siciid Yuusuf Cabdi, Taliyaha Qaybta Cashuuraha ee Ciidanka Booliska JSL Cismaan Xaashi Daahir iyo madaxa waaxda tababarada ee Maxkamadda Sare Ayaan Maxamed Ibraahin ayaa maanta tababar u soo xidhay 50 xubnood oo iskugu jira Guddoomiyayaal, Garsoorayaal, ku-xigeenno xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka, saraakiil ka socday Ciidanka Booliska iyo xubno ka tirsan guddida ka garnaqista dacwadaha cashuuraha ee wasaaradda maaliyadda. Tababarkan oo socday muddo shan cisho ah ayaa si qoto dheer loogu gorfeeyay sida loo xoojin karo hirgalinta xeerarka maaliyadda ee dib-u-habaynta iyo kaabista lagu sameeyay, waxaana muddadii uu socday lagu lafa-guray duruus kala duwan oo la xidhiidha xeerarkaasi iyo axkaamta la xidhiidha ee Shareecadda Islaamka. Xubnaha ka qayb galay tababarka ayaa geestooda is waydaarsaday khibradahooda la xidhiidha hay’adaha ay kala matalayeen, waxaanay kala faa’iideen qodobo door ah oo kaalin mug leh kaga jira habsami u socodka dacwadaha la xidhiidha cashuuraha. Ugu horayn Taliyaha Qaybta Cashuuraha ee Ciidanka Booliska JSL Cismaan Xaashi Daahir iyo Ku xigeenka Xeer-ilaaiyaha Guud ee Qaranka Siciid Yuusuf Cabdi ayaa dhankooda xusay ahmiyada uu tababarkani u lahaa xubnaha ka soo qayb galay, waxaanay hoosta ka xarriiqeen doorka shariifka ah ee uu ka qaadan doono shaqo maal meedkooda. Geesta kale Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyada Maxamed Xuseen Cismaan (Mu’adinka) ayaa tibaaxay in tababarada ay ku kulmaan khuburadan oo kale ay hoggaamiyaan horumarka qaybihiisa kala duwan, waxaanu tibaaxay in aaraa’da ay soo jeediyeen xubnaha tababarka waddagayayna laga shaqayn doono sidii loo sixi lahaa. Ugu danbayn Guddoomiyaha Maxkamadda Sare mudane Aadam Xaaji Cali Axmed ayaa ka waramay maraaxilkii xeerarkani soo mareen iyo halka ay maanta taagan yihiin, waxaanu khuburadii iyo xubnihii tababarka ka soo qaybgalay ku bogaadiyay sidii qiimaha lahayd ee ay aqoon-is-waydaarsiga uga qayb qaateen. Guddoomiyaha ayaa ku dheeraaday ahmiyada ay leedahay in khuburo ka kala socda hay’adaha dawladdu ay muddo saacado ah shan maalmood lafa-gur ku sameeyaan hirgalinta xeerarka maaliyada, isla markaana talo bixin ka sameeyaan dhinacyada ay ka dareemeen goldaloolooyinka. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Aadam Xaaji Cali ayaa sidoo kale xusay in baryahan danbe awoodda la saarayay tababarada iyo aqoon-is-waydaarsiyada takhasuska ah, kuwaasi oo diirada lagu saarayay hadba cilmiga “maadada” u baahan in laga sal-gaadho. Waxaanu Guddoomiyuhu xubnihii ka soo qayb galay ku booriyay in ay waaxda tababarada u soo gudbiyaan dhinacyada ay u baahanyihiin in takhasusyo dheeraad ah laga sameeyo, si tababaradan oo kale gobolada dalkana looga fulliyo. Qaran News
  22. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, oo bishii labaad wada hogaaminta dagaalka ay dawladda kula jirto Al-Shabaab, ayaa dhawaan magacaabay saraakiil hogaaminaya dagaalka. Dadka uu magacaabay waxaa ka mid ah Gaashaanle sare Dayax Cabdi Cabdulle oo ahaa talihii ciidanka sida kumaandooska u tababaran ee Gorgor. Dayax wuxuu ahaa gaashaanle dhexe, laakin waxaa loo dallacsiiyey gaashaanle sare, waxaana loo magacaabay taliyaha ciidanka Lugta ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Isla markii la magacaabay, ra’yi kala duwan ayey dadku ka bixiyeen xilka loo dhiibay. Hadal hayntiisa ayaa timid ayadoo dib loo eegayo sidii uu ahaa xiriirkii u dhaxeeyey madaxweyne Xasan Sheekh iyo sarkaalkiishii xilligii dawladdii hore ee xasan Sheekh uu mucaaradka ahaa. Dayax wuxuu ahaa taliyaha ciidanka aadka u tababaran ee Gorgor, kuwaasoo dhowr goor is hortaagay banaanbax ay soo qaban qaabiyeen mucaaradkii xilligaas oo Xasan Sheekh ku jiray. Ciidanka Gorgor waa ciidan sida kumaandooska u tababaran oo dawladda Turkiga ay tababar siisay. Ciidankaas oo si fiican u qalabaysan waxaa tiradood a lagu qiyaasaa in ka badan 2000 oo askari. Su’aalaha hadda la is weydiinayo waxaa ka mid ah sida iyo sababta uu madaxweynaha Soomaaliya ugu dhiirraday inuu xil sare uga magacaabo milateriga Soomaaliya taliyaha ciidanka Gorgor ee ahaa ciidankii is hortaagay markii uu mucaaradka ahaa. Ciidanka Gorgor ayaa hawlgal ku qaaday hotel ay ku sugnaayeen madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxweynihii hore, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, bishii Febraayo 2021. Xilligaas uu weerarka dhacayo Dayax oo gaashaanle dhexe ah wuxuu ahaa taliyihii ciidankaas, walow uusan wadan askartii hotelka gashay. Madaxweynayaashii hotelka ku sugnaa waxay markii dambe eedda dusha ka saareen madaxweynihii xilligaas, Maxamed Cabdullaahi farmaajo oo ay ku eedeeyeen inuu isagu weerarka ka dambeeyey. Laakin saraakiil ciidan iyo aqoonyahanno ayaa aaminsan in agacaabista Dayax ay ku salaysan tahay kartidiisa iyo xirfadda dagaal gelinta ee uu leeyahay oo xilligan loo arko mid muhiim u ah dagaalka Al-Shabaab. “Sarkaalkan waxaa lagu xushay kartidiisa iyo aqoontiisa ciidanka, waana lagula taliyey madaxweynaha inuu magacaabo si looga mira dhaliyo hawlgallada hadda socda. Talaabadan waxay muujinaysaa in madaxweynuhu yeeshay bisayl, iyo ka go’naansho in dagaalka lagu guulaysto, oo uusan fiirin wixii hore u soo dhex maray,” ayuu yiri Axmed Cabdullaahi Kaboole oo ka faallooda arrimaha amniga. Dadka yaqaanna Gaashaanle sare Dayax Cabdi Cabdulle waxay ku tilmaameen inuu yahay sarkaal dagaal gelinta ku wanaagsan, tababarro fiicanna qaba. Waxaa kale oo isna uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud dib ugu soo celiyey hawlgalinta ciidanka taliyihii hore ee milateriga Jeneral Odawaa Yuusuf Raage. Odawaa wuxuu ka mid ahaa dadkii wakhtiga dheer ku soo jiray dagaalka Al-Shabaab. Wuxuu hogaaminayey ciidanka milateriga xilliyadii adkaa ee dagaalladii ugu kharaaraa ay dhex mareen askarta dawladda iyo Al-Shabaab sida Masaajid Cali Guduud iyo Ceel Barde. Odawaa wuxuu qayb weyn ka qaatay in dib loo celiyo askartii ka soo gadoodday Cowsweyne markii Al-Shabaab ay duullaanka culus ku soo qaadeen. Waa nin ciidanka aad u kala yaqaanna, ku soo dhex jiray, ayna ka heybaystaan, taas ayaa keenaysa in madaxweynuhu uu dib ugu soo celiyo hawlgallada maadaama khibraddiisa iyo saamayntiisa aad loogu baahan yahay xilligan xasaasiga ah,” ayuu sii raaciyey Axmed Kaboole. Dadka ka hadlay arrimaha la xiriira isbeddelka lagu sameeyey hogaanka milateriga qaarkood waxay aaminsan yihiin in saraakiishan iyo qaar kale oo uu ka mid yahay taliye ku xigeenka cusub ee ciidanka xoogga dalka ee dhawaan la magacaabay inay soo kordhin karaa fikrado cusub oo dagaalka hadda ka socda Galmudug iyo HirShabelle lagu soo kordhin karo si loo soo afjaro wajiga hore ee hawlgalka ee labada bilood uu iminka hogaaminayo madaxweynaha. Dadkaas waxaa ka mid ah Xildhibaan Cabdifataax Qaasim oo bartiisa facebook ku qoray “Col Dayax waa hoggaamiye lagu yaqaano karti iyo dhiiranaan, sumcad wanaagsanna ku leh ciidanka dhexdiisa”. The post Muxuu Xasan Sheekh xil ugu magacaabay sarkaal madax u ahaa ciidankii weeraray? appeared first on Caasimada Online.
  23. Addis-Ababa (Caasimada Online) – Militariga Itoobiya ayaa Arbacadii ku dhowaaqay in ay dileen 462 dagaalame oo Al-Shabaab ah kadib weerar fashilmay oo kooxda ay soo qaaday. Bayaan kasoo baxay ciidamada qaranka Itoobiya ee ENDF ayaa lagu sheegay in xubnahan lagu dilay deegaanka Rab Dhuure ee gobolka Bakool ee Soomaaliya kadib markii ay isku dayeen inay weeraraan kolonyo ka tirsan ciidanka oo ku sugnaa aagga. ENDF waxay shaaca ka qaadeen in maleeshiyada ay isku dayeen inay adeegsadaan 12 qof oo is-miidaamiyeyaal ah iyo saddex baabuur oo laga soo buuxay waxyaabaha qarxa. Militariga Itoobiya ayaa horey dhowr jeer u fashiliyey dhowr isku day oo Al-Shabaab ay ku geli laheyd bariga Itoobiya, si ay xuduudda uga fuliyaan weeraro, ayaa lagu yiri bayaanka. Kooxda Al-Shabaab ayaa bayaan ay soo saartay 17-kii September ku sheegtay inay dileen 167 askari oo Itoobiyaan ah, islamarkaana ay burburisay baabuur militari kadib dagaal ka dhacay gobolka Bakool. Dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-Shabaab ay weerareen laba kolonyo oo ka mid ciidamada Itoobiya, oo mid uu ka yimid Yeed kuna socda Waajid, halka kan kale la beegsaday xillii ay ka safrayeen Ceel-Barde kuna socdeen Xudur. Ciidamada Itoobiya ayaa fariisimo ku leh Xudur iyo Waajid. Hase yeeshee, safiirka Itoobiya ee Soomaaliya Mukhtar Mohamed Ware ayaa VOA u sheegay inuu baraha bulshada ku arkay sheegashada Al-Shabaab, wuxuuna ku qeexay “dacaayad.” “Waa ay isku dayi karaan [inay weeraraan ciidamada Itoobiya] balse xitaa 10 daqiiqo rasaas kuma ridi karaan ciidamada difaaca Itoobiya,” ayuu yiri. “Ciidankani waa kuwo xirfad leh; waa mid aad u qalabaysan, aadna u abaabulan, mar walbana si adag ayay u garaacaan marka ay timaado Al-Shabaab, marka tani waa dacaayad kaliya; ma ahan wax ka badan dacaayad ka dhan ah Itoobiya iyo ciidamada difaaca Itoobiya.” The post Militariga Itoobiya oo shaaca ka qaaday dilka 462 Shabaab ah kadib weerar fashilmay appeared first on Caasimada Online.
  24. Guddida Garsoorka ee Wakiillada oo Xog-waraystay Masuuliyiin ka Tirsan Hay’adda ICRC Hargeysa(Qaran news)-Gudidda Garsoorka, Caddaaladda, Shuruucda iyo Xuquuqda Aadamaha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta Kulan la yeeshay Madaxda sare oo ka socday Ha’ayadda Bisha Cas (ICRC). Kulankan oo uu gudoominayay ku-simaha Guddoomiyaha Gudiddaas Md. Fu’aad Axmed isla markaana ay joogeen xubnaha guddida ayaa Weftiga ICRC ka Xog-waraystay shaqada hay’adda iyo Xaaladda maxaabiista dagaalki Laascaanod lagu qabtay iyo dedaaladii ay ka galeen. Dhinaca kale guddida Garsoorku waxay war bixin ka siiyeen shaqada guddida iyo kormeero ay ku soo mareen xabsiyada dalka iyo baahiyhii ay ku soo arkeen sidii wax looga qaban lahaa maxaabiistana gargaar loo gaadhsiin lahaa. Ma jiro war dheeraad ah oo laga soo saaray tafaasiisha qiddobada ay ka wada hadleen labada dhinac. Qaran News