Bootindheere

Nomads
  • Content Count

    59
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Bootindheere

  1. Cabdiweli Gaas “Xuduuda Puntland Waxay Noqon Godinlabe Iyo Guriceel” July 1, 2015 3 Less than a minute Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo khudbad ka jeediyay munaasabadda 1-da Luuliyo oo lagu qabtay magaalada Garoowe ayaa ku dheeraaday ka hadlay shirka Cadaado iyo sidoo kale eedeynta dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxa uu sheegay Gaas in marnaba aanay Puntland u dulqaadan doonin, daandaansi uu sheegay in laga wado magaalada Cadaado, islamarkaana lagu xadgudbayo dhulka Puntland. “Waxa ka socda Cadaado ma ahan wax saxan, maxaa yeelay waxaa lagu sheegtay dhul maamulkaasi la dhisayo aanu shaqo ku lahayn, sidoo kalena Puntland waxay cadeynaysaa in aysan diyaar u ahayn kala geynta Soomaali, laakiinse ma aqbli donno sheegashada dhulkeena” ayuu yiri Gaas. Sidoo kale waxa uu tilmaamay Madaxweynaha Puntland hadii ay runta gaarto in xuduuda aysan noqon doonin Nugaal, ee ay noqon doonto Godinlabe iyo Guriceel. “Wey ogyihiin in aysan xuduudooda noqon karin Nugaal, laakiinse waxaa hubaal ah marka ay runta tagto in aysan xuduuda Nugaal noqoneyn, balse ay noqon doonto Godinlabe iyo Guriceel” ayuu yiri Gaas. Ugu dambeyn Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa sheegay hadii sida hadda dowladda wax u wado ay kusii socdaan in Puntland ay aayaheeda ka tashan doonto waa sida uu hadalka u dhigaye. Puntland ayaa kasoo horjeestay dhismaha maamulka Galmudug, waxaan ay ku sheegeen mid hareer marsan Dastuurka KMG ee dalka u yaalla. Goobjoog News
  2. This was a massive win for Somaliland. It was very clear from the beginning a divided south along clans and foreign owned clan fielfdoms can’t compete a well organized secessionist and their foreign friends.
  3. Suurtagal maaha in dhinacyadan tirada badan ee maal iyo magacba galiyay filinkan hada kasocda Jabuuti in aaneey kawarqabin filinkan dhamaadkiisa. Waxaa iska cad inuu shirkan marnaba go’aan ah gooni isku taag ama dib umidoow labada dhinac uusan kasoobaxeeyn.
  4. Apartments are popping up a lot lately in Mogadishu.
  5. Daru-Salam city is turning out to be another successful Hormuud project.
  6. Beco and similar companies can do more if they get a stable environment to operate.