Yoonis_Cadue

Nomads
  • Content Count

    572
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Yoonis_Cadue


  1. Miniin la yaabo Yaasiinka"murugada Muqdisho"!

     

    Maxkamadaha waxaa u cad inay qorshohooda islaamiga ka hirgaliyaan magaalada xamar. wasiirada hubaysan waxaysan aqbalayn inay ka amar qaataan madaxda ka saraysa. gudoomiyaha barlamanka waxaa uu ku jahwareersanyahay balanqaadyada beelaha USCda . dadwaynaha muqdisho waxay u hanqaltaagayaan isbaarooyinka loo qiimeeyay in-ka-badan 25 milyan oo shilinka soomaaliga ah si ay wasiirada hubaysan bulshadooda uga qaadaan isbaaradaas.

     

    intaas oo idil waa murugada haysata beesha USCda !!!!.. Beeshan ayaa talada dalka ka xayuubisay Gen: Maxamed Siyaad Bare----- waxaana dadbadan ay u riyaaqeen urukii talada la wareegay ee USC.

     

    Laakiin riyadii dadka ayaa hal mar waxaa ay isu badashay riyo argagax leh. ururkiina waxaa uu hadaf ka--dhigtay gumaadida dadka laga tirada badanyahay ee ku nool magaalada xamar iyo dadkii beel ahaan uu ka soo jeeday madaxweynahii talada laga tuuray. muruga xun ayaa ka dhacday Magaalada-Xamar Sagaashameeyadii.

     

    Hubkii Dowlada ayaa halmar waxaa uu galay gacanta beelaha USCda iyagoo si foolxun isugu gumaaday Soomaalidi kalana ilaa iyo xiligan ka hortaagan inay dowladnimo helaan .

     

    waxaase la yaab leh sida ay beeshaas wali ugu sii taagantahay qorsheheeda lagu waxyeelaynayo nabadkasta oo somaliya laga sameeyo. Wasiiradii masuuliyada dalka lagu wareejiyay ilaa iyo xiligan la joogo lacago baad ah uga qaataan dadka ay masuulka ka yihiin waa '' murugo laga naxo''!!!!!!.

     

    Hadii Ganacsatada, ugaasyada , culimada , aqoonyahanada , iyo bulshada beesha USCda ay ku dhaleeceeyaan hogaamiyayaashooda goobkastana ay kaga hadlaan qaabka ay beeshooda u hortaagantahay umada soomaaliyeed waxaa laga yaabi lahaa in xaalku isbadalo lakiin faanoole fari kama qodna.

     

    Heshiis midaysan,hubka oo la dhimo,Xarumihii boliska oo la soo celiyo waa ereyo ay si aad ah u garanayaan wasiirada hubaysan laakiin qaabkee ayaa loo fulinayaa hadii beesha waxgaradkeeduba uu raali ka yahay dhibka taagan oo uusan culays laxaadleh ku saaraynin wasiiradu inay hubka maareeyaan.

     

    Gudoomiyihii baarlamanka ee raganimada muujiyay, madaxweynahana gaashaanka ku dhuftay waxa uuba qeyb ka noqday balan qaadyada lagu qaadayo isbaarooyinka, mana foga mar haduu nolosha muqdisho la qabsado in uu isna ku qanco in isbaaradu ay raganimo leedahay sida ay beelaha xamar degen u aaminsanyihiin.

     

    Iyadoo uu dhibkan oo idil taaganyahay ayaa hadana waxaa eedayn loogu soo jeedinayaa madaxwaynaha Somaliya sababta uu u iman la'yahay magaalada xamar laakiin, waxaa muhim ah in wasiirada hubaysan ay iyagu dib isku baaraan... baaraana, sababaha ay aduunyada iyo dowladuba ku diiday inay muqdisho degaan.

     

    isku soo duuduuboo xamar iyo beelaha USCda iyo somaliya oo dowlad noqotaa waxay u baahantahay howl ay ka wada shaqeeyaan wasiirada hubaysan iyo in la isla garto in qaladku yahay hubka oo la xareeyo iyo sumcada beesha oo laga fogeeyo isbaaradhigasha iyo dhalinyarada hubaysan oo loo badalo ciidan midaysan oo hadaf leh.


  2. Xubnaha labada gole ee Muqdisho uu ka soo haray hadal aan laheyn wax qabad ayagoona laga adakaday 3 -0

     

    Moqadisho

     

    Goaan3.JPG

     

    Xubnaha labada gole ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxad moodaa in ay yihiin kuwa looga adkaaday hadafkii siyasadeed ee dalka kadib markii ay hal balan ay balanqadeyn ay fulinwayee wax kaliyaa ay u joogaana Muqdisho ay yihiin in dhaqaalo xoog ah uu siiyo madaxweynaha Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed asagoona diidan taa .

     

    Bal fiiri inta bil ay joogaan magaalada Muqdisho 5 bil hal wax ay qabteena ma jiro sidaasna waxaa yiri Cabdisalaan Cali Nuur wax kaliya ay wadaana waa been iyo barabagaando ay ku diidayaan in qarankii Sooomaaliya dib loo soo celiyo ayoo yiri .

     

    Xubnaha Muqdisho ku sugan oo ka soo jeeda labada garab ee dowlada ayaan waxba isku ogoleyn ayagoona Xamarna u jooga in dantooda ay ka fushadaan mooyey aysan ka aheyn wadani nimo maxaa yeelay nin Isbaaro shacabka u dhigtay ayey hadana la safan yihiin nin leh isbaardana hala qadana oo qaranka hala soo celiyana wey ka soo horjedaan .

     

    Hadaba farqiga u dhaxeeyo labada garab ee ku kala sugan Muqdisho iyo Jowhar hadaan wax yar u jaleecano kuwa ku sugan Jowhar waa kuwa ay ka go´´antahay in dowlada lahelo ayagoona aad ka daremeysid in ay sameynayaan wax walbo oo lagu soo celin karo qaranimadii Soomaaliyeed halka kuwa Muqdishona ay hortagan yihiin horomarinta dalka ayagoona u hanjabayo heyadahii umada wax u qaban lahaa ayagoona marna laga sugeynin in ay wax u qabtaan shacabka dilatay dowlad la´´aanta

     

    Magaalada Muqdisho oo ah meel ay isbaaro dhigteen Dhaqaatiirta, Macalmiinta, Culumada Siyaasiyiinta iyo Bulshada Rayidka ayaa looga fadhiyaa madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf in uu wax ka qabto dadka noocasi ah.

     

    Isku soo duub shacabka Muqdisho ayaa u helan sidii ay ugu soo dhaweynlahayeen Muqdisho ciidamada qaranka ee laga sugaayo in ay wax ka qabtaan kuwa nidaamdiidka ah 15 sano isbaarada u dhigtay qaranka Soomaaliyeed.


  3. That's what Dayniile.com thinks of him:

     

    Maxamed Dheere oo u qalmo in hogaan looga dhigo beelaha USCda

     

    Jowhar

     

    maxamed-dheere.jpg

     

    Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere oo ah nin ku cad cad mabda´´iisa ayaa u qalmo in hogaamiyo looga dhiga dhamaan beelaha USCda oo aan xiligaan laheyn hogaan u dhigmo sida uu u qaato go´´aanka , tasoo lagu macneyn karo in hogaamiyasha hadda ku sugan Muqdisho ay yihiin kuwa ku shaqeeyo oo kaliya dhuunta aan ka aheyn hogmintooda kuwa ku doonaayo in ay wax ku xukumaan .

     

    Markaad fiiriso inta uu jiro Maxamed Dheere wax uu qabtay ayaan lala bar bar dhigi karin kuwa xukunka mooday in ay isbaaro u dhigtaan baabuurta caanaha iyo dameerada wada marayo

     

    Maxamed Dheere markaad fiiriso waa nin go´´aan leh go´´aanka uu qatana fuliyo halka kuwa Muqdishona ay yihiin kuwa aan marnaba fulin wax walba ay balan qadaan tasoo loo macneyey in ay sidaan iska rabaan in dalka iska sii ahaado oo aan la soo celin sharaftii Soomaalinimo

     

    Dadka Muqdisho waxey la yabayeen go´´aanka uu qatay Maxamed Dheere in caasimad ku meel gaar ah laga dhigo Jowhar tasoo markii danbe ay ******* in uu yahay mid uu ku sax sanaa maxaa yeelay nin aan rabin in qaran soo noqdo miyaa hadane la dhihi karaa magan gali dowlada.

     

    Isku soo duub geesimnada Maxamed Dheere iyo jilaafada hogaamiyaasha Muqdisho ma ah mid leysla meel dhigi karo.

     

    Source Dayniile.com,


  4. I really salute the efforts of this great man and leader who works day and night to bring peace to the war devasted South, Benadir and USC inhabited lands, I would entrust my life on him because he is someone who is true to his somaliness and patriotism.

     

    Look at what he has achieved in Jowhar and Shabelleda dhexe region of Somalia, there are the most peaceful city and region in the whole of Somalia. When the UN left its headquarters in Jowhar he send his soldiers to guard the UN-Building until the UN-Workers would come back.

     

    He's just, wise and a able leader. He hates anarchy, chaos and criminals.

     

    History will certainly remember him inshallah.

     

    I really Salute this great man.


  5. Is Shabelle a balanced news broadcast as they advertise on their radio station each day. The trailer goes like this "Shabelle warbahin dhexdhexaad ah" do you think so, would you agree with that statement?

     

    Listen to the news broadcast from today 19:00 Moqadisho local time and tell me what you think.

     

    Also on the issue of format, professionalism and entertaiment tell me from a scale of 1-10 what you think of Shabelle Newsbroadcast.

     

    Listen to it here: shabelle


  6. I swear if Somalis in Ethiopia work to better their community in stead of fighting an established state, there would have been tangible progress. They remind me of U.S Condos? Woow.

    I 100% agree with you. Whilst I was in Ethiopia I had the pleasure of reading the federal constitution of Federal Republic of Ethiopia in which it gives a each federal state in theory the right to become an independent state of its own. They only need a 2/3 majority of the federal parliament of the reginal state to dissolve the union with Ethiopia and become a separate and independent state.

     

    Speaking to one federal minister in Godey, He told me if the people of the Somali region would for once stop the fighting agaist the occupier and instead rebuild their state and politically fight for independence instead of the gun, they would indeed prosper, it is out of this concept that they decided to build their country instead of fighting the Ethiopian troops and making life harder for the ordinary people of the Somali region.

     

    The region is changing fast and there is hope of a ceasefire between the ONLF rebells, the state and the federal government. Talks in Addis ended successfully and both parties agreeing to end their struggle.


  7. Walaal Sky I'm not angry at all because this is not my character but if someone comes up with a agenda of theirs then ofcourse I have to put it right.

     

    I don't hate anyone here you can criticise me do anything to me but if you try your evil agenda on me then I'll fight back for sure nevertheless Walaalkey cafis baan weydiisanyaa because I'm not that sort of people who shy away so even though I didn't like his post nevertheless I'll say Walaal icafi hadaan wax kuu dhimay although I think that it is him who picked on me but he's forgiven from my side and I ask the same from him if i have said something that has in any way or sort angered him because I know that this world is not the same as the hereafter, Walle aduun iyo aakharo kala badan.


  8. Yoonis I have been wanting to say this to you for a long time; this is the politics section, not the general section.

    Ninyahow waxaad dan kugu jirin mala dhexgalo ee shaqo yeelo sxb. For goodness sake don't indulge into things that haven't got anything to do with you. You don't like the topic then don't click on it, just ignore it.

     

    On the other hand are you the admin or a moderator and who has given you a right to criticise others for what they do? Only moderators can move or delete threads so if the admin say's it's o.k. adigu maxaad isugu ceebenaysaa oo aad afkaa isga xumanaysaa sxb. You're not the admin if you have a complain you can pm the moderators or the admin. My advice to you is shaqo yeelo and criticise your shortcomings before you try to criticise others for their.

     

    Do you think it's a coincidence that the value of the section decreased with your picture files and flooding? I'm not saying don't post what you post at all, but sxb there are other sections designed for your topics. Marka if you have current events sxb then welcome

    Let me answer your question with a question: Do you think it's a coincidence that the value of the section decreased due to your picture files and flooding?

     

    Remember this topic, What has it got to do with the politics section

     

    Picture files flooding

     

    It should be in the Student Talk Section IT, graphics, gadgets, college, Uni or in the General Section and if it is not welcomed in there either you should paste it into the jokes section don't you think so?

     

    Maybe you're technically right and the topic you posted is current issues isn't the topic I've posted also current issues or is that a separate thing?

     

    Tan Kale aadaabta qof saalaxka baan ahayn inuu dadka in publicga wax loogu sheego if you've got a problem there are other ways but please don't single me out or make me your target because you don't like my political affiliation and remember to say that I'm solely responsible for the decline of the politics section in uu yahay meel ka dhac


  9. I am very much impressed by Godey. But I do have a lot of questions Yoonis. Where the hell do those buildings come from? What is going on in Godey bisinka? Do the Ethios have plans for Godey or are the OGs stepping their game up a notch or two?

    Walaal Godey has changed since the last two years and it's still changing right now, when I was there two years ago there wasn't such large scale construction that was going on in the city.

     

    It is the people who run the city who work day and night to build their city, although it was neglected for the last odd 40years due to Ethiopian occupation but now it's full of life again and the most amazing thing is that the police, armed forces in the city are actually Somalis and not Ethiopians anymore so the inhabitants don't get hassled anymore in the city. The citycouncil, governor of godey region, head of the police are all Somalis, which has in return given the people of Godey trust and believe to build and invest in their city.


  10. BOQOR AYAA WUXUU XUKUMI JIRAY MAGAALO YAR WUXUU KU LAHAA MAGAALADAAS BEER AAD U WEYN OO UU KA BAXO NOOC WALBO SIDA BABAY,MUUS,QARE,LIIN......

     

    HADABA BEERTAAS AYAA WAXAA LOOGA TAAG WAAYEY DADKII DAGANAA MAGALADA OO MARWALBO U SOO DHACO OO DALDASHO.

     

    BOQORKII AYAA ARINTII LOO GUDBIYEY AAD AYUUNA OOGA XUMAADAY ARINTAAS.WAXUU U YEEDHAY NINKA ASKARTA OOGU SAREEYO WUXUUNA KU AMRAY ASKARTIISII IN AY HALMAALIN DADKA U FASAXAAN BEERTA ASAGOO SHURUUD KU XIDHAY.

     

    SHURUUDIINA WAXAY EHEEYED IN DADKAAS MARKA BEERTA LOO FASAXO OO AY GALAAN IN QOF WALIBO UU CUNO WAX UU U BAHANYAHAY MARKA UU SOO BAXAYANA HAL SHEY UU SOO QAATO.

     

    HADABA BOQORKII SI HOOS/HOOS AH AYUU ASKARTII ILBAABKA JOOGTAY KU YIDHI QOFKII ILBAABKAS KA SOO BAXO WAXA UU SITO DABADA KAGALIYA .

     

    QOFKII OOGU HOREEYEY WUXUU SITAY MUUS MARKA UU SOOGAADHAY ILBAABKII AYAA LA QABTAY DABADA AYAA LAGAGALIYEY.

     

    QOFKII LABAAD WUXUU SITAY LIIN DABADA AYAA LA GA GALIYEY, QADAR YAR KA DIB NINKII AYAA QOSAL KU WAA SHAY HEER WUXUU GAADHAY UU KALA JOOJIN WAAYO.

     

    NINKII OO QOSLAYA AYAA KU JAWAABAY SAAXIIBKAY QARO WEYN AYUU SITAA.......


  11. 12% is very low

    The vast majority of soomaali britons actually don't work at all so I'm not surprised at the low employment we got although the survey was done 91-01 nevertheless it representes an accurate picture of the situation of somalis in london.

     

    We're all on welfare not me personally but my relatives are.

     

    Also the majority of somali men do work whether bus drivers or cappie but they live with their partner who on the other hand claims to be separated,divorced or enstranged to her husband and the men still comes every night and the children are born and reproduced although the female claims she ain't go no husband.

     

    That's benefit fraud, the majority of somalis are criminals who want to milk the welfare system of this country get them all out of here.


  12. Advice for all the fellas who want to chat up a girl but don't know how to apporach in the first place and ask for her number.

     

    Wiil dhallinyaro ah baa gabar magaalada maraysa oo quruxda,lebiska iyo xaragada ka dheceysa la yaabay markaas ayuu damcay inuu bal shukaansado oo weliba si la yaab leh ugu lug darsado.... intuu salaamay ayuu yiri "walaaleey raalli iga ahaw ee qalin aan gabar taleefonkeed ku qorto makaa amaahan karaa?" Boorso yar oo ay gacanta ku wadatay ayeey furtay oo qalin ka soo saartay kuna tiri wiilkii "Haa, oo waa kan". Intuu buug yar la soo baxay oo xaggeeda u soo dhawaadey ayuu ku yiri "ii sheeg hadde lambarka telefonkaaga" Illeen awalba keeduu u dan lahaa oo gabar kale ma jirine


  13. Ma ogtahay in dhawaan nin soomaali ah uu telefoonkiisii gacanta oo ah nooca qaaliga ah uu uga dhaxtagay goob shidaal. Waxaa markiiba talefoonkii helay nin Carab ah oo iibinayay shidaalka, kaas oo aad ugu farxay helitaankiisa. Wuxuuna isla markiiba gashaday jeebka jaakaddiisa si uu gurigiisa ugu qaato. Waxaa saacado ka dib soolaabtay soomaaligii telefoonka lahaa, isagoo soo xaqiijistay in uu halkaas ku hilmaamay. Wuxuu ninkii tefoonka jeebka ku haaystay waydiiyay su’aal ah walaal halkaan ayaan telefoon noocaas ah uga tagay ee ma aragtay ?. Carabkii oo ay u caddahay in telefoonka la raadinayo uu yahay kan jeebkiisa ku jira ayaa si geesinimo leh u yiri “ maya waan ka xumahay wax telefoon ah meeshaan kuma aanan aragâ€. Wuxuu sii raaciyay halkaan waa meel dadku ku badan yihiin markaa waxaa dhici karta in dad kale qaateen, Soomaaligii ayaa durba fikiray oo is yiri bal telegfoonkii *** (wac) si uu u qayliyo haddii uu meelahaas ku qarsoon yahay. Carabkii naftiisii ayuu ka codsaday in uu siiyo telefoonka uu haaysto si uu u waco gurigiisii oo xaaskiisii ugu sheego in uu goobtii shidaalka ka waayay telefoonkii ka lumay. Carabkii oo ag taagan ayaa siiyay oo yiri oo wac intaas ayaan asxaan kuugu falayaaye. Soomaaligii wuxuu wacay lambarkii telefoonkii ka lumay oo hadda ku jira jeebka ninka la taagan. Telefoonkii ayaa sidii uu u yaqaanay uga dhax-qayliyay jeebka carabkii. Ceeb adduunyo badanaa !!!. Soomaaligii ayaa durba ku booday tuugii oo jeebkiisa kala soo baxay telefoonkii oo wali sii qaylinaya. Tuug la qabtay lalo ma laha ee ninkii ayaa khalkhalay oo dukaankii uu gadayay mid kale oo saaxiibkiis ah uga cararay. Macaamiishii shidaalka gadanaysay ayaa soomaaligii kula talisay in uu shirkadda ku dacweeyo ama booliiska. Laakiin waxba ma sii dacweynine halkaas ayuu uga haray. Qosol weynaa iyo naxdin waynaa arrintu: Haaaa…Haaaa…Haaaa


  14. Nin ayaa wuxuu arkay koox dhalinyaro ah oo reeshin meel ku wadaagaya in tuu ku soo leexday ayuu dhankiisa ka galay nimankii kale way is fiir fiiriyeen iyagoo la yaaban nin kaan aya saan aqoon oo cuntada iska soo galay bilaa fasax . waxaay ku yirahdeen saxiib ma qof baadnaga garanaysaa' maya ayuu yiri lakin taan ayaan is naqaan' intuu cuntadii la cunayay farta ku fiiqay.........


  15. What a *****, Whose country will be devasted? Whose land will be destroyed? Whose people will be hurt and corrupted?

     

    Well it's all your people, degaan and ganacsi that will be affected. Ofcourse unless you hold fast to the dream of your late mate Caydiid and your family!!!

     

    Somalia needs no War!!!!!


  16. ^^Waraa isku xishoo oo ka har madaxweynaha Somaaliya.

     

    There is no need to be pathetic about him because it is better to be ruled by the so-called "Leader of the pack" than to be ruled by someone who used to spy on my people, folks and god knows what crimes he has committed against your folks(remember the NSS) and who on the other hand has no qualifications to become a able leader per se. Is that all you can come up with?

     

    or was he put there to guard the inheritance left by the late Cigaal for his close family.


  17. Thank you Baasha!!!

     

    I totally disagree with you Baashi in fact war is not inevitable it's only the Mog folks who cry for war and not Il Presidente.

     

    By the way have you listened to the interview with Maxamed Dheere who gave an accurate picture of the current situation where he said that "they'll deal with the those illegal occupiers of Mog by force who deal with cannabis and who are also involved in terrorism.

     

    Ciidanka Qaranka will march into Mog inshallah without a single drop of a blood that's how I assess the situation.

     

    No one is crying for war accept the gangsters who suddely felt a pistole on their neck.

     

    There will be no war unless Qanyare, Yalaxow and Caato shit themselves because they know if the president I mean Maxamed Dheere catches these guys he'll make sure that such a breed of gangsters will be exterminated for the next four decades and hopefully inshallah for the rest of the universe.


  18. Thanks this is my 52nd post

     

    ----------------

    roaming the streets of Mog

    thinking you're the Mob, the Bomb

    but you ain't nothing when I'll give you the flop

    and then the drop sooner rather then later I'll also hit you up and hunt yo down with their own dog, with my AK I'll pull my trigger-trigger happa-aay, then you realise that you've to go with your famila-aay but hey look at the clock

    it suddenlay stopped at zero-zero, yeah you hear me right would-be rambo, it's Somalia's stunde null and new reawakening to a better future, that is full of hope,promise, glory and an economical boom...without having you as doomed failed fool in our room!!


  19. Ciidamadii ka soo jeeday maamul gololeedka Puntland ee dhawaan soo gaareen maagaalada Jowhar ee gobalka Sh/Dhexe, ayaa waxaa shalay la geeyay xerooyinkii ay ku jireen Matoorooyinka dhaliya korontada.

     

    Source somaliweyn.com

     

    Waxaa xeradaas ku xaraysan ciidama aad u fara badan kana yimid dhinaca Puntland oo waa yahaanba lagu soo tawabarayay dhinaca degmada Feerfeer, waxaana manta Jowhar soo gaaray sida warar lagu kalsoonyahay ay tibaaxayaan ciidamo kale oo ka tira badan.

    Ciidamadii xeradaasi shalay ku sugnaa ayaa lagu sheegay in ay gaarayaan boqol iyo siddeetan 180 ruux oo wadata afar iyo toban 14 tiknika ah oo gaadiidka dagaalka ah, iyadoo ay u badan yihiin ciidamo ka yimid deegaanada Puntland sida la sheegay, balse waxaa ku jira waxoogaa kasoo raacey gobolka Hiiraan qeybo kamid ah Jowhar soo gaareen.

     

    Xiriir dhinaca Telefoonka oo aan la sameeyay Jowhar manta ayaa la ii xaqiijiyay ciidanka manta soo gaaray degmada Jowhar in ay u badan yihiin kuwii Puntland ee dhawaanahaan Feerfeer lagu soo tawabarayay, waloow ay horay qaar ka tirsan ciidankaas Jowhar ay u soo gaareen.

     

    Dhinaca kalena Max’ed Qanyare Afrax wasiirka Amniga Qaranka ee dowlada FS ayaa sheegay in madaxweyne C/laahi Yuusuf uu qabanqaabinayo haatan dagaal soomaaliya dhaxdeeda ka dhaca.a

     

    Waxuuna Max’ed Qanyare sheegay in Madaxweynaha uu doonayo sidoo uu weerar aad u culus ku soo qaado Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho isagoo kaashanaya dhinaca wadamada Itoobiya Iyo Yemen.

     

    Waxuuna sheegay in dhinacooda wasiirada hubeysan ee Muqdisho ku sugan aysan u gacmo laaban doonin hadii weerar ugu yimaado dhinaca Jowhara, balse ay diyaar u yihiin in ay si kulul oo aan horey loo arag isku difaacaan.

     

    Max’ed Qanyare oo u waramayay wargeyska THE STANDARD ee ka soo baxa Nairobi, Qanyare oo 64 Jir ah kana mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii Soomaaliya ku dagaalamayay ayaa waayahaanba sidii uu u noqday Wasiirka Amniga Qaranka dowlada FS laga dareemayay firfircooni uu ku raadiyo sidii dowlada Soomaaliyeed u shaqeyn laheed, waxaana lagu soo xasuusta isagoo ku guuleystay in uu qaado dhowr isbaaro oo ay ku sugnaayeen maleeshiyooyin ay isku heeb ahaayeen.

     

    Hadaba ma ahan markii ugu horeysay ee qaar ka mid ah wasiirada hubaysan ee Muqdisho ku sugan ay sheegaan in madaxweyne C/laahi Yuusuf uu damacsan yahay in uu weerar ku soo qaado Muqdisho, waxaana horey u sheegay arintaan Wasiirada kala ah Muuse Suudi Yalaxoow iyo Cismaan Xasan Cali Caato.a


  20. Xerada Koongo ee duleedka degmada Jowhar halkaasoo oo ay kusugan yihiin maleeshiyo daacad u ah madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo dhowaantan ka yimid deegaanka Feer Feer ayaa la geeyey mashiino dabka dhaliya, iyadoo la sheegay in xaley xeradaasi light lagu xirey oo teendhooyinku ay ahaayeen kuwa ifaya.

     

    Sidoo kale xeradaasi ayaa biyo la geeyey iyadoo booyadaha ay biyaha ka qaadayeen guddaha magaalada Jowhar halka ay halkaasi geynayeen, ciidamada xeradaasi kusugan ayaa iminka la sheegay iney gaarayaan boqol iyo konton “150†qof oo wadata afar iyo toban “14†tiknika ah oo gaadiidka dagaalka ah, iyadoo ay u badan yihiin ciidamo ka yimid deegaanada Puntland sida la sheegay, balse waxaa ku jira waxoogaa kasoo raacey gobolka Hiiraan qeybo kamid ah.

     

    Ciidamada halkaasi ayaa wararku xaqiijinayaan iney yihiin dad miina baar ah oo ay baarayeen dhulka keynta ah ee xeradaasi ku wareegsan, iyo sidoo kale wadooyinka ay soo mareen.

     

    Xerada Mahadaay oo iyana ku taala magaalada Jowar ayaa lagu soo waramayaa in iyana halkaasi la geeyey teendhooyin aad u fara badan iyo qaar kamid ah matoorada oo ilaa xaley xeradaasi la diyaarinayey.

     

    Wararka ayaa intaasi ku daraya in ciidamo kale oo madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf daacad u ah oo Puntland kuwaasoo ka yimid deegaanka Feer Feer ay kusoo fool leeyihiin saacadaha soo socda magaalada Jowhar, iyadoo la sheegay in ciidamadaasi ay kasoo gudbeen deegaanka Ceel Cali.

     

    Ciidamo daacad u ah guddoomiyaha gobolka Sh/Dhexe Maxamed Cumar Xabeeb “Maxamed Dheere†ayaa ciidamadaasi galbiyey kuwaasoo wata saddax iyo toban “13†gaadiidka dagaalka ee tiknikada loo yaqaan.

     

    Dhinaca kale madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta kulan gaar ah la yeelanaya ergeyga kasocda Midowga Afrika Mr. Batrik kulankaasoo ka dhacaya magaalada Jowhar.

     

    Lama shaacin waxyaabaha ay iskula soo qaadayaan qaar kamid ah xubnaha dowlada FKMG Soomaaliya oo kusugan magaalada Jowhar oo ay saaka HornAfrik la xiriirtey ka gaabsadey in kulankaasi wax faah faahin ah ka bixiyaan.

     

    Kulankan ayaa dhacaya xili meeshii ugu sareysay uu marayo khilaafkii u dhaxeeya dowlada FKMG Soomaaliya, iyadoo Midowga Afrika shaley halkaasi xafiis rasmi ah uu ka furey.