Yoonis_Cadue

Nomads
  • Content Count

    572
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Yoonis_Cadue

  1. 2.7 million or 2,587,183 million or don't you actually care because they're close enough for you in numercal terms. However there is a small difference between 2.7 and 2.587,187 namely 112,813. Moqadisho has got a large population that's not what Iam disputing. I myself for example have got numerous family in Moqadisho. None of them is married or related to the people who control Moqadisho clanwise but they live there because of business relations and because it is more convenient to them to live in Moqadisho because the rest of the family lives only some 200km off Moqadisho compared to my clansmen who live some 1000kms away from Moqadisho. Moqadisho is home to many people because of its status as the capital of Somalia it draws all people from different clans into that city. My relatives tell me that they live comfortably although they also say that Moqadisho is one of the most dangerous city they have ever lived in. They say any mintue the situation can escalte and change from being very peaceful to being like a besieged town like Stalingrad or even Beirut in the 80's or Berlin in 1945. Children are not allowed to travel alone because they can be kidnapped even by close relatives. The city has profiteered greatly from the absence of any form of rule and law and the exemption of taxes. People tried in all sorts of things in Moqadisho from cannabis to photocopiers and washmachines and dishwashers. Although the restriction on the airports of Dayniile and Ael Ahmad have considerably reduced the goods that came oringally from Kenya. Moqadisho is safe for most somali clans and no-one will attack you because of your clan affiliation but rather of what you have. Everything must be protected from the thiefs and armed militias who intend is to cause mischief. So once again Moqadisho is still a place which draws hundred of thousand of Somalis to it whether for Business, Health or other issues. We can say therefore that Moqadisho is still worth of being the capital of Somalia but there is a twist which is that if you don't belong to the armed clans or you're not protected by your friends who belong to the armed clans then you're nothing and you can be subjected to inhumane and sometimes very tragic ritual mistreatment. Also there is no police and the people don't listen to the advice of their elders and therefore many crimes that are committed are not investigated and the perpertraitors are not brought to justice.
  2. According my dream, not yet. Gheedi's and Aydid juniors trip to Moqadisho postponed due to bad weather. They were about to travel via plane although Jowhar is only 90km away from Moqadisho. They will be travelling tommorrow inshallah to Moqadisho.
  3. Toronto: Wasiirka Shaqada, Dhallinyarada iyo Sportiga ee DG Puntland ayaa xariga ka jaray xafiiska Puntland Canadian Sports and Youth Association - Friday, November 04, 2005 at 23:07 Toronto - Wasiirka Shaqada, Dhallinyarada iyo Sportiga ee Puntland Mudane Saciid Jaamaca Cali Qoorsheel, ayaa xariga ka jaray xafiiska Puntland Canadian Sports and Youth Association ee laga furay magaalada Toronto. Xafladdi furitaanka xafiiskan oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ugu horeentii ereyo soo dhaweyn iyo warbixin xafiiska ah ka soo jeediyay Mudane Cismaan Axmed Cali (Cismaan Dheere) oo ah Madaxa Ururuka Somali Canadian Association Of Etobicoke, islamarkaana ah Danjiraha dowlad goboleedka Puntland u fadhiya Canada. Mudane Cisman oo isagu ugu deeqay ururkan xafiis iyo qalab qiimahiisa lagu qiyaasay ilaa iyo $40,000. Ayaa mid mid u tusay dhamaan qalabkii uu xafiiska ku howlgeli lahaa . Intaa kadibna wuxuu furahii xafiiska ku wareejiyay Wasiirka Shaqada, dhallinyarada iyo Sportiga Mudane Saciid Qoorsheel. Haddana waxaa hadalka qaatay Axmed Cali Yusuf (Dhabaryare) oo ka socday bahda Sportiga ee Puntland . Dhabaryare wuxuu halkaasi ka sheegay in dhallinyarad Sportiga ay heegan u yihiin iskuxirka wasaaradda Sportiga ee Puntland iyo bahda Sportiga ee ku kala baahsan caalamaka. Sidoo kale waxaa xafladan iyaguna hadal gaaban ka soo jeediyay madaxa Shirkadda Xawaaladda Amal Mr. Maxamed Cabdi iyo Jaamaca Cumar Ismaciil oo ku hadlayay magaca odeyaasha iyo waxgaradka ee Jaaliyadda Puntland Ugu dambeyntii waxaa hadalka lagu soo dhaweeyay Mudane Saciid Qoorsheel oo isagu aad ugu mahdceliyay sidii diiranayd ee loogu soo dhaweeyay magaalada Toronto. Iyo weliba isxilqaanka dheeraadka ah ee ay muujiyeen dhallinyarada iyo guddiga Sportiga ee jaaliyadda reer Puntland Wasiirku wuxuu mahadcelin gaar ah u soo jeediyay Mudane Cismaan dheere. Isagoo ugu mahad celiyay xafiiska iyo dhamaan qalabkii uu ugu tabarucay howlaha wasaaradda Sportiga ee Puntland. Gabagabadii xafladdan ayaa Wasiirku wuxuu masuuliyadda xafiiska ku wareejiyay Maxamed Cabdiraxmaan Xaaji Nuur(Maxamed Yare) oo ka mid ah dhallinyarda Sportiga ee magaalada Toronto ugu firfircoon. W/D Maxamed Busuri Toronto, Canada Mbusuri@hotmail.com
  4. Ra'isul wasaare Geeddi oo saacadaha foodda nagu soo haya lagu wado in uu gaaro magaalada Muqdisho. Ra’isul wasaaraha xukuumadda Federaalka KMG ah ee Jamhuuriyadda Soomaailya Md. Cali Max’ed Geedi ayaa maalinta berri ah lagu wadaa in socdaal shaqo uu ku tago magaalada Muqdisho. Safarka ra’isul wasaaraha oo qaadan doona muddo aan la cayimin ayaa lagu wadaa in uu ugu kuurgalo kuna soo kormeero xaaladda Magaalada Muqdisho isla markaana uu kulamo halkaas kula soo yeesho xubnaha ka tirsan dowladda Federaalka ee halkaas ku sugan. Sidoo kale safarka ra’isul wasaaraha ayaa ah mid uu ku booqan doono xarunta Villa Somalia oo haatan ah fariisinta xafiiska ra’isulwasaare ku xigeenka ahna wasiirka arimaha gudaha Md.Xuseen Max’ed Faarax Caydiid. Dr. Cali Max’ed Geedi Ra’isul wasaaraha xukuumadda Federaalka KMG ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in safarkiisu uu qeyb ka yahay qorshaha xukuumaddiisa ee dib u heshiisiinta iyo nabad ku soo dabaalidda caasimadda Soomaailya ee Muqdisho, isagoona ugu baaqay xubnaha dowladda in ay meel ka soo wada jeestaan ayna ka sheqeeyaan sidoo dowladda ay guud ahaan si dhab ah u maamuli lahayd dalka Soomaaliya. Ra’isul wasaaraha ayaa horay ku tagay magaalada Muqdisho booqasho todobaad ah, waxana intuu joogay magaalada Muqdisho uu kula kulmay xubno ka tirsan golayaasha dowladda oo halkaasi ku sugnaa iyo siyaasiyiin waaweyn oo horay dalka xilka madaxweynaha uga soo qabtay kuwaasoo ay ka mid ahaayeen Mr. Cali Mahdi Max’ed iyo Dr. C/qaasim Salaad Xasan, isagoona booqday goobo fara badan oo ay ka mid ahaayeen dekadda magaalada Muqdisho, Airport-ka, jaamacadaha iyo schoolada sarsare ee magaalada Muqdisho iyo goobo kale oo aad u fara badan, isagoo intii uu ku sugnaa magaalada Muqdisho la hadlay shacabka magaalada Muqdisho kalana hadlay Stadium-ka weyn ee magaalada Muqdisho halkaas oo uu ku sigtay in uu naftiisa qaaliga ah ku waayo kadib markii Bam culus lagu qarxiyay goob in ka yar Hal miter u jirtay,taasoo qeyb ka ahayd amaan xumada ka jirta magaalada Muqdisho
  5. We shouldn't celebrate too early you know. Don't celebrate the day before the evening they say. However I agree great news for the DKFS. Boqorre (Djibouti) was one of the fiercest Anti-Abdullahi Yusuf politicians in Moqadisho. Finally he has come to his sense's. Let's hope others will follow suit. It might seem naive and wrong to suggest but I really hope that the Shariif follows suit and hence in the steps of the deputy Speaker of the House Mr. Boqorre. Soon Abdullahi Yusuf will be driving into Moqadisho Inshallah without any armed escort from Jowhar. In fact he will drive to Villa Somalia without any escort and in a deck-less without roof car. The masses will cheer and throw wet leaves and roses into his car. That scenario could be fiction but hey who said that no one can dream for once in their life-time. Essentially isn't it that what we wanted all along. We need a government that can tackle the issues that our country is currenlty facing. I hope that it is not too late.
  6. It must be the second or the first one. Some of us are indeed very nationalistic. Although our religion doesn't console to become a nationalist nevertheless Iam one of the fiercest nationalists. I love Somalia for the good and the bad. I hate mostly the people who try to discredit our beautiful country. If we don't take our nations fate into our own hands who will? Illaahyo unaxariiso adoonka Maxamed Cawaale Liibaan who designed our beautfiul Flag. He is in the middle of the picture. The two men shaking hands are President Cabdirashiid Cali Sharmarke and Cabdirisaaq Xaaji Xuseen. On the far left you can also see Xuseen Kulmiye.
  7. ^^Mashallah Great News indeed Walaal, Boqorre was one of the fiercest oppostition to the President. Hopefully others will follow suit. Now I can finally reveal my dream that I dreamt a few nights ago. They're indeed true revelations.
  8. There is no such thing as "Israel". Israel was a good person and a muslim and I reject people calling the Zionist entity as "Israel". Let's just call it the "Jewish State" instead. The Jewish State is illegal and it defines our weakness to fight against it. We tried it in 1968 in the six day's war against them but we couldn't break them down. Egypt, Syria, Jordan, Irak and the rest of the arab nations tried to destroy them but what can actually arab-nationalism and ba'athanism actually destroy? We've seen what they're capable off. Only a return of a true Islamic state can actually crack those zionists. If we would actually return to our diin, we would have defeated them in one day. But for no we're the lowest of the low.
  9. Kulan loogaga hadlayay xaaladaha abaareed ee kajira gobolka Gedo oo ka dhacay B/xaawo. Axmed Cumar Saalixi - Allgedo-Baardhere Degmada B/xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacay kulan ay wada yeesheen xubno ka tirsan labada gole ee dowladda FS, hay'adaha samafalka, Odayaal iyo Waxgarad, kulankaasi oo looga arinsaday sidii wax looga qaban lahaa abaaraha baahsan ee ka jira gobolka Gedo. Sida ay ku warameen mas,uuliyiin ka tirsan maamulka degmada baladxaawo Kulankaasi oo socday mudo labo maalmood ayaa shalay galinkii dambe lagu soo gabogabeeyay magaalada B/xaawo, iyadoo kulankaasi mudadii uu socday looga hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin abaaraha ka jira degmada B/xaawo iyo sidii gargaar bani'aadnimo loola gaari lahaa dadkii ku waxyeeloobay abaarah iyo sida loogu gurman karo. Wasiir K/xigeenka garsoorka dowladda FS Yuusuf Max'ed Cabdul Qaadir (Yuusuf Kanti) iyo mudanayaal baarlamaan oo ay ka mid yihiin Xasan Cabdi Xiireey, Nuur Mataan iyo Xuseen Cadaawe ayaa waxa ay war bixin ka dhageysteen gudi dhowaan loo xilsaaray in ay soo qiimeeyaan heerka abaaraha ka jira gobolka Gedo. Gudiga Qiimeynta abaaraha gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegeen in xaaladaha degaanada ay ku arkeen ay tahay mid qatar ah oo u baahan gurmad deg deg ah oo la gaaro si dadka iyo duunyada ay u badbaadaan. Degaanada ugu daran ee abaaraha ay la dageen ayaa waxaa la sheegay dhowr tuulo oo ay ka mid yihiin Caracase, Khadiijo Xaaji, Gadoondhawe iyo Gaawiido, waxaana dhowrkii maalmood ee ugu dambeysay degaanadaasi ku dhintey xoolo kor u dhaafaya ilaa 200 oo isugu jira lo, Ari iyo Geel halka kuwo kale ay u hayaameen degaano kale. Kulankaasi ayaa ugu dambeyntii waxaa loogu baaqay hay'adaha samafalka in ay si deg deg ah kaalmo u soo gaarsiiyeen gobolka Gedo Gaar ahaan degaanada ay abaaruhu la dageen.
  10. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in uu guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ku soo fool leeyahay magaalada Kismaayo isaga oo ka imaan doona magaalada Nayroobi oo uu ku sugnaa muddo dhow cisho ah. Imaanshaha Gudoomiyaha ee magaalada Kismaayo ayaa ilo lagu kalsoon yahay ay sheegayaan inuu la xiriiro wada tashi uu la yeelanayo madaxda isbahaysiga dooxada Jubba. Arintaan ayaa waxa ay ku soo beegmaysaa xilli uu wasiirka dib u dhiska iyo dib u dejinta xildhibaan Barre Aadan Shire dib ugu soo noqday bishii tagtay gudaheeda magaalada Kismaayo ka dib markii uu muddo ku sugnaa magaalada Muqdisho, uguna baaqay labada gole ee Muqdisho in ay oggolaadaan wada hadal aan shuruud ku xirnayn oo ay la galaan garabka Jowhar oo dhankooda aqbalay. Safarkaan Shariifka ayaa waxa uu qayb ka yahay dadaalka uu dhankiisa ugu jiro sidii uu wax uga qaban lahaa caqabadaha badan ee dhex yaalla labada garab ee dowladda, isla markaasna uu kala arrinsado sida wax looga qaban karo xildhibaan Barre Hiiraale oo miisaan culus ku yeeshay arrinta Soomaaliya. Shariifka ayaa safarkiisan uu Soomaaliya dib ugu soo noqonaya ee uu ugu soo hormarayo magaalada Kismaayo waxa uu soo gebagebaynayaa safar dheer oo uu ku soo kala bixiyay waddamo ku kala yaalla Amerika iyo Yurub iyo weliba waddamo ku yaalla Carabta. Qorshaha safarkan ayaa noqonaya markii ugu horreysay ee uu shariif Xasan Sheekh Aadan oo ah guddoomiyaha baarlamaanku uu safar ugu soo ambabaxo magaalada Kismaayo tan iyo intii loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka sanadkii hore. Ahmed Timajilic Gedonet - Kismaayo
  11. Picture before he has committed treason, showing the governor and Cabdirasaaq Afguduud.
  12. Gudoomiyihii Gobolka Sool oo shalay u baxsaday Deegaanada Somaliland oo caawa gaaray Magaalada Hargeysa. Hargeysa-27.April.2004 Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in caawa uu halkaasi gaaray Gudoomiyihii Gobalka Sool ee maamulka Puntland Ibraahim Jaamac Daad. Mr Daad oo shalay ka tagey Magaalada Laascaanood ayaa maanta wuxuu uu joogay saacado Magaalada Berbera halkaasi oo uu ku sugan yahay Daahir Riyaale Kaahin,iyadoo aynan hayn in ay is arkeen Daahir Riyaale iyo Ibraahim Jaamac. Warku wuxuu intaasi ku darayaa in Ibraahim Jaamac Daad uu saacado ka hor Caawa Tagey Magaalada Hargeysa,waxaana la dajiyay sida wararku sheegayaan Hoteelka Hargeysa Clup ee Magaaladaas. Soo dhaweynta Mr Daad ayaa waxaa si wayn uga shaqeeyay Wasiirka Harumarinta reer Miyiga Fu'aad Aadan Cadde. SBC Online.net
  13. Boosaaso/Hargeysa-27.April.2004 Gudoomiyahii Gobalka Sool ee maamulka Puntland Ibraahim Jaamac Daad oo isagu shalay ka tagey magaalada Laascaanood ayaa wararku sheegayan inuu gaaray magaalada Berbera halkaasi oo ku sugan Madaxweynaha maamulka isku magacaabay Soomaaliland. Wasiirka Horumarinta reer Miyiga ee maamulka Soomaaliland Fu'aad Aadan Cadde ayaa u sheegay wariyaha Idaacada SBC ee magaalada Hargeysa in Ibraahim Jaamac Daad uu shalay galab soo gaaray Magaalada Burco isla xalayna uu yimid Magaalada Berbera,iyadoo la filayo inuu maanta ama Caawa uu yimaado Magaalada Hargeysa. Dhanka kale wasiirak wasaarada warfaafinta ee Dawlad Gobaleedka Puntland C/kariim Cali Mahdi ayaa Idaacada SBC u sheegay in Ibraahim Jaamac Daad uusan ahayn Gudoomiyaha Gobalka Sool isla markaana xilka horay looga xayuubiyay oo uusan xil u ahayn maamulka Puntland. C/kariim Cali Mahdi oo ay SBC wax ka waydiisay baxsashada Gudoomiyaha gobolka Sool ayaa ku tilmaamay in Ibraahim Jaamac uu la mid yahay nin safray oo aysan jirin maamul inaba ha yareetee u hayo maamulka Puntland. Wasiirku wuxuu sheegay in Gudoomiyahaas xilka looga qaaday wareegto heer madaxweyne ah iyadoo maalmahan uu magaalada Laascaanood la joogay qas iyo amar diido haatana uu iska tagey. Wariyaasha SBC ee Hargeysa iyo Berbera.
  14. ^^ your first bullet point is very interesting because as you're aware he already was one time the governor of Sool. He has been fired because of his incompetence and lack of support from the majority of the inhabitants of Sool region. We have to ask ourselves this guy who has once failed in his task why does he deserve a second chance, he must be very close to some high official politicians in Puntland in order to get reappointed as the governor of Sool. On the other hand who is to say that we can trust him he once defected to Hargaysa then he defected from Hargaysa back to Puntland, who knows he might go back to Hargaysa or this time he might be up for more adventure and he might end up in Moqadisho.
  15. I cannot believe that they've reappointed the same old traitor who defected to the other side and then back as the new governor of Sool region. He is a shameless person with no principle's and I believe that he shouldn't be brought back as the new governor of Sool. Ibraahim Jaamac Daad Oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Sool, Taliyihii Qaybta Booliska Oo Isna La Badelay. Warkii: Oct 30, 2005 Garoowe(Radiossc.net):-Madaxweyne ku xigeenka Punland ahna sii hayaha Xilka madaxweyanah Xasan Daahir Afqudhac ayaa si rasmiya ugu magacaabay Ibraahim Jaamac Daad Guddoomiyaha Gobolka sool, waxa kale oo uu badelay Taliyaha qaybta booliska ee gobolka. Xeer Madaxweyne ku xigeenka ahna sii hayaha xilka madaxweynaha Xasan Daahir Maxmuud soo saaray lanbarkiisuna yahay 170 kuna taariikhaysan 26/10/005 ayaa waxa uu madaxweyne ku xigeen xilalna ku magacaabay , xilalna kaga qaaday xubnihii hayey. Waxaana uu sheegay madaxweyne ku xigeenku markii uu eegay distuurta Puntland,markuu arkay baahida wax ka qabadka Gobolka Sool, markuu la tashaday wasiirka arrimaha gudaha iyo taliyaha Ciidanka Booliska , wuxuu xeeriyey. 1-Ibraahim Jaamac Daad waxaa loo magacaabay guddoomiyaha gobolka Sool. Halka guddoomiyihii hore Maxmed Cawad Baaruud (Tole) shaqada laga fadhisiyey. 2-Maxmed Saleebaan Bootaan (Gaadhhaye) waxaa loo magacaabay Guddoomiye ku xigeen, halka guddoomiye ku xigeenkii horena Sulub Cali Gaas shaqadii laga fadhiisiyey. 3-G/dhexe Maxmed Xuseen Faarax(Xiirane) waxaa loo magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Sool, taliyihii hore ee Gobolka C/laahi Maxmed Cabdi(Farabadne)loo badelay Taliska ciidanka booliska puntland. 4- Maxmed Yaasiin Cali shire (Shariif) waxaa isagana loo magacaabay Isu duwaha dawladaha hoose ee gobolka Sool. Xeerkan ayaa waxa ku saxeexnaa madaxweyne Ku xigeenka ahna sii hayaha Xilka Madaxweyneha Xasan Daahir Maxmuud. Dhinaca kale wareegto uu soo saaray wasiirka dawladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga Cali Cabdi Awaare ayaa waxa xilkii lagaga qaaday mayor ku xigeenkii hore Maxmed Warsame (Guraase) halka loo magacaabay Mayor ku xigeen Maxmed Maxmuud cali(Xaaji Jeeni-yare). Faa’isa Cabdi Dhalac Radiossc.net Garoowe Puntland Somalia
  16. ^^ I don't believe that he only merely confused with his views but rather also with his identity. Tell me as you seem to know him personally does he also change his identity daily due to the shirt he is wearing each day. Today he is from Garoowe, tommorrow he is Reer Cabudwaaq and the next day he is simply from no-where.
  17. What are implying here my friend, the quote you quoted is from allsomali.com they wrote it that way. It doesn't mean that I've written it. Iam only guilty of taking a letter "i" of the word "ku soo Biiray" My Somali is the best. Af-Soomaaligayga iyo aqoontayda kale waa mid aad u heer sareeyso (sareeyo) walaal. Halkudhigayaga waa barro, ku faan iyo ku qor luuqadaada hooyo!
  18. Xildhibaan Cumar Xaashi Aadan ayaa shaaca kaqaaday in dowladda Kenya in arimaha somaliya ay dhex dhaxaad kanoqoto ayna Joojiso Faladka Siikala Fogeeyanyo Xubanha Dowladda ee kala fikirdowan. Mr. Cumar ayaa in taas kudar in dowlada kenya ay tahay mid aan looga baranin arimahaan oo kale ayna tahay in ay ka noqoto Go'aanadii ay ku xirtay garoomada Dayniile iyo Ceel Axmed. Xildhibanka oo xalay u waramayey war baahinta gudaha ayaa sheegay in hadii garooma laxirayo aan cidkasta oo garoon macmal ah sameeysatay lagaxiro oo aan cidkale aan farta lagu fiiqin ayna tahay mid cidkale lagu cuna qaba teeynayo. Xildhibaanka ayaa in taas raaciyey in hadii wax laxirayo laga soo bilaabo garoonka jowhar oo hub iyo saanad Militari laga soo dajiyo, waa sida uu wark au dhigaye.
  19. Ganacsatada "Qaadka" ayaa saaka Waalac ka muujiyey Sida ay ka yeelayaan QaadKooda Meesha uu ku danbeen doono . Muqdisho.Soomaaliya. boore3@hotmail.com Qaar kamid ah mas’uuliyiinta shirkadaha ay u kireysan yihiin diyaaradaha qaadka ka keena magalada Nairobi ee dalka Kenya lana keeno magaalada Muqdisho, ayaa saaka walaac ka muujinaya xaaladaha ganacsigooda ku danbeynayo, iyagoo sheegay in khal khal la galiyey qaabka ay diyaaradahooda ugu soo dagayaan garoomada ku yaala magaalada Muqdisho. Xiriirka u Dhexeeya QAADKA iyo cudurka AIDS... Ka Akhir qormadii Ciribtirka Qaadka Mas’uul katirsan ganacsatada qaadka ayaa ka dhawaa jiyey Sida ay uga xunyihiin in garoonka Dayniile laxiro. ganacsatada Qaadka ayaa saaka logu war galiyey in diyaaradahooda loo weecinayo dhanka garoonka No.50.ee Gobalka Sh/hoose. Hase ahaatee markii warkaas uu soo baxay ayaa daqiiqado kadib in haddana lagu soo war galiyey diyaaradahooda iney kusoo dagayaan garoonka Dayniile, qorshaha xiridda garoonka Dayniilana uu bilaabanayo maalin nimada Beri ah ee ay ku beegantahay taariikhda, 31 Octobar. Mas’uul katirsan Ganacsatada qaadka ayaa sheegay in qaabka ay iminka u socoto hawlahaasi ay khatar ku keeni karto ganacsigooda, wuxuuna ka codsadey dowlada Kenya in xayiraada ay saareyso garoomada qaarkood ay markaasi ka qaado, isagoo sheegay in haddii arrintaasi lagu adkeysto ay keeni doonto in ganacsigooda dhinaca Qaadka ay kala iman jireen magaalada Nairobi ay joojin toonaann qaadka looqaado muqdisho. Garoomada lagu dhawaaqay ayaa soo shaac baxdey maalinimadii Khamiista iyadoo ay dhalisay in jawaab cara leh ay kasoo baxdo hoggaamiye kooxeed Hubaysan ee magaalada muqdisho khilaafna u dhaxeeyo garabka dowlada ee kusugan magaalada muqdisho iyo Jowhar. ayaa marba marka kadanbeeyo soo xoogeey sanayo. Sikastaba Ha ahaatee Garabka dowlada ee kusugan magalada Jowhar ayaa u muuqanaya inuu taageero dhanka siyaasada ah ka helayo dowladda kenya. marka loo eego talaabadii ugu danbeysay ay qaadato dowlada Kenya. Banaanbax ballaaran oo logu taa geerayo labadii Wasiir
  20. What do you mean? I don't understand. Do you want to with me a good morning or do you mean aruurin wanagsan referring to the recruitment of the TFG soldiers. Seriously you need to brush up your Somali as a native Somali mise itoopiaan/ajanabi kale oo soomaali ku dhiiban baad tahay?
  21. ^^No my friend never watched that movie, I only know it from people talking about it. I don't watch holywood rubbish. However one serious note I honestly think that he isn't even reer Puntland in general let alone reer Garoowe in particular. He is an imposer who pretends to be from Garowe.
  22. Ciidamo ku Soo Biiray Kuwa Ciidamada Qaranka Loo Arooriyno Ee Ka Socota Dagmada Waajid Ee Gobolka Bakool. Sida ay tibaaxyaan wararka ka imaanyo gobolka bakool gaar ahaana magaalada waajid waxaa ku soo biiray ciidamada Qaranka soomaaliya ee halkaasi lagu aroorinyo ciidamo ay tiradoodo gaarayso 300 oo askari kuwaasi oo doonayo in ay ka mid noqdan kuwa kale ee la xareerayay. Magaalada Waajid oo ay ciidamaan gaarayn ayaa waxaa laga sheegay in ay ciidamadan kala yimaadeen gobolada kala ah bay gedo bakool waxaana halkaasi kula wareegay wasiirka beeraha Shaati guduud Wasiirka garsoorka DFKGS Sheekh Aadan Madoobe waxaana ciidmadaasi la sheegay in ay tababar ciidanimo ku qaadanayaan magaalada waajid oo iminka u mooqato xarun ay ciidamada qaranka ee gobolada bay iyo bakool lagu arooriyo. Mar aan sidaasi u sii darynayn ayaa ciidamo 700 gaaraya magaaladaasi waxaa loogu soo gaba gabeeyay kuwaasi oo iminka ah ciidamada qaranka soomaliyeed waxaana ciidmadaasi markii hore laga kale keenay gobolada bay iyo bakool. Sidoo kale magaalada Xarunta KMG ah ee DFKMG ah ee somaliya jawhar ayaa iydna waxaa lagu arooriyaa oo iminka ku sugan ciidamo aad u fara badan kuwaasi oo loo diyaariya Ciidanka xooga dalka soomaaliya ee dawladu yeelanayso waxaana ay tababaro ku qaadeen xerayaha ay ku sugan yihiin sida xerada kongo, magaalada jawharna waxaa ku sugan saraakiil ka badan 60 sargaal oo tababaro ku soo qaatay dalka yuganda iyadoo dhawaana saraakiishaasi qaar ka mid ahi aadi doonaan dalka talyaaniga halkaaso oo tababar uga furmayo. Maxamed Cabdi Maxmaed Bootaan
  23. Well we have been following the news out of Kenya with great exitement relating to the ban of flights out of Kenya to land on the two make-shift airports of Dayniil and Ceel Axmad. Will this ban be enforced? Many people have got serious doubts because of the corrupt nature of Kenya and its politicians. Kenya is one of the most corrupt countries in the country. Do people seriously think that given the nature of the Kenyan authorities and the monetary power of the Drug-dealers who have persuasive means to get the Kenyan authorities on their side by giving them bribery, that actually the ban will enforced strictly? On the other hand warlords have said that if the airport in Dayniile is boycotted by planes leaving from Kenya that also other airports in the region will not stay open i.e. Casaley and No. 50. On another serious issue is the airport in Galkacyo safe from being attacked by the supporters of Caato? If not so what precautions can be taken to prevent the airport being attacked? I believe that if the airport in Dayniile is seriously closed down that it will be a trigger for a brutal inevitable war, which will burn the whole of Somalia.
  24. Windtalker I don't know what to say to you but let me just emphasise to you, your ignorance of somali politics and it's history. You claim that Caydiid a vicious murderer who killed so many people from different clans as the only Somali who wasn't an tigre (read ethiopian) stooge. But let me tell you that he was indeed the greatest ethiopian stooge of all time because it was him who succeeded in what Abdullahi Yusuf couldn't succeed earlier, which was to overthrow the dictatorship of Marxuum Maxamed Siyaad Barre. Don't you know that he started his halgan in Mustaxiil region of Ethiopia, the same old town in which Abdullahi Yusuf was accused of visiting earlier in the year. People were shouting why has he gone to Mustaxiil and Godey. What you aren't aware off is that the same man you praise actually started his vicious plan for Somalia inside Ethiopia with the help of Mengistu. The question here at hand is don't you think that being Mengistu's puppet or the axmaaro stooge is equal to being the stooge of Meles Zenawi and the tigre's. On top of that the other day you said that the USC were good people (read the ignorant people who overthrew Siyad's regime), which is laughable because as someone already mentioned to you, the people of Garoowe would be starring and then laughing off their socks because of your inability to see what is good and bad. You are by far the most confusing person I've ever come across on these fora of SOL. You're so controdicting yourself that your views have become so paradox and ridicoules that one find's it hard to predict your stance because it seems that you change with the wind every now and then. I don't know if it is to annoy people or if you genuinely have this character. Your views reach from extreme to moderate and to soft making it hard to keep track of your thoughts. How do you do this? Do you decide what shirt to wear before waking up every morning or do you take and shift allegiane as it suits your confused mind. You're trying so hard to portray yourself of being someone who "thinks" in his own way but by far it seems that you take different views from left, right and centre to make up your views which don't have a clear pattern. How would you do with a little bit of consistency? P.S. Seldomly suits a pseudo so good to a person in the cyperspace who expresses his/her views in such a way than yours because your name say's it all. It is a giveaway (Windtalker). I hope that you don't get sleepless nights in Seattle because of my post. Have fun and be in a bad mood at the same time .