Ameer

Nomads
  • Content Count

    46
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ameer

  1. http://www.hiiraan.com/news4/2014/Dec/97380/somali_president_appoints_new_prime_minister.aspx">
  2. Daawo khudbadii Madaxweyne Faroole ka jeediyey Shirkii New Deal ee Brussels
  3. Is the president on the wrong track with Federalism or People are on the wrong track ?
  4. Wararka naga soo gaaraya Degmada Duusamareeb ayaa sheegaya in maamulka Ahlusuna waljamaaca uu maanta xarig iyo dilba ay u gesteen tiro dad ah oo tageersanaaMaamulka Cusub ee ay dowladda Somaliya u magacaawday Gobalka Galgaduud wararka maanta kasoo baxaya Degmada Dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in xiisad ay ka taagantahay gobalkaasi, Taa oo ka dhalatay kadib markii Ciidanka Aflusuna ee gobalkaasi ay dileen ruux kamid ahaa dadka taageersay Gudomiyaha cusub ee Gobalkaasi Xusen Cali Wehliye Cirfo waxa ayna xir xireen tiro kale oo shacab ah. Goob joogayaal ayaa noo xaqiijiyay in Markii ciidanka Degmada Dhuusamareeb ay falkaasi ku dhaqaaqeen ayaa waxaa gadood sameeyay maleeshiyo tageersan in uu Degmada yimaado Gudoomiyaha cusub ee dhawaan loo magacaabay Gobalka Galgaduud Xusen Cali Wehliye Cirfo waxa ayna gooni uga baxeen Ciidanka Ahlusuna oo ay ka mid ahaayeen. Shacabka ku nool magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa soo wajahday cabsi xoogan oo ay ka qabaan inuu isku dhac halkaas ka bilawdo, iyadoona Ciidamada halkaas maamula ay u kala jabeen 2 Garab. Wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco Midnimo.com Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com midnimo12@googlemail.com
  5. This is what we need for whole Somalia,people electing people not one person appointing someone he likes. The remaining states should follow the foot steps of this election and do the same.
  6. Interesting, when did Puntland get this planes? and are Pilots Somalis?
  7. That was a powerfull and very well Prepared speech. Congrats to the PM.
  8. When is the presidential elections, any one knows the date?
  9. Maxamed Cismaan Jawaari oo loo doortay gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya Updated About:5 mins ago 0 Tweet Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya ayaa loo doortay Maxamed Cismaan Jawaari, kadib marki uu is casilay Prof. Cali Khaliif Galeydh oo ay isugu soo hareen wareega labaad. Mr Jawaari oo marki lagu dhawaaqay gudoomiye nimadiisa la hadlay xildhibaanada ayaa uga mahad celiyey dhamaan mudanayaashi doortay iyo xildhibaanadi u tana sulay sida Cali Khalif iyo sadexi musharax ee kale. “Waxaan u mahad celinayaa walaalkeey Cali Khalif iyo musharaxiinti kale, waxaan ka codsanayaa gudoomiyaha KMG ah inuu sii wado doorashada gudoomiye ku xigeenka koowaad iyo labaad,” Waxaa goor dhaw bilaaban doona doorashada gudoomiye ku xigeenka koowaad oo ay u taaganyihiin sagaal musharax halka ku xigeenkana labaad iyana la dooran doono ilaa caawa.
  10. What New York Times are u reading ZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZZ.
  11. Ramadaan Kariim to all of you, May Allah make us those who complete 30 days of Ramadaan and help those in need the next 30 days.
  12. We will see if oil is what will bring Calm to Somalia if it is found.
  13. Iam not from either regions but Iam happy to see somalis doing something they should have been doing long time ago instead of fighting each other. Any positive Initiatives should be wellcomed by all somalis.
  14. Kudayo Puntland Kudayo! Kudayo Puntland Kudayo!. Everyone one is trying to drill now. Drill baby drill. I am so happy that Somalis are thinking beyond hand outs and trying to benift from their resources.
  15. Abdi Hajji Hussein - AHN News Correspondent Mogadishu, Somalia (AHN) - After two days of discussions, Somali parliamentarians on Monday met in Mogadishu to approve and give a vote of confidence to the newly designated Cabinet. The session ended in dissension with no decision on the ministers. The assembly, which opened with the presence of more than 348 of the 550-member parliament, saw legislators disagree over how the vote should be cast. A large number of them suggested the vote be conducted with a display of hands, while others proposed a secret ballot. Parliamentarians turned noisy and rowdy when Parliament Speaker Sharif Hassan Sheikh Adam announced a secret ballot would be conducted and ordered the ballot box to be put at the center of the building. Hassan adjourned the session after it deteriorated into scuffles between MPs. In mid-October, the president of war-torn Somalia selected Mohammed Abdullahi Mohammed to become the next prime minister, replacing Omar Abdi Rashed Ali Sharmarke, who resigned in September. After disputes and repeated delays, Mohammed was approved. On Nov. 12, the new prime minister, better known as “Farmajo,” picked a small Cabinet of 18. All but three ministers are new to Somalia’s political arena and critics say the cabinet will face some difficulty getting a vote of confidence from Somali transitional federal parliament. When approved, the Cabinet together with its new Somali-American prime minister will inherit beleaguered, corrupt and failed government institutions. Source: AHN
  16. Shariif Xasan Sh. Adan oo ku guuleystay doorashada guddoomiyaha Baarlmaanka Soomaaliyeed Jimco, May 28, 2010 (HOL) - Wararka naga soo gaaray goobta ay ka dhacayso doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa sheegaya in Mudane Shariif Xasan Sh. Adan ku guuleystay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliyeed. Mudan Shariif Xasan ayaa wareegii 1-aad helay 219 cod halka qofkii ku soo dhawaa uu ah Muane Cabdi Xaashi Cabdullahisi helay 147 cod. Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka dib ka tanaasulay in uu isu soo taago wareega 2-aad sidaa ayuu ku guuleystay Mudane Shariif Xasan . Xildhibaanada halkaa joogay oo codkooda dhiibtayaa ayaa dhammaa 388 xildhibaan Warbixin dheeraad oo doorashadan ku saabsan ayaan dhawaan idiin soo gudbindoonaa Souce Hiiraan.com
  17. I don't think Sharif knew there is something called Constitution. He thought since he picked the PM he can just fire him without going through the Parliament.
  18. Good stories from Somalia like this are needed to keep the dream alive.
  19. I think the opposition parties, either didn't understood or were in mirqaan mood when this annoucement came.Any one who uses his/her common sense can see that this decision means Riyaale can be president as long as he wants. There is no time frame for election and this will give another chance to extend his presidency indefinitely. Correct me if I am wrong but that is how i see it.
  20. Ameer

    PM Resigns

    I don't think this is true. Where is your source for this?
  21. I think you meant LUBNAAN NotLIBIAN as stated by the writer.
  22. Lacala lee maaho, ee lacaladii baan lagu heshiineyn walaxaa khaldan. Somaali xataa lacala wey kuheshiin laa dahay.