cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Posts posted by cadnaan1


  1. Ina mucjiso

    Dad kale ayaad Ku sheegtay inay shaqooyin hoose ka qabtaan waqooyi region but reality it's the other way round

    In xamar waxaa ka buuxo dhalinyaro reer waqooyi ah oo waxbarasho heer jamacadeed ah oo maqaayadaha kabalyeeri ka ah and not to mention some other illegal work done by your sisters markaa inaad iska aamustid ayaa lagu qaatay.


  2. 27 minutes ago, Timacaddeh said:

    Ilhaan married a white man, after attaining her wealth and fame. I believe her husband is not a muslim, so as a Muslim I don't agree with her choice. However, I think we can objectively agree that Ilhaan is an honourable woman who has her dignity and self-respect in tact.

    I lived in Holland at the time Ayaan Hirsi Ali entered politics. She is only where she is because she was willing to selling herself to the white man, both literally and figuratively. Ayaan is no different to a streetwalker. In many ways, she is worse.

    Ilhaan paid her new husband consultant company more 800 thousands dollars from her campaign money for service.

    Naagaha Somalida ajaanibta wey u jilcan yihiin.


  3. 7 minutes ago, Timacaddeh said:

    That vile creature Ayaan is just jealous that Ilhaan didn't have to sell herself to white men to get earn a buck. 

    Ilhaan is also with white man now

    • Haha - That was funny. You made me laugh! 4

  4. 5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    Waa runtaa, aagaas maqaayaddo iyo sarar caadi ahayn ku yaalo. It is becoming Xamar's exclusive xaafad. Maqaayadaha hoose ka muuqdo waa tagay, Posh Treats ka ahayn because meeshaas shiisha lagu baashaalaa la yiri. Goob shiisha lagu cabo cagteyda ma dhigaayi.

    safari.png

    Haa waa runtaa posh treat lama amaanin meel fiican ma ahan naago Ethiopian ayey soo kiraysteen message and happy ending ayaa laga sheegayey.

    Night live ka xamar wuu shidanyahay hada magaalada habeenkii ayaa aad loosoo baxaan area xamarweyne iyo wadada maka almukaram ilaa iyo isgoyska banaadir 

    Wadada sodonka xataa hada habeenkii wey shidantahay.


  5. 5 hours ago, Che -Guevara said:

    Oodka, 

    Who said anything about Somalinimo. After all, we have these crazies running around In Hargeysa why therapy is needed first.

    As for debating, since being old-timers on SOL, we have beaten the subject of Somaliland and Somalia to death.

    Raila odinga yaa afsomaliga nagu baray

    • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

  6. 17 minutes ago, Suldaanka said:

    Cheeseman meel cidlo ah ayaa la diray. We all knew Khaire had other plans. 

    In the aflaanta Hindiga, waxa bilaabatay is khaarijintii.

    Kheyre  game halis ayuu ciyaaray shalayto askartii policeka  laga soo saaray dhuusomareeb asaga ayaa amray si uu qanciyo mucaaradka maantana hadalkan ayuu yiri.

     


  7. 5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    Waa ka intee Hodan?

    Inta u dhaxeyso Soobe ilaa Digfeer sara dhaadheer ayaa laga dhisaayaa. Maqaayado qatar ah ayaana ku yaalo. That part of Xamar is going to be the best xaafad.

    Waa meelahaas waxay aad ugu dhawdahay safari building


  8. 2 hours ago, YaxaaS said:
    WWW.GEESKAAFRIKA.COM

    Hargeisa (HAN) January 7th, 2019. Regional Security and Stability Iniatiatives. Achievement against all the odds in the Horn of Africa, since 2010. The Geeska Africa Online review and reported by HAN...
    WWW.SOMALILANDBIZ.COM

    This year (2018) marks the 27th anniversay of Somaliland as an independent country and the team at SomalilandBiz have compiled and put together a list of the 'Top 10 Economic Achievements in...

    Infra-structure

    Hargeisa -Gabiley - Dila -Boorama Roads

     

     

     

    Borama Bridge

    Xumbo-Wayne Dam

     

    241219958_xumbowayne.jpg.feabb70ae48c6d0d186a1dbf4aa45e39.jpg

     

    Berbera Corridor

    Berbera Airport

     

    1598925130_berberaairportbefore.jpg.222e3ee041a07b93e9f70c1de31849b9.jpg

     

    1192046793_berberaairportafter.thumb.jpg.f94f0e49572d7bb3613847db4ad154dd.jpg

    Burco Ceerigaabo Road

     

    Las Caanod Regenerated beyond recognition ;)

     

    Berbera PORT

    juxta.jpg.8a4562e071c90eca60a6ff5c2c060acb.jpg

     

    Naval Base

    1154579896_juneteenbase.jpg.bfc7c70a653325676770ca560b02597c.jpg

     

     

     

    To be continued....

     

     

    berbera airport before.jpg

    bery.jpg

    The xumboweyne dam was built during siilaanyo government with Arab money 30 million us dollars and muusa biixi government announced it was failed project and the money was corrupted.

     


  9. In 1990s waagi cigaal markay habraha ku kacaan wuxuu Ku dajin jiray Nairobi ayuu rag cadaan ah NGO yada u shaqeeya ayuu Hargeisa keeni jiray markaa ayuu habraha ku dhihi jiri waa safiiradaha reer Europe aqoonsi ayey noo soo wadaan sidaa ayeyba Ku dagi jireen for few years.

    Now muusa biixi is using the same technique but this time he sending the poor dhulooz guy to  Z list countries.