cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Posts posted by cadnaan1


  1. You guys have become desperate to make issue from nothing.

    N&N waxqabad ayey soo bandhigtay adinkana Taiwan ayaad u dabaaldagaysaa sidii inuu UN ka idiin aqoonsaday that's sad reality war laba qaawan iska qaado Taiwan waa idinka oo kale.


  2. 47 minutes ago, Timacaddeh said:

    Not the biggest crime in the world, but a bit shameless to copy a Somaliland song though, wouldn't you say?

    Very cringe...

    Especially as it's unnecessary - there are plenty of fantastic songwriters and singers in Somalia who would happily write a wadanni song for their country.

    Another sign of how amateurish N&N is - too lazy/cheap to even commission a simple tribute song.

    Sad!

    Wax copy lagu sameeye Uma jeedo only  videoga ayaa heesta background sound looga dhigay and that's normal

    Sometimes American political campaigns use British songs as background music for their campaigns.

     


  3. Abdi barud himself is from Hargeisa.

    Maxaa Ku qaldan haduu isticmaalo hees Somali ah

    Waxaad dheegto ayaad weysay N&N wadno xanuun ayey kugu riday maal mahan xoriyada horumarka ay soo bandhigeen.

    Somaliland waxay Ku dabaaldagaysaa maal mahan xoriyada ictiraafka Taiwan.


  4. 1 hour ago, Suldaanka said:

    Good you have raised that point. 

    Recently I was told by a close friend who came back from Puntland and Mogadishu that what he found interesting was the exchange rate.

    He said in Mogadishu the exchange rate was $1 USD = 24,000 - 25000 shillings. In Garowe/Bosaso the Exchange rate was $1 = 40,0000 - 42,000 shillings. 

    That is a huge difference. Which makes sense, the money printing hasn't stopped but there is a point when printing becomes a problem itself. 

    For comparison, in Hargeisa the Exchange rate is $1 = 8500 SL shillings - came down from 11,000 in 2017-2018.. 

    Most of southern region have completely stopped using shillin somaligii sida gobolka hiiraan oo kale weyba joojiyeen isticmaala lacagtaas because of falsada ka timaadaa boosaaso ayaa dhibtay 


  5. As I said before waxay wadaa waa Ku qabso Ku qadi meysid laakin taasi waa la isku wada fahmay. Puntland maanta siyaasad ahaan waa insignificant politically, financially, military ahaan muusa biixi ayaa ceebeyey.

    machinadii lacagta falsada ah sameen jiray wey qaribmeen no more printing.


  6. Maamulka Somaliland waxay Ku faantaa inay shacabka referendum Ku codeeyeen 97% gooni goosat laakiin hadana kalsooni shacabka kuma qabaan qofkii xamar tags la xiraayo qofkii shaati buluu ah xirta waa la xirayaa.

    Markaa I don't believe that 97% inay run tahay hadii kale kalsooni ayey Ku qabi lahaayeen shacabka


  7. 3 minutes ago, Suldaanka said:

    Sxb, wax faham. Cheeseman waa ka dul baroortay odeygii IOG. Mudo ku dhawaad 1 usbuuc/week ah ayaa comminuque u dabranaa Cheeseman.

    Qodobkaa 'isku socodka' waa ka dul ooyay. Finally, odeygii IOG Muse Biixi ayuu ka codsaday in ogolaado. 

    But that comes at a price. You will learn later. :D 

    Laakiin odayga muusa waa xariif saxiixa dib ayuu u dhigay si uu marka hore u dabaaldago guul u eg prank camal.

    • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

  8. 51 minutes ago, Suldaanka said:

    In the game of chess, there is a well known move called 'the deadly pawn sacrifice'. 

    At this moment, it is just words on a piece of paper. The most significant development will be announced at the ministerial meeting scheduled in 45 days. 

    If that meeting breaks down,  then those words o paper will be meaningless. 

    Kkkkk you always find explanation for everything ma istiri gacan aan kuu taagay


  9. 58 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    Waala isku dhahaa laakiin isku meel kama soo jeedaan. Mushunguli, Gosha iyo kuwa la mid oo degan deegaanada ku hareersan wabiyada Shabeelle iyo Jubba ee gobollada Shabeellada Hoose iyo Jubbada Dhexe waa kuwii Soomaaliya la keenay qarnigii 19-aad, isirkoodana ka soo jeedo Tansaaniya, Malaawi iyo Musanbiig. Reerahaan waa Reero Sawaaxili, afkoodana qaarkood wali waa heysteen.

    Laakiin kuwa degan Shabeellada Dhexe, Hiiraan, Soomaali Galbeed ilaa Bakool, Gedo, Baay oo la kala dhaho Reer Shabeelle, Shiidle iyo Makanaha waa degnaayeen qarniyo dalka iyo dhulka Soomaaliya. Maryooleey dadkaan ayee isku qaldaan.

    I don't believe dad la keenay Somalia inay jiraan mushunguli, baajuunta iyo inta kale dagta jubada hoose waa dad native ah In the area jubo. Waxaa meesha koyta Ku ah waa lama-goodlayaalka. Isla ayagii ayaa dhahaayo dad ayaa la keenay.


  10. 8 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    Who are 'Baantu,' widaay? Can you specify them? Many maryooleey, in the last two decades, use this term without being specific. Baantuga ma Mushunguligaa? Ma Shiidlahaa? Ma Goshaa? Ma Makanahaa? Ma Reer Shabeellaha degan Soomaali Galbeed.

    Kuligoodana isku farac ma wada aha, isku deegaana ma'aha.

    Intaas aad soo sheegtay jareerweyne ma ahoo intaas ayey Somalida isku dhahdaa baantu.

    Laakiin waxaan ka xanaaqaa markaa maqlay Somali geeljire dhahaayo dadkaas Somali ma ahan waa Tanzania iyo wax la mid ah.


  11. 5 hours ago, Suldaanka said:

    Cheeseman and co wanted free political movement between Hargeisa and Mogadishu. Of course, that was rejected by Hargeisa. It is a political issue and needs to be addressed within the wider political settlement. 

    As it stand now, there are no restrictions on business or civil travels at all.The only restrictions that exist are those with political connections.  

    Contrary to your assertion, in fact the IC and host nation are more in line with Somaliland's positions.

     

    Sxb sedexda shay ee dowlada dalbatay waa fanka, sports, ganacsiga.

    Siyaasiyiintan kuma jiraan oo taas lama sheegin.

    Hada laba gabdhood oo fanaaniin ah ayaa waxaynu xiran yihiin maxaad xamar uga soo heesteen


  12. 3 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    So, noo sheeg when will this 'madax xanuun' stop for you when kuwa kale ku deystaan. Tusaale hadduu Axmed Madoobe ama mid la aragti ah beri dhaho NFD ayaa ka mid noqonaayaa and be a colony under Kiinya? Jawaabtaada maxee noqoneysaa marka 'madax xanuun' ma rabnee waa inaa u dhaafnaa Jubbooyinka oo meesha uu rabo geeyo. What about in maamulka Waqooyi Bari? Hadduu beri Deni ku dhawaaqo waa goostay waa aqbaleysaa miyaa oo 'madax xanuun' ma rabtid?

    How about Hiiraan? Haddee dhahaan Soomaali Galbeed iyo deegaanka Feerfeer ku darsameynaa.

    Xariijintaada halkee ku egtahay noo sheeg.

    Dadka reer koofur wey isfahmayaan oo waxaasi kama suurtoobaan jubooyinkana cagadheer ma goyn garto oo nin dhagaxbuur ka yimid waxba masiin Karo Kenyan asiga ayaaba temporary Ku ah meesha. 

    Laakiin dadka reer kooraadka ah hanoo gooyaan waqooyi Bari iyo waqooyi galbeed ha is raacaan oo HAL dowlad ha noqdaan.