Relentless

Nomads
  • Content Count

    217
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Relentless

  1. The Italians reached every part of Italian Somalia including bari and socotra was never colonised by somalians especially from bari it falls under Yemen for a reason. The only thing bari is famous for is we this and we that because we buuuudland but in reality south Somalia has more history because as is the case today your just a small fishing village. Therefore the italians,British or even othmania didn't see any significance. Even when the Italians moved north they moved north for British somaliland and you happen to be eating a fish when they encountered you.
  2. Xaaji Xunjuf;824329 wrote: Now its good Ximan iyo xeeb welcomed it also galmudug did the same now join hand in hand and also invite aswj even sheikh indho cade supports it we are still not there but its a positive step. Good news a southerner dominated mamul gobleed expand it and include mugdisho into as your capital because its your capital at the end of the day and the tfg hides behind burundian tanks.
  3. The sole reason why somalia is no more today is because of injustice and a selective minority thinking they own the state. The Italian influence and lack of traditional base and practise has also crippled the Somalian people in regards to being able to build a nation state. Thats why they always do things the long way i.e. plagerizing other countries consitutions while the basis of their governments existence is Burundian forces. Understand that logic dictates that no stable state can be built on the backs of burundian mercenaries. Therefore the top down, fly in fake caqils etc way of doing business gets you no where. Politics and governance must be based on justice and common sense, it has to be inclusive, transparent and most importantly viable and realistic.
  4. Naxar Nugaaleed;824291 wrote: Or of disgrace and treachery, food for some thought this is the face of disgrace and treachery.. And this is the face of honour...to bring a dictator to his knees because of injustice is honour.
  5. the walls are closing in on the pirates these days everyone of them is going crazy these days.... baaaaacaaaaaaaaaaac. SOMALILAND HA NOLATO THE BRINGER OF NIGHTMARES.
  6. ^^^ all that works in kismayo is force... clearly your outnumbered and a minority in kismayo today therefore forget about it. We use to live there and i have a picture to prove it is just doesnt cut it anymore. Abwan dont read to much into it. They also think they own erigavo, sool and sanag even though they need a visa to enter. waa iska hadal bila macni o an damanayn dadkan anaka garanayna dee. :cool: Markad baskalod ula so baxdidna waxad arki donta isagu 10 mile see cararay.
  7. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;824152 wrote: After 21 years of cuqdad-ridden heart, still cuqdad kama bogsoodo in this age and waayo. I bet he had never even seen Soomaaliya, or if he did, waxba kama xasuusto. Saxib am well travelled alxamdulilah. Been all across Somaliland. in regards to the cuuqdad. Only God knows whats in my heart just because i remember the past doest mean i have cuqdad. The past is history but it still must be remembered and celebrated and protected. The day things will change is the day it comes to its just conclusion until then...the struggle must go on. :cool:
  8. Somalia;824191 wrote: Ok thanks, good luck with no recognition. Thanks. wed rather have the status quo remain then be subjects of burundia.
  9. Somalia;824158 wrote: Why would he accuse when it is true? Yes, Puntland will expand in right time and that's their motive through clan means. Wow, what an accusation, I feel hurt by the truth. you got to love buuuuuudlanders...never short of a reason to slap them back to reality....come and move. but when the villages of bosaso and garowe are used as parking space dont be surprised. but anywho the buffer zone is coming into effect as of next year anyways then you in effect become defacto property of Somaliland so enjoy.
  10. Rejection of no rejection....good luck with that constitution. but like i said before...before you even think of writing or should i say plagerising other countries constitutions you should win independence from burundi.
  11. Somalia;824181 wrote: funny people....the walls are closing in everywhere thats why they so :eek:
  12. ^^^ like i said before my friend...things are about to get interesting. :cool:
  13. the scope is large: Ethiopia, Kenya, Djibouti, Somaliland, Somalia and even Yemen. I can be sipping a latte in nairobi getting my shoes polished by morgan while listening to Codka Jamuurida Somaliland.
  14. War-laliska idaacadii weynayd oo soo gaadhay Berbera iyo Wasaaradda warfaafinta oo ka hadashay April 28th, 2012 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)-War-laliyihii weynaa ee Idaacada Radio Hargaysa oo awood u leh inuu dalka iyo mandaqadab laga wada dhegaysan karo, ayaa Maanta laga soo dejiyay Marsadda Magaalada Berbera,kaasi oo awoodiisu tahay 100kwt. War-laliyaha Idaacadan oo ku jira laba kontiinar ayaa waxa ka hadlay agaasimaha guud ee Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Faysal Cali Sh. Maxamed oo sharaxaad ka bixiyay Idaacadan Cusub ee Radio Hargaysa ayaa sheegay inay ka mid tahay balanqaadyadii xisbiga Kulmiye ku galay Tartankii Ololaha doorashada Madaxtooyada ee ku wajahnaa sidii ay dalka u keeni lahaayeen idaacad weyn oo wadanka guud ahaantii laga dhagaysto iyo dalalka kale ee mandaqada. Agaasimuhu wuxuu ku bogaadiyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ka dhabaynta balan-qaadkaas, taas oo uu tilmaamay inay shuruud u ahayd aqoonsi ay Somaliland ka hesho adduunka. Agaasimaha Guud waxa uu ummada Somaliland ugu bushaareeyay inay rumowday balan-qaadkaas isla markaana ay heli doonaan wixii war iyo wacyigelin ah ee ay uga oomanaayeen idaacada Radio Hargaysa oo baahinteedu ku sinayd magaalada Hargeysa iyo nawaxigeeda oo kaliya. Agaasimuhu wuxuu intaas ku daray in keenista idaacadan ay u mareen dhamaanba qawaaniinta dalka u dejisan kuna bixiyeen qandaraas, waxaanu carabaabay in laga soo iibiyay idaacadan cusub wadanka Shiinaha. Faysal Cali Sheekh waxa uu tilmaamay in idaacadan la soo tijaabiyay kuna rajo weyn yihiin inay dalka yimaadaan 18 injineer oo ka socda shirkadii soo samaysay idaacadan. Agaasimaha Guud wuxuu sheegay in war-laliska idaacadan cusub lagu rakibi doono muddo ku siman afartan maalmood gudahood lagu rakibo doono idaacadan. Sidoo kale, Maareeyaha dekeda Berbera Enj. Cali Cumar Maxamed (Xoor-xoor) ayaa sheegay inay deked ahaan u fududeeyeen maamulka Wasaarada Warfaafinta sidii ay War-laliyahan cusub u gayn lahaayeen Magaalada Hargaysa, waxaanu sheegay inuu ku faraxsan yahay inay xukuumadda u rumowdo balan-qaadkeedii la xidhiidhay hirgelinta idaacadda cusub oo uu xusay in goboladda dalku baahi weyn u qabeen. Cumar Maxamed Faarax Somaliland.Org/Hargeysa cumarmfaarax@hotmail.com
  15. From Kanna Siib Kanna Saar (June 26,1960) to Mid Kalle Siib Mid Kalle Saar (May 18 1991)
  16. Muqdisho (Ramaas) Apr 26,2012 – Madaxwaynaha dawlada ku meel-gaadhka ah ee Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay dastuurka qabyo qoraalka ah ee loo samaynayo Soomaliya, waxaanu sheegay inay ku jiraan qodobo badan oo aan wanaagsanayn. Dastuurkan Sheekh Shariif naqdiyey oo ah mid muddo dheer qoraalkiisa la waday isla-markaana ay ku baxday lacag badan, ayaa Sheekh Shariif sheegay inay ku jiraan waxyaabo badan oo u baahan in dib loo eego “Waxaan qabbaa in waxyaabo badan oo aan wanaagsanayn ay ku jiraan dastuurka”ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Sida dad badan tilmaameen waxa ku jira waxyaabo badan oo an haboonayn oo u baahan in dib loo eego”. Hadalkan Sheekh Shariif ayaa ka hor imanaya hadal ka soo yeedhay Raysal-wasaare Cabd-weli Maxamed Cali (Gaas), kaasi oo uu ku sheegay in aan loo baahnayn in laga horyimaado dastuurka lana ansixiyo, waxaana muuqanaysa in khilaaf siyaasadeed oo la xidhiidha danaha ay masuuliyiintani leeyihiin uu ka dhex jiro. Dhinaca kale, beesha ********** ayaa maanta sheegay inay kalsoonidii kala noqdeen Raysal-wasaare Cabdi-wali Gaas, iyadda oo la sheegay inay hore uga soo horjeedeen dastuurkan oo uu dabada ka wado Raysal-wasaare Gaas, balse ay ka soo horjeedaan inta badan beel-weynta ******, kuwaasi oo wararka halkaasi ka imanaya ay sheegayaan inay ishubeeyeen oo ay doonayaan inay dagaal la galaan ciidamada dawlada ku meel-gaadhka ah, iyagga oo ka soo horjeeda masuuliyiinta dawlada ku meel-gaadhka ah ee Somaliya oo la tilmaamay inay u arkaan mid aan wadin danta shacabka Somaliyeed. Sidoo kale, Yuusuf Indho Cadde oo hore uga mid ahaa Islaamiyiinta Somaliya ka dagaalama ayaa isaguna maanta ku dhawaaqay in beesha H oo ka mid ah beelaha ****** dhisanayso Maamul goboleed, kaasi oo lid ku ah xukuumadda Sheekh Shariif gadhwadeenka ka yahay. Sidoo kale, gobolka Hiiraan ayaa la filayaa in loo qaybiyo laba gobol oo kala duwan, iyadda oo ay halkaasi hore uga jireen colaado muddo dheer soo jiitamay. Marka la isku soo xooriyo waxyaabaha ka dhacaya Somaliya, waxa muuqanaysa in Somaliya mar labaad waajahayso colaado sokeeye oo ka baaxad iyo khasaare badan kuwo Al-shabaab ku hayso halkaasi, waxaanad moodaa in Somaliya ay dul taagan tahay daruur colaadeed.
  17. Ururka Al-Shabaab Oo Wacad Ku Maray In Ay La Wareegi Doonaan Gacanta Ku Haynta Puntland Dhawaan. Muqdisho (Ramaas) Apr, 27, 2012- Ururka Mayalka adag ee Al-Shabaab, ayaa nidar ku maray in ay dhawaan la wareegi doonaan maamulka Puntland, isla markaana ay dhigi doonaan nidaam Islaami oo Shareecada ku dhaqma. Af-hayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage oo u waramayay Idaacada Andulus ee ku hadasha afka kooxdaas, ayaa sheegay in ay xukunka ka tuuri doonaan Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole. Waxa uu sheegay in ay diyaariyeen ciidamo awood leh in ay qaybsadeen deegaamada Puntland,kuwaasoo si toos ah uga amar qaadan doona ururka Al-Shabaab,iyada oo ay daaliyahano tiro badani ku sugan yihiin dhulkaas. “Dhowaan Al-Shabaab Talada Puntland ayay la wareegeysaa, ciidamada Al-Shabaab way joogaan Puntland, Faroole xukunkana waanu kala wareegaynaa, Kitaabka Alle ayaa lagu maamuli doona Insha Allah” ayuu yidhi Sheekh Cali Dheere.
  18. ^^^ jihadki hadalki xaga ka si waad....shekadan bari horay ayay damatay. :cool:
  19. good luck pirates....keep up the hot air jihad. hahaha:cool:
  20. kingofkings;823979 wrote: hermit oops relentless hahahaha no independence. snm hot air...........hahahah on a good day you couldn't be a successful pirate. :cool: dont cry kingy...the end is nigh....it will be painless. promise.
  21. burahadeer;823972 wrote: Fake unionists escapegoating when they losing on every front.Xaalkoodi wuxuu noqday kaalay ila muran. Not only somaliland but rest of somalis r damn tired of thm as the minister clearly shows his frustration with this group who bent on destabilising both sides.People of Mogadishu have atlast caught up with the game. shekeedi wa lagu fahmay somali waxay ka dagi laahdahay waa pirates, lakin walaleheen reer mugdisho shekadi way fahmeen imika so ilahay inta kale u daa...
  22. I love him...and im being honoust. He gave me what i always wanted and dilivered it to my Door. The Re-birth of Somaliland. See my people needed something to wake them up and he did it. Because of that man Somalia died, Somaliland was re-born and buuuuudland is you kingy...hahaha...So thank you Morgan. I plan to build a statue to you. and write underneath it..THE MAN WHO GAVE ME STATEHOOD ON A SILVER PLATER.