Abdiazeez

Nomads
  • Content Count

    1
  • Joined

  • Last visited

  1. Abdiazeez

    Hay raadsan

    D.O.C;932582 wrote: Heestani waxay khusaysaa somalia oo ku mashquushay somaliland. Ruuxdayda iyo maanka, uma roonid Kaa reystay, kuma rabee ha i raafin Hadba soo rogaal celinta, haku raagin oo raaliyaan helayee, raro owrta Lahasahda kusoo ridatay rarankeedu Raqba waa ragediiye maku riiqay Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan Iga reeb hankaagina, ha i raadsan Waad igu riyootay uun, ha i raadsan Sasabada riyaaqiina iyo raynka Qosol iyo rakaad been u raxlaynta Ilmo dhaban rusheeneesaa sida roobka Nin rumaystay bay dumar rabaystaane Roclo oradka adigoon ku reesbeelin Ragga kaan ku rabin laguma raad joogo Run u sheeg naftaaduna, ha i raadsan Iga reeb hankaagina, ha i raadsan Waad igu riyootay uun, ha i raadsan You can't leave the wife that loves you in this capacity, can you?