Macallinka

Nomads
  • Content Count

    1,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Macallinka

  1. From 24 hours Xamar halooga saaro to eliminate a whole clan from Xamar ......I knew this will happen ,What next now? This is ridiculous idea, you guys need to calm down Xamar and Somalia is own by all of us !
  2. Your source is full of shiid
  3. Arrest her I say ! She is racist herself and against Muslim women wearing Hijab.
  4. War qof un hakeeno ninku its creating vacuum and the so called lataliyaasha are even making the situation worse...!
  5. By now the President is confused ! I think he should get on the job and appoint someone as soon as possible, its too much now!
  6. Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa dadaal ugu jira sidii Ra'iisul Wasaare loogu magacaabi lahaa shaqsi u dhashay Puntland, kadib markii wakiilo ka socda Maamulkiisa ay Muqdisho u yimaadeen sidii ay ugu gogol xaari lahaayeen qorshaha Puntland ku dooneyso sidii nin ka soo jeeda loogu magacaabo xilka Wasiirka Koowaad. Warar ku dhow dhow Madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu diiday in Ra'iisul Wasaare u magacaabo shaqsi ka soo jeeda Puntland, isagoo miiska saartay shaqsiyaad u dhashay Beesha ********* oo lagu wado in Madaxweynuhu dhowaan magacaabo. Dadaalka Faroole ugu jiro in shaqsi u dhashay Puntland loogu magacaabo Ra'iisul Wasaare waxaa dhinac ka daadihinaya Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga oo saaxib dhow la ah Mr Faroole, iyadoo magaalada Muqdisho uu soo gaaray ninka Puntland dooneyso in Ra'iisul Wasaare looga dhigo, kaasoo ka yimid qurbaha. Kulamo gaar gaar ah oo uu Madaxweynaha la qaatay Xildhibaanada iyo siyaasiyiinta ayuu kaga dalbaday inay ka war sugaan isaga shaqsiga uu u xulan doono Ra'iisul Wasaaraha, isagoo u balan qaaday inuu soo magacaabi doono shaqsi karti iyo aqoon leh. Shakiyo xoogan ayaa soo baxay markii habeen ka hor Madaxtooyada ay kulan ku qaateen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra'iisul Wasaarihii hore Farmaajo, taasoo keentay in durba ay suuqa soo galaan warar sheegaya in Madaxweynaha magacaabay, hase ahaate war ka soo baxay Madaxtooyada lagu beeniyay. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la sheegayaa in labada maalmood ee soo socoto kama dambeyn uu ku dhawaaqayo Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya, inkastoo arrinta ugu weyn ee heysata ay tahay sidii marka hore Xildhibaanada Baarlamaanka ugu qanci lahaa si uu u horgeeyo marka uu magacaabo. Shaqsiyaadka la hadal haayo ayaa waxaa ka mid ah nin lagu magacaabo Maxamed Barre oo horay uga soo shaqeeyay Hey'adaha UN-ka, Ra'iisul Wasaarihii hore Farmaajo iyo nin ay saaxibo dhow ahaayeen Xasan Sheekh Xisbigiisa PDP ka tirsanaa oo lagu magacaabo Maxamuud Doodishe, inkastoo saadaashii u dambeeyay ee soo baxday uu dib uga dhacay. Riix halkan(CLICK HERE)Soo booqo bogeena Ciyaarah ee jowharsport.com
  7. ^lol@ Moge gobonimo iyo adi kala dheer. Sheekadaadu Farmaajo way kawayntahay sxb....Quullle iyo Tol iyo Qabiil bay maraysaa marka taas gobonimo ma aha ee ku ekaaw Farmaajo pls. Koleey in the next 4 yrs sidaas baad madax darbiga ugu garaaci doontaaye
  8. NinYaaban do u knw something that we don't knw? lol
  9. @ Duke you keep saying u have met the man, you are related to him all these nonce will not help. You are accusing the guy to be paying everyone and is behind the insecurity in the capital and you have no source .....that is what matters? when u r put on the spotlight u switch to about his leadership abilities ? what is that? There must be something that the new president and thousands of others all over the places are seeing in him...! So u call them IDP or whatever but that is the fact !
  10. Abwan bal aan si dagan oo cilmiyaysan aan u hadalno ragan kale way iska burursanyihiin waxay dhahaan maanta malooqanayo magaray. Maraka waxaa tiri ninkaan ayaa ka danbeeyay warkaan, maxaa xaqiiq ah oo warkaas ku saabsan ayaad haysaa? Waxaa kaloo tiri IDP ayuu lacag siiyaa, maxaa cadayn ah ayaad haysaa? hadaad intas cadaysid waan kaharayaa taageerida Farmaajo.
  11. ^ What issue sxb, you are accusing the guy to be behind this news and you have no source? You are accusing him the gunfire in the city? I can understand you lot coz tacsi baa inii taalo laakin Abwaan is what concerns me !
  12. ^ @ Abwaan beenta dhaaf ninyahoow u despise the guy you even gave him the ultimatum for him leave Xamar in 24 Hours. You are taking us back to 1991 and the era of Baroon iyo shilke sxb . Meel xun bay kaamaraysaa
  13. lol @ 24 ha uga baxo xamar. Mooryaaanimo ayaa bilaabatay miyaa, walee waan u jeeday meeshu kagubanaao Abwaan. Bal wad meeshaad geeso aan aragnee.
  14. @Abwan, Horta every time u say something about Farmaajo why do u love ? Does that mean what you saying about him is not true and not coming from deep down ? The news didn't come from Farmaajo's side, it was leaked from the Villa Somalia and actually this doesn't help Farmaajo quest to be PM . But war jiraaba cakaaruu iman inshallah
  15. Dabaaldeggii ugu weynaa oo Muqdisho ka socda iyo Madaxweynaha oo la filayo inuu goor dhow ku dhawaaqo Ra'iisal Wasaare cusub Magaalada Muqdisho waxaa maanta duhurnimadii ka bilowday dabaaldegii ugu weynaa ee abid ka dhaca, kaddib markii warar soo baxay ay sheegeen in saacadaha soo socda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku dhwaaqo Ra'iisal Wasaare cusub. Fantasiyo iyo rasaas cirka loo riday ayaa hareeyay hawada magaalada Muqdisho, iyadoona dadweynaha magaalada Muqdisho ay muujinayaan xamaasad aad u weyn kana rajo qaba in Ra'iisal Wasaaraha cusub loo magacaabo Maxamed C/llaahi Farmaajo. Inkasta oo aan weli si rasmi ah Madaxweynaha u shaacin shaqsiga uu Ra'iisal Wasaare u magacaabayo, ayaa hadana wararka aanu ka heleyno xarunta madaxtooyada waxay sheegayaan in Madaxweynaha uu Ra'iisal Wasaare cusub soo magacaabayo saacadaha soo socda. Dhinaca kale shacabka Soomaaliyeed iyo ciidamada Dowladda KMG ah ayaa iyagu si weyn ugu haminaya isla markaana u doonaya Md. Farmaajo in loo magacaabo Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo magaalada Muqdisho muddo ka badan hal saac ay is qabsatay rasaas loogu dabaaldegayo laguna taageerayo Ra'iisal Wasaarenimada Md. Farmaajo. Kaddib dabaaldegyada ayaa waxaa soo baxay kumanaan dadweyne ah, kuwaasi oo iyagu dibadbaxyo waaweyn iyo isu soo baxyo aan horay loo arag isku qabanqaabinaya inay isugu soo baxaan waddooyinka waaweyn, mana aha markii ugu horeysay oo shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay bannaanbaxyo ku taageeraan MD. Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) oo ka mid ahaa musharaxiinta jagada Madaxweynaha ee laga guuleystay. Maxamuud Axmed Xasan Web Updating, Somaliweyn Website xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com www.somaliweyn.com
  16. It is out of hand .....Guns blazing the city as we speak ! People might get hurt in this, they need to act first .
  17. Apparently the news was leaked from inside of the Villa. Celebratory gun fire everywhere ......! Just called Xamar and talked to someone works inside the Villa......There is no official confirmation yet but i was told he will make it official in two hours time inshallah
  18. ^;)Maxuma ayakana . Laakin waxaan qabaa boos cusub in loo raadiyo ee aan la kor saarin boosaskii hore at least lol
  19. Oba, Horta , is the new government gonna erect the taalooyinkii ? Mise that is the thing in the past ?
  20. Kenyans are know to beat up women . I witness two men fight one women and she knocked one of them right in front of me. So Kenyan women are strong as men if not stronger .
  21. General Duke;873359 wrote: Ali Abdi Awaare is a no nonsense individual. Maybe some people need such an individual. As for his education and experience. I must admit he is more articulate and experienced than many I have heard from lately. So UzTAAZ is saying the truth after all
  22. loool @ dadka wey dhibanyihiin iyo saacada uu fiirinayo. I think the president is confused , just pick one and lets get on the job waaxaay bahashu !