kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Xassan “Gablax” oo ah musharaxa xilka madaxtinimada Puntland ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee cabdulaahi yuusuf Gaalkacyo. Kumanaan ka tirsan shacab weynaha gobolka Mudug ayaa caleemo qoyan iyo calanka puntland ku soo dhaweeyay musharaxa markii uu ka soo dagay garoonka diyaaradaha Gaalkacyo Musharax Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Xassan “Gablax” ayaa saxaafada kula hadlay gudaha garoonka Gaalkacyo intii aan loo gudbin guriga uu ka dagan yahay magaalada Gaalkacyo. Waxaana uu ugu horaytii u mahadceliyay musharaxa dadweynahii ku soo dhaweyay garoonka oo ay ka mid ahaayeen odayaasha dhaqanka gobolka Mudug ardayda wax ka barata dugsiyada gaalkacyo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool gobolka Mudug. Musharaxa ayaa sidoo kale ka warbixiyay safaro uu ku tagay wadamo ka tirsan Yurub iyo America, Africa oo dhamaaan uu kula soo kulmay jaaliyada Puntland ee joogta wadamadaas. Musharax Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Xassan “Gablax” ayaa ugu danbaytii ugu baaqay shacabweynaha reer Puntland in ay ka shaqeeyaan maslaxada Puntland iyo horumarinteeda.
  2. osmano, Faroole is the unofficial President of Somalia. Fadlan show some respect. thank you.
  3. ^^ Well Done Ambassador Ebyan M. Salax :cool:
  4. Noolow President Faroole. Somalia's Hero.
  5. ^^^ Notice How Faroole was welcomed and siilaanyo was treated in China. :cool:
  6. Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta [Axad] ka dagay magaalada New Delhi ee xarunta dalka India ka dib markii uu kulan la qaatay mas’uuliyiinta dalka Ethiopia. Wafdiga Madaxweynaha Puntland oo uu ka mid yahay Wasiirka Arrimaha Gudaha Gen. Cabdullahi Axmed Jamac (Ilkajir) ayaa ka soo duulay magaalada Garowe ee xarunta Puntland maalintii Jimcaha (11 May 2012) iyagoo kusii jeeda New Delhi oo ay ka heleen casuumaad rasmi ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka India. Madaxweyne Farole ayaa maalinimadii Sabtida ah kula kulmay Addis Ababa Rai’sul Wasaare-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Mr. Hailemariam Desalegn, iyadoo ay mas’uuliyiintaasi ka wada hadleen arrimaha kusoo cusboonaaday guud ahaan Somalia dhanka amaanka iyo arrimaha siyaasadda. Madaxweyne Farole iyo Wafdigiis ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Indira Gandhi International Airport kusoo dhaweeyey mas’uuliyiin ka socota Safaarada Somalida oo ay hormuud ka tahay Ambassador Ebyan M. Salax iyo sarakiil ka socota Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka India. Madaxweynaha Puntland ayaa la filanayaa inuu kala hadlo mas’uuliyiinta Dowladda India arrimaha Somalia guud ahaan iyo Puntland gaar ahaan, wadahadalaas ayaa sidoo kale lagu soo qaadi doonaa horumarinta hey’adaha Dowliga ah, iskaashiga la dagaalanka burcad-badeeda, iyo ka faa’idaysiga teknoloojiyada casriga ah oo uu ku hormaray dalka India.
  7. fadlan stay tune for more update, pictures, and video.
  8. Booqashada Madaxweynaha iyo wafdiga uu hogaaminayo ee Dalka Hinda
  9. Jacaylbaro;829463 wrote: A German guy with 10s of bodyguards ,,,, I'm glad he survived this time osman, another shoe shiner. Damn. the folks in Bosaso sure are lucky.
  10. if he's the governor of garowe, then my dear friend, siilanyo is a chief of a small tribe. the difference is still there.
  11. Mudane Madaxweyne Faroole is the President of the most success state of Somalia; Puntland. The simple fact is the man is the president of all things Somalia. Live with it.
  12. not going to happen. you wanna know why, because Faroole said so!