kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. uchi;830585 wrote: ^ you are terrible king, you cut me off on my previous post and it looked like I agreed with you lol~ sorry dude. you're unintended casualty of war.
  2. Aaliyyah;830572 wrote: That was a typo. I was typing from my phone...Tan kale..you wrote "spilling" instead of spelling. Take your own advice..LOL At least "s" and "d" are right beside each other on the keyboard..where "i" and "e" are like at the two other ends..SMH okay. i know when i'm beaten at my own game. next time you won't be so lucky.
  3. Haatu;830556 wrote: If clan federalism is dropped, P/land and other entities won't exist, kow dheh. Secondly, if federalism does go ahead, P/land will have no authority to make international agreements on its own: that will be the Federal Government's job. Thirdly, I don't live in P/land's shadow. I've got nothing against it specifically, I'm just against federalism full stop. trust me, PL is here for a long time to come. p.s. PL is only going to get stronger in terms of economically and militarily in the near future. with or without federalism, PL will stay at the top of all things somalia. :cool:
  4. Aaliyyah;830547 wrote: LOL goos question showqi. you mean a good question. if you are going to contribute to the discuss, at least get the spilling right. thanks sweety.
  5. Showqi;830548 wrote: Huh!!!!!!!!!!!!!! come again. can't understand a simple article:confused: try again.
  6. Haatu;830544 wrote: Only 3 months left to enjoy this privileged mate. Then we can get back our dignity. PL has been doing this for 20 years and 20 years from now, PL will still be doing this. enjoy living in PL shadows.
  7. Haatu;830540 wrote: Come August IA, this nonsense will stop. hahahaha which nonsense; the somaliland isolation or 20 years of delusionalism.
  8. Showqi;830539 wrote: Sideey ku dhacday in ay dowlad goboleedka Puntland saxeexdo wixii loogu tala galay in ay saxeexdo dowlada dhexe ee Somalia? Is Puntland a Regional government of Somalia or is Puntland a separate country from Somalia??? This is the time that President Sheekh Shariif needs to get up and do his Job. Sheekh Shariif needs to stop this clowns with interacting with other countries on behave of Somalia. I rally think that Faroole is screwing Sheekh Shariif here a big time:mad::mad: Puntland Constitution Article 3 states, Pending the completion of the Federal Constitution approved by a popular referendum, Puntland State shall have the status of an independent States.
  9. Xaaji Xunjuf;830536 wrote: In other words please i am the supreme pirate faroole, please release the other pirates:D
  10. New Delhi(Pi) Dowlada Puntland ee Soomaaliya iyo Dowlada Hindiya oo kala saxiixdey heshiis ku aadan ladagaalanka Burcad badeedka dhinaca kale Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa sheegey inaysan marnaba Dowladiisu ogolayn in Ciidamo shisheeyo saldhig ka furtaan Puntland. Wafdiga ka socda Dowlada Puntland oo kulamo ku aadan Burcad Badeedka shalay la yeeshey Dowlada Hindiya ayay kala gaaren heshiisyo ku aadan sidii loola dagaalami lahaa Burcad badeedka, Madaxweynaha Puntland iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland ayaa heshiisyadaan la galay Hindiya. Heshiiska ayaa dhigaya inay Hindiya iyo Puntland si wada jir ah ula dagaalamaan Burcad badeedka iyadoo Puntland heleyso taageero dhinaca qalabka iyo tababarka ciidanka ah, Hindiya waxay isku daudey inay hesho ogolaansho ah inay Saldhig Ciidan ka furato dhulka Puntland balse Arintaas Puntland waa diiday iyagoo Puntland sal uga dhigaysa siyaasada Puntland oo aan marnaba ogolayn in Saldhig malatari oo shisheeye laga furo Puntland.
  11. Samsung;830521 wrote: Osman please cut out the "Oh My God" India got nothing on Puntland. And President Faroole is the real King. Long Live the Real President of Somalia
  12. Garowe(Puntlandi.com):- Madexweyne ku xigeenka Puntland ayaa xariga ka jaray Dhismayaal cusub oo ay leedahay Wasaarada Xanaanada Xoolaha Puntland oo isla xarunta Wasaarada laga dhex dhisay. Munaasabad aad u balaaran oo ka dhacay xarunta Wasaarada Xanaanada Xoolaha Puntland ee Magaalada Garowe oo ay ka soo qaybgalay Masuuliyiinta sar sare ee dawlada Puntland oo uu Madexweyne ku xigeenku hor kacayo sialamarkaana ay ku jiraan xubno farabadan oo ka tirsan labada gole ee dawlada, Shaqaalaha Caafimaadka Puntland, xubno ka socday qaar ka mid ah Hay’adaha Caalamiga ah ee Puntland ka hawgala, Dhaqaatiir iyo marti sharaf kale oo aad u farabadan. Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Puntland Gen, C/samad Cali shire ayaa xariga ka jiray dhismi cusub oo ay leedahay Wasaaradan oo laga dhexdhisay Xarunta wasaaradda Xanadda Xoolaha kana kooban Xafiisyo, Hoolkii shirarka iyo Shaybaar weyn oo ay yeelanayso wasaaradan xanaanada xoolaha. Madexweynu ku xigeenka Puntland ayaa si weyn uga hadlay Muhiimada ay xanaanada xooluhu leedahay iyo sida ay u wanaagsantahay ka warqabka Caafimaadka xolaha nool, wuxuuna Wasaarada Xanaanada ku booriyay in ay dadaal fiican ka muujiso la socoshada iyo dawaynta xoolaheena Soomaaliyeed oo uu madexweyne ku xigeenku sheegay in ay Asaas u yihiin Nolosha iyo dhaqaalaha Umada Soomaaliyeed. Goobtan waxaa iyaguna ka hadlay xubno faraban oo uu ka mid yahay Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland, Wasiirka Amniga, Wasiirka Maaliyada, Wasiirka Xanaanada xoolaha, Aqoonyahano iyo xubno kaloo farabadan waxayna aad uga hadleen muhiimada xoolaha nool ay u leeyihiin umada Soomaaliyeed iyo sida loogu baahanyahay in dhawrida Caafimaadkooda la isaga kaashado. Xafladani waxay sidoo kale lagu sagootinayay Tiro dhaqaatiir ah oo Wasaaradu ay u dirayso dhamaan gobollada Puntland si ay xog ururin uga soo sameeyay deegaanada ay tagayaan, Caafimaadka xoolaha sidoo kalana ay dawooyin u soo siiyaan xoolaha dawaynta u baahan ee inta ay safarka ku jiraan kula kulmaan gobollada ay tagayaan, wuxuuna madexweyne ku xigeenku dhaqatiirtan u sheegay in ay yihiin badbaadiyayaashii Umada ismalarkaana looga baahan yahay in ay garwaaqsadaan kaalinta sare ee ay umada u joogaan iyo doorka uga banaan hagaajinta Nolosha Umada.
  13. Dr_Osman;830505 wrote: I am sorry guys but the fact remains Puntland is a National Government meeting with heads of state in India!!!
  14. AfricaOwn;830433 wrote: I don't know about the others, but I personally can't want until the next killings take place in the garowe clan enclave. what a sad case.
  15. Xaaji Xunjuf;830379 wrote: I never said faroole was behind the constitution hahahahah but you did act as though he was the author.