Kilwe

Nomads
  • Content Count

    15
  • Joined

  • Last visited

  1. Internationally recognized: Aden Abdulle Osman Abdirashid Ali Sharmarke Mohamed Siyad Barre Hassan Sheikh Mohamud Elected but..... Ali Mahdi Mohamud Abdiqasim Salad Hassan Abdilahi Yusuf Ahmed
  2. Habaka yaabin Abdi weli Gas oo saaxada Siyaasadda aad dib ugu aragto He is gone forever.
  3. Meeye ku wii odhan jiray Khaatumo waa kala tagtay oo dib danbe loo arki maayo? Dadka si daa ku hadaaqa waxaan u sheegayaa Khaatumo waa jirasaa waana jooga saa insh allah inta ruux reer Khaatumo ah koonka saaran yahay Allana garab joogo. Horaa loogu talo galay in Khaatumo mar mar ay liici karto mase jabaso but Failure is not an option. Gob liciifta waa la arki jiray gunise waa liide, Caqligu hadduusan kaa Lumin waad i Laab garane.
  4. Mr Aweli waxaa lagu kiciyey oo runtii gilgilay Xildhibaanada iyo umadda uu magacooda ku fadhiyo meesha. Haddii uusan wadashaqaynta saxeexi lahaynna Qiyaamihiisa ayaa kici lahaa. Meesha kumuusan tegin aqoon iyo karti uu dadka dheeryahay, Kumuusan tegin dhaqaale iyo cudud ciidan toonna ee meesha magac beeleed ayuu ku joogaa inkastoo howshiisu tahay mid qaran hadana wuu ku khasban yahay inuu cadaalad sameeyo.
  5. Ceebeey tacaal waxaas oo miidhan baa masiirka umadda lagu aaminay.
  6. Farah Malin intay inuu dhaamo baan moodi jiray!
  7. I am an optimistic about it. insha allah it will be successful and fruitful one.