Shinbir Majabe

Nomads
  • Content Count

    1,055
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Shinbir Majabe

  1. Jacpher;820680 wrote: Shinbir: On one hand you said no PL were appointed to be part of the committee and on another hand you're saying SL requested PL removed from the committee. And on the same token you wrote: "Qadiyad guud ayaa laga wada hadlayaa ayagana [PL] waxay lasoo taagan yihiin, tuula hebel anagaa iska leh ee Somaliland haka baxdo!" Who is incompetent? Ma adiga mise SL? So how many versions of the same story ayaad noo sheegeysaa sxb? :D:D Waa runtaa. I fahan marka hore, aniga cidna uma shaqeeyo SL walaa TFG walaa PL. meeshaan waxaan kusoo qoray waxa ay kala qabaan. 1- TFG du waxay magacaabeen 5 xubnood, ma aysan sheegin magacyadooda aan ka ahayn wasiirka A/gudaha. 2- Websites badan ayaa soo qoray in PL 2 xubnood ay ugu jiraan. taasoo wasiirka A/gudaha uu beeneeyay. 3- SL ayaa diiday ka qeyb galka wada-hadalka ayagoo u sababeenaya xubnaha PL ee ku jira Guddiga. Intaas wax aanan ahayn ma sheegin, intaba run way noqon karaan, balse aan ka war sugno.
  2. Somalia;820677 wrote: When the Somaliland Minister of Foreign Affairs says that the delegates were raised from 5 to 7, what the hell do I need the TFG to tell me for? This is one of the 2 parties due to hold talks speaking. And you used the TFG "official" line to allude to the point you raised that it HADN'T been raised. So now that we can conclude that it has been raised, why do you wait for the TFG? Still wali wax faraha kuma heysid... Do you think SL Minister inuu wacay Xamar? ka dibna uu diiday 7 xubnood.. mise Hadhwanaag ama websites ka kale ayuu ka eegay? teebaa u malayn? Midda kale Interior Minister ka TFG Cabdisamad oo Gudoomiye ka ah waraysigii uu siiyay VOA da ayuu ku sheegay in 5 wasiir oo kaliya la magacaabay. Aniga ma diidani in ay dhici karto 2 xubnood gadaal looga daray, balse war la hubo ma ahan. Aan sugno jawaabta ay TFG du bixiso.
  3. Fazliyah;820676 wrote: If male name him Tiger, we used to have a male cat named Sheru I don't know what it meant that was long time ago in Xamar.. Sheru as in Shahrukhan, the famous Indian actor.
  4. Abdul;820670 wrote: The talks are and should be between the tfg and sl admin(northwest) and its about uniting the country.There are no disputed lands anymore. SAX.. waa in laga wada hadlaa sidi Somaliland ugu soo biiri lahayd Dalka intiisa kale ee ma ahan in dhulal iyo tuulooyin la isku qabqabsado.
  5. Somalia;820662 wrote: Get your facts straight it was raised from 5 to 7. I repeat again.. Shinbir Majabe;820655 wrote: Marka inoo sheeg bal meesha aad kasoo xigatay qoraal ama hadal official ah oo kasoo baxay TFG oo sheegaya in xubno Puntland ah ay ku jiraan Guddiga.
  6. Gheelle.T;820659 wrote: Shimbirow, alif wax leh iyo ma leh macallin baa laga hayaa. Marka adigaa 2da war ee isburinaya soo dhajiyee, kee run ah marka. Did SL requested the removal of the ministers or there were none in the delegate to begin with? Gheelle, Laba war oo is burineysa soo ma dhigin meesha, sidaad ogtahay Somaliland xiriir lama lahan TFG oo wararka websites ka qorayaan (oo ah in 2 xubnood oo Puntland ah ay ku jiraan guddiga) ayay ka jawaabayeen. Laakiin xaqiiqda ayaa ah in wax war ah oo official ah aanu ka soo bixin TFG oo ku saabsan xubnahaan Puntland.
  7. American-trained Alpha Group with Turkish Forces ride in the convoy ahead of Turkish Prime Minister Recep Tayyip Erdogan during his visit on August 19, 2011 in Mogadishu, Somalia. Somali Alpha Group and Turkish security personnel ride on a pick-up truck during Turkish Prime Minister Tayyip Erdogan's arrival at Aden Abdulle International Airport in Somalia's capital Mogadishu, August 19, 2011.
  8. Ciidammo si gaar ah u Tababarran oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgal ballaaran ka sameeyay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir, iyadoo dhan kale taliska Nabad Suggida qaranka gobolka Banaadir uu faah faahin ka bixiyay holwgalkaasi iyo sida uu u dhacay. Ciidammada sida gaar ah u Tababarran ee loo yaqaanno Alfa-group ayaa xalay howlgal ballaaran ka fuliyay degmooyinka Yaaqshiiq, Warta-Nabadda iyo Dayniile, halkaasi oo lagu soo qab qabtay kooxo lagu tuhunsan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab. Ciidammada Alfa-group oo ah ciidammada ku Qalabbeysan Qoryaha Casriga ah, isla markaana wajiga u xiran yahay ayaa howlgalkooda waxa uu ahaa abid kii ugu ballaarnaa ee laga sameeyo Muqdisho, taliyaha Nabad Suggidda gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in howlgalkiii xalay ay sameeyeen ciidammada Alfa-group in uu ahaa ammar ka soo baxay guddiga amniga qaranka. Waxa uu xusay in howlgalka uu si gaar ah uga dhacay xaafaddaha kala ah Xamar Jadiid, Wadda Warshadaha, Ifka Xalane, Gubta iyo xaafaddo kale, waxa uu intaa ku daray in lagu soo qab qabtay kooxo falal amni darro ah faraha kula jiray, isla markaana howlgalka uu sii socon doono. Dhinaca kale taliyaha Nabad Suggidda gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg ayaa hoosta ka xariiqay in howlgalladani ay yihiin kuwa is daba joog ah oo lagula dagaallamayo Al-Qaacidda iyo cid walba oo amni darro ka shaqeeneysa, isagoo intaa ku daray in Muqdisho dib dambe aysan uga dhicin doonin dil sharci darro ah.
  9. Somalia;820636 wrote: So how come Sheikh Shariif didn't appoint Khaatumo people? Mr. Somalia, Madaxweyne Sharif wuxuu magacaabay 5 wasiir oo kaliya, illaa hadda war official ah oo TFG kasoo baxay oo sheegaya in 2 wasiir oo Puntland ah ay ku jiraan xubnaha ma jiro. Sheekadaan waxaa sameeyay websites ka Puntland. waa kan dhagayso Wasiir Arimaha Gudaha Cabdisamad oo ka hadlaya xubnaha Madaxweynuhu magacaabay, wuxuuna qeexayaa in 5 wasiir oo kaliya la magacaabay. Marka inoo sheeg bal meesha aad kasoo xigatay qoraal ama hadal official ah oo sheegaya in xubno Puntland ah ay ku jiraan Guddiga.
  10. Allaha u raxmado.. Laakiin shaarka aad u gelinayso ma deeqyo.
  11. MoonLight1;820585 wrote: here is his clan approving the constitution. http://horseedmedia.net/2012/04/19/qardho-qaar-kamid-ah-waxgaradka-iyo-cuqaasha-beelaha-cismaan-maxamuud-**********-oo-soo-dhoweeyey-ansixinta-dastuurka/ Your requested page was not found.
  12. ^^ Gen. Samatar wuxuu sheegay in dadka meesha la isugu keenay ay yihiin dad laga soo ururiyey baadiyaha, isla markaan wax aysan waxba ka aqoon loo dirsaday, wuxuuna sheegay in wax lala yaabo ay tahay in dad Xoolo dhaqato ah iyo dad qaad loo qaaday oo Hunguri maalmeedkooda ka fekeraya la yidhi Dastuur ansixiya.
  13. Siyaasiga General C/laahi Siciid Samatar oo horena u ahaa wasiirkii amniga ee Maamulka Puntland ayaa ka hor-yimid ansixintan dastuurka, wuxuuna sheegay in ergada ogolaatay ay yihiin kuwo aan matalayn dadka Puntland. C/lahai wuxuu sheegay in aan mar-naba la ogolaan doonin in muddada loo kordhiyo maamulka madaxweyne Faroole. Dhagayso
  14. siiga-case? Maxaa la dhahaa? Ma dhagaysatay Waraysiga Wasiirka, waxaa la magacaabay 5 Wasiir oo kaliya.
  15. LOOOOL.. OK, haddaba dhagayso Wasiirka Arimaha Gudaha ahna Gudoomiyaha Guddiga Wada-hadalka oo ka saaray meesha in wax xubin ah oo Puntland ka socdo ineysan ku jirin Wada-hadalka. Xubanaha waxay ka kooban yihiin 5 wasiir oo TFG ah.
  16. ^^ yes, that's what i'm talking about.. (bal u fiirso waxaad ka hadlayso, Sool iyo Sanaag.. LOL).. Caqligaan tuulooyinka ku xiran, meel mana gaarsiinaayo haddii aan nahay Soomaali..
  17. Caku iyo caqli xumada siyaasiyiinta Puntland. Qadiyad guud ayaa laga wada hadlayaa ayagana waxay lasoo taagan yihiin, tuula hebel anagaa iska leh ee Somaliland haka baxdo! :mad:
  18. ^^ Hadalkaan waa mid mar hore laga duubay, intuusan xilka PM qaban.
  19. Xaaji, waa runtaa.. laakiin nin Farole la dhaho ayay isbaaro u taalaa, oo dhahaya "ama hala iga qeyb galsho ama waxaan ka baxayaa Roadmap-ka".. Marka Shiikh Shariif hadda wuu ku qasbanyahay inuu ka saaro labadaas xubnood. F.G. (Awalba 5 xubnood ayaa la magacaabay, balse marki qeylo ka imaatay Farole ayaa 2 xubnood loogu daray).
  20. Maamulka Somaliland ayaa sheegay maanta oo Khamiis ah, in ay ka laabteyn wadahadaladii ay lagali lahaayeen dowladda KMG ah Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland DR. Maxamed C/laahi Cumar oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeesa ayaa sheegay in markii ay arkeyn xubnaha madaxweynaha DKMG ah Shariif Sheekh Axmed usoo magacaabay in ay la hadlaan maamulka Somaliland ay ku jiraan labo xubnood oo ka socda maamulka Puntland. ” Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo wuxuu dhawaan magacaanay shan wasiir oo la hadlay DKMG ah, laakin madaxweynaha DKMG ah waxa uu isna magacaabay shan wasiir, laakin hadda waa uu kordhiyay tirada oo waxa uu ka dhigay toddobo xubnood, manaha ahayn wax badalanta ku jiray, waliba dadkan waa kuwa ka tirsan Puntland oo ka soo jeeda Somaliland.” Waxa uu sii hadlay wuxuu yiri ” Waxa aan sheegeynaa maanta in aanu ka baxnay wadahadalka aan la yeelan laheyn Dowladda TFG, madaxweyne Shariifna waxa aan ugu baaqeynaa in uu ka laabto xubnahan uu hadda soo magacaabay, haddii kale waxa aan u arkeynaa mid lag doonayo in lagu carqaladeeyo dadaalada ay wadaan beesha caalamka” ayuu sheegay Maxamed C/lahi Cumar oo ah wasiirka arrimaha dibadda Somaliland. ” Wuxuu kaloo sheegay in ay diyaar u yihiin in ay la hadlaan Puntland, Galmudug iyo maamulada kale ee ka jira Dalka, laakin wahadaladan waa kuwa u dhexeeya Somaliland iyo DKMG ah” ayuu yiri wasiirka. Waxa ay tallaabadan istaajineysaa isbiiratadii iyo yidiiladii laga lahaa wahadalada dhexmarayo Somaliland iyo TFG ” ayuu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland. Hadalka wasiirka ayaa ku aadaya, iyadoo dhawaan madaxweynaha DKMG ah Soomaaliya uu toddobaadkan u magacaabay toddobo xubnood oo ka tirsan golaha wasiirada XKMG ah Soomaaliya, kuwaas oo hoggaamin doono wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga XKMG ah. Madaxweynaha Somaliland Siilaanyo oo isna toddobaadkan ka hadlaayay kulan uu xisbiga taladda haya ee Kulmiye uu ka sheegay in uu ku celiyay in shan wasiir oo ka tirsan maamulka Somaliland ay magacaabeyn. Ma cadda hadalka maamulka Somaliland sida ay uga jawaabi doonto DKMG ah, iyo saameynta uu ku yeelan karo dadaalada ay waday beesha caalamka ee ku aadanaa in la wadahadalsiiyo Somaliland oo sanadkii 191-dii gooni isku taagtay iyo DKMG ah. RBC Radio
  21. ^^ Somaliland kama bixin wada-hadalka, ee xubnaha Puntland ee guddiga ku jira ayay codsadeen in laga saaro. (taasoo ah tallaabo wanaagsan oo aan ku raacsanahay ).
  22. Ditoore, waa la dhihi karaa "the best city in Somalia" haddii la fiirsho dhinacyo badan, sida Nabadgalyada, Horumarka iyo Adeegyada ay dadka heleyaan.. Insha Allaah Magaalooyiinka Somalia oo dhan horumar ayaan u wada rajaynayaa.
  23. CUTUBKA 16AAD - (QODOBBADA GUUD) Qodobka 171aad - Wax-ka-beddelka Dastuurka (1) Qodobada soo socda ee Dastuurka waxba lagama beddeli karo:- (a) Mabaadi’da Aasaasiga ah ee ku jira Cutubka 1aad; (b) Xuquuqda asaasiga ah iyo xorrriyadda ku jira Cutubka 3aad (2) Wax-ka-beddelidda qodobbada wax laga beddeli karo ee Dastuurka waxaa lagu samayn karaa oo keliya iyadoo la raacayo habraaca ku qoran faqrqadaha hoose ee qodobkan [haddii aysan ahayn qodobbada wax looga beddelaayo xuduudaha dawlad-goboleedyada oo looga hadlay Cutubka 7aad. (3) Habraaca wax-ka-beddelidda qodobbada dastuurka waxaa soo jeedin kara dawladda Federalka ama Dawlad-goboleedyada, xubin ka mid ah golaha xeerdejinta federaalka ama codsi qoraal ah oo ay keenaan ugu yaraan 20.000 oo muwaaddin. (4) Soo-jeedin sharci ee wax-ka-beddelidda Dastuurka waxaa la hor-geynayaa labada Aqal ee baarlamaanka federaalka. (5) Marka soo-jeedin sharci ee wax-ka-beddel dastuur la hor-keeno mid ka mid ah Aqallada, xubnaha Aqalka la hor-keenayna ay aqablaan, waxaa la magacaabayaa Guddi iskudhaf ah oo ka kooban Golaha Shacabka iyo Wakiillada dawlad-goboleedyada. (6) Guddiga iskudhafka ahi wuxuu ka baaraan-degayaa soo-jeedinnada waxbeddelka. Guddigu wuxuu ku war-gelinayaa daweynaha soo-jeedinnadaas, wuxuuna xaqiijinayaa in ay helaan fursad ku filan oo ay kaga doodaan. Xubnaha bulshada waa in lala tashadaa, lana siiyaa fursad ay ugu soo bandhigaan, uguna soo gudbiyaan talooyinkooda guddiga iskudhafka ah. (7) Guddiga iskudhafka ah waxay ugu soo gudbinayaan warbixintooda baarlamaanka federalka 2 bilood gudahood marka laga soo bilaabo maalinta la magacaabay. (8) Waxba lagama beddeli karo qodobbada dastuurka, haddii aysan ku ansixin Golaha Shacabku ugu yaraan saddex dalool labo dalool xubnihiisa, iyo ugu yaraan saddex dalool labo dalool ergooyinka Aqalka Wakiillada dawlad-goboleedyada. (9) Qodobbada la soo jeediyey in wax laga beddelo haddii ay saamayn muuqata ku leeyihiin awoodaha iyo hawlaha dawlad-goboleedyada, sidaasna uu caddeeyey afhayeenka Aqalka Wakiillada dawlad-goboleedyadu, waa in baarlamaannada dawlad-goboleedyada oo dhan loogu yeeraa inay aragtiyadooda u soo gudbiyaan baarlamaanka federaalka . (10)Codaynta ugu dambaysa ee labada Aqal waxaa la qaadi karaa ilaa ay saddex bilood ka soo wareegto marka loo soo gudbiyo soo-jeedin wax-ka-beddelid sharci. Qodobka 172aad - Xadididda Wax-ka-beddelka Dastuurka Lama soo jeedin karo wax-ka-beddelid qodobbada dastuurka toddobada sano (7) ee ugu horraysa dhaqangalkiisa, marka laga reebo wax-ka-beddelidda lagama-maarmaanka u ah fududaynta ka-sooqaybgalka buuxa ee Soomaliland iyo Puntland ay uga soo qaybgalayaan nidaamka Federaalka. Qodobka 173aad - Dib-u-eegidda Dastuurka Dhaqangalka Dastuurka lix sano iyo bar kadib, baarlamaanku wuxuu dhisayaa Guddi dib- u-eegid ku sameeya hirgelinta Dasturka iyo shaqayntiisa, isla markaasna kala tashada dadweynaha waxka-beddelidda in lagu sameeyo ay suurtogalka tahay. Guddigani wuxuu warbixintiisa u soo gudbinayaa baarlamaanka federaalka iyo dadweynaha lix bilood gudahood. Kaddib markuu uruuriyo kana, baaraan-dego aragtiyada dadweynaha, guddigu wuxuu dib u habaynayaaa warbixintiisa. Wuxuu soo gudbinayaa talooyinkiisa haddiiba ay jiraan, wuxuuna hor-geenayaa baarlamaanka, si uu wax uga beddelo Dastuurka, isagoo raacaya habraaca lagu xusay qodobka 171. Qodobada174aad - Dhaqangelinta Dastuurka Dastuurku wuxuu dhaqan-gelayaa 90 maalmood kaddib markii lagu ansixiyey Afti Dadweyne, haddaysan jirin qodobo dhaqangalkooda dib loogu dhigay Jadwalka 1aad. Qodobka 175aad - Hirgelinta Dastuurka Jadwalka 1aad wuxuu jideynayaa in dib loo dhigo dhaqangalka qodobbada qaarkood, si loogu sameeyo jadwal sameynta sharciyo iyo hay’ado cusub iyo si guud ahaan loo xaqiijiyo hirgelinta Dastuurka. Qodobka 176aad - Sii Socoshada Shuruucda Horay u Jirtay Sharciyada jira taariikhda uu dhaqan-galo Dastuurkan way sii jirayaan haddii aan si kale loogu sheegin Jadwalka 1aad. Qodobka 177aad - Waajibaadka Dawliga ee Caalamiga Ah Waajibaadka ka dhasha heshiiisyada dawliga ah ee jira taariikhda uu dhaqan-galo Dastuurkan, waxay sii ahaanayaan kuwo taabbogal ah. Qodobka 178aad - Afti (1) Haddi ay noqoto in la qaado afti uu amary dastuurka ama sharci kale ama sababo kaleba loo qaadayo, dhammaan cod-bixiyayaasha waxay xaq u yeelanayaan in ay muujiyaan aragtiyadooda una dhiibtaan codkooda si xora, toos ah, qarsoodina ah isla waafaqsan sharci gaar ah oo tilmaamaya habraaca aftida. (2) Sharciga aftida waa in uu xaqiijiyaa in su’aasha ama su’aalaha dadka la weydiinayo ay noqodaan kuwo cad, una qoran qaab fududeynaya in la helo aragtida dhabta ah ee cod-bixiyayaasha isla markaana aan mugdi gelinayn arrimaha ay kala dooranayaan cod-bixiyayaasha. (3) Waa in aysan su’aalaha qaabka loogu dhigay warqadaha codeynta iyo habraacu aftiduba aysan ku hogaamineyn cod-bixiyaha inuu jawaab gaar ah ka bixiyo su’aasha ama su’aalaha aftida. Qodobka 179aad - Burinta Axdiga Federaalka Ku-meelgaarka Axdiga ku-meelgaarka ee Federaalku wuxuu dhaqangeb noqonayaa laga bilaabo marka Dastuurkan dhaqan galo sida uu qabo qodobka 174, Jadwalka 1aad ee Lifaaqyada dastuurka waxaa ka mid ah in qaar kamid ah qodobada Axdiga Ku-meelgaarka Federaalku ay sii jiri karaan muddo xaddidan.
  24. BOB;815592 wrote: If rooting for Barca against a very boring and aging side who could barely beat a 10 man Benfica at home means that I have a limited knowledge of football then so be it.. Chelsea 1-0 Barcelona