
Paragon
Nomads-
Content Count
8,464 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Paragon
-
Buufis aa haayo aan u maleenaa.
-
^Maakhir lady, don't worry about odayaashan. Adigu test wax la yiraahdo cidi kuuma diri karto, haddeey sheekadu badato, aniga igu soo hagaaji. Abtirka mar kale ayaan ka dhigeynaa.
-
NG, walaalkiis waan ka xumahay adigoo wixii ham ham iyo qaylo la'ogaa kaa dhamaaday inaad ugu dambeyntii aadan helin jegadan oo wilibo A&T uukaa raayo oo ey hadana wilibo gabar reer Burco ah isku soo duba riday...Waxaan ku odhan lahaa Jamaal11 taladiisa inaad qaadato oo xadhiga uu ku yiri aad isticmaasho... Koolkat, iga dheh. Saas waaye, nooh.
-
Maakhir lady, Hadaad abtirsato ka waran? You're welcome, lady.
-
Aw guuryo, bash iyo barwaaqo, barwaaqo. Wiil iyo caano, gabar iyo caano. Waan kuu soo wardineynaa, Insha-Allahu, faataxadana waan ku dareynaa. Alley lehe far iyo ciddideed baad ku baxsatay.
-
^ Buuxo, adigaaba ka reysey. Hadda armuu run moodaayoo ku garab meermeeraa, si uu bal kuu hubsado inaad weli jiidmeyso iyo in kale?
-
Sirta hala inoo sheego, gabdho. Baloonku ma bad kalaa?
-
^ So now you are blonde? Delightful. MsD&D, didn't forget my promise, nooh. Waan soo socdaa.
-
Barwaaqo, gartey. Ka laalaabtey hadaba. Dakhar inuu meel xil leh igu soo gaaro dooni maayo, waayo, illeen odayada qaar baa budhadh sittee?
-
AT&T war ninyow adigu meel isugu bado. Ama gabadha raali geli ama ku adkayso in aadan raali gelineyn. Mar aan odayaashii garta ka xaajoon lahaa qayilaad u qaadney ayaad is beddeleeysaa. Hana qasaarinin, wiilyahow.
-
Impossible! Go blonde. And if you can giggle, I promise to be firtatious.
-
^Bawdayahaasuu ka helay mindhaaa, Barwaaqo.
-
Barwaaqo, ma tan iyo sidaan ogaa? Allaha ku gam'iyo. Haddaad dooneeyso, anigu looto Japanays ayaan kugu seexin karaa. Giirka, hal mar.
-
erm, kiss her feet? :confused: xaal yuusan ku qaban adiga un ninyoow.
-
^nuune, JB rag aan ogahay ayuu u dan leeyahay.
-
^'Cos Gudida is feminine equivalent on Gudiga, ninyoow.
-
^Lol. Anigu waan ogahay nin reer Burco ah ayaad dooneeysaa in dib u caroodo. Waxaan ka baqayaa isagoo doobi dhawaya oo dheg la qabto lahayn inuu na soo qalo, laguna kala cararo.
-
^Maxaa la dhoolla cadeeyneysaa, ilkaha laf ku di.ree. Sharuur jacayl miyeey kaa tahay. Lol.
-
That's alotta dosh, man. Gimmie some?
-
Juxa, ofcourse YOU can judge. Adiga afkaaga quuq maaba ka soo bixi karto, hadalkaada quruxdiisa hees camal waaye.
-
Oh, they date in Hargeysa? Morning, quuqleyaasha
-
^Barwaaqooy maad ka deeysid, inadeer. Reer Maakhir keliya ma aha, waad ogtahay adba sidaan kuu jecelahaye? Teeda kale, soo dhoweynta waa iga reer UK-nimo. Lol. Castro, far from it. We are an aisle of commoners we've had the pleasure of setting their eyes on a beautiful princess as she walks through, gracefully. Why suspect the lady's identity, ninyow?
-
^Salaanteyda dheer ayaad show qoonsatey? Ofcourse kaa ma xigo. Anigu waan salaamay un.
-
^Lol. See weeye ugaas. Adooy kugu xiran tahayaa ayaa hadana la is giijiya. Che adkeysigaa maleh.