
Paragon
Nomads-
Content Count
8,464 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Paragon
-
All Soomaalida don't look the same, ya know? We are different sambals. La socda.
-
^It was a promised poem dear. Kasband damage? That's not possible - amaan dagaal ma keento, amaan la'aanta ayaa wareer keenta. Hadda waxaan ka baqi gabdhahaan amaanin ineey nimankooda igu soo diraan un. Thanks, aad iyo aad baad iigu naxdey.
-
I am very pro-education but not so very pro-mixing haween in gar issues. That's a lethal combination, really. Unless they'll be allowed to carry baakoorad as well.
-
Malika, dear the problem is not bullying. It's about impulse - the man was bitten. It was all impulse reaction. Teeda, thank you for your support. And gabar la slap-gareeyey ma tihid adigu. You are simply tu la shumiyo.
-
^Thank you, my friend. Though I never saw myself thanking you till now. Anyway, usheeg. Stay in the East, Ely. We like you here and we'll give you peace in public transport. North-ka? Ha igu sheegin
-
Dedicated to MsD&D (can I squeeze in Malika too)? in the thick smogged London, dimmed of sight whose cat alleys chockingly fumes pullute where the soul suppressed, hushfully whines where one keeps an eye's gaze to the north where one hope's to see that beacon of joy it's beam of smiles, the lighthouse that's her Many a sweaty-faced man anticipate the arrival Of the special one, when destiny graces days To scently unsheathe life to your presence.. your presence (MsD&D, Malika) Anyway, don't say I am anti-women. Look at me writing poems for a women - I mean the best of SOL.
-
Lol. Waxbaad iga soo daba dirtey ninyow. Markaasoo kalena waa la iska hadlaa Illaahbaase og waxay tariye.
-
^Complicated, listen, aren't we all entitled to our opinions - however different?
-
^What's the gist of it?
-
Originally posted by Jacaylbaro: كنت منهم ولا لا ؟ No, I don't mate. Intaa ka dib waa waxaad i tiriba lagu oray.
-
lol yes if she bites again. Just drawing boundaries, no?
-
Originally posted by Maaddeey: Jamaal, have faith Brother!, and I know u do. We need the Sayyid Mohammed of the 21st century, and I'm sure he's out there!, he could be u. Waa inuu Gabayga si fiican u yaqaannaa! (gabayaa i haaya) haddaan qooraansadayna.. wax baa ii baxay!, kuwaan qof kaloo ka reyn karta maleh oon ahayn nin aqoonta uu u leeyahay ey uun tahay: "WAMAA KAYDUL KAAFIRIINA ILLAA FII DALAAL", aayadda ha la ii saxo! illeyn horaa loo yiri: LIBAAX NINAAN AQOON BAA LAX KA RITA!, waa inuu laan dheer yahay, uusanse qabyaalad aqoon, waa inuu Diin leeyahay, haddana Siyaasadda uga badiyaa (siyaasada waxaan uga jeedaa, kasbashada dadka & sasabashadooda)markii kaas la helo IA, " YAWMA'IDIN YAFRAXUL MUSLIMUUN" AL-SOOMAALIYUUN, Gaalo, shisheeye & Jinni & Jaan oo dhanna markaasey "kobteey ma aragtay" ku dhici doontaa! Af-carbeed, ma lagu soo qori karaa halkan? Maaddeey, adeer, horta dhawr arrin oo muhiin ah ayaad sheegtey. Marka hore gabyaa ma ahi. Mindhaa adigaaba Sayidkii inoo ah oo gabay uu hadda ku 'haayaa'. Anigu kolleey, inkastoon gabaygu aad iyo aad u jecelahay oo ay iska jiraan mar mar uu gabaygu 'haayo', haddana runtii waanba ka xishooda inaan dhowr tuduc isasoo dabadhigo, waayo, odaya igaga xeel roon dhanka hiddaha iyo suugaanta ayaa jira. Sidaa aawadeed gabaygu waa ka yara meermeeraa. Balse adigu ka dhawaaji gabay aan kaa qabanno. Tan labaad, waxaad tiri waa inuu Sayidka 21st century laan dheer. Lol. Horta haddii si guud loo eego laan dheer waan ahay balse haddii si gaar ahaaneed loo eego dee sidaa uma laan dheeri. Taa laga yaabaa inaan ka aflaxo oo aan heer tolkey kiciyo sidii Sayidka ama Ghengis Khan, laakiin maba ka aqaan tolkey. Halkaasaan ku hakkadey. Tan diintu se, Allaha na soo wada hanuuniyo, sxb. 'Nin aan Libaax aqoon ayaa lax ka rita' - waxaan wiigaggan isku hayey ma 'neef' baa mise waa 'lax'. Balse adaa na saxayee mahadsanid. PS: Ma rajo beelin sxb balse I am affraid I will lose my temper with Somalida and undertake projects that would echo down our history with great disbelief. Knowing how I think, I think Somalis better solve the issues sooner than later - haddii kale iyaga macal Itoobiyaanka waxbaa qabsan doona.
-
Originally posted by Jacaylbaro: من يريد يتكلم بالعربي هنا ؟ Who wants to talk Arabic here? Sorry mate, not me.
-
Indho-Blue, I am not in London anymore Jane, looool@route 25 Lady, that's a free ride and all it's passengers are wild things for the freebies I guess. East is not so bad. Elysian only had an unfortunate incident.
-
So sorry to hear dear Elysian. Will PM you a sister's name. She might be of some help.
-
Ethiopia, Kenya planning to attack Somali Islamists
Paragon replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
Maaddeey, war ninyow the news coming from the ground is too crazy and confusing. I've been constantly online for the best part of the last 3 days and still drips of new info comes in. Wax weyn baa jira, laakiin I am trying trying to get my head around it. I have downloaded/read and dissected too many pdf files saddexdan beri - so as to go back and re-drew my predictions in that concerned region. Waxayba u egtahay waxani wax dawladu badan iyo Somali badan oo lagu shaqaysanayo ku hawlan yihiin. Baaritaankaygana in laygu xiri doono ayaan u maleyn ninyow. Sanka dheer, indha-madow ayaa ii dheer caawa. Alloow sahal umuuraha. It seems like it's going to start all over for Somalia. Poor us!
-
^and the bad boy gets all the attention? Soo hawl dumar sidaa ma aha?
-
Wiilasha waa OK, laakiin gabdhaha unbaa daran ineey akhriyaan JB, gabdhahaan jecelahay dheh. Raggaaga yaryari ma kala jeclee. Che, maxaad ku keentey?
-
Adeer, Abwaan, waxaan soo qorey markii hore ayaan meesha ka saarey. Saykooloojiyada Siyaasada ayaa waxay u baahan tahay soo jiidasho marka hore... marka xigana
-
JB, gartay. Raggeedi baad tahay.
-
Masuul ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo mar kale ku celiyay in Axmed Madoobe uusan ka mid aheyn Ururka Xisbul Islaam Sheekh C/llaahi Maxamed Axmed Gaab oo ka mid ah masuuliyinta waaxda warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al shabaab ayaa sheegay in Axmed Madoobe aysan u aqoonsaneyn inuu ka mid yahay ururka Xisbul Islaam xili ururkaasi masuuliyiin ka tirsana ay wax badan ku celceliyeen in Axmed madoobe uu yahay nin xisbul Islaam ah aysana taasu ku jirin wax gorgortan ah. Waxaa uu intaa ku daray sheekh C/llaahi in dagaalada ka dhacay magaalada Kismaayo ay yimaadeen ka dib markii magaalada uu soo galay Axmed Madoobe oo wata ciidamo beeleed sida uu warka u dhigay kaasoo duulaan ku ahaa ayuu yiri maamulka ka hirgalay halkaasi iyo shareecada Islaamka ee magaalada laga hirgeliyey, wuxuuna Axmed Madoobe yiri maamul kama jiro Kismaayo awoodana ha la igu soo wareejiyo wuxuuna ku eedeeyey iney damacasanaayeen iney dib ugu soo celiyaan nidaamka qabaailka ee halkaasi ka jiray sanad ka hor. “Sidaa awgeed si loo difaaco magaalada Kismaayo oo muddo sanad ah ka nasatay dagaaladii qabaa’ilka amaan buuxana heshay laguna oogay xukunada ay ka mid yihiin tacsiirta xadka iyo adaabta Islaamka ayaa waxay walaaluhu go’aansadeen in la difaaco shareecada Ilaahay” ayuu yiri sheekh C/llaahi oo intaa ku daray in waxa ku dagaaamay Kismaayo aysan aheyn xisbul islaam iyo shabaab balse ay ahaayeen mujaahihiin iyo koox k soo duushay burburinta shareecada Islaamka oo sida uu sheegay cadowga ALLE adeegsaday. Dayniile.com