
Paragon
Nomads-
Content Count
8,464 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Paragon
-
WildCat Nice one juxa, your sisterly exchanges brought to my eyes.
-
Musanaabay - Magool iiyo Kuluc ::hello
-
Honestly, when someone comes forth with wants and pre-requisites, it becomes obvious that there would be little mutuality in that kind of a relationship. There're many things which men and women can earn and provide or put on table. But what seriously matters are things we cannot earn by working towards them. Basic values and qualities, manners and tendancies are things which money cannot bring to any table. It is not a matter of what someone is worth or not, but it is all about what good or bad qualities one has. If one is genuinely good or bad, I doubt if one will spell thatout for anyone. So good observations and care is needed to evaluate someone.
-
Welcome back Moti-yoow ..... Shaah cab, bunna cun oo weliba dhawr minjood-oo giza ahna afka- ku qaraarso
-
Dawaco the poem is simply beautiful and very touching. Comforting in someways, knowing what kind of sisters you girls are. Great thing i met you girls and other good nomads.
-
But seriously, We have curtailed the posibility of a Somali woman becoming a Queen ... We murdered CARAWELO just to make sure they (meaning caraweelos) don't even dare
-
^^^ I begged him to come back to us And now he is here. Welcome back Moti sxb....
-
lol Flying-star blanks!
-
Hey waswahili wenzangu... walaahi kiswahili yangu is not to the standard. I have forgotten much of it, thats why I don't join swahili cirlces that much. Master-Mafia lol I know beste is a nairobi thing... just as words like "innit!" is a London thing lol. I hope we'will all beinmg able to practice thru SOL. Asanteni
-
Walaahi, the article may seem commic but there is a dead seriousness that comes with it. It stains our names and pride. It always paves the way for more verbal and physical attacks against our own community. If we let this pass just like that and laugh about it, I am sure those who wrote this article will murder us first and laugh upon our corpses. We must prevent that happening. And all Uk Somalis must handle this issue with great concern and reaction. Thnkx fellas.
-
LOOOOOOOOOOOOOL hahahahahahaahaha Laa Illaaha illa Llaahu. I just can't stop laughing acuudu billaahi, waa ilma yaroo uurka ku habaaran. hana soo marna .... Alla maxaa dhib kalaheysto aw-bidaar iyo Mike Tyson loool..... MMA fadlan soo wad sheekada hakala goynine ... intaas ma ahayne illeen waan ognahay in ay ntaas ka dheertahee ....lol
-
Article in the Daily Star: Date: Thursday, August 21 Author: Gary Nicks ASYLUM SEEKERS EAT OUR DONKEYS Police hunt rustlers after 9 are snatched.Asylum seekers have stolen nine donkeys – and police believe they’ve killed and eaten them. The pets – which gave kids rides at a Royal park – are said to have been stolen by East Africans, who see their meat as a delicacy. The female donkeys vanished after thieves cut through a wire fence at night. They were then led across a golf course and driven off in lorry. Officers investigating the rustling believe the donkeys – worth £4,000 each – have been chopped up and sold. The animals were favourite at Greenwich Royal Park in south-east London and locals have been devastated to learn of their fate. A police insider told the Daily Star: “We are totally baffled over what has happened to the donkeys. They’ve been giving rides to kids for years and have become a bit of an institution. One of the main lines of inquiry is that they may have been taken by immigrants who like eating donkey meat as a delicacy. It’s no secret that we have a large African immigrant community here.” Donkey meat is a speciality in some East African countries, including Somalia. And two areas near Greenwich – Woolwich and Thamesmead – have large numbers of Somalian asylum seekers. The meat is also popular in some Eastern European countries, such as Slovakia and Romania. Just last month, the Food Standards Agency warned that donkey meat was found in salami, pastrami and chorizo being sold in British shops. The donkey rustling follows reports of swans being stolen from ponds and lakes in London by immigrants to eat. Two of the nine animals - called Mary, Mildred, Rosie, Lulu, Flossy, George, Tahley, Champagne Charlie and Tania – were pregnant and the theft has also left three foals pining for their mums. Their owner Len Thorne, 69, said: “This has really sickened me. I’m particularly appalled that they left behind the foals – that’s the same as taking a baby away from its mother.” His daughter Lorayne Ahmet, 41, said: “I think they were stolen to order. We’re fully aware that there is a big demand for them, particularly among people from certain countries who like eating them. It’s possible they’ve been taken by immigrants for that reason.” The family is also checking reports that Albanian immigrants have been spotted in the past few days giving donkeys rides in Kent seaside towns. Sad Police Insp Jim Moore said: “It is very sad for local children, with whom the donkeys are very popular. Whoever carried out this theft must be quite heartless.” Locals are also outraged by the theft. Richard Taber, 28, who lives opposite the park, said: “Generations of people around here have had rides on those donkeys. The thought of people eating them sickens me.” And a neighbour Margaret Reynolds, 76, said: “It makes my blood boil when I hear that asylum seekers have stolen them to eat.”
-
LoL Nomads.... well it is good to look up some Somali words, coz the more you enquire the more you learn. You know men? lol If you ask all men who is the most foolishh, they will compete to prove who is indeed the most foolish. Even in misfortune we tell tales to over-pass other men... it is in our genes
-
LoL Lakkad. Hooyadeey ma aysan habaar badneyn, hasayeeshee Lakkad-nimadeyda darteed ayey ii habaari jirtey. Aad baan u xasuusta "Inkaartii Dhuusaweyne ku dhacdey" lol, qof aad garaanayo ayaa aad u adeegsan jirey. My neighbour, an old women for the matter. But my champion was Belo cirka kuula haadday
-
P.S Kama wewe ni mlendo mkorofi, naomba utoke hapa kwasababu meme sipendi watu wajeuri! Bachelor, wacha vita wewe, niaje beste lakini... hujui kuna waswahili hilisi kati zetu? a-ah ama mbona sisemi wahenga wenye kiswahili sanifu Sinaneno jamaa, langu nikujaribu kufunza kiswahili tena. Kwa-ajili kiswahili kimeni-wacha zamani zakale! Aw vep' mazee? Bonga neno!
-
- jaciirtay yaan dib dhugtay = Markaan gurigii ka dhaqaaqey or ka anmbabaxay yaan dib u xasuustay (dhugtay) - suxud daaxud laygu arag = anigoon haba yaraatee waxba laygu arab ama fara maran - Markuu haagay - markuu yara qurquriyey caanihii oo wiilku nafta kusoo noqotay - banay = ban = shuban, banay = aan shubmey, calool socod dartiis
-
RAG XUNTI BUU KA SHEEKEEYAA Saddex nin oo magacyadooda la kala yiraahddo, Warfaa, Wayrax, iyo Waasuge, ayaa maalin waxay isku wareysteen nin walba wixii wax ugu daraa intuu ifka joogay. Mid walba wuxuu islahaa adigaa ugu darnaan doona, waase kala darnaayeen,iswareysigoodii waxay ku kala yiraahdeen; Warfaa : Aniga maalin baan laba rati dhaanshey, wiil yar oo rajay ahna aqalkii uga tagay. Goortaan gurigii ka jaciirtay yaan dib dhugtay, mise labadii rati mid baa maqan. Kaan wadaan inta geed ku xiray kii kale raadshay. Meel uu suul iyo cidi dhigay ayaan waayay, markaasaan kaan geedka ku ogaa ku soo noqday, saan waxaan u imid isagoo xarigii isku baqtiiyay, haamihiina caymo beeleen. Anigoo awrtii iyo haamihii ka fara maran yaan aqalkii dib ugu soo noqday, oo wiilkii inta dhabarka u ritay ceelkii la aaday, illaan waxaan biyo ugakeeno mahayee. Annagoo beer cadaad ah, yaan ceelkii oo daasad dheg lihi qarkiisa saaran yaan tafaha isaga xiray , daasadii dacal uga xiray ceelkii u riday. Markaan u laadlaadshay bay iiga fara baxsadeen. Anigoo suxud daaxud laygu arag, yarkiina sida gacantaas yahay baan meeshii ka tagnay. In door ah markaan soconay, oo aan danqalan nahay ayaan ari daaqaya ku soo baxnay, Ri dhashay oo danbarkii ku taagan yahay, arigana noogu soo xigtay baan inta lugta ku dhegay wiilkii qaruufiyay. Markuu haagay, yaan anna mid kala qabasaday . Anigoo sacabsanaya baa naag ariga la joogtay ul ila dul martay. Waan dhugtay mise waa soddohdey, markey i garatay ayay inta go ay huwaneyd ii soo tuurtay dibada ku dhacday. Waxaasaa i qabsadaye ma annigaada ila mid tihiin. Weyrax: Allaylehee inaan waxba kuugu dhicin. War aniga laba wiil iyo gabar inan ah oo sadaxduba rajay yihiin ayaa dad laygu arkay, dhega aduunyana dameer keliya. Waxaan kaloo lahaa doon shiraac leh oo aan ku kaluumeysto, isla markaasna aqal noo ahaa aan ku hoyano kuna harsano. anagoo ilaah mahadii iska ladan, oo aan doonta dhexdeeda ayaan danbe kawtan ku ciyaareeno baa markab ilu ka wareedhay ka soo muuqday. Siduu u soo ganaa buu meel akteena baroogsinkii ku xirtay. Doontii baan inta shiraaca u taagay markabkii ka war doonay mise niman aan af aqoon baa wata, markey garteen inaan dad masaakiina nahay bay xoogaa raashiina na siiyeen iyagoon ju noo oran. Goortaan raashiinkii doontii saaray, baaan kabahaygii midood tabay, saane aabo kab baa iga maqan markabka iiga soo day, intey sara kacday bay hal haleel u fuushay. Markay arkeen in gabadhii xagooda soo jirto in taayadii kalana doontii bay markabkii dhaqaajiyeen. Markaan ogaaday inay inantii la baxsadeen ayaan doontii intashiraacii u dajiyay iskala dana rogay, hadaan in door ah daba ordayay, ayaa duufaan yaab lihi baalka nagu qaaday oo na harqisay, anigu sida kaluunka dabaasha u aqiin, alwaax jabkii aan gacanta la helay baa igargaaray. Doontii, dameerkii, wiilashii iyo gabadhii aan mid loo dhiga habari koolin halkaasaa iigu danbeysay, ma wax i qabsadaa idin qabsaday? Waasuge: Labadiinu toona wara idinma qabsan, anigu marn malagaygii baan arkay marna waan ceeboobay, Waa mark horee annagoo siddaad nin ah ayaa col na qabtay. Dawlis ay siteen bay luqunta nooga wada xireen, oo na farfariisiyeen, aniga midigtaan u xigay nin noogu fiicnaa oo ceynab la oran jirayna bdixda. Mid iyaga ugu xooga badnaa ayaa inta seef galka ka jiitay ceynab madaxa uga gooyay, oo ma joogsane lixdii noo dhaxeysay hadiiba uunka ka wada jaray. Markuu aniga ii hogbaday baan u gooyay, oo dibada ku dhacay anoo dowliskii jiidanayo. Maalintiiyoo dhan markay i cayrinayeen bay dan iiga hareen. Afar caanamaal hadaad dad iyo duunya toona arag, yaan reerkaan gabadha ka qabay guura ugu imid, markay diiftii iga muuqatay bay biyo aan ku habaq beelay i siiyeen, raar faraqu dheeraaday oo dumaashidey lahaydn aqalkii sodogey laiigu goglay. Wan subag madoobe ah oo iska cadaaday ayaa la ii qalay. Intaan hilbihiisa sugayay waxaa la iiga soo hor marshay toobke caana ah, oo hal ayaamahaa dhashay laga soo lisay. Waxyar hadaan joogay, baa xeero afku intaa la egyahay oo cadiin u badan iyo baaquli maraq ah la ii keenay. Wixii oo dhan baan feeraha dhigay, dabadeed madaxa iyo majaha duubay. Gogoshaan ku hurday baan intaan jiifay ku banay, ill ninkaas qatooyada ku raagay oo baruurta iyo caanaha geel iska badshay baan ahayee. Markii waagu beryay, ayaa dumaashidey alaabtii soo doontay, aqalkii markey fooda soo galisay baa ban u uray, markaasey "uf" tiri oo crartay, sharqanteedii baan ku toosay, mise gal baan ku dhax jiraa, Cimaamad sodogey lahaa oo alool aqalka iigu ilxirnaa sureyd baan inta guntaday cagaha wax ka dayay. saasaa i qabsatee yaa iga daran?.
-
"Lug iyo Laba Allaha kaa gooyee, dhib badnidaa Habaar qabe" How about that one, eh? But I was such a macangag.
-
Hadii quuq iyo kirif kirif keento, tikidkeeda iyo iyadaba next British Airways aala saaraa, heck the next Diyaaradaha Xoolaha aa lagu tuuraa, ee nagu haleey anaga. Is that a threat mate? Bolloh bolloh! war MMAyoow maad ka joogtid? Illeen reer London hadaan nahay, namataqaanid waxaan nahaye? You know we own Canada itself.
-
Atlast you nomads are discussing a topic I am fond of
-
The whole business of marrying a Somali is itself over-rated.
-
subaneey thnkx walaashiis. You seem to be a talent yourself. Keep it up runtii. PS: No copywrights for me. I don't think words should be protected. Words, words and more words, just words
-
LooL war ninyahow ameey inkaar kugu dhacdaa... War aniga habeenkaas waxaa iigu qosol badnaa Shaqsii oo rabey inuu Full Monty sameeyo after the meal lololol. ciao sxb ... maanta I broke my online record.
-
LoL rudy. Oh yeah thats right.
-
LoL war one dollar won't even buy me a bus ticket. Couldn't you be more generous sxb. Coz waad ogtahay saan u hunguri weynahaye.