ShabeelNaagood

Nomads
  • Content Count

    2
  • Joined

  • Last visited

  1. AFQalaad waa idhibaaye, afkayga iigu dulqaata: Gudniinka Fircooniga ah looma baahna maanta oon ognahay dhibka ka yimi...Jiilkii naga horeeyey ma eedaynayno sababtoo ah..Malahayn ogaanshaha aan maanta ognahay dhibkiisa iwm... Midda Sunnah ah..Waxaan qabaa inaan loo baahnayn, koley aniga gabadhayda Qofna taaban maayo... Weriz halayaabinina waa Qof reer baadiye ah yimid magaalo weyn (London), kadib sidey gurijoogto u ahayd (Booyaaso), heshay nolol ka weyn aqligeeda iyo fikirkeeda!... Weriz waxay timi ayadoo naag weyn ah magaalo...Buuganna waxay ugu talogashay reer Galbeedka...Ayaduna ma qorin ee sheekada waxaa u qoray naag gaalo ah!.... Waxaase isweydiin leh, Gudniinka soomaaliya waxa fuliya waa Haween!. waxa lagu fuliyo waa Haween.. Runtii Qofwalba wuxuu ogaan karaa Gudniinka dhibkiisa markaad aragto Gabar dhalaysa!!!... Gabdhaha sidooda halagu daayo!!! Sunno looma baahna ee iska daaya Gabdhaha!!
  2. Is this a fabricated article..? If so..Why are we insulting a whole nation, which consists of muslims/others?... Next time can we check please the source and the originality of the article...Before we 'yell' and 'insult' others... It is wiser to ask/enquire/research before we jump to conclusions... [This message has been edited by ShabeelNaagood (edited 02-27-2002).]