Baarqab Qooqay

Nomads
  • Content Count

    161
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Baarqab Qooqay

  1. Manahel.fatima;742748 wrote: JAZAKALLAH khair these are all so beautiful i have saved them in my cell fone. masha Allah sister May Allah be with you
  2. woow cerigabo city, nice place thanks to awoowe xx gobalada sool sanaag iyo togdheer ciyaaraha jaandheer aya looga ciyaara, its nice very cultural.
  3. Rebels occupied Gaddafi home and celebrating inside the dictator's area. Hundreds of rebels have entered the Gaddafi residence in the headquarters and hoisted the rebel flag. Tripoli is burning - right now We see a black smoke rising up through the air. aljazeera live
  4. shukran akhi its great Documentary for those who want to Download the entire Documentary
  5. CG iska dulqaado, goobaabintana halka ka wad. This is reality when you stop believing in it, doesn't go away. reality is like the sun. You can shut it out for a time, but it ain't goin away.
  6. Dunida waxaa ugu liita nin ilko waa wayn waayo haduu dhintana inuu qoslayaa la moodaa
  7. LS cidna mqan aflagadayn sxb, I was just upset coz my thoughts was in somalia, anyhow respect
  8. some of us turn a blind eye on reality, this is reality. compare with
  9. what the hell who is Jack Layton!!!? we see on television and newspapers, how Somalia are suffering and how many children die every hour, and you're talking about jack :mad: it's very bad timing, but xalimoz is always xalimo shame.
  10. asalamu Aleykum We want to remind you to pay Zakah in advance, so as to reach the most needy during Ramadan. [download/view] right click > ‘save target as’ to download. Acrobat Reader required. Download free version: Adobe Reader questions! 1: How much you pay in your country for zakat al-fitr in this year! in my country we pay 11usa dollar/ a person 2: How much is nisab for this year? Zakah has been mentioned in 30 verses of the Quran. It was first revealed in Surah Al Muzzamil: 20. Allah says: " and establish regular prayers and give regular charity; and loan to Allah a beautiful loan. And whatever good ye send forth for your souls, ye shall find it in Allah's presence, Yea, better and greater in reward and seek ye the grace of Allah: for Allah is oft-forgiving, Most Merciful."
  11. what's the similarity between women and goats? both love green plants and flowers, here's the proof.
  12. you wanted provoke me so you guys can kick out my black az from here damn that's rudeness man. dadka cusub ma sidaas ayad ugu wada goobatan ood dacwo ugu furtaan hadii qalad yari dhaco, mise calaf doonka ku badan meesha! anyhow thanks for the info. is af garan waaba dhacay,laakin hadda xaaladu waa ok
  13. al shabaab marku xamar ka saaray ayaa dollarki soo dhacay, markasu diyaarad ku iibsaday eesh calaa madaxweyne.
  14. *Blessed;741265 wrote: Haha. Thanks, Abtigiis. Mar hadaad I taageertay, huruufka iyo santaaga ayaan badinayaa. Lol Baarqaab, Bal aan heshiinee, Aaliyah ha iga maagin. She's like my cyber baby sis. balayo kula heshiisay wa markad bad i gelisay ood adminki igu dirteen for nothing my forst and last warning ayaba ley siiyay. hadda laga bilaabo qun yar socod baan noqonaya... intii qalad ika fahantay waan raali gelinayaa, xaalna u qaata for this Porcelain vase from China
  15. Abtigiis;741059 wrote: Waxaa kale oo aan ilaaway ninka Blessed aflagaadeeyey waanu kala dhimanaye ha la socdo. Waliba waxaan ku dhigo wuu arki doonaa ama Baarqab qooqay ha noqdo ama karin heeryeeysane. I will invoke my advisory role to the SOL adminstartor and will recommended his immediate expulsion and arrest if possible. Blessed ma qof la maagaa? waar inanta haygu dirin cidna ma maagine wa ku sidee adeer i was talking about the pic not her. As you can see this thread is a bit provocative, yacni daandaansi marka hanjabada jooji Hubsiimo Halbaa lasiistaaye.:cool:
  16. ***************We have been alerted that you are insulting other nomads. Please respect others and stop the personal attacks. This is your last warning************************ Admin
  17. there are tons coal near berbera, in the future, they will probably loud from there. thanks for the post
  18. yes i feel you..sis iyo eddo diiday maxa hadhay marka ayeeyo.. noo i can't call u ayeeyo macaan its to granny..capisci anyhow cafis
  19. i call u a sis for respect sake, laakin hadaad sis diido then u are my eddo eddo macaan qoraalkaaga markan u fiirsaday sawirkaas ayaa madaxayga ku soo dhacay.
  20. its just the mental picture i have of you Who said I'm somalilander sis!
  21. Oba maxan gurigaan degnaan jirnay ka helaa meeshiba si kale ayey noqotee, Hodan waxan xasuusta markuu roobku da'o ciida xaafada ayaan ku ciyaari jirnay oon guryo ka dhisi jirnay aad bay u qurux badnayd xiligaas guri kasta geedo ubax oo qurux badan ayu laha. insha allah nabad hadii la helo wax kastaaba wey hagaagi doonan.
  22. let me try again this time as pic's because picture says a thousand words Aa Va xx
  23. xaafadan ku soo koray warzone ayey noqotay, waa nasiib daro iyo wax lago naxo. thanks for the video