Baarqab Qooqay

Nomads
  • Content Count

    161
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Baarqab Qooqay

  1. Cabdimaalik Muuse Coldoon wixiisi Prank dhaaftay Suaalo badan ayaan iska weydiiyey muqaalkan. 1: Coldoon muxuu ka doonay gobolka xudun & tuulada Bohol? 2: Telifoonkan uu sitaa miyaanu Gps lahayn? offline Gps 3: Odeygan Jaamac siyaad iyo wiilkiisa maxaa qoryaha ku raray, ma adhigay ku ilaashanayaan mise cabsi kale ayaa jirta? intaa kabacdi muqaalkan fariin wanagsan buu dirayaa walaalkeen coldoon taaso uu leeyahay dadku waa walaalo is wada ag degan ee yaan lays colaadin marnaba. Coldoon shaqo wacan ayuu shacabka soomaaliyeed u hayaa laakin qaabka uu wax usoo gudbiyo ayaa yara qaldan mays tidhaahdeen!!
  2. Ramadaan mubarak to all of ya.
  3. asc wr wb suratul al-hashar + suratul al-jinn = qari sheikh Ahmad Al Ajami suratul Rahman = qari Sadaqat Ali the other two I don't know. Allahu yaclam. insha alla brothers and sisters will tell u if they know it.
  4. magaalada quruxda badan ee laascaanod ha kala xishoon gobolka sool iyo dhulka somaliland inay ka tirsantahay boowe. Hadii kale Bandoodi ayaa lagu celin doonaa
  5. Warar Ka Imanaya Magaalada Gaalkacyo Ee Badhtamaha Somaliya Oo Sheegaya In Qabrigii Marxuum Cabdilaahi Yuusuf La Faqday Oo Lafihii Maydka Lalabaxay Maanta >>>> boramanews
  6. very beautiful, marka xadhkahan korontada laga reebo aad baad u mahadsantahay Alpha Blondy, fadlan hadaad karto xaafada gacan libaax sawiro ka soo qaad. Thanks
  7. thats what we call dubbel Karbaash Taladii Ilaahay ka qaad tuuggi, reer Xamare Ma kenyaatigaasa mahdiya tanina waa yaabe.
  8. A salaamu caleykum.. Are you good at negotiating when you buy or sell things, would you like to have 6 days which is like a year of good things, or 10 times doubling your good deeds, then we have good news for you Fasting Six Days of Shawwal After Ramadan, is Like Fasting The Entire Year Ayyub (Allah be pleased with him) relates that the Messenger of Allah (blessings and peace be upon him, his family, and companions) said, “Whoever fasts Ramadan and follows it with six days from Shawwal it is as if they fasted the entire year.” [Muslim, Abu Dawud, Tirmidhi, and Ibn Majah; Ahmad transmitted it from Jabir, Muntaqa] Thawban (Allah be pleased with him) relates that the Messenger of Allah (blessings and peace be upon him, his family, and companions) said, “Whoever fasts Ramadan, and then six days after Eid, it is [like fasting] an entire year. Whoever does a good deed shall have ten times its reward.* may allah guide us all to the right path... aammin
  9. mahiga the new somali president Direct or indirect.
  10. malaa wuxuu diidaya isagoo baqal dusha ka saaran inuu dameer tabo dhutiyo, faroole marka kasta danta dadkiisa iyo deegaansiiya iyo wax kasta ka hor mariyaa, ragedii
  11. Sahih International And do not say about what your tongues assert of untruth, "This is lawful and this is unlawful," to invent falsehood about Allah . Indeed, those who invent falsehood about Allah will not succeed. Somali ha dhihina wuxuu carrabkiina ku tilmaani been kani waa xalaal kanna waa xaaraan, inaad ku been abuurataan Eebe, kuwa ku Been abuurta Eebe ma Liibaanaan. Sahih International Say, "Have you seen what Allah has sent down to you of provision of which you have made [some] lawful and [some] unlawful?" Say, "Has Allah permitted you [to do so], or do you invent [something] about Allah ?" Somali waxaad dhahdaa ka warrama waxa Eebe idiin soo dejiyo oo Risqi ah ood ka yeesheen Qaar ka mida Xaaraan (qaarna) Xalaal, waxaad dhahdaa ma Eebaa idiin idmay mise Eebaad ku Beenabuuranaysaan.
  12. Sheekh maxamed idirs oo ka hadlaya dastuurka wasiirka dastuurka oo ka hadlaya yaa qoray dastuurka? Xaaladda Soomaaliya - Qosol ama ooy: Muxaadaro Sh Maxamed Idris SHEEKH UMAL TAARIIKHDA ANDALUS IYO SOMALIA MAXAA KA DHEXEEYA ? Oheey Afrikaay hurudooy halyey-yadaadi hurudoow haad baa cunaaye hurudooy
  13. oba hiloowlow;854305 wrote: this may be cruel but it was funny as hell. inaa fajacnaa wa argagaxnaa, malaa wey soomanayd miskiiintu, ama red days ayey ku jirtay who knows.
  14. tan calanka eey sido iyo iyada, calankaa aayaaba miisaan badan, inay wadan gaajo ka timi waa loo jeedaa, armeey suuxda miskinntu. olympic of refugee and starving ppl
  15. ramadan iyo dagaal, dee maalaa maba soomaan, weli ma maqasheen! labadii xaq darada ku heshiiyaa, xaqay isku dilaan.
  16. shariifo socotay, wax wanaaga oo lagu xasuustana haba yaraate kama tegin, intii la raran karayna waa la rartay, ka ku xigaana koley waa mid isagoo kale uun ah oo agend gaal u dabo ******leeye ah. very sad but true quotes''
  17. my brother guled, i just like the reciter's, simple
  18. Somalia waa iib adna mar horaa lagu iibsaday!! Dhulkii Somalia la odha jiray manta cadow ayaa gacanta ku haya, ugu danbeystana amxaaro, kenyaati iyo dad aan la aqoon ayaa qabsandoona hadey sidaa ku sii socota. Heestan oo mudo laga joogo ilaa 41 sano waxaa loo qaaday afrikadii gumaysiga xiligaa ku jirtay Laakin maanta waxaad moodaa heestu inay taabanayso Somalia, dhagaysi wacan.
  19. hasha geela cuntee hadana cabaada. Ciyaalka edebta daran waa la xidhayaa waaxaana xabsiga lagu soo baraya tarbiyada wanaagsan ee aanay waalidkood barin, qof wanagsan oo banaan joga cidna ma xidho mana dabo gasho sax.
  20. Saudi TV where you can watch Live Hajj the Daily Program, Pilgrimage from Masjid Al-Haram in Makkah. Live Hajj Channel 1 Live Hajj Channel 2
  21. Nuur Daalacay asal wadani gabiiley xaga beeralayd ayey ku caan yihiin ayan maqli jiray, sida geedka xasiida loogu soo dhaweeyey ayabay ka helay. thanks for this.
  22. What we see here is humiliation for Somali women and leading astray of the young somali generation, i see lost boys between two cultures, are they trying like 50 cent or like most rap video's where big car's and big booty women's dominate!. The lyrics is fine, but the video would be much better without the big boody women. correct me if I'm wrong.
  23. Garnaqsi;742861 wrote: Waan yaabaa marka aan u fiirsado sida dadka Somalidu aay diinta ugu dheg-dhegsan yihiin. Waa si caafiimaad darro ku jirto. Qofku maryaha uu xidhan yahay arrin muhiim ah ma aha; Diinta hadaan lagu dhegsanayn maxaynu gaalada iyo dadka qaawan kaga duwanahay!! mida kale tusaale' gabadh somali oo goono aad u gaaban iyo garan yar oo ilaa caloosheda loo jeedo xidhan arin muhiim ah maaha miya, mise waa iska ok!!
  24. I agree with you Ismahan There was two types in my campus time. 1: xalimo edeb wanaagsan oo guri fiican ka timi si asturan u lebisata oo dhaqanka iyo diinta ilaalisa, iskuulka ku fiican macalimiintuna jecelyihin. 2: xaliimo saaqidad ah oo sigaarka cabta edebta iyo akhlaaqda la soo barin, qeylo badan, habeenki suuqa waregta + always delayed in the classroom. the strange thing about it was, we guys liked the bad xalimooz but it turned out later that the good sistah was much better in every way
  25. Inkastoo loo baaqoo loo sheego barwaaqo, dad bay meeli bugta, bugtaa dab bay meeeli bugtaa thats right from ****** Desert in Ethiopia to Berbera in Somaliland, good news thanks for the post this is my mindmap