Dhubad.

Nomads
  • Content Count

    1,690
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Dhubad.

  1. Liibaan, Thanks for sharing this with us. May Allah guide us all to the right path. Most of these guyz are winding u up so don't take it seriously.
  2. Here is another beautiful slides: http://www.youtube.com/watch?v=nRLbfmGfYmU
  3. ^Those guyz are doing really well. Perhaps there other entrepreneurs like them out there? Well done.
  4. ^^^I can't believe there are some MUSLIMS who are questing Allah's command. Let me get straight, are you guyz saying stonning to death for offences such as adultery is not a slamic law and is therefore barbaic action?
  5. ^What is wrong with stoning someone to death if that is what Allah is sanctioning?
  6. Originally posted by Naxar Nugaaleed: "Puntland Militia" (There is no such thing) or anyone "Militia" who kill the innocent people in Bay and Bakoole region. Explain to me what you mean by this then? To me you are trying to cover up the news which ain't gonna happen coz there are reporters everywhere in Somalia who will report what happen even if some of the websites don't cover the news. And I am not obsessed about the worng doings of Puntlad militia, am just covering the news as everyone else in this website. I guess it can be said that you and Duke are the one who are obsessed about reporting baseless news on Maxkamadaha.
  7. ^Generaalkoow, meeqa furun ayaad ka dagaalamaysaa?
  8. ^Adeer ninkii qof dilaa hala soo qabto sharcigana hala horkeeno. Laakiin dhibka jiraa wuxuu yahay in la inkiro xaqiiqda jirto, sida saaxiibka Nacar Nugaaleed wuxuuba taaganyahayba militia-yada puntland waxba madilin maxaa yeeley puntlandpost maba lagu soo qorin markaa sidaa darteed warkaasu waa mid aan waxba kajirin.
  9. ^The hate is against the Puntland Militia who killed the innocent people in Bay and Bakoole region. Can't you not understand that?
  10. Originally posted by Wiilo: [qb] Q. The TFG has demanded that you lay down your weapons. What is your view on that? A. This is an issue that does not concern the TFG and it should not involve itself, since it has failed to carry out its own responsibilities. We have been entrusted with this task by the people and we don't see anyone that we should hand weapons to. And so, God-willing, we will continue to carry out our duties. We will have to wait for the day when there is a government that is capable of fulfilling its responsibilities. So, at the moment, I think they [TFG] have not really thought through their request. Go figure:..... This is guy is very cleaver and he has a sense of humor. He should the president of Somalia, he outshines both A/Yusf and Geedi. For example, since the current revolution both of them(Yey & Geedi) have made countless stup*d errors in their speeches which has affected their credibility big time.
  11. Originally posted by General Duke: Dhubad you have just proven the point that Shabbele will concentrate on The TFG troops while ignoring their clans more than 6 year occupation. Let me make it clear those who need to leave are not the national army but the clan millitia run by Inda Cade, Cirfo, Goobale, Seerar. Sxb, I don't care what shabelle concentrates on, but it is true those the melitia from Puntland has killed many innocent people in Baay and Bakool and they should be accountable for their action. Can you tell me why your favourite website (Puntlandpost) didn't not reported this incident? They didn't coz they were concentrating on "Maxkamadaha oo bililiqo iyo kufsi u gaystay shacabka jowhar"Hakaa saarto !
  12. Mogadishu - 23 June. 06 ( Sh.M.Network) Culuma udiinka, ganacsatada iyo waxgaradka ka soo jeeda gobolada Baay iyo Bakool ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Somalia in maleeshiyadiisa uu kala baxo gobolada Baay iyo Bakool, ka dib kulan aan caadi aheyn oo ay ku yeesheen magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Somalia, C/laahi Yuusuf Axmed Waxgaradka, culuma udiinka iyo ganacsatada ka soo jeeda beelaha D&M ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed kaga hadlayaan dhinaatooyinka Malaeeshiyaadka Madaxweyne C/laahi Yuusuf ay ku hayaan gobolada Baay iyo Bakool. Bayaan 10 qodob ka kooban oo ay soo saareen waxgaradkaasi oo maanta kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ku sheegeen in maleeshiyaadka Madaxweynaha ay dhowaanahaan dilal aan loo aabo yeelin ay u geeysanayeen Ganacsatada, Malaaqyada iyo dadka rayidka ah ee ka soo beelaha D&M. Waxgaradkaaan ayaa waxa ay xuseen in xilligii dowladda ay soo dageysay magaalada Baydhabo ay ku soo dhaweeyeen caleemo qoyan, balse dadkaasi loogu abaal guday in xasuuqyo lagula kacayo dadka bari mageydada ah ee ku dhaqan gobolada Baay iyo Bakool. Macalin Cismaan Sheekh Ibraahim oo ka mid ah waxgaradkii ka hadlay kulankii maanta ayaa sheegay in aaneey raali ka noqon doonin dhibaatooyinka ay ka wadaan gobolada Baay iyo Bakool maleeshiyaadka Madaxweyne C/laahi Yuusuf, oo uu xusay Sheekhi xilligii dowladu ay ku sugneyd magaalada Jowhar aysan jirin dhibaatooyin ay u geysatay dadka magaalada Jowhar balse iyadu lagu caburin jirey halkaasi in ay u hogaansato maamulkii halkaasi ka arimin jirey ee Max'ed Dheere. War saxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu xusay in culumada D&M aanu raali ka noqon doonin ciidamo shisheeye oo la keeno dalka Somalia, iyagoo sheegay in ay la dagaalami doonaan ciidamada Ethiopia hadii mar kale ay ku soo xadgudbaan gobolada Baay iyo Bakool, waxaana ay ku baaqeen in dalka Somalia lagu dhaqo shareecada islaamka. Qoraal saxaafadeedka ay soo saareen culuma udiinka, ganacsatada iyo waxgaradka ka soo jeeda gobolada Baay iyo Bakool ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale waxa ay ku dalbadeen in si deg deg ah looga sii daayo xayiraadda lagu hayo idaacadda Shabelle Baydhabo oo maalintii 6aad hawada ka maqan, iyagoo ku tilmaamay in idaacadaasi ay aheyd mid dhex dhexaad ah oo dadka gobolada Baay ay kala socon jireen wararkii ugu dambeeyay ee caalamka. Sidoo kale qoraal saxaafadeedka ayaa waxaa lagu yiri waa in cadaaladda la horkeebaa kuwii ka dambeeyay xasuuqii lagula kacay dad rayid ah oo habeen hore maleeshiyaadka Madaxweynaha ay ku rasaaseeyeen agagaarka Manaas xilli ay ku sii jeedeen Tuulada Idaale. Ugu dambeyntii Qoraal saxafadeedka ayaa waxaa loogu baaqay Madaxweyne C.laahi Yuusuf in maleeshiyadiisa uu kala baxo gobolada Baay iyo Bakool, isla markaana aysan u dul qaadan doonin sii joogitaankooda. Shabelle Media Network, Somalia
  13. ^You are conducting your own investigation...lol. I must say he looks suspicious!
  14. Originally posted by General Duke: ^^^ Dhubad I wonder why you attack Puntlandpost and defend Shabbele news??????? Sxb, Shabelle news alwayz back up their reportings either by adding pictures or audio with it. While Puntlandpost and Dayniile have nothing to back up their news except their favourite words "Warkaan oo aan ka soo xiganay ilow muhiim ah" therefore, that is why the two websites are different. I have nothing against puntland websites as you making me to be.
  15. Also From your favourite website: BAYDHABO: 3-qof ayaa ku dhintay ugu yaraan 4-ruux oo kale way ku dhaawacmeen shil ka dhacay Baydhabo Posted to the Web Jun 22, 15:46 Baydhabo (PP) - Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay 4-ruux oo kalena waxaa ka soo gaaray dhaawacyo kala duwan kaddib markii gaari xamuul ah oo ka baxay Magaalada Baydhabo ay xalay oo laga shakiyay rasaas lala beegsaday. Gaarigaan oo ahaa gaari xamuul ah oo ka baxay xalay fiidnimadii magaalada Baydhabo kuna sii jeeday tuulada Iidaale oo ka mid ah Gobolka Bay ayaa waxay ciidammo ka tirsan kuwa dowladda ku joojiyeen koontarool u yaalla agagaarka xerada ciidammada ee Manaas halkaasoo lagu baarayay, waxaana taasi ay keentay in gaariga markii baaritaanka uu u dhamaaday ay xabbad ka fakatay mid ka mid ah ciidammadii wax baarayay dabadeedna ay rasaas xoogga ku fureen gaariga koox kale oo ciidammo ah oo ku sugan goob aan iyaga ka fogeyn. Wararka ka soo baxaya dhanka Dowladda ayaa sheegaya in ciidammada gaariga la beegsaday rasaasta ay ka shakiyeen xabbadda dhacday iyagoo u qaatay in gaariga ay wataan kooxo hubeysan, ayna doonayaan inay qalqal geliyaan koontaroolka iyo xerada ciidammada. Dadkii dhintay ayaa saakay la keenay gudaha Magaalada Baydhabo iyadoo sidoo kalena dadkii dhaawacmay lagu daweynayo hadda isbitaalka Magaalada Baydhabo, waxaana dadweynaha Degmada Baydhabo ay saakay isla dhex marayeen dhacdadaas iyo sida ay ku dhacday. Dadweynaha ayaa kala fikrado duwanaa iyadoo qaar ka mid ah ay eedda dusha ka saarayeen ciidammada dowladda oo ay ku eedeeyeen inaysan waxba hubsan oo ay rasaasta iska fureen, halka kuwo kale ay leeyihiin waxaa khaladka oo dhan lahaa askarigii ay xabbadda ka fakatay. Gaarigii iyo rakaabkiisii ayaa lagu soo celiyay gudaha Magaalada Baydhabo halkaasoo uu hadda ku sugan yahay, waxaana la sheegay in dadkii dhintay lagu aasay galabta gudaha magaalada Baydhabo. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
  16. Here is the more info. Another killings of innocent civilians by the Puntland Militia. The following report also confims the news repoted by the Shabelle yesterday. Baydhabo (Baidoa.com)-Qaar ka mid ah ciidamada ku jira Dugsiga tababarka ciidamada oo ku yaalla Manaas oo 25KM dhinaca galbeed kaga beegan Baydhabo oo qayb ka ah ciidamada loo ururinayo dawlada federaalka ayaa xalay ku dilay laba qof oo rayid ah, laba kalan ku dhaawacay Tuulada Manaas. Labada qof ee la dilay oo ay mid tahay haween ayaa waxaa la dilay ka dib markii gaari ay saarnaayeen oo ku sii jeeday Degmada Diinsoor ee gobolka Baay ay ku istaajiyeen ciidamadan bar koontorool u taalay jidka hor mara afaafka hore ee Dugsiga tababarka ciidamada ee Manaas. Markii ay ciidamadan fatasheen (baareen) baabuurka ka dib oo uu baabuurki dhaqaaqay ayaa mid ka mid ciidamadan wuxuu rasaas ooda uga qaaday baabuurkan ay la socdeen rakaabka rayidka ee ku sii jeeday degmada Diinsoor. IIaa iyo hadda ma cadda sababta rasaasta loo huwiyayay baabuurka, hase yeeshee ciidamada sababay dilka iyo dhawaaca ee qaybta ka ciidamada loo ururinayo dawlada federaalk oo markoodii hore laga soo ururiyay gobollada maamul goboleedka Puntland ee ku jira Dugsiga tababarka ciidamada ee Manaas ayaa labadii qof ee ay dileen iyo labadii ay dhaawaceen waxay ku soo qaadeen baabuur ay leeyihiin ciidamadan waxayna keeneen Baydhabo sii loo daweeyo. Sidoo kale maalin ka hor ayaa waxaa wadadda Muqdishu aada marka laga baxayo Baydhabo ee Maanyafuulka lagu dilay nin la oran jiray Bashiir Maxamed "Boonow" oo ka soo jeeda beesha Hadamo, waxaana dilay ciidamo laga soo ururiyay gobollada maamul goboleedka Puntland oo qayb ka ah ciidamada loo ururinayo dawlada federaalka oo ku xaraysnaa xeroooyin ku yaalla Waajid, Bakool oo soo gaaray Baydhabo June 10, 2006 si ay u xoojiyaan ciidamada xaruntoodu tahay guriga madaxtooyada Baydhabo. Ninkan ayaa la dilay ka dib markii ay qaar ka mid ah ciidamadan oo rabay in ay ka goostaan (ka baxsadaan) ciidamada ay kula heshiiyeen marxuumka in ay ka iibinayaan hub waxaana markii uu yimid goobtii lagu ballaamay asagoo sida lacagtii uu ku iibsan lahaa hubka lagu furay rasaas. Taliyaasha ciidamadan ayaa ballanqaaday in ay dabagal iyo baaritaan ku samayn doonaan dhacdooyinkan, tallaabana ay ka qaadi doonaan kuwa gaystay falalkan. 500 askari oo ah ciidamo Booliis ayaa hataan loo tababarayaa sugidda amniga gobolka Baay oo markii uu tababarka u dhamaado la wareegi doona amniga gobolka Baay. Inta ka horraysana waxaa la isku raacay in ciidamo si toos ah uga amar qaata madaxwayne Cabdulaahi Yuusuf la dejiyo baraha kala ah: wadadda Muqdishu aada ee Maanyafuulka, Tuulada Ceeldoon oo ku aadan Waqooyiga magaalada Baydhabo iyo gegida dayuuradaha ee magaalada Baydhabo. Go'aankan ayaa la gaaray ka dib kulamo isdabajoog ahaa oo ay yeesheen xildhibaanada iyo wasiirada ka soo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle oo lagu go'aamiyay in inta laga dhisayo ciidamada maamulka gobolka Baay oo la wareegaya guud ahaan ammaanka gobolka loo ogolaado ciidamada xaruntoodu tahay guriga madaxtooyada Baydhabo in ay difaacooda adkaystaan maadaama maleeshiyaadka beelaha deeganka oo aad u hubaysan ay falal weerar ah oo la mid ah kuwo horay u dhacay ay u gaysan karaan ciidamada xaruntoodu tahay guriga madaxtooyada Baydhabo. Abshir Maxamed Nuur "Mandela" Baydhabo mandela@baidoa.com
  17. ^Well they still have reporters in Biadao and the telephone service is functioning OK so it is not difficult to report from Biadao
  18. Baydhabo - 21 June. 06 ( Sh.M.Network) Maleeshiyaad ay isku heyb yihiin Madaxweynaha Somalia C.laahi Yuusuf Axmed ayaa xalay si ula kac ah ugu dilay magaalada Baydhabo nin ganacsade ah oo u dhashay gobolka Baay. Ninkaan oo lagu magacaabi jirey Bashiir Boonoow ayaa xalay kooxo maleeshiyo ah waxa ay ku toogteen halka lagu magacaabo Bakiin oo ah duleedka magaalada Baydhabo. Kooxaha dilka geeystay ayaa waxa ay ahaayeen ciidamo daacad u ah Madaxweynaha Somalia, kuwaasi oo mudooyinkii ugu dambeysay fariisin u aheyd goobtaasi, lama garanayo sababta rasmiga ah ee ka dambeysay dilka Marxuum Bashiir oo ah nin ganacsade ah, isla markaana si weyn looga yaqaano gudaha magaalada Baydhabo. Laakiin warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dilka Marxuumka, kuwaasi oo sheegaya in lagu balamiyay goobta lagu dilay oo aheyd duleedka magaalada halka warar kalena ay tilmaamayaan in halkaasi uu u tagay rag ay ku balansanaayeen in uu ka soo iibsado qori AK47 ah, waxaana laga qaatay lacagihii uu sitay. Ma ahan markii ugu horeysay ee Maleeshiyaadka Reer Puntland ay dil ka geeystaan halkaasi, iyadoo horaantii sanadkaan ay aheyd markii ganacsade Reer D&M ah ay ku dileen degmada Waajid ee gobolka Bakool. Max'ed Cadaawe Shabelle Media Network, Baydhabo
  19. Originally posted by MC Xamar: None of these US soldiers is innocent by any means, and they will face the Judgement of Allah SWT, just like the rest of us. 100% agree with you.
  20. By Tsegaye Tadesse Addis Ababa, June 21 (Reuters) - Somalia's interim president said on Tuesday that the Islamist militia which has captured Mogadishu from secular warlords could not have succeeded without support from Muslim fundamentalists across the world. President Abdullahi Yusuf was speaking in Addis Ababa where he pressed the African Union (AU) to send peacekeepers to his country, despite resistance from Islamist rulers who now control a swathe of southern-central Somalia. "They could not have overtaken Mogadishu had it not been for the international solidarity of fundamentalists throughout the world. We have proof of that," Yusuf told reporters. "There are fundamentalists from the Gulf and Asia and everybody who harbours fundamentalist ideology collaborated with them to take Mogadishu." Analysts say the Islamists, loyal to sharia courts, include a small number of militants, some of whom may have received al-Qaeda training. But the Islamic Courts Union has repeatedly denied links to extremists. Yusuf met his close ally, Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi, whose government has long been wary of the influence of Islam in the Horn of Africa. Despite rising tension between the Islamists and both the interim government and its Ethiopian backers, Yusuf said his administration would hold talks with the newly-powerful group. "As long as the Islamist forces recognise the government, as long as they stand for peace and reconciliation in the country, we will negotiate," he said. A source close to Yusuf said he would head to Sudan for talks and was expected to be joined by Prime Minister Mohamed Ali Gedi and parliament speaker Sharif Hassan Sheikh Adan. "It's possible Sudan might be trying to resolve the rift between the government and the Islamic Courts Union because it is one of the countries that has been supporting the courts," said the source, who did not wish to be named. "Maybe it will try to persuade the courts to share power with the government." Washington's top diplomat on Africa urged the international community to support talks. "We need the (transitional federal government) and Islamic courts to enter a dialogue on the way forward," said Jendayi Frazer, US Assistant Secretary of State for African Affairs. "And we need all parties to stop any aggressive moves or actions," she told reporters during a visit to Uganda. Source: Reuters, June 21, 2006
  21. Originally posted by General Duke: Dhubad, its good of you to show your opposition to Puntland media as a whole. Noting propoganda about what they wrotte. If you do not like a certain section of Somali media because it has the name Puntland attched to it, then thats your loss.. The news will keep coming, your response is welcomed as ever.. SXB, I am against all those websites who publish baseless news continuously, whether the have the name Puntland or Dayniil attached to it.
  22. He is phenomenal he has killed more than 500 American soldier by himself and he only shoots a single pullet and disappears. here is a video of Juba in action: http://www.youtube.com/watch?v=zfbK_la_XPE "Juba" is the nickname that the Iraqi insurgency have given to a supposed member of their forces who is alleged to be an accurate sniper, claiming to have killed and wounded up to a hundred United States soldiers. The sniper fires only once before moving from his position, leaving behind little evidence of his whereabouts. Juba's existence has not been proven by any military source. U.S. soldiers have been led to believe that each sniper attack was carried out by the same individual, which is what gave rise to the idea of "Juba." Every time such an incident has occurred, a single cartridge case and a note have been found at the location where the sniper was believed to have been. The message says, in Arabic, "What has been taken in blood cannot be regained except by blood. Baghdad Sniper." These items were found after the sniper attack when buildings were searched by U.S. forces. It is not yet known whether "Juba" is a single sniper, whether "Juba" represents a copycat phenomenon carried out by multiple individuals, or if "Juba" in fact exists at all. In November 2005, the insurgent group Islamic Army in Iraq released video clips containing images of United States soldiers falling to the ground, allegedly due to Juba's attacks. The content of these clips has not been verified as showing the actions of "Juba." There was also a release of a video clip containing nine shootings of U.S. soldiers. The video starts with "Juba" saying, "I have nine bullets in this gun and I have a present for George Bush, I am going to kill nine people. I am doing this for the viewers to watch. God is great. God is great (Allahu Akhbar)." With that, he makes his way from the vehicle, and a series of scenes begin which show several individuals shot in action.
  23. ^Duqa waxaan puntlandpost and allpuntland ahayn war kama sooqaadid miyaa. War ileen tanookale yaa arkay? Waaba ku dhafan rabtaa ma istiri, forumka oo dhan propogandho ayaad ka buuxisay. Anigu waxaan ku oran lahaa iska sug oo waxba energi ha kudhumin xaalada soomaaliya ayaadaba iska qasan hadaad saas u jeceshahay in ay soomaliya iska qasnaato.