Skeptic

Nomads
  • Content Count

    85
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Skeptic

  1. With the little freedom they get, they do stuff like this and we wonder why all the drought and the never-ending violence! ...
  2. SUBXAANALLAH!!! she lost all of her three kids just in search of water! and how many gallons do we waste each day! (just showering alone!)
  3. 'Our forefathers were heroes .. we are zeroes ...
  4. The amazing thing is that the Sheikh was on his way from the Masjid after Fajr prayer! and he had just returned from Hajj days earlier. He was one of the most brilliant students that Saudi Universities and Scholars have seen in years! No one achieved his status in many categories during his studies. Sh Muhammad Idiris called him 'the most knowledgeable man in East Africa!' ... with that said, some still had the courage to plan his death and act upon it! after Fajr prayer! SUBXAANALLAH!
  5. Assalaamu Caleykum I have been a fan and a member of SOL for such a long time but this is my very first post. I am preparing a talk at a Somali youth conference in Lewiston, Maine (USA). I wanna talk about abortion and how its becoming more common within the Somali community. I was utterly shocked by what i am hearing and seeing. That abortion rates are rising more then three times higher then the state average within Somali folks in the state of Minnesota and a few other states as well as Canada. To make things worse, STD and HIV diagnoses are as high within Somali folks. One of the comments I came across was that Somali high school girls were leaving school during lunch breaks to have abortion! One Somali man who said he was a teacher at a school said that his biggest problem with Somali students (girls) were that they browse porn sites on the school computers bypassing computer security! This is how this topic grabbed my attention. A friend of mine studying at the University of MN was doing a project on abortion and she wanted to interview someone at a pregnancy crisis center across the street from our neighborhood. I went with her out of curiosity. The lady there talked about abortion and the the physical and spiritual problems related to it. (the process is gruesome! they stop the baby's heartbeat using an injection then start chopping the baby into pieces using an instrument [scissors] through the women's vagina. They cut each limp and the rest of the baby's body then suck it out in a small tube connected to a vacuum.) As we were leaving, i was looking around the shelves and my eyes caught a book that looked like a copy of The Quran in Somali. Upon a closer look, the cover read 'Kitaabka Quduuska; (holy bible). I was kinda surprised. I asked the lady if she had the Somali bible because of Somali clients and she said, "yeah, we got a few Somali clients every now and then" I was shocked. I asked her what they come for? and she said that most of them are pregnant and they are seeking abortion and we try to stop them from doing it. I asked her what are the reasons they want to abort the babies and she said a lot of them are running away from family shame and some of them were married but pregnant with babies that do not belong to their husbands! The shocking thing was that she said when I meet such women, I tell them, "Isn't this bad in your religion and your culture?!" One of the last questions I asked her was how often they get Somali clients at that center and she said about 10 a month (apparently the place is famous among Somali women as the woman was surprised herself. Its about 20miles south of Minneapolis and Somali ladies come from all over. She even said that there was a Somali 'community leader' who contacted her about opening a pregnancy center of his own in Minneapolis). But those are only the ones seeking help and not wanting to abort their babies. In a lecture by Sheikh AbdiGhani Bashir from Kenya on one of his visits to Minnesota, he said that on a single night, 40 Somali ladies had abortion in HCMC! I had to rewind the video to make sure because I did not believe it the first time. Now, I really want to bring awareness to this matter and I need help. I am looking for any sources and stats to use (its really hard to get stats from abortion clinics because of 'privacy' they say. They all think you are trying to bust them.) I also want to know if anyone has any information regarding this issue (working at a clinic or know someone that does.) And finally, I really wanna hear the opinion of everyone of you and whether any of you know someone that had an abortion. Thanks much. I am really looking forward to reading your comments and reactions. Below is a paper I wrote about the issue in Somali and posted it on an e-mail group that is run by Council of North America Somali Imams. --------------------------- Somali: Assalaamu Caleykum ..... Aniga oo turjumaan ahaa markaas ayaa waxaa la’ii direy parent-teacher conference inaan kasoo turjumo. School-ka waxa uu ahaa Edison High School oo ku yaal Minneapolis. Waxaa dhigata ardey Somali ah oo badan. Waxaa la filayey iney timaado 19 qoys/waalid oo Somali ah (9th grade only). Meesha markaan tagey laakiin, kaligey ayaa Somali ahaa. Nus- saac illaa hal-saac ayaan joogey oo aan sugayey waalid Somali ah laakiin cidna ma imaan. Waxaa la’i dooransiiyey inaan iska baxo ama aan joogo oo aan iska dhageysto waxa la sheegayo. Waxaa jecleystey inaan xoogaa dhageysto waxa meesha lagu hayyo. Dhawr sano ka’hor ayaan high school Minnesota uga baxey. Waxaan jecleystey inaan fiiriyo waxa iska badaley iskuulada iyo Minneapolis schools sida eey u shaqeeyaan. Wixii meesha lagu hayey waxaa i yaab galiyey hal wax oo kamid ah. Waxaa la iclaamiyey in iskuulka clinic lagu soo dari doono. Waxaa ardada la siinayaa ‘free health care.’ Waa baaritaan caafimaad iyo hawlo kale oo bilaash ah waxaa jooga dhakhtar iyo nurses. Waxey ila aheyd arrin fiican illaa lagasoo gaaro qodobkii ugu danbeeyey ee ku sabsanaa clinic-ga. Waxa uu ahaa in clinic-ga ardeyda eey ka heli karaan ‘condoms iyo birth control pills’ oo bilaash ah. Waxa eey sabab uga dhigeen iney ka hortagayaan uurka iyo dhalmada badan oo ku dhacda gabdhaha high school-ka wali ku jira. Ardeyda Somlida ah maxaa ka celinaaya marka?! Haddii gabadhii lagu dhoho ninkaad rabto u tag uurna ma qaadeysid, waalidna uusan ogeyn, raggiina eey had iyo jeer daba joogaan maxaa celinayaa?! Kiniinka dumarka eey u qaataan ka hortagga uurka waxa uu keenaa dhibaatooyin badan. Sida loo qaato waa process dheer oo ah sida uu yahey in loo raaco. Haddii waxyar sidii la rabey uusan noqon, dhib weyn ayaa ka imaan karo oo sababi karo ilamaha oo uurka ku dilma (miscarriage) iyo cudurro badan. Cudurka autism-ka ilmaha ugu badan ee ku dhasha waa Somali. Minnesota iyo meela badan oo Yurub kamid ah (gaar ahaan Sweden) waxaa ka socdo cilmi baaris badan oo lagu raadinayo sababta ilmaha Somalida ah uu cudurkan ugu badanyahey. Arrintan waxey gogol dhac u tahey dhib ka weyn oo aan hoos ku xisi doono (Insha’ALLAH) …. ---------------------------------- Gabadh aan is naqaan oo University of Minnesota ardey ka ah ayaa waxaa loo diray project ku saabsan abortion-ka (ilmaha oo la'iska soo rido.) Gabadha oon daris nahey ayaa waxaan u raacey meel 'pregnancy center' ah. Waxaa loogu talo galey ka hor'tagga abortion-ka. Waxaa inta badan yimaada dumarka uurka leh ee aan dooneyn ilmaha iney dhalaan ama eey kor'sadaan. Dumarkaas waxaa inta badan lagu baraarujiyaa iney ilmaha dhalaan ooyna kor'sadaan haddii kale iney siiyaan qoys doonaya inuu korsodo. Waxaa looga sheekeeyaa oona looga digaa dhibaatooyinka abortion-ka. Meesha markaan tagney ayaa waxaan la kulanney director-ka oo ah haweeney Jenis lagu magacaabo. Jenis waxey tiri muddo 25 sano ka badan ayaan hawlahan ku jiray. Waxey aheyd haweeney damiir leh oo aaminsan hawshaha eey qabaneyso. Diinteeda ayey si'aad u xoogan ugu dhagantahey waa ‘devote christian.’ Jenis, waxa eey nooga sheekeysey dhibaatooyin- ka heysta wadankan iyo fitnada ka jirta. Waxa aan weydiiyey waxa ugu yaabka badan oo eey meesha ku aragto waxeyna ii sheegtey iney tahey mararka qaarkood iney u yimaadaan gabdho 12 ama 13 jir ah oo uur leh. Gabdhahaas in badan oo kamid ah waxaa uureeya nin qoyskeeda kamid ah. Sheekadii marka eey dhamaad noo mareyso oo aan isu taagney inaan soo baxno ayaa waxaan arkey kitaab u eg inuu yahey Qur’an (nooca loo yaqaan ‘Fahad’) oo Somali ku turjuman. Markii aan ku dhawaadey ayaa waxaan arkey iney ku qorantahey Kitaabka Qudduuska (holy bible.) Waan yaabey! Jenis ayaa waxaan ku iri, “bible Somali ah ayaa kuu yaal ee ma dumar Somali ah ayaa kuu yimaada?” Jenis waxey si fudud oo aan iyada yaab ku aheyn iigu jawaabtey ineey Somali badan u timaado. Waxaan weydiiyey da’da dumarka u yimaado iyo sababaha eey u yimaadaan. Waxey tiri waxaa u badan dumar u dhexeeya 20 illaa 30 sano. In badan oo kamid ah waxey tiri waa ardey high school ku jiri ama mar dhaw ka baxey oo college ku jira. In badan oo kamid-ahna waxey tiri waa dumar qoys leh oo gogol-dhaaf sameeyey oo doonaya iney ilmaha uurka ku jira nimankooda iyo qoyskooda ka qariyaan. Jenis intaas waxey ku dartey kalmad iga nixisey. Waxey tiri markey ii yimaadaan dumarkaas oo kale waxaan ku dhahaa “Diintiina iyo dhaqinkiina xaaraam iyo ceeb iyo foolxumo ayey ku tahey waxan aad sameysey ee maxaa kugu watey?!” Waxaa kale ooy tiri, “Dadku waxey la yaaban yihiin Ilaahey waxa uu dadka u ciqaabayo. Waxa eey sameynayaan ma’arkaan miyaa?!” Anigii oo yaabban ayaa waxaan weydiiyey dumarka eey aragto inta eey dhanyihiin guud ahaan. Waxey tiri bishii waxaan aragnaa illaa 10 hawween oo Somali ah! Meesha waa meel 20miles u jirta Minneapolis. Jenis waxey tiri Somalida qaar ayaa waxey uga yimaadaan Minneapolis iyo meelo kale. Waxaana la yaabaa ayey tiri sida eey nooga war heleen waxeyna ii sheegaan in Somali badan eey ka maqleen wanaaga meesha iyo daryeelka wacan. Xattaa waxaa isoo wacey ayey tiri ‘community leader’ Somali ah oo doonayey inuu furto ‘pregnancy center.’ Intaa waxaa ka daran dumarka aan cidna kala tashan iney ilmaha iskasoo ridaan. Boqolaal gabdhood oo Somali ah ayaa ilmaha iskasoo rida bil- kasta. Sheekh CabdulGhani Bashir oo Kenya kamid ayaa waxaan ka maqley mar uu joogay Minnesota in HCMC (Hennepin County Medical Center) hal habeen oo kaliye 40 gabdhood oo Somali ah abortion loogu sameeyo! Waxaa kaaga daran inaad ogaato in abortion rate-ka Minnesota ee Somlida shan-jibbaar uu yahey (Somali abortions are 5x greater then average.) Xattaa gaaladii caddaanka iyo madowga iyo indho-yarta, Somalida ayaa shan-jibbaar ka badan! Iskuulada qaarkood rag ka shaqeeya ayaa waxey sheegayaan in gabdhaha qaarkood oo 15-16 jir ah iney wakhtiga qadada eey baxaan oo eey ilmo iskasoo ridaan! SubxaanALLAH!